QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Storlek: px
Starta visningen från sidan:

Download "QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås"

Transkript

1 QAWAANIINTA dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

2 Qofkee heli kara boos Waalidka haysta caruur laga bilaabo da da 1 sano ilaa iyo fasalka 6, waxay codsan karaan boos. Xanaanadan waxa loogu talogalay caruurta ku jira diiwaanka dadweynaha ee degmada Alingsås. Xitaa caruurta ka tirsan degmooyinka kale way codsan karaan helitaanka boos. Xanaanada waxa la bixiyaa ilaa heerka aad u qabto baahi, shaqo dakhli kaa soo galo waxbarasho ku salaysan baahida ilmaha. Ilmuhu boos ayuu helaa får plats sida ugu dhakhsaha badan ee boos u jiro, laakiin ugu dambeyn gudaha afar bilood iyadoo tixgelin macquul ah la siiyay rabitaanka qoyska Haddii aad doonaysid boos ku yaala dugsi xanaano oo gaar ah, waxad sugi kartaa in ka badan afar bilood. Si boos looga helo dugsiga xanaanada caruurta xasaasiyada leh ee Hasselgatans, waxa loo baahanyahay shahaado dhakhtareed. Ilaa inta boos jiro xitaa caruurta aan lahayn xasaasiyad waxa lagu meeleeyaa dugsigan xanaanada. Miyaa ilmahaagu u baahanyahay taageero gaar ah? Caruurta u baahan taageero gaar ah waxa loo qoondeeyaa boos ah gudaha hawlaha dugsiga xanaanada, hawsha dugsiga xilli firaaqaha ama hawsha dugsiga xanaanada ee la isku dhex daray. Tani waxa la sameeyaa haddii taageero noocan ah aan lagu bixin karin qaab kale. Baaritaan ayaa la sameeyaa xaalad kasta keligeed. Booska hawlaha dugsiga xanaanada Waxa loogu talogalay caruurta laga bilaabo 1 sano ilaa inta ay bilaabayaan fasalka barbaarinta. Xanaanadan waxa la bixiyaa iyadoo ah qaabka, dugsiga xanaanada guriga xanaano maalmeedka Fasax waalidnimo ama bilaa shaqo Caruurta dhalatay 2014 iyo ka dib waxa gunnada waalidka la qaadan karaa iyadoo ah heerka ugu hooseeya isla mar ahaantaa ilmuhu joogo dugsiga xanaanada/guriga xanaano maalmeedka. Caruurta u dhaxaysa 1-5 sano (6 sano-xilli dugsiyeedka gu ga), waxa lagu casuumaa 15 saacadood/toddobaadkiiba. laba toddobaad ka dib marka ilmo walaal u ahi dhasho shaqo la aan walaalada caruur waalidkoodu helaan ilmaha buuxiyay 1 laakiin aan buuxin 3 sanno, kana diiwaan gashan degmada ee boos aan ka haysan xanaanada caruurta dugsiga xanaanada ee guud, waxay khuseysaa laga bilaabo 3-5 sano (6 år- sano-xilli dugsiyeedka gu ga) Dugsiga xanaanada/guriga xanaano maalmeedka ayaa go aaminaya wakhtiyada ilmuhu dhiganayo. Dugsiga xanaanada guud Dugsiga xanaanada ee guud wuxu khuseeyaa laga bilaabo xilli dugsiyeedka deyrta ee sanadka ilmuhu buuxiyay 3 sano. Dugsiga xanaanada guud waa 15 saacadood. Caruurta dhigata dugsiga xanaanada guud waxa khuseysa arrintan: bilaa kharash ah, ilmuhu guriga ayuu joogayaa xilliga fasaxyada dugsiga aasaasiga ah leh kharash, ilmuhu dugsiga xanaanada ayuu joogayaa xilliga fasaxyada dugsiga aasaasiga ah. Kharash ayaa la qaadayaa xilliga ayaamaha fasaxu jiro. Kharashka bishi ayaa loo qaybinayaa 30 maalmood oo maalin kasta oo ku jirta toddobaadka ayaa la xisaabinayaa, xitaa maalmaha fasaxa. Booska ku meel gaarka ah ee caruurta dugsiga xilli firaaqaha Xitaa booska dugsiga xilli firaaqaha/guriga xanaano maalmeedka waxa la bixin karaa, haddii ilmuhu u baahanyahay xanaano xilliga fasaxa. Kharashka gaarka ah, ka akhri guud ahaan ku saabsan kharashyada xilliga shaqo ku meel gaar ah ama tallaabo dhinaca suuqa shaqada ah 1

3 CODSO BOOS Codsasho waxa la samayn karaa 6 bilood ka hor marka ilmuhu u baahanyahay boos ilmuhu waa inuu buuxiyay 1 sano haddii uu helayo boos Ilmaha waxa la gelinayaa safka, laga bilaabo taariikhda codsigani soo galay. Qawaaniin gaar ah ayaa shaqaysa markay noqoto guuritaanka degmooyinka gobolka Göteborg gudaheeda, macluumaadkan waxad ka helaysaa Baddelka Baddelyada ilmahaaga waxa la sameeyaa gudaha agoosto. Haddii aad haysato caruur ku jirta dugsiyo xanaano oo kala duwan, waxad helaysaa mudnaanta walaalaha. Xaaladahan waxa la sameeyaa baddelid sanadki oo dhan si walaaluhu ay u tagaan dugsi xanaano/guriga xanaano maalmeedka oo isku mid ah. Shuruudu waa in caruurta kale ee ku jirta safka ay heli karaan boos ku yaala dugsi xanaano/guriga xanaano maalmeed kale. Jedwalka Waa in la dhiibo jedwalka ilmo kasta iyadoo la marayo adeega elaktarooniga ah. Adiga iyo shaqaalaha ayaa ku heshiinaya wakhtiyada ilmuhu joogayo halkaas. Jedwalku hadduu shaqaynayo dhowr toddobaad waxa la xisaabiyaa isku cel-celis saacadeed/ toddobaadkiiba. Jedwalka waxa la gelinayaa isagoo ah jedwan hal toddobaad ah ama jedwal joogto ah (jedwal soconaya muddo dhowr toddobaad ah). Haddii ilmahaagu wakhti ka yar hal bil baddelayo wakhtiga, wax jedwal ah oo cusub ma la dhiibayo, balse waxad toos ula hadlaysaa shaqaalaha. Marka wakhtiga joogitaanku dhaafo wakhtiga ilmuhu leeyahay waxad bixinaysaa kharashka wakhtiga dheeraadka ah. Ogeysiiska joojinta Ogeysiiska joojinta boos waa in la sameeyo iyadoo loo marayo adeega elaktarooniga ah. wakhtiga ogeysiiska joojinta waa laba bilood xitaa xilliga ka baddelka ka degmada ilaa kuwa gaarka ah. kharash ayaa la bixiyaa mar kastaba xilliga wakhtiga ogeysiiska joojinta Ogeysiiska joojinta ma la samaynayo marka, meelayntu tahay wakhti xaddidan, ilmuhu u baddelanayo hawl degmo oo kale sida dugsiga xanaanada, guriga xanaano maalmeedka ama hawsha dugsiga xilli firaaqaha. Nidaaaamka ayaa caruurta loo meeleeyaa Saf kala horreynta soo socota ayaa shaqaysa dhinaca meelaynta 1. meelaynta sida ku xusan sharciga SL kap 8 5/7 (qiimeyn gaar ah) 2. dugsiga xanaanada guud 3-5 sano jiryada 3. kala horreynta dhaqaale ee sharciga SL kap 8 5 (maamulka arrimaha bulshada ayaa baaraya) 4. mudnaanta walaalaha/baddelka 5. meelayn cusub 2

4 KHARASHKA Kharashka waxa lagu xisaabiyaa qoyska dakhligooda bishii ee wada jirka ah. Dheeraad ka akhri bogga 4 guud ahaan ku saabsan kharashka Maxaa xisaabsan dakhli ahaan Kharashka waxa lagu xisaabiyaa dakhligaaga ka hor canshuurta. Dakhli ahaan waxa xisaabsan dhamaan dakhliga aad ka bixiso canshuur. mushahar, xilli shaqo oo dheeraad ah iyo gunooyinka la xiriira dakhliga,(xitaa qiimeynta faa idada la canshuuri karo ee baabuurka shaqada ayaa ku jirta) waalidka guriga xanaanada caruurta gunadooda lacagta hawl gabka, (lacagta hawl gabka caruurta ma la xisaabiyo) masaariifta (gunnada xagga marka qofku shaqada ku dhaawacmo ee loogu talogalay dakhliga lagu waayay gunnada waalidka kaalmada daryeelka (qaybta ay waajibto canshuurtu) mushaharka jirrada/gunnada bukaanka ee wakhtiga xaddidan lacagta jirrada gunnada shaqo la aanta taageerada hawl qabadka kaalmo dhaqaaleedka dhaq-dhaqaaqa shaqada kaalmada qoyska ee qaabka gunnada qoyska dakhliga xilliga shaqo dalka dibediisa ah Xisaabi kharashkaaga. Waxad kharashkaaga ka xisaabin kartaa Dhag ka sii halka Självservice. Door dugsi degmeedka xanaanada iyo xilli firaaqaha iyo xanaanada wax-barida Kharashka caruurta 1-5 sano. Wakhtiga ilmuhu joogo dugsiga xanaanada/guri xanaano maalmeedka waxa loo qaybiyaa wakhtiyo leh xadyo xilliga 25, ilaa iyo 35 ka badan 35 saacadood/ toddobaadkiiba. Jadwalka hoose wuxu ku xisaabsanyahay tirada saacadaha/ toddobaadkii ee ilmaha iyo guriga dakhligiisa. Kharashka dugsiga xanaanada/guri xanaano maalmeedka caruurta 1-5 sano Saacadood/toddobaad Ilmaha Ilmaha 2 Ilmaha 3 Ilaa iyo 25 2,25 % dakhliga ah 1,25 % dakhliga ah 0,60 % dakhliga ah Ilaa iyo 35 2,75 % dakhliga ah 1,75 % dakhliga ah 0,85 % dakhliga ah ka badan 35 3,00 % dakhliga ah 2,00 % dakhliga ah 1,00 % dakhliga ah Kharashka caruurta ah 6 sanno ilaa iyo fasalka 6 Inta saacadood ee ilmuhu joogo dugsiga xanaanada/guri xanaano maalmeedka ma saamayso kharashkan, waxa keliya ee go aamiya inta kharashkani leegyahay waa dakhliga. Kharashyada guriga xanaano maalmeedka Ilmaha 1 Ilmaha 2 Ilmaha 3 2 % dakhliga ah 1 % dakhliga ah 1 % dakhliga ah 3

5 Guud ahaan ku saabsan kharashkan Canshuurta dakhliga ee kharashka ugu sareeyaa waa mid ku salaysan hab xisaabeed, sida loo xisaabiyo waxad ka arkaysaa jedwalka ku jira bogga afar. Haddii aad doonaysid inaad ogaato heerka canshuurta dakhliga ama xisaabinta kharashkaaga, gal halkan dariiqa lagu raadinayo, eeg bogga toddoba. haddii aanad soo gudbin dakhliyadaada, waxad bixinaysaa kharashka ugu sareeya dakhligu hadduu isbaddelo waa la saxayaa, haddii kale kharashka ayaa khalad noqonaya. Isbaddelka dakhliga waxa laga sameeyaa adeega elaktarooniga. marka kharashkan la xisaabinayo, ilmaha ugu yar qoyska ayaa xisaabsan ilmaha 1, ilmaha yaraan ahaan ku sii xiga 2 iyo sidaas inay u sii socoto, waa bilaa kharash laga bilaabo ilmaha 4. Tani waxay khuseysaa xitaa qoysaska ay caruur ugu jiraan dugsiyada degmada iyo kuwa madaxa banaan labadaba. haddii daryeelaha caruurta ee guriga xanaano maalmeedka xanuusanayso/ fasax tahay ama leedahay fasax kale oo boosna aan loo diyaarin karin qaab kale, waa laga jarayaa maalmahan caruurta ka weyn 3 sano ee dhigta in ka badan 15 saacodood toddobaadkii (dugsiga xanaanada ee guud), waxay helayaa ka jarida kharashka oo ah 30,5 % dugsiga xanaanada ee furan iyo fasalka barbaarintu waa bilaa kharash. caruurta dhigata dugsiga una baahan booska dugsiga xilli firaaqaaha marka ay tahay fasax, waxay bixinayaan 50 karoon calaa maalin ayaamaha ilmuhu halkaasi joogo. Kharashkani ma ka sarreyn karo kharashka bil ahaan aad bixin lahayd dhanka. marka waalidku haystaan mas uuliyada sharci oo wada jir ah iyo boos kala qaybsan, waa in idinku waalid ahaan mid walba helo qaan-sheeg gaar u ah. Boos kala qaybsan waxa laga samaynayaa foomka delad faktura ee ku jira, alingsas.se. Foomkan waa inay saxeexaan labada waalidba haddii kharashka bixintiisa lala habsaamo waxad marka hore helaysaa xusuusin, ka dibna ururinta xafiiska deynta. Haddii aanad ku bixin gudaha 60 maalmood laga bilaabo maalinti kama dambeysta ah waxa ilmaha laga joojinayaa dugsiga kharashkan waxa la bixiyaa 12 bilood sannadkii, xitaa xilliga fasaxyada dugsiyada, fasaxa, ayaamaha xiritaanka iyo fasaxyada kale. Kharash ayaa la bixiyaa xitaa haddii ilmuhu xanuusanayo oo guriga joogo. haddii maalmaha xiritaanka ilmahaagu u baahanyahay boos, waa inaad 2 bilood ka hor la xiriirtaa xafiiska caruurta iyo da yarta ama maamulka dugsiga marka ay noqoto dhinaca caruurta dhigata dugsiga xilli firaaqaha, eeg bogga toddoba. Ka fikir inaad dhiibto macluumaad sax ah Sanad kastaba maamula caruurta iyo da yarto waxay macluumaadka ku saabsan dakhliyadaada ka soo qaadataa xafiiska canshuuraha. Macluumaadkan ka yimi xafiiska canshuuraha ayaa ka dib la barbardhigaa kuwa maamulkani idinka helay. Soo qaadashadan waxaa la sameeya ka dib marka caddaynta dakhligu dhamaato diisambar ee baaritaankuna dhamaaday feebarwari. Intaasi ka dib kharash ayaa dib loo celiyaa ama la codsadaa, taas oo ku xiran haddii dakhligu ahaa mid aad u sareeya ama aad u hooseeya. Macluumaad khalad ah oo la dhiibay waxay keeni kartaa talaabooyin sharciyan ah. 4

6 Degmada Alingsås macluumaadkeeda urursan ee ku saabsan dugsiga xanaanada, dugsiga xilli firaaqaha iyo hawlaha kale ee waxbarida ee ay leedahay degmadu iyo kuwa gaarka ahba waxa laga helayaa boggayaga internetka. Halkaasi waxa ku jirta xitaa macluumaad ku saabsan kaalmada daryeelka ee ilmaha buuxiyay 1 laakiin aan buuxin 3 sanno, kana diiwaan gashan degmada ee boos aan ka haysan xanaanada caruurta. Dariiqa raadinta Dhag ka sii, Utbildning, barnomsorg Dhag ka sii, Grundskola, barnomsorg Foomamka la isticmaalayo waxa laga helayaa mid walba oo gaarkiisa ah maamulka waaxda ama xafiiska caruurta iyo dhalinyarada. Waxa laga soo qaatay Guddida caruurta iyo dhalinyarada, Fayl lr.: BUN 660 Qeexida

7 2

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -

Läs mer

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1

Läs mer

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii

Läs mer

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16

Läs mer

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo dhawaadda shaqada Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information

Läs mer

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta

Läs mer

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato? Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha

Läs mer

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad: Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta

Läs mer

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Inledning. Hordhac. svenska. somali 1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till

Läs mer

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una

Läs mer

Sida loo dhiso jaaliyad

Sida loo dhiso jaaliyad Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu

Läs mer

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.

Läs mer

Dulqaaxumo Intolerans

Dulqaaxumo Intolerans Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka

Läs mer

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada

Läs mer

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa

Läs mer

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!

Läs mer

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan

Läs mer

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,

Läs mer

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET

Läs mer

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha

Läs mer

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun. INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN

Läs mer

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga

Läs mer

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid 2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet

Läs mer

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag

Läs mer

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?] Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig

Läs mer

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo

Läs mer

Transportyrken på sju språk

Transportyrken på sju språk Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and

Läs mer

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Lacagta jirrada [Sjukpenning] Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa

Läs mer

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan

Läs mer

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada

Läs mer

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

In shirkad. laga furto. Iswiidhen In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto

Läs mer

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada

Läs mer

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool. sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh

Läs mer

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka

Läs mer

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,

Läs mer

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso

Läs mer

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka

Läs mer

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha? Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa

Läs mer

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan

Läs mer

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad

Läs mer

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Wasaaradda Waxbarashada Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Waa maxay jiheeye? Jiheeyuhu wuxuu dhigayaa waxyaabaha khuseeya degmada Växjö ee garab socda waxyaabaha u baahan sharciyada iyo xeerarka.

Läs mer

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan

Läs mer

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta

Läs mer

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DAYREELKA CAAFIMAADKA Haddii dhaawac kaa soo gaadho daryeelka caafimaadka

Läs mer

Wakiilka takooridda DO

Wakiilka takooridda DO Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan

Läs mer

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan

Läs mer

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha

Läs mer

Somaliska. Barn älskar böcker

Somaliska. Barn älskar böcker Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor

Läs mer

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas

Läs mer

SOMALISK a AF-SOOMAALI

SOMALISK a AF-SOOMAALI OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga

Läs mer

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka Somaliska Hordhac Maxaa ilmahayga antibiyootig loo siin waayey? Marka ilmahaagu uu xanuunsan yahay waxaad

Läs mer

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Macluumaadkan waxa wada jir u soo saarey waaxda caafimaadka bulshada iyo cisbitaalka dhalmada (BB)/umusha, daryeelka carruurta iyo

Läs mer

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska) 1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET

Läs mer

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare

Läs mer

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano

Läs mer

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo

Läs mer

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow. Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta

Läs mer

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda

Läs mer

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/

Läs mer

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed Hordhac Översatt till somaliska 4 Hordhac 6 Sweeden waxaa lagu hogaamiyaa nadaam dimuqoraadi oo ah baarlamaani ah 8 Sidaan ayuu u egyahay qaabka nadaamka dimuqoraadiga

Läs mer

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning

Läs mer

Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista Denna ordlista uppdateras fortlöpande. Listan är uppdelad i ord som är speciella för arbetsmarknaden samt ord som är speciella

Läs mer

Översatt av Sahro Aden Dulle

Översatt av Sahro Aden Dulle Översatt av Sahro Aden Dulle 2004 SVENSKA Somaliska EXEMPEL DIAGRAM Jaantuus 4:e kvart 3% :a kvart 3% Cirkeldiagram Wareega jiheejaha 2:a kvart 7% 3:e kvart 57% 00 80 Linjediagram Xariiqda jaantuska 60

Läs mer

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare

Läs mer

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY

Läs mer

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha

Läs mer

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga För- och grundskoleförvaltningen Version: 2008-01-09 Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga Hawlwadeneyada dugsiga Agaasimaha dugsiga (Rektor) Agaasimaha waa xilhaayeha dugsiga

Läs mer

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad

Läs mer

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg

Läs mer

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o Tentamen på kurs SOL110, del 3 Väl godkänt = 85 % rätt 2016 01 16, skrivtid max 3 timmar Godkänt = 60 % rätt DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska 1. (4 p.) Hur många regelbundna pluraländelser

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,

Läs mer

Ku soo dhowow Laholm

Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa

Läs mer

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha

Läs mer

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38 Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38 BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA FARBARASHO 3 FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA ALFABETISERING PÅ SOMALISKA Abdulkhadir Mohamed Future Introduktion Alfabetiseringsboken Farbarasho 3 är avsedd för vuxna, ungdomar och barn som vill lära sig läsa

Läs mer

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4 INTEGRATIONSVERKET Delaktighet för integration att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige Rapport till regeringen av Integrationsverkets regeringsuppdrag Integrationsverkets rapportserie

Läs mer

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano S Bra mat för barn mellan ett och två år u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano Cuntada u wanaagsan carruurta jirta sannad ilaa labo sano (ha siin cabbitaanka bariiska laga sameeyey, eeg bogga 13) Waxaa ka

Läs mer

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa. Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?

Läs mer

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la

Läs mer

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah LACAGTAADA EEG! S V E R I G E S R I K S B A N K 1-karoon 2-karoon 5-karoon 10-karoon Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo

Läs mer

Goorma samaynayaa mammogramka

Goorma samaynayaa mammogramka Goorma samaynayaa mammogramka BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga

Läs mer

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

Warbixinta ka qaybqaatayaasha Warbixinta ka qaybqaatayaasha 2 Maxaad uga qaybqaadanaysaa hawl/shaqo ka socota Qaybta suuqa shaqada, AME Himiladu waa in aad ku dhawaato suuqa shaqada oo aad kordhiso fursadahaaga aad shaqo ku helayso

Läs mer

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u

Läs mer

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Buugeyga caafimaadka ee gaarka Buugeyga caafimaadka ee gaarka Översatt till Somaliska BUUGEYGA CAAFIMAADKA EE GAARKA Ka dib nooca uu sameeyey: Dr A Macfarlane, Oxford District Health Authority, England. Turjumaad iyo isku habeyn: Gisela

Läs mer