Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Storlek: px
Starta visningen från sidan:

Download "Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)"

Transkript

1 1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

2 Tani waa turjumaad laga soo turjumay waraqaha ama buugga yar ee rugta Curyaannimada iyo Baxnaaninta (Handikapp iyo Habilitering). Warqadda waxa laguu soo raacinayaa waraaqo ama buug yar oo ku qoran iswidhish fudud. Macluumaadka ku saabsan cinwaannada waxa lagu sheegayaa waraqaha ama bugga yar ee iswidhishka ku qoran ama rugta gudbinta telefoonnadda ee bugga yar ee Curyaannimada iyo Baxnaaninta ee (Habilitering & Hälsa) lambarka gudbinta telefoonka, Sid 2 Waa maxay baxnaanintu? (Vad är habilitering?) Rugta Curyaannimada iyo Baxnaaninta (Handikapp iyo Habilitering) waxay ku siinaysaa adigaaga xubnaha jidhka qaarkood ka curyaanka ah taageero si aad ugu noolaan karto sida ugu fiican ee ugu suurtagalsan. Kuwa yimaadda rugta Curyaannimada iyo Baxnaaninta (Handikapp iyo Habilitering) waa kuwo badanaa ku dhashay ee qaybaha jidhkooda ka curyaanka ah, qaar badanina curyaannimadaas way qabaan noloshooda oo dhan. Waxaad helaysaa talo iyo kaalmo (Du får råd och stöd) Rugta Curyaannimada iyo Baxnaanintu (Handikapp iyo Habilitering) waxay adiga iyo qoyskaagaba ku siin karaan talo iyo taageero. Sid 3 Talada iyo taageeradu waxay noqon kartaa in aad: In aad warbixin dheeraad ah ka ogaato curyaanimadaada ama qaybaha jidhkaga ka mid ah ee curyaanka ah In aad la hadasho qof la taliye ah ama qof aqoon u leh cilmi nasfsiga si caafimaadkaagu uu u fiicnaado. In aad warbixin dheeraad ah ka ogaato nooca caawimo ee aad bulshada ka heli karto. In aad warbixin dheeraad ah ka ogaato ururrada ama jaalliyadaha ku caawin kara. Waxaad helaysaa daryeel ama daaweyn (Du får behandling) Rugta Curyaannimada iyo Baxnaaninta (Handikapp iyo Habilitering) waxay ku siinaysaa daryeel ama daaweyn. Daryeelka ama daaweyntu waxay kuu caawin kartaa siyaabo kal duwen: Si jidhkaagu uu u shaqeeyo sida ugu fiican ee ugu suurtaglka badan leh. Si aad ula hadli karto dadka kale. Si aad ula kulmi karto una raaci karto dadka kale. Sid 3 2 (8)

3 Waxaad helaysaa taageero maalmaha shaqada (Du får stöd i vardagen) Curyaanimadaada ama xubnaha jidhkaaga ee kala dhiman waxa raad ku yeelanaya sida aad u deggan tahay iyo meesha aad ka shaqayso.sidaas awgeed ayaannu kuu caawinaynaa si guriga iyo shaqadaaduba kuugu fiicnaadaan sida ugu suurtagalsan leh. Waxa kale oo weliba aanu kaa caawinaynaa sidii aad u heli lahayd qalabka la adeegsado si adiga naf ahaantaadu aad waxyaabo kala duwen u qabsan karto maalmihii. Tusaale ahaan in aad ilaaliso wakhtiyada, samaynta cuntada iyo maydhista dharkaaga. Annaga iyo shaqaalaha kale ayaa si wadajir ah kuu caawinaynaa (Tillsammans med andra hjälper vi dig) Rugta Curyaannimada iyo Baxnaanintu (Handikapp iyo Habilitering) waxay la shaqaysaa shaqaalaha kale ee badanaa aad la kulanto si aad u hesho taageero sida ugu suurtagalka badan leh. Haddii aad dooneyso waxannu la soo xidhiidhaynaa tusaale ahaan shaqaalaha jooga halka aad deggan tahay ama halka aad ka shaqayso. Sid 4 Tani waan rugta baxnaaninta (Det här är ett habiliteringscenter) Gobolka Istokhoom waxa jira dhowr xarumood oo ah rugta baxnaaninta loogu talo galay dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee qaybaha jidhka siyaabo kala duwen uga curyaanka ah. Halkan waxa ah dhowr tusaale oo ka mid ah dadka qaybo jidhka ka mid ah ka curyaanka ah ee rugaha baxnaanintu ay waxyaabo baan ka karayaan: Koritaanka aan fiicnayn Dhibaatada xagga dhaq-dhaqaaqa jidhka Cudurka autism Nocyada kale ee curyaanimada qaybaha jidh Cudurka aspergers syndrom Dhaawacyada maskaxda ee qofka ka soo gaadha shil ama cudur Dhaawaca xagga maqalka Dgago iyo indha la aanta Sid 5 3 (8)

4 Haddii aannu nahay qolada ka shaqaysa rugta baxnaaninta (Vi som arbetar på habiliterings-center) Rugta baxnaaninta waxa ka shaqeeya shaqaalaha jimicsiga jidhdhiska, Shaqaalaha khibradda u leh arbetsterapeuter, logopeder, la taliyayaasha iyo dadka aqoonta u leh cilmi nafsiga. Dhowr ka mid ah rugaha baxnaaninta waxa ka shaqeeya xitaa dadka ku takhasusay waxbarashada iyo barbaarinta. Waannu wada shaqaynaa waxaannanu leenahay aqoon ku saabsan sidii aannu kaaga caawin lahayn sidii aad u fiicnaan lahayd isla markaana adiga naf ahaantaadu aad isku dabberi lahayd sida ugu suurtagalsan. Marka aad noo timaaddo waxaynnu si wadajir ah u baadhaynaa oo u ogaanaynaa waxa aad u baahan tahay iyo caawimada aad dooneyso. Dabadeed waxaannu kugu la talinaynaa taageerada iyo dawada ama waxqabadka lagu siin karo, waxaynanu qoraynaa qorshe ku saabsan daaweyntaada, qorshe baxnaanineed. Daaweynta ama wax qabadka iyo taageerada waxaad ka heli kartaa oo lagugu siinayaa rugta baxnaaninta, gurigaaga ama shaqada. Rugaha kala duwen ee baxnaaninta (Olika slags habiliterings-center) Sid 6 Rugta baxnaaninta ee loogu talo galay dhallinyarada iyo dadka waaweyn. Magaalada Istokhoom waxa jira 8 rugaha baxnaaninta oo loogu talo galay dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee ka cilladaysan xagga koritaanka iyo dhaq-dhaqaaqa xubnaha jidhka. Rugta baxnaaninta ee magaalada Järva Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Rugta baxnaaninta ee magaalada Liljeholmen Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Rugta baxnaaninta ee magaalada Nacka Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Sid 7 Rugta baxnaaninta ee magaalada Sollentuna Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Rugta baxnaaninta ee magaalada Istokhoom Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Rugta baxnaaninta ee magaalada Södertälje Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Rugta baxnaaninta ee magaalada Tullinge Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: (8)

5 Rugta baxnaaninta ee magaalada Täby Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Rugta Cudurka Autism ee dadka waaweyn (Autism-center för vuxna) Rugta Cudurka Autism ee loogu talo galay dadka waaweyn, wuxuu taageeraa dadka da doodu ka weyntahay 18 sano ee qaba cudurka autism amase si kale qaybaha jidhka uga curyaanka ah, taas oo la mid ah cudurka autism welibana ka cilladaysan xagga koritaanka. Waxaad naga soow wacaysaa lambarka: Sid 8 Rugta loogu talo galay dadka maskaxda ka dhaawacmay (Hjärnskade-center) Rugta loogu talo galay dadka maskaxda ka dhaawacmay waxay talo iyo tusaale siisaa dadka da doodu u dhaxayso 16 iyo 65 sano ee sida ba an xagga maskaxda uga dhaawacmay, tusaale ahaan ka dib markii shil ama cudur ku dhacay. Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Tiimaka Döv-teamet (Döv-teamet) Tiimaka Döv-teamet wuxu talo iyo taageero siiyaa dadka waweyn ee xagga koritaanka ka cilladaysan ee xagga maqalka ka dhaawacan isla markaana adeegsada fara ku hadalka. Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Telefoonka-la qoro: Waxa fiican in aad ogaato (Bra att veta) Dhammaan dadka ka shaqaynaya rugta baxnaanintu waxay leeyihiin sir haynta shaqada oo cidna wax uma sheegayaan. Taas micnaheeduna waxa weeyi in aan la noo oggolayn in aannu cid kale uga warranno nooca ay tahay caawimada aad annaga naga helaysaa. Waxaad dareemaysaa amni iyo kalsooni marka aad nala joogtaan. Dhammaan dadka ka shaqaynaya ruga baxnaanintu waxay qoraan warbxin. Warbixintaa waxa ku yaalla qaybaha jidhka ee aad ka curyaanka tahay iyo nooca caawimada ee aad u baahan tahay. Waa laguu oggol yahay in aad akhrisato warbixinta ama macluumaadka adiga kugu saabsan. Sid 9 Lacag maaha in taageero aad ka hesho rugta baxnaaninta. Haddii taageero aad ka dooneyso rugta baxnaaninta, kolkaa codsigaaga waxaad ku soo qoraysaa warqad ama foom gaar ah. Waxa ku caawin kara kalkaaliyahaaga ama annagayaga ka shaqaynna rugta baxnaaninta marka codsigaaga aad soo qorayso. Sid 10 5 (8)

6 Halkanna waxaad weliba ka heli kartaa talo, Taageero ku saabsan daaweynta ama waxqabadka Rugta jimicsiga jidh-dhiska ee PUFFA (PUFFA tränings-center) PUFFA waa rugta ama xarunta jidh-dhiska ee loogu talo galay dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee ka cilladaysan xagga dhaqdhaqaaqa jidhka ee deggan magaalada Istokhoom. Arrimahan ayaad ku samayn kartaa rugta PUFFA Waxaad ku tababaran kartaa heerka aad joogto si aad u sii xoogeysato. Waxaad ku tababbaran kartaa xaaladdaadu sida ay tahay si wax badan aad u sii karto. Waxaad ku tababaran kartaa sidii si fudud uu jidhkaagu ugu dhaqdhaqaaqi lahaa. Waxaad tababaran kartaa keli ahaantaada ama dadka kale ayaad koox ahaan la tababaran kartaa. Waxa kale oo weliba aad ka qayb qaadan kartaa koorasyada waxbarasho ee haddii rugta PUFFA nahay aannu soo qaban qaabinay. Waxaad naga soo waci kartaa lambarka telefoonka ee: Wada hadalka kooxeed ee rugta UNG (UNG samtalasgrupper) Rugta UNG waxa loogu talo galay dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee qaybo jidhka ka midka ah ka cuyaanka ah, da dooduna u dhaxayso 13 iyo 25 sano. Sid 11 Haddii annu nahay qolada halkan ka shaqaysa waxaannu aqoon aad u badan u leenahay jidhka iyo nafta (ruuxda) iyo sida banii aadamku u shaqeeyo galmood ahaan. Wada hadalka kooxeed ee aannu qabanno waxaad kula kulmaysaa dhallinyarada kale. Wada hadalka kooxeed tusaale ahaan waxaannu kaga hadli karnaa sida qofku uu muddekar u noqonayo iyo sida uu qofku iskii iskugu dabberi karayo, xuquuqda aad aad bulshada ku leedahay iyo xilka bulshada kaa saaran, jacaylka, galmoodka iyo saaxiibadda. Amma wada hadalku wuxuu ku saabsan yahay xilli firaaqaha, waxbarashada, hoyga ama wixii kale ee aad u aragtaan in ay muhii tahay. Wax lacag ah lagaama qaadayo in aad annaga kaalmo naga hesho oo kooxdayadana aad ka mid noqoto. Waxaad naga soo wacdaa lambarka telefoonka ee: (8)

7 Sid 12 Rugta Klara Mera waa rugta laga helo taageero wax ku ool ah (Klara Mera center för kognitivt stöd) Ruta Klara Mera waxay ku shaqaysaa oo yaalla qalabka la adeegsado ee loogu talo galay dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee aayarka ama aadka uga cilladaysan xagga koritaanka jidhka. Qalabka yaalla rugta Klara Mera waxa kale oo weliba la yidhaa taageerada wax ku oolka ah. Taas micnaheeduna waxa weeyi in qalabaka la adeegsanayaa uu noqdo caawimo ah in si fiican wax loo xusuusto iyo in aad si dhibyar adigu iskaa iskugu filnaato nolol maalmeedka. Waxaad naga soo wacaysaa lambarka: Rugta qaabbilaadda ee taageerada xagga cilmi nafsiga (Psykoterapimottagningen) Nolosha ma waxaad u aragtaa in ay adagtahay? Kolkaa waxa laga yaabaa in aad u baahan tahay in aad u warranto qof doonaya in uu dhageysto oo fahmo sida aad u fikirayso iyo sida aad dareemeyso. Kolkaa waxaad imanaysaa rugta qaabbilaadda taageerada xagga cilmi nafsiga Waxaynnu ka hadlaynaa waxa aad u aragto in ay adagyihiin. Wada jir ayeynnu u go aaminaynaa xalka dhibaatoyinkaaga ku haysta. Ugu horrayn waan in aad wacdaa la taliyahaaga ama qofka cilmi nafsiga kaa caawiya ee jooga rugta baxnaaninta. Wada jir ayaad u go aaminaysaan haddii aad tageyso rugta qaabbilaadda xagga cilmi nafsiga. Waxaad naga soo wacdaa lambarka: Sid 13 Rugta warbixinta curyaamiinta (Handikappupplysningen) Rugta warbixinta curyaamiinta (Handikappupplysningen) Haddii aannu nahay shaqaalaha jooga rugta warbixinta curyaamiinta waxaannu talo iyo taageero siin karnaa dhammaan dadka deggan magaalada Istokhoom ee doonaya in ay ogaadaan warbixin dheeraad ah oo ku saabsan curyaannimada qaybo jidhka ka mid ah. Haddii aannu nahay dadka ka shaqeya halkan waxaannu wax badan ka naqaannaa curyaannimada qaybo jidhka ka mid ah. Waxaannu kaaga warrami karnaa xuquuqda aad leedahay, waxaanannu ka jawaabaynaa su aalahaaga ku saabsan tusaale ahaan xilli firaaqaha. Siyaabo kala duwen ayaad caawimo nooga heli kartaa: Waad na soo waci kartaa. 7 (8)

8 Waraaq ayaad noo soo qori kartaa. Boosta elektaroonigga ayaad waraq noogu soo qori kartaa. Gurigaaga ayaad ku dalban kartaa waraaqaha ama bugaagta yaryar ee warbixintu ku qoran tahay. Sid 14 Waxaad soo waci kartaa rugta warbixinta curyaamiinta lambarka telefoonka: Halkan ayaad u soo qori kartaa boosta elektaroonigga: forumfunktionshinder@sll.se Halkan ayaad waraaq u soo qori kartaa: rugta warbixinta curyaamiinta (Handikappupplysningen) Box Stockholm 8 (8)

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1

Läs mer

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo

Läs mer

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo dhawaadda shaqada Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information

Läs mer

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una

Läs mer

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala

Läs mer

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16

Läs mer

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay

Läs mer

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!

Läs mer

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Inledning. Hordhac. svenska. somali 1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato? Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha

Läs mer

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -

Läs mer

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.

Läs mer

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.

Läs mer

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid 2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet

Läs mer

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET

Läs mer

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag

Läs mer

Transportyrken på sju språk

Transportyrken på sju språk Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and

Läs mer

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA

Läs mer

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga

Läs mer

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan

Läs mer

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo

Läs mer

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada

Läs mer

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada

Läs mer

Dulqaaxumo Intolerans

Dulqaaxumo Intolerans Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka

Läs mer

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha

Läs mer

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha? Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa

Läs mer

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow. Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta

Läs mer

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun. INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN

Läs mer

SOMALISK a AF-SOOMAALI

SOMALISK a AF-SOOMAALI OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga

Läs mer

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning

Läs mer

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan

Läs mer

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka

Läs mer

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38 Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38 BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha

Läs mer

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

In shirkad. laga furto. Iswiidhen In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto

Läs mer

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha

Läs mer

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u

Läs mer

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig MAXAA DHICI DOONA HADDA? Daryeelka khasabka ah waxaa loola jeeda

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad

Läs mer

Madax xanuunka (huvudvärk).

Madax xanuunka (huvudvärk). Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay

Läs mer

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?] Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig

Läs mer

Sida loo dhiso jaaliyad

Sida loo dhiso jaaliyad Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu

Läs mer

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY

Läs mer

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool. sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh

Läs mer

Goorma samaynayaa mammogramka

Goorma samaynayaa mammogramka Goorma samaynayaa mammogramka BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga

Läs mer

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano

Läs mer

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan

Läs mer

Somaliska. Barn älskar böcker

Somaliska. Barn älskar böcker Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor

Läs mer

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga

Läs mer

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare

Läs mer

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Macluumaadkan waxa wada jir u soo saarey waaxda caafimaadka bulshada iyo cisbitaalka dhalmada (BB)/umusha, daryeelka carruurta iyo

Läs mer

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Senast uppdaterad: 2015-09-28 Swedish Migration Agency Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Till dig som söker asyl i Sverige Somaliska www.migrationsverket.se 1 Qofka doonaya inuu magangelyo

Läs mer

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD) Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD) Tilmaame dag dag ah oo fudud oo ku saabsan cudurka sambabada ee COPD looguna tala

Läs mer

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada

Läs mer

Wakiilka takooridda DO

Wakiilka takooridda DO Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan

Läs mer

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad

Läs mer

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/

Läs mer

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa

Läs mer

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Waxanu ku hadalnaa luqado badan Våra medarbetare pratar över 40 språk. Många har själva gjort den resan du gör nu. Waxanu ku hadalnaa luqado badan Qaar badan oo ka mid ah shaqaalahayaga, waxay qudhoodu ka yimaaddeen waddamo kale, waxaanay

Läs mer

Hagidda kala soocidda

Hagidda kala soocidda Somaliska Hagidda kala soocidda Warbixin ku socota qoysaska oo ku saabsan sida loo maareyo qashinka iyo kala soocidiisa. Poseidonka cagaaran Yoolkeenu waan inaan sida ugu macquulsan ugu jilcino dadka guryaha

Läs mer

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DAYREELKA CAAFIMAADKA Haddii dhaawac kaa soo gaadho daryeelka caafimaadka

Läs mer

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha

Läs mer

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o Tentamen på kurs SOL110, del 3 Väl godkänt = 85 % rätt 2016 01 16, skrivtid max 3 timmar Godkänt = 60 % rätt DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska 1. (4 p.) Hur många regelbundna pluraländelser

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET

Läs mer

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)

Läs mer

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMALISKA Elever i tidigt skede av sin läs- och skrivutveckling Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Uppgifter A Tecken, ord, meningar

Läs mer

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Lacagta jirrada [Sjukpenning] Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda

Läs mer

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa. Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?

Läs mer

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Buugeyga caafimaadka ee gaarka Buugeyga caafimaadka ee gaarka Översatt till Somaliska BUUGEYGA CAAFIMAADKA EE GAARKA Ka dib nooca uu sameeyey: Dr A Macfarlane, Oxford District Health Authority, England. Turjumaad iyo isku habeyn: Gisela

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad: Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta

Läs mer

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la

Läs mer

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta

Läs mer

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso

Läs mer

Ku soo dhowow Laholm

Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa

Läs mer

Vi ger råd, stöd och behandling. Det här är en lättläst broschyr från Handikapp och Habilitering

Vi ger råd, stöd och behandling. Det här är en lättläst broschyr från Handikapp och Habilitering Vi ger råd, stöd och behandling Det här är en lättläst broschyr från Handikapp och Habilitering Vad är habilitering? Handikapp och Habilitering ger dig med funktionshinder stöd för att du ska kunna leva

Läs mer

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta SOMALISKA BILSKADEREPARATÖR Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta Lernia wuxuu ku siinayaa fursad wayn ood shaqo ku hesho. Waxaan si dhaw ula shaqaynaa talobixina

Läs mer

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay

Läs mer

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik. SOL110 Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik. Grammatisk terminologi Inom varje yrkesområde behöver man ett specialordförråd För att

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,

Läs mer

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare

Läs mer

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas

Läs mer

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo

Läs mer

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,

Läs mer

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah LACAGTAADA EEG! S V E R I G E S R I K S B A N K 1-karoon 2-karoon 5-karoon 10-karoon Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo

Läs mer

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt

Läs mer

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano S Bra mat för barn mellan ett och två år u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano Cuntada u wanaagsan carruurta jirta sannad ilaa labo sano (ha siin cabbitaanka bariiska laga sameeyey, eeg bogga 13) Waxaa ka

Läs mer