KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG
|
|
- Ebba Bergman
- för 6 år sedan
- Visningar:
Transkript
1 KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG
2 Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY HADDII AAD 18 SANO KA YARTAHAY 3 WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY HADDII AAD 18 SANO KA WEEYNTAHAY 3 ADIGA WAXAAD XAQ U LEEDAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA OO DEGDEGA AH/LAGA MAARMAANKA OO TAASNA SIDA 4 TALO BIXIN OO ARRIMAHA SHARCIYADA 5 KAALMEYNTA DIB UGU NOQOSHADA WADANKAADA 6 QOF LALA TASHADO 7 GURI, CUNTO, DHAR DHAQASHO 7 DARYEEL DAAWEYN IYO CAAFIMAADKA 8 SHAQOOYINKA KA WARDOONIDA 9 MIYAA ADIGA LAGUGU SUUBIYAY FICIL DEMBI? 9
3 Photo credit: Chris de Bode/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY HADDII AAD 18 SANO KA YARTAHAY Maamulka degmada waxaa mas uul ka saaran iney caawiyaan iyo kaalmeeyaan carruurta degmadaas joogo. Mas uuliyadaas waa mid saaran degmada markasto oo kuma xirna sababta canuga meesha u joogo. Xuquuqda carruurta oo UN:k warkiisa waa cadyahay. Dhammaan carruurta isku wada xuquuq. Taasna micnaheeda waxeey tahay in canuga aan haysan ruqsadda deggenaanshada wadanka iyo canuga haysto ruqsadda deggenaanshada isku xuquuq leeyahiin. Taasna micnaheeda tahay in xitaa carruurta warqado aqoonsi la aan wadanka joogo xaq u leeyahiin daryeelka caafimaadka iyo iskuul oo sida carruurta kale oo Iswiidhan ku nool. Carruurta waxeey xitaa xaq u leeyahiin in xafiiska u adeegida bulshada oo degmada ey ka helaan meel ey seexdaan. Waxaa isla markaasna muhiim ah in adiga aad fahansantahay in xafiiska u adeegida bulshada qasab ku tahay, haddii la soo weeydiiyo, iney u sheekaan boliiska, Hay adda socdaalka, maxkamada hay adda socdaalka, Maxkamada sare oo hay adda socdaalka ama dowlada meesha aad ku nooshahay. WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY HADDII AAD 18 SANO KA WEEYNTAHAY Adiga waxaad xaq u leedahay inaa magangelyo codsatid, waa haddii aad wali codsan. Intey Hay adda socdaalka arrintaada ku mashquulsantahay adiga waxaad xaq u leedahay meel aad ku noolaatid iyo lacagta nolol maalmeedka. Haddii adiga lagu siiyay go aan diidmo/ tarxiilin adiga caadiyan xaq ma u lahid inaa waxbarashada iskuulka sii dhigatid. 1 juun 2017 waxaa hirgalay isbadal oo khuseeyo carruurta magangelyodoonka oo waalid la aan wadanka imaadeen iyo bilaabeen waxbarashada dugsiga sare. Sharcigaas ma ahan mid fudud in la fahmo. Sidaas daraadeed waxaa wanaagsan in adiga aad la xiriirtid iskuulkaada ama ururada bixiyaan talooyinka sharciyada sidaa u heshid warbixin khuseyso xaaladaada. Haddii wakhtiga ey kuu qabteen Hay adda socdaalka dhammaato iyo la doonaayo in adiga wadankaada ku noqotid adiga xaq ma u lahid in lagu siiyo meel aad seexatid ama lacagta nolol maalmeedka. Degmooyinka qaarkood adiga waxaad ka codsankartaa caawinaada degdega, oo tusaale ahaan lacag kaalmo ka codsatid xafiiska u adeegida bulshada.
4 ADIGA WAXAAD XAQ U LEEDAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA OO DEGDEGA AH/LAGA MAARMAANKA OO TAASNA SIDA: Arrimaha caafimaadka oo deg dega Daryeelid iyo daaweyn oo cudurada/dhaawacyada halista noqon haddii isla markaas wax laga qaban Daryeelid oo ka hortagid ahaan iney xaalada cudurka halis isku badalin Daryeel caafimaad sidii looga hortago inuusan qofka ubaahan daryeelid iyo daaweyn aad u weeyn Qalabka curyaamiinta caawiyo Daryeel caafimaad cudurada cilmi nafsiga Daryeelida caafimaadka hooyooyinka Talo bixinta arrimaha uur ka hortagida Daryeelida caafimaadka oo uur joojinta Caafimaadka oo ka hortagida cudurada la kala qaado Baaritaanka caafimaadka guud (haddii adiga aadan horey usoo suubin) Adiga waxaad xaq u leedahay turjum iyo isbitaal tagida haddii loo baahdo. Daryeelida caafimaadka oo dadka baahida qaaska u qabo, oo la soo kulmay jir dil oo silcin, aad loogu xad gudbay ama wax ey ka shoogan la soo kulmay, waa in si qaas loo qiimeeyaa iyo baahidooda loogu fiirshaa. Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children
5 Photo credit: Tatjana Ristic/Save the Children KAALMO TALO BIXIN OO ARRIMAHA SHARCIYADA Haddii adiga codsigaada magangelyada diidmo lagaa siiyo iyo go aankaas hirgalo waa mid dhaceyso haddii adiga iyo qareenkaada aadan rafcaan ka qaadan go aan diidmo ah ama ey diidmo ku siiyeen Hay adda socdaalka, maxkamada hay adda socdaalka, maxkamada sare oo hay adda socdaalka markaas dowlada waxeey rabaan in adiga wadankaadi hooyo ku noqotid. Hay adda socdaalka weey kaa caawinkartaa qorsheynta safarka oo dib ugu noqoshada wadanka. Haddii adiga aad dareemeysid in marnaba eysan suurtagaleyn inaad wadankaadi dib ugu noqotid waxaa kaliya kuu furan hal fursad inaad codsatid joojinta go aanka tarxiilida. Waxaa suurtagal ahaan karo in arrintada wax iska badaleen laakiin Hay adda socdaalka eysan la socon. Hoostan waxaa ku qoran magacyada oo dhowr urur oo adiga kaa caawinkaro qorida codsi dacwo waa haddii sababo ey jiran. Stadsmissionen Rådgivningsbyrån Arbaco saacada Xafiiska talo bixinta Talo bixinta telefoonka isniin-arbaco saacada Malmgatan 3, Malmö Kontrapunkt Asylgruppen Västanforsgatan 21, Malmö Haddii arrintaada wali Hay adda socdaalka ku mashquulsantahay, oo adiga kala shaqeynoosid qorsheynta dib ugu noqoshada wadankaada oo ku dadaaleeysid sidaa ku heli laheed warqado aad ku safartid, ka soo qeybgashid kulanada aad ballansantahay iyo siisid cinwaankaada saxda xaaladaha qaarkood waxeey sabab u noqon kartaa in lagu siiyo lacag iyo meel aad ku noolaatid. Qiimeyntaas waxaa mas uul ka ah Hay adda socdaalka.
6 Photo credit: Francesca Leonardi/Save the Children KAALMEYNTA DIB UGU NOQOSHADA WADANKAADA Bisha cas (Röda Korset) talo bixin telefoon iyo caawinaad markey noqoto dib ugu noqoshada wadankaada. Talaadooyinka, arbacooyinka iyo khamiisyada saacada , telefoonka Caawinaadooda waa mid ku salisan sidaa adiga dooneysid in wax loo suubiyo. Hay adda socdaalka: Adiga waxaad soo codsankartaa lacagta kaalmada oo dib ugu noqoshada wadankaada haddii mid adiga shaqsiyan aad dooneysid oo wadamadan midkood dib ugu noqoneysid Afgaanistaan, Central African Republic, Kongo, Ivory Coast, Eriteria, Iraaq, Jemen, Liiberia, Liibyen, Mali, Sierra Leone, Somalia, Falestiin, Sudan, Koonfurta sudan, Syrien ama Tchad. Haddii adiga tahay muwaadin Afgaanistaan, Iraaq, Nigeria, Marooko, Bakistaan ama Ruush waxaad haysataa fursad ku codsankartid kaalmo oo ka codsaneysid mashruuca yurubiyaanka oo la dhaho ERIN oo waxaad heli kartaa waxbarasho, lacag shirkad ku furatid, qof lala tashado iyo inkale. Qiimo gaari 2500 oo lacagta euro. Haddii arrintaada loo gudbiyay boliiska waxaad heli kartaa kaalmo qiimaheeda gaari 2000 oo lacagta euro.! Waa inaa kaalmadaas soo codsataa intaadan Iswiidhan ka tagin. La soo xiriir qeybta qaabilaada oo Hay adda socdaalka sidaa warbixin kale u heshid.
7 QOF LALA TASHADO Rädda Barnen Ururka baadbaadinta carruurta: Waxeey leeyahiin telefoon lambar carruurta walwalsan ama doonii qof ey su aalahooda weeydiistan ey wici karan. Waxaad heli shaqaalo kugu caawinkaro luqadaada hooyo sida luqadaha carabi, dari, bashto, soomaali, tigriini, iswiidhish iyo ingiriis. Isniin-axad saacada Första linjen / BUP Qadka koowad/qeybta caafimaadka oo arrimaha cilmi nafsiga oo carruurta iyo dhallinyarada Talo bixin telefoon khuseyso adiga jiro ilaa 18 sano oo caafimaad daro hayso cilmi nafsi ahaan oo ku nool gobalka Skåne. Ayaga waxeey ku siin tilmaam iyo talo, iyo haddii aad baahi u qabtid ku siin ballan wakhti. Isniin-jimco saacada Mötesplats Otto Goobta wada kulmida oo la dhaho Otto Ururka carruurta walid la aan wadanka imaadan goobta ey ku wada kulmaan iyo dhaq-dhaqaaqyo ku suubiyaan iyo talo bixin. Östra Förstadsgatan 27 RådRum Qolka talada Waxaad ka heli kaalmo iyo talo markey noqoto la xiriirida xafiisyada u adeego bulshada. Ayaga ma badali karan go aan, soo da dajinkaran ama go aanka saameyn kuma yeelan karan wuxuu noqon doono oo codsigaada magangelyodoonida. Malmö Garaget Lönngatan 30 Arbacooyinka saacada Malmö Stadsbiblioteket Kung Oscars väg 11 Isniinaha saacada Folkets Hus, Rosengård Goob lagu kulmo oo u furan hawlaha carruurta iyo dhallinyarada, Wachtmeisters Väg 1, Malmö GURI, CUNTO, DHAR DHAQASHO Unga Forum Goobta dhallinyarada Qubeysasho iyo fursad dhar dhaqasho. Malmgatan 3, Malmö Svenska kyrkan Kaniisada Swedishka Adiga markaa dooneysid waad la soo xiriirikartaa kaniisada kugu dhow iyo waa weeydiinkartaa ayaga haddii ey ku caawinkaran. Stadsmissionen Skåne Qubeysasho, cunto o lacag yar iyo dhar dhaqasho oo Malmgatan 14 i Malmö. Skåne Stadsmission waxeey qeybisaa cunto khamiisaha oo lokaalkooda ku yaal Grönegatan 36, Malmö saacada Röda Korset Bisha cas Cunto axada labaad bilkasto saacada oo Folkets Park i Malmö.
8 Photo credit: Guilhem Alandry DARYEEL DAAWEYN IYO CAAFIMAADKA Röda Korset Bisha cas Kaalmo iyo daryeelid caafimaad dadka warqado aqoonsi la aan wadanka joogo. Talo bixin (Bilaash) (sms usoo dirid kaliya) Isniin-khamiis saacada Stadsmissionshälsan Kooxda caafimaadka oo Stadsmissionen Iska imaaw saacadaha meesha ey furantahay oo ma u baahnid inaa wakhti ballansatid. Ka heli xitaa daryeelka caafimaadka ilkaha oo deg dega. Korsgatan 14 Wakhtiyada ey furanyahiin waxaad ka heli: verksamheter/stadsmissionshalsan/ Läkare i världen Dhaqtarada aduunka Daryeel caafimaad, wareysi xaalada caafimaad iyo warbixin xuquuqda aad u leedahay daryeel caafimaad iyo isbitaal. Adeega daaweynta wareego oo kaniisada S:ta Maria kyrka oo ku taal Södervärnsgatan 8 oo Malmö, khamiis saacada Folktandvården Skåne Daryeelka ilkaha oo gobalka Skåne Daryeelka deg dega ilkaha waxaa loogu talagalay dadka aan xiriir la laheen dhakhtarka ilkaha. Koow waa in telefoonka soo wacdaa oo wakhti ballan suubsataa intaadan imaan, saacada , telefoon lambarka rad--behandling/akut-tandvard/ Flyktinghälsan Caafimaadka qoxootiga Isniin-jimco saacada Ahlmansgatan 12 oo Malmö Ring 112 Ring 1177 Soo wac 112 haddii xaalado ey deg deg tahay oo qof noloshiisa, hanti ama deegaanka halis ku jiro. Xaalad deg dega waa marka adiga caawinaad deg dega u baahantahay oo ambulans, dab daminta, boliiska, diyaarad, bada, dhul baadiyo, wadaada heegaanka ama warbixin ku saabsan sunta. Soo wac 1177 oo wixii su aalo ku saabsan daryeel iyo caafimaad. Ayaga waxeey kaa caawinkaran meesha aad la xiriiri laheed iyo ku siin talo haddii adiga ama qof ehel uu jiranyahay.
9 SHAQOOYINKA KA WARDOONIDA Socialarbetare för ungdomar Shaqaalaha bulshada u adeego oo qaasatan dhallinyarada Shaqadooda baa ah kordhinta ammaanka iyo nusqaaminta ficilada dembiyada dhallinyarada Malmö suubiso. Telefoonka socialarbetare@malmo.se. Mobila teamet Kooxda wareegto Waxaad ka heli wadooyinka Helsingborg oo shaqadooda waa sugida ammaanka. Haddii aad dooneysid qof weey aad la hadashid iyo ka yartahay 18 sano soo wac, Ensamma barn på flykt Carruurta kaligood qoxootiga ah Waxaad ka heli wadooyinka Malmö oo waxeey kaalmeeyaan carruurta iyo dhallinyarada warqad aqoonsi la aanta ah. Shaqaalaha waxeey ku hadli dari iyo carabi. Telefoonka Social jour U adeegida bulshada heegaanka oo Malmö waxaad ka heli saacada oo xaaladaha deg dega oo u adeegida bulshada lambarka telefoonkooda waa Degmada Helsingborg saacadaha shaqada oo isniin-jimco waxaad soo wici xafiiska qaabilsan u adeegida bulshada telefoon lambarkooda ama booqasho ugu imaan Bredgatan 17. Xilliyada fiidka iyo maalmaha fasaxa adiga waxaad la soo xiriiri kooxda heegaanka oo u adeegida bulshada oo Berga allé 25. Photo credit: Louis Leeson/Save the Children MIYAA ADIGA LAGUGU SUUBIYAY FICIL DEMBI? Iswiidhan kama ahan dembi qofka inuu iibsho galmo laakiin waa dembi qof inuu qofkale galmo suubin ka iibsado. Haddii adiga lagugu qasbay inaa iibisid galmo ama suubisid ficil dembi, la soo xiriir shaqaalaha isku xiriiriyaha oo gobalka sidey talo iyo kaalmo kuu siiyaan, telefoonka Shaqaalahaas adigoo magacaada u sheegin waxaad xitaa kala xiriiri kartaa bogga internetkooda: Kompetenscentrum-sexuella-tjanster-KST.html Photo credit: Farzana Hossen/Save The Children Haddii adiga lagugu suubiyay ficil dembi waxaa wanaagsan koow inaa la xiriirtid boliiska oo wac ama xafiiska u adeegida bulshada, oo waxeey kaa caawin iyo kaa kaalmeyn la xiriirida boliiska iyo suubinta ashkood dembi. Waxaa wanaagsan inaad warbixin ka haysatid iney dhicikarto markaa boliiska la kulantid in boliiska kugu xiran meesha dadka laga gaaray go aanka tarxiilid/wadan ka saarida. Haddii adiga ka yartahay 18 sano halistaas aad bey u yartahay. Haddii aad la kulantid xaalad deg deg ah, markaa adiga caawinaad deg deg ah u baahatid, adiga waxaad markasto soo wici 112.
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta
Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman
Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16
Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare
Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga
TILL DIG SOM LEVER GÖMD ELLER PAPPERSLÖS. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG
TILL DIG SOM LEVER GÖMD ELLER PAPPERSLÖS Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children INNEHÅLL DINA RÄTTIGHETER OM DU ÄR UNDER 18 ÅR 3
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...
Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg
GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay
Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada
Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -
Ku soo dhawaadda shaqada
Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,
Inledning. Hordhac. svenska. somali
1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!
Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad
AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA
BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.
INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN
Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!
Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii
LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska
LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada
Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan
Senast uppdaterad: 2015-09-28 Swedish Migration Agency Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Till dig som söker asyl i Sverige Somaliska www.migrationsverket.se 1 Qofka doonaya inuu magangelyo
Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?
Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan
Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.
Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]
Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan
Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?
Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig MAXAA DHICI DOONA HADDA? Daryeelka khasabka ah waxaa loola jeeda
Sida loo dhiso jaaliyad
Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET
När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid
2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet
Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub
Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka
Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?
Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad
In shirkad. laga furto. Iswiidhen
In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto
Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda
Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo
Dulqaaxumo Intolerans
Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka
Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij
Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka
Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY
SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo
Wakiilka takooridda DO
Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag
SOMALISK a AF-SOOMAALI
OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga
Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska
Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha
Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018
/1/ Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018 /2/ Anaga waxaa rajeyneynaa inaa adiga kugu martiqaadi karno dalxiis xilliga xagaaga oo leh farxad, raaxo iyo xiiso. Buuggyarahaan waxaa ku yaala tiro
Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada
Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada Buugan yar waxaa leh: Ku socoto: Adigoo ah qof magangalyo dalbade ah oo uu la socdo hal ama labada waalid ama qof kale oo xanaanada uu sharciyeesantahay.
Transportyrken på sju språk
Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed Hordhac Översatt till somaliska 4 Hordhac 6 Sweeden waxaa lagu hogaamiyaa nadaam dimuqoraadi oo ah baarlamaani ah 8 Sidaan ayuu u egyahay qaabka nadaamka dimuqoraadiga
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha
Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)
Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso
sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.
sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh
Somaliska. Barn älskar böcker
Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor
Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn
Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano
Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa
Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa Buugaan yar waxaa iska leh: Adigoo ah magangalyo doon oo waalid la'an ah ama qof kole oo xanaanada leh Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu shaqeeyaa 1
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/
sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18
Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad
Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub
Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Macluumaadkan waxa wada jir u soo saarey waaxda caafimaadka bulshada iyo cisbitaalka dhalmada (BB)/umusha, daryeelka carruurta iyo
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DAYREELKA CAAFIMAADKA Haddii dhaawac kaa soo gaadho daryeelka caafimaadka
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada
QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås
QAWAANIINTA dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås Qofkee heli kara boos Waalidka haysta caruur laga bilaabo da da 1 sano ilaa iyo fasalka 6, waxay codsan karaan
IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION
IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka Somaliska Hordhac Maxaa ilmahayga antibiyootig loo siin waayey? Marka ilmahaagu uu xanuunsan yahay waxaad
Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!
Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay
Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa
WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan
Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]
Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET
Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38
Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38 BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha
Ku soo dhowow Laholm
Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa
Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt
Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)
Lacagta jirrada [Sjukpenning]
Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u
Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta
Wasaaradda Waxbarashada Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Waa maxay jiheeye? Jiheeyuhu wuxuu dhigayaa waxyaabaha khuseeya degmada Växjö ee garab socda waxyaabaha u baahan sharciyada iyo xeerarka.
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro
Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,
Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm
Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan
Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.
Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta
Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga
För- och grundskoleförvaltningen Version: 2008-01-09 Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga Hawlwadeneyada dugsiga Agaasimaha dugsiga (Rektor) Agaasimaha waa xilhaayeha dugsiga
1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:
Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta
Goorma samaynayaa mammogramka
Goorma samaynayaa mammogramka BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga
Macluumaad ku socda qoyska cusub
Macluumaad ku socda qoyska cusub Översatt till: somaliska WAXAY KA KOOBAN TAHAY: Hambalyo, waxaad noqotey waalid!... 3 UMUSHA KA DIB Xanuunka ka danbeeya umusha...4 Ka soo daadanaaya...4 Dilaaca iyo go
Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)
Ka kaluumeysiga Iswiidhan Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket) Ka kaluumeysiga Iswiidhan Kaluumeysiga waa madadaalo iyo farxad waqtiisdhaafin ah oo loogu raaxeysan
Warbixinta ka qaybqaatayaasha
Warbixinta ka qaybqaatayaasha 2 Maxaad uga qaybqaadanaysaa hawl/shaqo ka socota Qaybta suuqa shaqada, AME Himiladu waa in aad ku dhawaato suuqa shaqada oo aad kordhiso fursadahaaga aad shaqo ku helayso
Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah
Ku saabsan Iswiidhan Barashada bulshada oo Soomaali ah Ku saabsan Iswiidhan waa buug ku saabsan jiheeyn-bulshadeed oo loogu talagalay dadyoowga dhowaan dalka yimid. Ula jeedada laga leeyahay buugga waxa
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada
Öppna svar Jobbtorg Stockholm
Öppna svar Jobbtorg Stockholm F7. Stöd från Jobbtorget. Vad har du fått hjälp med av Jobbtorget? JS Farsta centrum CV, personligt brev. Fått hjälp med förbättring av CV och fått hjälp vid en jobbansökan.
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta
JURIDIK FÖR TOLKAR (upplaga 4:1) ORDLISTA
Studiematerial 1 FÖRORD Den här svensk somaliska tolkordlistan över juridiska termer är utarbetad av somaliska tolkar på Åsa folkhögskola. Tidigare professorn i juridik vid Mogadishus universitet Omar
Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista
Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista Denna ordlista uppdateras fortlöpande. Listan är uppdelad i ord som är speciella för arbetsmarknaden samt ord som är speciella
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la
Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp
Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp HBK United V23-28 Waa meel la deggidoono oo kubadda cagtana lagu ciyaaridoono Fotbollskollo Lycketorp Waxa lagala xiriirayaa: alessndro.giovanni.torres@gmailiug waa
Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel
Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg
Hagidda kala soocidda
Somaliska Hagidda kala soocidda Warbixin ku socota qoysaska oo ku saabsan sida loo maareyo qashinka iyo kala soocidiisa. Poseidonka cagaaran Yoolkeenu waan inaan sida ugu macquulsan ugu jilcino dadka guryaha