Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe
|
|
- Erika Lindqvist
- för 8 år sedan
- Visningar:
Transkript
1 Sida: 1 av 5 Somaliska Så här fyller du i i blanketten Månadsredovisning för etableringsersättning - Arbetsökande Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe Waxaad keeni kartaa soo bandhigida bisha oo loogu tala galay halka bil marka ee bisha dhamaato. Si aad ku hesho lacagta daganaanshada, waxaa laga doona in aad soo xareeyso Warqada soo bandhigida bishi oo loogu tala galay lacagta daganaanshada shaqo goobe (Månadsredovisnför etableringsersättning Arbetssökande) waxaana la keeneeysaa Warqada soo bandhigida oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Hawl qabqaabiye (Månadsredovisning för etableringsersättning Anordnare av aktiviteter) ayada oo wadata saxiixa qabqaabiyahay oo ku jiro qorshahaada daganaanshada, waxaad uu keeneeysaa Xafiska xiriirka shaqada (Arbetsförmedlingen). Haddii maqanaanshadaadu ku xirneed daryeelid canug, waxaad keneeysaa foomka Cadeeynta maqanaashada canuga, waxaad uu keneeysaa Xafiska shaqada. Canugaada dugsigiisa xanaanada ama skoolkiisa waa in uu soo saxiixaa foomka. 1. Warbixin shakhsiyeed Halkaan waxaad ku qoreeysaa magaca hore iyo magaca dambe, lambarka dhalashada/ lamarka duweeynta, telefoon lamarka oo uu raacsanyahay lambarka lagu soo galo magaalada. Haddii aad cinwaanka (adresska) badashay, midka cusub inta ku qor. Bisha sanadka qaabkaan ayaa loo soo gaabinaa SANADKA- LAMBARKA BISHA (ÅÅÅÅ-MM) Tusale ahaan Waxaad soo xareeynee warqada soo bandhigida bisha oo ku saabsan hawlhaada inta lagu jiro bisha juun. Waxaad qortaa Warbixin ku saabsan ka maqanaansho hawl Halkaan waxaad ku qoreeysaa sababta aad uga maqneed iyo inta sacadood aad ka maqneed. Warbixinta ku saabsan maqanaanshada, waxaad ku qoreeysa maalinta tarikhdeeda aad maqneed. a) Cudur Halkaan waxaad ku buuxineeysa haddii aad jiraneed oo aad wargalisay arintaas xafiska shaqada. Haddii aad maalin dhan jiraneed waxaad qoreeysaa 8, waa haddii aad lee dahay qorsho daganaansho oo waqti buuxa ah. Haddii aad lee maqneed qeeyb ka mid ah maalinta, waxaad qoreeysa inta sacadood aad maqneed. Haddii aad jiraneed maalinta dhan oo qorshaada dagnaansho (wax qabad) uu yahay mid 75 % ah, waxaad qoreeysa 6,50 %, haddii aad lee dahay mid 50 % waxaad qoreeysa 4,25 %, haddii aad lee dahayna mid 25 % ah, waxaad qoreeysaa 2.
2 Sida: 2 av 5 Haddii aan xannuunsanayd oo xilligaas qaadatay lacagta bukaanka ee loo yaqaanno sjuklön, sjukpenning ama lacagaha caymiska bulshada ee ku xusan 4. Xaaladaas gunnooyinka kale ama deeqaha kale waa inaad ku qorta halka ay ku qoran tahay ka maqnaanshada sax ahayd iwm ee deeqaha caymiska bulshada. b) Daryeelid canug Halkaan waxaad ku buuxineeysaa maqanaansho ee sababtay daryeelid canug jiran oo aad wargalisay Xafiska shaqada. Waxaad wargalinta sameeyneeysaa maalinta koobaad ee canuga jirado. Haddii xilligaas ubad ka xannuunsan daryeelaysay oona qaadan jirtay Lacagta waalidiinta föräldrarpenning waa inaad ku qorta halka ay ku qoran tahay ka maqnaanshada sax ahayd iwm ee deeqaha caymiska bulshada. c) Fasax la ogalaaday Halkaan waxaad ku buuxineeysaa haddii gacanyarahaada jooga Xafiiska shaqada uu/ee kuu ogalaaday/ogalaataay fasax. d) Ka maqnaanshada shaqada darteed ama leh deeqaha caymiska bulshada Halkaana ayaa buuxinaysaa haddii ka maqnaanshada ay u sabab ahayd shaqo, ama jirrada, daryeelida ubad xannuunsanaa ama fasax lagu oggolaaday awgeed, oona isla xilligaas aad qaadanaysay lacagta bukaanka ee loo yaqaanno sjuklön ama lacagaha caymiska bulshada ee ku xusan 4. Gunnooyinka kale ama deeqaha kale Haddii fasaxa waalidiinta aad ku maqnayd oona qaadatay Lacagta waalidiinta, waa inaad buuxisa saddarka ka f) Ka maqnaanshada kale. e) Maqanaanshada kale Halkaan waxaad ku buxineeysa haddii aad maqanaatay adiga oo wargalin Xafiska shaqada ama haddii aad maqanaatay ayadoo Xafiska shaqada ku ogalaan maqanaanshada. Waxaad ogataa in maqananasho keentay shaqo ku jirto qorshaada dagnaansho (wax qabad) in aan la calamdeeyneeyn. Haddii ee maqanaanshadu ee uu sababtahay in hal hawl ama haawl badan tirsan qorshaada daganaansho) isku waqti noqdaan, maqnaansho ahaan uma calamdeeyneeysid taas. f) Fasaxa waalidiinta Halkaan ayaa buuxinaysaa haddii fasaxa waalidiinta aad ku maqnayd, laguna siiyay d) Ka maqnaansho shaqo darteed ama lacagaha caymiska bulshada. 3. Ceeymiska jirada Haddii aad uu maqanaatay cudur daraadiis, waxaad in yar oo kooban ka qortaa cudurka ka hortaajiyay in aad ka qeeyb qaadato haawlo. Waxaad sido kale qortaa, haddii aad uu maleeneeyso in cudurkaadu uu ka hortaajindoona haawlaha waxii ka danbeeyo.
3 Sida: 3 av 5 ahaan Hergab. Waxaan saarnaa sarirta, waana qufacaaye. Hada waan soo ficnaaday, hergabkana igama hortaajin doono ka qeeyb qaadashada haawlaha. 4. Lacagta/ Dheefka aad ka heli kartid mustaqbalka Qasnada Ceeymiska (Försäkringskassan) Halkaan waxaad ku buuxineeysaa haddii aad ka heshay Qasnada ceeymiska (Försäkringkassan) magdhaw ama faa iido. Haddii aad la heed mushaarka bukaanka, lacagta la siiyo qofka marka uu san shaqada awoodin (havandeskapspenning), lacagta baxnaaninta, lacagta waalidiinta oo ku meel gaar ah, lacagta waalidiinta, ribada dhaawaca shaqada, lacagta dhawaanshada, lacagta cudur qaadista, waad qoreeysaa taasi. Waxaacalamdeeysaa afargeeska ku ug yaalo lacagta ama dheefka aad heshay bishaan inta lagu jiray. 5. Saxiixa Marka aad magacaada ku saxixeeysid, waxaad cadeeyneeysaa in warbixintaadu ee tahay mid run ah oo dhameeystiran. Iyo in aad ogsoon tahay in lagu ciqaabi karo haddii warbixintaada aysan dhamaystirsanayn ama been-abuur ku salaysan tahay.
4 Sida: 4 av 5 Somaliska Så här fyller anordnare av aktiviteter i blanketten Månadsredovisning för etableringsersättning - Anordnare Sidatan ayuu Qabanqaabiyeha dhaqdhaqaaqa u buuxinayaa foomka Wargelinta bileedka xiriirka a leh Gunnada sal-dhigida - Qabanqaabiyeha Maadaama aad tahay Qabanqaabiyeha dhaqdhaqaaqa ku salaysan Qorsheha saldhigida, waxaa waajib kugu ah inaad Xarunta Shaqada wargeliso wax alle wixii warbixin ah oo muhim u ah hirgelinta Sharciga Waxkaqabadyada sal-dhigida loogu talagalay soo-galeetiyada dalka ku cusub qaarkood (2010:197) iyo Xeer-maamuleed gunnada (2010:407) loogu talagalay soo-galeetiyada dalka ku cusub qaarkood. 1. Warbixin ku saabsan shaqo-dooneha Halkaan ku qor magaca, tobbanka lambar ee shaqsiyeed/lambarka isku-duweha shaqodooneha. Ku qor bisha ay wargelinta ku saabsan tahay, qor SANNADKA iyo BISHA. Haddii wargelinta ay ku saabsan tahay bisha juunyo Qor Warbixinta qabanqaabiyeha ku saabsan ka maqnaansho Halkaan ku qor magaca dhaqdhaqaaqa iyo tirada saacadaha ka maqnaanshada, iyo taariikhda saacad buuxda. Ka maqnaansho aan saacad dhamayn lama calamadeeyo. Ka maqnaanshada hal saac ka badan waxaa loo calamadeeyaa saacado buuxda. Shaqo-doone oo aad u qorsheysay laba saacadood oo dhaqdhaqaq wuxuu soo daahay 1 saac iyo 30 daqiiqo. Waxaad calamadaynaysaa 1 saac oo ka maqnaansho iyo taariikhda ka maqnaanshada. Shaqo-dooneha wuxuu dhaqdhaqaaqa ka soo daahay 20 daqiiqo. Xaaladaas wax ka maqnaansho kuma calaamadaynaysid qoraal-bileedka.
5 sida: 5 av 5 3. Warbixinta Qabanqaabiyeha Halkaan ku qor warbixinada ururka ama shirkadda Qabanqaabiyeha dhaqdhaqaaqa. Xarafka isku-xigaha hortiisa ku qoran waa in uu waafaqsan yahay, xarafka ku qoran isku-xigaha hortiisa ee dhibacda 2:aad. Ku buuxi warbixinta xiriirka: lambarka taleefanka leh furaha magaalada iyo e:mailka. Hoos ku qor magacaaga oo saddexan iyo saxiixaaga. Saxiixaaga waxaad ku muujinaysaa oo aad ku caddaynaysaa in warbixinada aysan qabyo ahayn oona ay sax yihiin.
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg
GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo
Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]
Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan
Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada
Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...
Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta
Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub
Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka
Ku soo dhawaadda shaqada
Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information
Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad
AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una
Inledning. Hordhac. svenska. somali
1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till
Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY
SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan
LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska
LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay
Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?
Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha
BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.
INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.
Dulqaaxumo Intolerans
Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA
Transportyrken på sju språk
Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan
Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista
Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista Denna ordlista uppdateras fortlöpande. Listan är uppdelad i ord som är speciella för arbetsmarknaden samt ord som är speciella
Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!
Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii
Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman
Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.
Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda
Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u
Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!
Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay
Sida loo dhiso jaaliyad
Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu
1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:
Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta
När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid
2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet
Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]
Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!
Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?
Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad
Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?
Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa
Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij
Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka
Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska
Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,
sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.
sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh
Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare
Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga
Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro
Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha
Lacagta jirrada [Sjukpenning]
Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa
Somaliska. Barn älskar böcker
Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor
Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION
IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada
DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o
Tentamen på kurs SOL110, del 3 Väl godkänt = 85 % rätt 2016 01 16, skrivtid max 3 timmar Godkänt = 60 % rätt DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska 1. (4 p.) Hur många regelbundna pluraländelser
Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada
Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada Buugan yar waxaa leh: Ku socoto: Adigoo ah qof magangalyo dalbade ah oo uu la socdo hal ama labada waalid ama qof kale oo xanaanada uu sharciyeesantahay.
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda
Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt
Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)
Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa
Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa Buugaan yar waxaa iska leh: Adigoo ah magangalyo doon oo waalid la'an ah ama qof kole oo xanaanada leh Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu shaqeeyaa 1
Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38
Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38 BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha
In shirkad. laga furto. Iswiidhen
In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/
Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah
Ku saabsan Iswiidhan Barashada bulshada oo Soomaali ah Ku saabsan Iswiidhan waa buug ku saabsan jiheeyn-bulshadeed oo loogu talagalay dadyoowga dhowaan dalka yimid. Ula jeedada laga leeyahay buugga waxa
SOMALISK a AF-SOOMAALI
OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DAYREELKA CAAFIMAADKA Haddii dhaawac kaa soo gaadho daryeelka caafimaadka
Goorma samaynayaa mammogramka
Goorma samaynayaa mammogramka BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare
Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.
Hage-haaga bangiga internetka Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta. Ku soo dhawoow bangiga internetka! Halkani way furantahay mar kasta si aad u samaysan karto danahaaga bangi markii kugu habboon.
Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet
Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMALISKA Elever i tidigt skede av sin läs- och skrivutveckling Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Uppgifter A Tecken, ord, meningar
Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga
För- och grundskoleförvaltningen Version: 2008-01-09 Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga Hawlwadeneyada dugsiga Agaasimaha dugsiga (Rektor) Agaasimaha waa xilhaayeha dugsiga
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare
Madax xanuunka (huvudvärk).
Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,
Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa
WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan
Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm
Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo
Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4
INTEGRATIONSVERKET Delaktighet för integration att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige Rapport till regeringen av Integrationsverkets regeringsuppdrag Integrationsverkets rapportserie
Hagidda kala soocidda
Somaliska Hagidda kala soocidda Warbixin ku socota qoysaska oo ku saabsan sida loo maareyo qashinka iyo kala soocidiisa. Poseidonka cagaaran Yoolkeenu waan inaan sida ugu macquulsan ugu jilcino dadka guryaha
Wakiilka takooridda DO
Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan
sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18
Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa
in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.
Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,
Översatt av Sahro Aden Dulle
Översatt av Sahro Aden Dulle 2004 SVENSKA Somaliska EXEMPEL DIAGRAM Jaantuus 4:e kvart 3% :a kvart 3% Cirkeldiagram Wareega jiheejaha 2:a kvart 7% 3:e kvart 57% 00 80 Linjediagram Xariiqda jaantuska 60
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig MAXAA DHICI DOONA HADDA? Daryeelka khasabka ah waxaa loola jeeda
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018
/1/ Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018 /2/ Anaga waxaa rajeyneynaa inaa adiga kugu martiqaadi karno dalxiis xilliga xagaaga oo leh farxad, raaxo iyo xiiso. Buuggyarahaan waxaa ku yaala tiro
Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)
Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso
Warbixinta ka qaybqaatayaasha
Warbixinta ka qaybqaatayaasha 2 Maxaad uga qaybqaadanaysaa hawl/shaqo ka socota Qaybta suuqa shaqada, AME Himiladu waa in aad ku dhawaato suuqa shaqada oo aad kordhiso fursadahaaga aad shaqo ku helayso
Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan
Senast uppdaterad: 2015-09-28 Swedish Migration Agency Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Till dig som söker asyl i Sverige Somaliska www.migrationsverket.se 1 Qofka doonaya inuu magangelyo
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka Somaliska Hordhac Maxaa ilmahayga antibiyootig loo siin waayey? Marka ilmahaagu uu xanuunsan yahay waxaad
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la
Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.
Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas
Ku soo dhowow Laholm
Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa
Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn
Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano
En röst att räkna med. Bankunionen. möjlighet? Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas.
oktober 2012 4 Bankunionen hot eller möjlighet? En röst att räkna med Foto: Magnus Bergström Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas. Bankplats på nätet Så
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad