Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?
|
|
- Monica Vikström
- för 2 år sedan
- Visningar:
Transkript
1 Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha makhaayadaha, cunto kariyeyaal, farsameyaqaanaha biraha iyo koronto-yaqaaneyaal. Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad hoy iyo shaqo hesho, oo aad ka hesho degmo adiga iyo qoyskaaga ka heshaan. Haddii aad ka diiwan gashan tahay Xarunta Shaqada oona ka tirsan tahay qorsheha sal-dhigida [Etableringsuppdraget], waxaa caawinaad ka heli karta Xarunta Shaqada. Waxay hoy kaaga heli kartaa degmada ugu fursad wanaagsan oo aad shaqo ka heli karto. Haseyeeshe, iskaaga ayaa guri u raadsan kartaa. Warbixin dheeraad waxaad kala xiriiri kartaa shabakadda internetka ee Xarunta Shaqada Arbetsformedlingen.se/otherlanguages. Waxaad halkaas ka heleysaa shabakadda internetka ku qoran labaatanmeeyo luqad. Teeda kale, waxaad khadka taleefanka kula xiriiri kartaa gacanhaayeha Xarunta Shaqada, kan ku hadla af-carabi: tal , af-soomaali: tal , af-tigriigna: tal: Goorta Xarunta Shaqada ama maamulka Dowladda hoose la xiriirayso waxaad xaq ku leedahay in qof turjubaan ah lagugu yeero. Qoraal-warbixineedkaan wuxuu maamulka Dowladda hoose Bräcke iyo Xarunta Shaqada iyadoo kooban ku wargelinayaan fursadaha qofka cusub u degmada Bräcke ku leeyahay.
2 Fursadaha iyo adeegyada laga helo waqooyiga dalka Iswiidan Maamulka Dowladda hoose ayaa adeeg bulshodeedka degmada aad degan tahay badidiisa mas uul ka ah. Dalka Iswiidan wuxuu leeyahay degmooyin yaryar iyo kuwa waawayn ba, kuwaasoo tiradooda garayso 290. Qof kasta wuxuu xaq ku leeyahay in adeeg la siiyo, iyadoo fiirogaar ah aan la siin nooca degmada u ku nool yahay magaallo ama tuullo. Sidaas awgeed, qofku wuxuu had iyo jeer heli karaa waxbarasho iyo daryeel-caafimaadeed iyadoo fiirogaar ah aan la siin nooca degmada u ku nool yahay. Hab sahlan ayuu qofku ubadkiisa xannaandda u geyn karaa oona ugu soo kaxayn karaa. Maadaama wax kasta u ku dhow yahay wax kadeedis ah ma jiro. Waxaa sidaasi tiri Eden, hooyo keligeed ah oo dalka Eritrea u dhalatay. Magaallo yar ku taallo waqooyiga dalka Iswiidan ayay ku nooshahay. Miyiga iyo waqooyiga dalka Iswiidan wuxuu u baahan yahay shaqaale. Waxaa kaloo halkaan laga hela fursad u qofku waxbarashadiisa ku sii wato. Dadyoowga dalka cusub waxaan siinna fursad iyadoo aan shaqo siinno, taasoo bulsha idil faa iido ugu jirto. Sannooyinka soo socda waxay dadyoowga dalka ku cusub noqon doonaan shaqaalaha gobolka uu baahan yahay. Adam, oo ah loo shaqeeye waqooyiga dalka Iswiidan. Dadyoowga dhowaan dalka yimi oo tiro badan oo ku nool waqooyiga dalka Iswiidan way ka helaan halka ay ku nool yihiin mana doonayaan in ay ka guuraan. Anigu waxay ii la tahay in dadyoowga dhowaan dalka yimi u fiican tahay, in noolashooda cusub ay ku bilaabaan degmooyinka yaryar, maxaayeelay tartanka shaqada iyo waxbarashada sidaas uma culusa. Chillida, 21 jir, ka yimi dalka Namibia Shan bilood kaddib waxaan dhameeyay barashada luqada ee loo yaqaanno (sfi). Qofka degmooyinka yaryar ku nool hab dhaqsi badan ayuu bulshada dalka Iswiidan u la qabsan karaa. Anigu waxaan lee yahay saaxiibo iswiidish ah oo aan kubbada cagta toddobaadkii hal mar la ciyaaro. Osman, wiil dhallinyaro oo dalka Eritrea u dhashay. Anigu berry hore waxaan ku noola magaallo wayn ku taallo konfurta dalka Iswiidan, laakinse imminka waxaan ku noolahay magaallo yar ku taallo waqooyiga dalka Iswiidan. Wax kasta mudo yar ayaan ku dhamaysan karaa halkan. Markii shaqada cusub aan helay, laba maamood kaddib wax kasa waa la diyaar gareeyay. Minas, 28 jir ka yimi/timi dalka Suuriya. Ku saabsan degmada Bräcke Degmada Bräcke waxay ku taalla bartamaha dalka Iswiidan ee gobolka Jämtland, waxaana qiyaastii ku nool qof. Degmada Bräcke waa degmo wejiyo kala duwan leh, buurar dhaadheer, toggag bilic leh iyo haro leh biyo kalluumaysi fiican leh. Degmada Bräcke waa degmo nool oo leh gancsi iyo ururro firfircoon. Booqashayaasha degmada Bräcke waxay degmada u booqdaan, dabeecadda darteed iyo hawada dibada ku salaysan noolasha dalxiisnimada iyo dadka ku nool. Dhaqdhaqaaqyada dabeecadda ee degmada Bräcke laga helo waxaa kamid ah, ciyaaraha barafka sida [skidåkning, skridskoåkning], jidad lagu socsocdo, ugaarsasho, gurashada miraha iyo boqoshaa. Guryahada Bräcke Noocyaha guryaha degmada Bräcke way kala duwan yihiin. Waxaa laga hela guri-dabakheed ka kooban hal qol iyo jiko ilaa kuwa ka kooban afar qol iyo jiko. Waxay ku kala yaalaan degmooyinka Bräcke, Gällö, Pilgrimsstad iyo Kälarne. Heerarka kirada waa inta u dhaxaysa karoon/bishii guri-dabakheedka halka qol ka kooban ilaa karoon/bishii hela guri-dabakheedka afarta qol ka kooban. Haddiise aad iibsato guri-dabakheed ama gurigaaga qiimaha aad ayay ugu hooseeyaan haddii la barbardhigo kuwa magaalooyinka waawayn.
3 Degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda waxaa laga heli doonaa shaqooyinja sida alxan iyo garaash. Baahida wayn ee shaqaalaha loo qabo Degmada Bräcke waxaa ku yaalaan shirkado yaryar ka ganacsada alwaaxyada iyo biraha. Dadyoowga degmada ku nool badidooda waxay ka shaqayaan ganacsiga kaynta, sida ka nadiifinta, jarida geedaha iyo farsamaynta waxyaalaha alwaaxa ka samaysan. Degmada waxay kaloo caan ku tahay farsamaynta raashinka heerka sare ah. Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, shaqaalaha makhaayadaha, cunto kariyeyaal, taktarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, farsameyaqaanaha biraha iyo koronto-yaqaaneyaal. Waxaa la heli doonaa fursad shaqo laga helo laamaha xannaanadda iyo daryeel-caafimaadeedka, ganacsiga kaymaha, alxame iyo garaash iyo gaadiidka. Xarunta Shaqa da wuxuu awooda in goob aan degmada Bräcke ka fogeyn ka helo waxbarasho badan oo kala duwan iyo waxkaqabadyo sare u qaadi doono fursadda shaqo helida. Tusaale ahaan, tababarka xannaanadda iyo daryeel-caafimaadeedka, farsamada alxanka iyo macdanta, gaadiid, shaqaalaha bakhaarada, farsameyaqaanaha garaashyada, makhaayadaha, ganacsiga waxiibinta iyo adeegga macaamiisha. Xarunta Shaqada waxay kaloo ku suurtagelin kartaa helida tababarka goobaha shaqada. Taasoo ku suurtagelin doonto helida khibrad qiimo leh suuqa shaqada dalka Iswiidan, iyo fursad aad ku layliso luqada iswiidishka. Warbixin dheeraad waxaad ka heli kartaa shabakadda internetka ee Xarunta Shaqada: arbetsformedlingen.se Waxbarashada iyo waxbarashada xirfadaha ku salaysan Qofka da diisa u dhaxayso 20 ilaa 64 sano wuxuu dugsiyada dadka waawayn ee Dowladda hoose Bräcke ku dhamaystiran karaa waxbarashada Dugsiyada biloowga/hoose/dhexe ama dugsiga sare. Ama wuxuu dhigan karaa waxbarashada xirfadaha ku salaysan. Lärcenterum degmada Bräcke waxaa laga helaa koorsooyin iyo waxbarasho tiro badan. Qofku wuxuu wax baran karaa wakhi buuxa ama nus wakhti. Wuxuu isku wadi kara shaqo iyo waxbarasho. Talo-bixin iyo su aalaha taageerada waxbarashada waxaa lagala xiriiri karaa hogaamiyeha wadada waxbarashada ee Lärcenterum. Degmada Östersund, oo degmada Bräcke u jirta qiyaastii 70 km, waxaa ku yaallo jaamacadda Mittuniversitet, taasoo ah jaamacadda ugu dhow. Waxaa jaamacadas laga hela waxbarashada kala duwan oo badan. Warbixin dheeraad waxaad ka heleysaa shabakadda internetka miun.se.
4 Degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan, waxaa la heli doonaa fursad shaqo laga helo laamaha gaadiidka, daryeel-caafimaadeedka iyo xannaanadda iyo ganacsiga kaymaha. Is-gaarsiinta iyo gaadiidka Degmada Bräcke waxay ku taalla aagga wadada E 14 laakinse bartamaha traafikada kuma taallo. Magaalada Östersund waxaa loo socda hal sac oo baabuur ah, magaalada Sundsvall waxaa loo socda hal sac iyo bar oo baabuur ah, magaalada Stockholm waxaa loo socda shan saacadood oo baabuur ah. Gaadiidka baasaska iyo tareenada ayaa maalin kasta la hela, oo ka dhex shaqeeya magaalooyinka waawayn sida Östersund, Sundsvall, Umeå iyo Stockholm. Qofka degan Bräcke wuxuu shaqo maalin kasta u tegi karaa Östersund. Tareenka wuxuu u socda 40 daqiiqo. Barashada luqada iswiidishka iyo dugsiyada carruurta iyo dhallinyarada loogu talagalay Qofka afkiisa hooyo aan ahayn af-iswiidish, waxay Dowladda hoose siinaysaa fursad u ku dhigto waxbarashada aasaasiga ee af-iswiidishka, iyadoo barashada luqada iswiidishka ee soo-gaaleetiga loogu talagalay (sfi). Xilka Dowladda hoose ugu muhimsan waxaa weeyaan in carruurta da dooda u dhaxayso 1 ilaa 6 sano ay siiyaan fursad ay ku dhigtaan dugsiga xannaanadda. Xaaladaas waxay waalidiinta helayaan in ay waxbartaan ama shaqaystaan. Degmada Bräcke waxaa ku yaallo dugsiga xannaanadda oo tiradooda ah afar. Xilliga sugitaanka booska waa ugu badnaantii laba bilood. Degmada Bräcke waxaa ku yaallo Dugsiyada biloowga/hoose/dhexe oo tiradooda ah afar, kuwaasoo loogu talagalay carruurta dhigata fasallada 1-9. Waxaa ku yaallo hal dugsi sare iyo saddex maktabo. Dugsiga sare ee degma Bräcke waxaa laga hela waxbarashada korontada iyo tamarta iyo farsameyaqaanne. Kuwa kale waxaa laga hela magaalada Östersund. Jihaynta bulshada Dhammaan dadyoowga dhowaan dalka yimi iyo shisheyeyaasha u soo guura degmada Bräcke waxaa la siiyaa jihaynta bulshada. Warbixin iyo caawinaad isku qorida waxaa laga hela xiriiriyeha Dowladda hoose ama Xarunta Shaqada. Isku-qorida waxaa kaloo laga hela shabakadda internetka Dowladda hoose: bracke.se Adeegygada iyo wakhtilummiska Degmada Bräcke waxaa ku yaal rugta daryeel-caafimaadeedka, rugta daryeel-caafimaadeedka carruurta iyo rugta daryeel-caafimaadeedka ilkaha. Isbitaalka gobolka wuxuu ku yaalla magaalada Östersund. Degmooyinka yaryar ee Bräcke waxaa ku yaalaan dukaaman yaryar. Kuwaasoo kamid ah kuwa raashinka iibiya, bangiyo, kuwa ubaxa iibiyo, kuwa ka ganacado dharka isboortiga iyo wakhtilummiska, kuwa biraha iyo rinjiyada iibiya. Magaalada Östersund waxaa ku yaalaan dukaaman waawayn. Degmada waxay leedahay ururro firfircoon sida kuwa isboortiga, Lanqayrta cas leh dukaan waxyaalaha dugga lagu iibiyo, urrurka Röda Barnen, ABF, kuwa diini ah oo kala duwan. Kiniisadda dalka Iswiidan tullooyinka badidooda way ku yaalaan. Kiniisada Baptist iyo Elim-kapel ku yaalaan degmada Bräcke. Magaalada Östersund oo hal sac baabuur degmada Bräcke u jirta waxaa ku yaallo hal masjid.
5 Warbixinta xiriirka Xarunta Shaqada Bräcke Adreeska booqashada: Norrlandsgatan 21, Bräcke Adreeska boostada: Box 99, Bräcke arbetsformedlingen.se/bracke Xiriiryeyaasha Maria Lovefjell, Marita Linna-Lindgren, Gacanhaaye sal-dhigida Bräcke Gacanhaaye sal-dhigida Bräcke Tal: Tal: E:mail: E:mail: Teeda kale, waxaad khadka taleefanka kula xiriiri kartaa gacanhaayeha Xarunta Shaqada, kan ku hadla afcarabi: tal , af-soomaali: tal , af-tigriigna: tal: Bräcke kommun Adreeska booqashada: Ängevägen 10B Adreeska boostada: KULTIZ box 190, Bräcke Shabakadda internetka: bracke.se bracke.se/barnutbildning Xiriiryeyaasha Åsa Hedenström Boije Agnes Wagroda Tal: Tal: E:mail: E:mail: Ururrada degmada/gobolka ka hawlgala Ururka muslimiinta Östersund Alliance Francais c/o Kholod Mahmood Björkvägen 17 Stenåldervägen FRÖSÖN ÖSTERSUND Kiniisadyaasha iyo is-bahaysayaasha Bräcke Baptistförsamling Bräcke-Nyhems församling c/o Marianne Karlsson Kyrkvägen 21, BRÄCKE Postgatan 6, BRÄCKE Tal: Tal: , E:mail: shabakadda internetka: kyrktorget.se/elim.bracke.se Revsunds församling Sefastvägen 1, GÄLLÖ Tal: E:mail: Shabakadda internetka, Bräcke Kommun dalka larcentrum.se bgy.se rb.se/bracke.se kommun.redcross.se/bracke.se Warbixin dheeraad dadyoowga dhowaan Iswiidan yimi loogu talagalay informationsverige.se
6 Masawir: Johnér Bildbyrå, Linda Broström, Leif Milling
Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?
Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Transportyrken på sju språk
Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and
Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg
GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...
Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1
Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman
Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta
Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY
SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan
Inledning. Hordhac. svenska. somali
1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till
Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare
Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga
Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!
Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.
Dulqaaxumo Intolerans
Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka
Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad
AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan
När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid
2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet
in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.
Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay
Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]
Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan
Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!
Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay
Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?
Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa
Ku soo dhawaadda shaqada
Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information
LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska
LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada
Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå
Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen Faafin loo madax bannaan yahay warbixin loogu talogalay magangelyodoonka Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå Kanu waa gobolka Umeå Gobolka Umeå juquraafi
Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda
Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo
sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.
sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda
Sida loo dhiso jaaliyad
Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Ku soo dhowow Laholm
Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska
Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha
Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt
Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)
Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta
Wasaaradda Waxbarashada Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Waa maxay jiheeye? Jiheeyuhu wuxuu dhigayaa waxyaabaha khuseeya degmada Växjö ee garab socda waxyaabaha u baahan sharciyada iyo xeerarka.
Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
Somaliska. Barn älskar böcker
Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor
In shirkad. laga furto. Iswiidhen
In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto
Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn
Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano
Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa
WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan
IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION
IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning
BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.
INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN
Goorma samaynayaa mammogramka
Goorma samaynayaa mammogramka BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro
Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed Hordhac Översatt till somaliska 4 Hordhac 6 Sweeden waxaa lagu hogaamiyaa nadaam dimuqoraadi oo ah baarlamaani ah 8 Sidaan ayuu u egyahay qaabka nadaamka dimuqoraadiga
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga
FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA
FARBARASHO 3 FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA ALFABETISERING PÅ SOMALISKA Abdulkhadir Mohamed Future Introduktion Alfabetiseringsboken Farbarasho 3 är avsedd för vuxna, ungdomar och barn som vill lära sig läsa
Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.
Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta
QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås
QAWAANIINTA dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås Qofkee heli kara boos Waalidka haysta caruur laga bilaabo da da 1 sano ilaa iyo fasalka 6, waxay codsan karaan
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha
KAN SJÄLV! EN UPPLEVELSE AV NATUR FÖR DE ALLRA minsta. Kultur för barn i åldern 0 2 år.
KAN SJÄLV! EN UPPLEVELSE AV NATUR FÖR DE ALLRA minsta Kultur för barn i åldern 0 2 år. En handledning till dig som är vuxen om små barns lärande och vad de kan lära oss. Qoraal-waxbarashadeed oo dadka
Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4
INTEGRATIONSVERKET Delaktighet för integration att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige Rapport till regeringen av Integrationsverkets regeringsuppdrag Integrationsverkets rapportserie
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay
Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]
Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig
Lacagta jirrada [Sjukpenning]
Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa
Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta
SOMALISKA BILSKADEREPARATÖR Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta Lernia wuxuu ku siinayaa fursad wayn ood shaqo ku hesho. Waxaan si dhaw ula shaqaynaa talobixina
Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista
Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista Denna ordlista uppdateras fortlöpande. Listan är uppdelad i ord som är speciella för arbetsmarknaden samt ord som är speciella
Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)
Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso
1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:
Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta
Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet
Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,
Översatt av Sahro Aden Dulle
Översatt av Sahro Aden Dulle 2004 SVENSKA Somaliska EXEMPEL DIAGRAM Jaantuus 4:e kvart 3% :a kvart 3% Cirkeldiagram Wareega jiheejaha 2:a kvart 7% 3:e kvart 57% 00 80 Linjediagram Xariiqda jaantuska 60
Madax xanuunka (huvudvärk).
Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax
Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub
Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare
Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)
Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD) Tilmaame dag dag ah oo fudud oo ku saabsan cudurka sambabada ee COPD looguna tala
Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel
Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad
Waxanu ku hadalnaa luqado badan
Våra medarbetare pratar över 40 språk. Många har själva gjort den resan du gör nu. Waxanu ku hadalnaa luqado badan Qaar badan oo ka mid ah shaqaalahayaga, waxay qudhoodu ka yimaaddeen waddamo kale, waxaanay
Instuderingsfrågor till Tema demokrati
Instuderingsfrågor till Tema demokrati 1. Vilka skapar den svenska demokratin? (s.1) Medborgarna i Sverige 2. Hur många ledamöter beslutar åt medborgarna i riksdagen? (s.2) 349 ledamöter 3. Varför finns
Warbixinta ka qaybqaatayaasha
Warbixinta ka qaybqaatayaasha 2 Maxaad uga qaybqaadanaysaa hawl/shaqo ka socota Qaybta suuqa shaqada, AME Himiladu waa in aad ku dhawaato suuqa shaqada oo aad kordhiso fursadahaaga aad shaqo ku helayso
Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan
Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan Tusmada qoraalka Hordhac 4 Iimaanka iyo cuntada 6 Maxaad ku gaadhi kartaa soomitaanka? 8 Isbeddellada ku dhaca jidhka soonka dhexdiisa
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig MAXAA DHICI DOONA HADDA? Daryeelka khasabka ah waxaa loola jeeda
DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o
Tentamen på kurs SOL110, del 3 Väl godkänt = 85 % rätt 2016 01 16, skrivtid max 3 timmar Godkänt = 60 % rätt DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska 1. (4 p.) Hur många regelbundna pluraländelser
EN LJUDUPPLEVELSE FÖR DE ALLRA minsta Utställning för barn i åldern 0 2 år.
EN LJUDUPPLEVELSE FÖR DE ALLRA minsta Utställning för barn i åldern 0 2 år. En handledning till dig som är vuxen, om små barns lärande och vad de kan lära oss. Qoraal-waxbarashadeed oo dadka waawayn loogu
Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada
Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada Buugan yar waxaa leh: Ku socoto: Adigoo ah qof magangalyo dalbade ah oo uu la socdo hal ama labada waalid ama qof kale oo xanaanada uu sharciyeesantahay.
Barnaamujka carruurta- iyo xilliga firaaqada
Barn- och fritidsprogrammet Bygg- och anläggning Ekonomiprogrammet El- och energiprogrammet Estetiska programmet Fordons- och transportprogrammet Handels- och administrationsprogrammet Hantverksprogrammet
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DAYREELKA CAAFIMAADKA Haddii dhaawac kaa soo gaadho daryeelka caafimaadka
Öppna svar Jobbtorg Stockholm
Öppna svar Jobbtorg Stockholm F7. Stöd från Jobbtorget. Vad har du fått hjälp med av Jobbtorget? JS Farsta centrum CV, personligt brev. Fått hjälp med förbättring av CV och fått hjälp vid en jobbansökan.
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,
Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.
Hage-haaga bangiga internetka Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta. Ku soo dhawoow bangiga internetka! Halkani way furantahay mar kasta si aad u samaysan karto danahaaga bangi markii kugu habboon.
Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan
Senast uppdaterad: 2015-09-28 Swedish Migration Agency Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Till dig som söker asyl i Sverige Somaliska www.migrationsverket.se 1 Qofka doonaya inuu magangelyo
Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa
Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa Buugaan yar waxaa iska leh: Adigoo ah magangalyo doon oo waalid la'an ah ama qof kole oo xanaanada leh Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu shaqeeyaa 1
Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe
Sida: 1 av 5 Somaliska Så här fyller du i i blanketten Månadsredovisning för etableringsersättning - Arbetsökande Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada
En röst att räkna med. Bankunionen. möjlighet? Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas.
oktober 2012 4 Bankunionen hot eller möjlighet? En röst att räkna med Foto: Magnus Bergström Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas. Bankplats på nätet Så
nyistan Välkommen till Västerås www.vasteras.se
nyistan 2014 2015 Välkommen till Västerås www.vasteras.se Visste du att... Västerås utsågs till Årets studentstad 2012-2013 den första Hennesbutiken i världen öppnades i Västerås 1947 av Erling Persson.
CARRUURTEENNA. Waxa aan jecelahay in aan dhegaysto sheekooyinka carruurta. Maalintii farshaxanka ee carruurta Skärholmen 4-aad.
CARRUURTEENNA BARBAARIN - MADADAALO - GARAADKORIN Tirsigii 2-3 Abril, 2016 Magaasiin carruureed ka soo baxa Iswiidhan Waxa aan jecelahay in aan dhegaysto sheekooyinka carruurta Bogga 8-aad Maalintii farshaxanka
Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah
Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah LACAGTAADA EEG! S V E R I G E S R I K S B A N K 1-karoon 2-karoon 5-karoon 10-karoon Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo
FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA
FARBARASHO 2 FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA ALFABETISERING PÅ SOMALISKA Abdulkhadir Mohamed Future Introduktion Alfabetiseringsboken Farbarasho2 är avsedd för vuxna, ungdomar och barn som vill lära sig läsa
Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp
Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp HBK United V23-28 Waa meel la deggidoono oo kubadda cagtana lagu ciyaaridoono Fotbollskollo Lycketorp Waxa lagala xiriirayaa: alessndro.giovanni.torres@gmailiug waa