Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Storlek: px
Starta visningen från sidan:

Download "Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan"

Transkript

1 Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

2 Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare oo saddex sano ah. Waxbarashada dugsiga sare waxay saldhig u noqon doontaa dhaqdhaqaaqa xirfada, sii wadashada waxbarashada, horumar-shaqsiyeedka iyo ka qaybgalka firfircoon ee noolasha bulshada. 2

3 Tirada barnaamijyada waxbarasho-qarmeedyada waa sideed iyo tobban Xeer-dugsiyeedkii 1 luulyo 2011 hirgalay waxaa lagu wada-simay dugsiyada sare gaar ahaanta loo leeyahay iyo kuwa maamulka degmooyinka ay maamulaan. Dugsiyada sare waxay leeyihiin 18 barnaamijyo waxbarasho-qarmeed, kuwaasoo u kala qaybsaan 12 barnaamij-xirfadeed iyo 6 barnaamij u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed. Barnaamijyada dugsiyada sare oo idil waxaa la dhigta saddex sano. Ardaygu markii u dhamaysto dhigashada barnaamij-xirfadeedka, waxaa la filanayaa in uu aad isku diyaar-garayay suuqa shaqada, waxaa kaloo la filanayaa in tayada waxbarashada ay ahayd mid heer sare ah, taasoo ardayga u suurtagelin doonto in xirfadiisa u xariif ku noqdo. Teeda kale, waa in uu xirfadiisa u shaqo ku hela kadib markii waxbarashadiisa u dhamaysto. Ardayda dhigato barnaamij-xirfadeedyada dhammaantood waxay - markii waxbarashada dugsiga sare ay dhameeyaan, xaq ku leeyihiin 3

4 fursad ay ku gaaraan saldhigga u qalmida dhigashada jaamacadda. Haseyeeshe, shuruudaha waxaa kamid ah in ardaygu u doorto koorsooyinka u gogolxaarayo helida saldhigga u qalmidda waxbarasho jaamaceedka. Dhigashada barnaamijka u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed kadib, waxaa la filanayaa in ardaygu u diyaar u yahay waxbarasho jaamaceed. Waxaa kaloo jiro barnaamijyada horudhaca, kuwaasoo tiradooda ah shan. Waxaa looga talagalay ardayga u qalmin dhigashada barnaamij-qarmeedka. Barnaamijka horudhaca waa in uu ardayga u suurtageliyaa dhigashada mid kamid ah sideed iyo tobbanka barnaamij waxbarasheedka qarmeed ama la qabsashada suuqa shaqada. Dugsiyada qaarkood waxaa laga hela waxbarasho ka duwan barnaamijyada waxbarasho- qarmeedka: kala duwanaasho gaar ah, waxbarasho ku salaysan xulasho qarmeed iyo waxbarashada isboortiga heer qarmeedka ahi ee helideeda lagu guulaystay (NIU). Shuruudaha u qalmidda waxbarashada dugsiyada sare Nidaamka u qalmidda waxbarashada dugsiga sare, way ku kala duwan yihiin hadba barnaamij-xirfadeed iyo barnaamijka u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed. Sida lagu helo dhigashada barnaamij-qarmeedka, iyadoo fiirogaar ah aanan la siinin barnaamij-xirfadeed ama barnaamijka u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed, waa in ardaygu u ku guulaystay maadooyinka af-iswiidishka ama af-iswiidishka luqad labaad ahaanta, af-ingriisi iyo xisaabta. Ardayga barnaamij-xirfadeedka waxaa ku guulaysashada saddexda maado ka sokkoow, laga doonayaa ku guulaysashada shan maadooyin oo dheeraad ah, isku-darkii waa sideed maaddo. Ardayga barnaamijka u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed waxaa - ku guulaysashada saddexda maado ka sokkoow, laga doonayaa ku guulaysashada sagaal maadooyin oo dheeraad ah, isku-darkii waa laba iyo tobban. Barnaamijyada aqoonta dhaqaalaha iyo bulshada iyo barnaamij adabta aadanaha, waa in sagaalka maadooyin afar kamid ah shahaadadooda lagu guulaystay, sida jugraafi, taariikh, aqoonta bulshada iyo aqoonta diinta. Ku saabsan aqoonta abuurka iyo 4

5 barnaamijka farsamada, waa in sagaalka maadooyin saddex kamid ah shahaadadooda lagu guulaystay, sida bayoolaji, fiisiks iyo kemistery. Doorashada sagaalka maadooyin ee barnaamijka aqoonta quruxda waa ikhitiyaari. Waxbarasho aqoonta quruuxda qaarkood, waxbarasho aad u ficnaanshada iyo barnaamijka isboortiga, waxaa laga yaaba in ay leeyihiin shuruudo gaar ah ee lagu helo, marmarna imtixaanno. Koorsooyinka iyo qorsheynta maadooyinka Barashada af-iswiidishka ee dugsiyada sare waxay leeyihhin qaab koorso. Macneheedu waxay tahay in ardaygu u dhigan doono hal ama dhowr koorsooyinka ee ka tirsan maadooyin kala duwan ee barnaamijka. Koorsooyinka badidooda waxay ka kooban yihiin 100 dhibcood, taasoo u dhigmato qiyaastii afar toddobaad waxbarasho wakhti buuxa ah. Maadooyinka dugsiyada sare iyo koorsooyinka kala duwan waxa ay ka kooban yihiin iyo shuruuda waxbarashada waxay ku tillmaansan yihiin qorsheynta maadooyinka oo barida hogaan u ah. 5

6 Cabbirka shahaadooyinka Calaalamaha cabbirka shahaadooyinka waa xarfaha A-F, taasoo xarafka A ah shahaadada ugu sareeyso, xarafka E waa shahaadada lagu guulaysto ee ugu hooseeyso. Xarafka F waa kuma guulaysan. Ardayga waxaa shahaado la siiyaa kadib markii koorso kasta u dhamaysto. Cabbirka shahaadooyinka shuruuda aqoonta ee heer-qarmeedka ahi waa E, C iyo A. Hab-dhiska barnaamijyada Maadooyinka dugsiyada sare ay ka wada siman yihiin waa maadooyin dhammaan ardayda dugsiyada sare ay bartaan. Kuwaasoo ah af-ingriisi, taariikh, isboortiga iyo caafimaadka, xisaabta, aqoonta abuurka, aqoonta diinta, aqoonta bulshada iyo af-iswiidishka ama af-iswiidishka luqad labaad ahaan. Ardayda wuxuu maadooyin dugsia sare ay ka wada siman yihiin u bartaa siyaabo kala duwan hadba barnaamijka waxbarashada. Maadooyinka dugsiyada sare laga wada siman yahay ka sokkoow, barnaamij kasta wuxuu lee yahay tiro maadooyinka barnaamijyada ay ka wada siman yihiin, kuwaasoo ardayda dhammaantood barnaamijka gaareedka awgiis u akhristaan. Taasoo barnaamijka u yeeleyso astammo u gaar ah. Dhammaan barnaamijyada, laakinse ka reeban barnaamijka daryeelka iyo xannaandda, waxay leeyihiin jiho kala duwan, taasoo ardayga kala dooran karo. Teeda kale, barnaamij kasta wuxuu leeyahay koorsooyinka kala duwan loogu talagalay qoto dheerida barnaamijka. Waxbarashada waxay leedahay doorasho shaqsiyeed. Doorasho shaqsiyeedka barnaamij-xirfadeedka, dugsiga waa in laga hela koorsooyinka looga baahan yahay saldhigga u qalmidda waxbarasho jaamaceed. Dhammaan barnaamij waa in ardayda ay helaan fursad ay ku akhristaan ugu yaraan hal maaddo quruxda iyo ugu yaraan hal koorso isboortiga iyo caafimaadka katirsan doorasho shaqsiyeedka. Dhammaan waxbarashada barnaamijyada waxaa leeyihiin hawlgalka dugsig sare, oo ka kooban waxbarashada barnaamijka. Hawlgalka dugsiga sare waa in lagu guulaysta sida ardayga uu shahaado ku helo awgeed. 6

7 Waxbarashada barbaradka Barnaamij-xirfadeed waxaa jirto fursad lagu doorto waxbarashada barbaradka oo heer dugsi sare ah. Ardayga doortay waxbarashada barbaradka, wuxuu waxbarashada badideeda ku gudanayaa goob shaqo hal goob ama dhowr goob. Waxbarashada barbaradka iyo waxbarashada kale ee dugsiga waa isku ujeedo iyo isku shuruuda aqoonta. Sida loo xoojiyo wadashaqaynta barnaamij-xirfadeed dugsiyada sare iyo suuqa shaqada waxaa jiro goleyaal heer degmo iyo heer qaran ba ah. 7

8 Laba nooc oo shahaado ah Ardayga dhamaystay barnaamijka dugsiga sare wuxuu heli karaa shahaadada dugsiga sare. Shahaadada xirfada waa in ardayga uu akhristay 2500 dhibcood, kuna guulaysto 2250 iyaga kamid ah. Arday waa in uu ku guulaystaa af-iswiidishka 1, ama afiswiidishka luqad labaad ahaan. 1, af-ingriisi 5 iyo xisaabta 1. Shuruuda kale waxaa weeyaan in ardayka u ku guuleysto helida 400 dhibcood oo ah barnaamij maadooyin wadajir iyo hal guulaysasho hawlgalka dugsia sare. Ardayga wuxuu heli karaa shahaadada xirfada waxbarasho barbaradka iyo waxbarasho xirfadda ku salaysan goob dugsiyeed. Barnaamij u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed waa in ardayga u dhigtaa 2500 dhibcood kuna guulaystaa 2250 dhibcood iyaga kamid ah. Ardayga waa in uu ku guulaystaa af-iswiidishka 1, 2 ama 3 af-iswiidishka luqad labaad ahaan. 1, 2 iyo 3, af-ingriisi 5 iyo 6 xisaabta 1. Teeda kale waa in ardaygu u ku guulaysta hawlglka dugsia sare. Shahaadada u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed waa saldhiiga waxbarasho jamacdeedka lagu helo. Warbixin dheeraad ku saabsan u qalmida waxbarasho jaamaceed ka akhriso HY- PERLINK goobta Förskola & skola. Kadib waxbarashada dugsiga sare. Shahaada xirfada iyo ku guulaysashada helida shahaado af-iswiidishka 2 ama 3 afiswiidishka luqad labaad ahaan. 2 iyo 3 af-ingriisi 6 waa saldhigga u qalmidda waxbarasho jaamaceedka lagu helo. Dhammaan ardayda dhigato barnaamij-xirfadeed waxay xaq ku leeyihiin dhigashada koorsooyinka u gogolxaarayo helida saldhigga u qalmidda waxbarasho jaamaceed. Saldhigga u qalmidda waxbarasho jaamaceed k sokkoow, waa in ardaygu uu ku guulaystay helida shahaadoooyinka koorsooyinka muhimid gaarka u leh codsashada waxbarasho la doonaayo, taasoo loo yaqaanno särskild behörighet u qalmid gaar ah. Ardayga aan ku guulaysan helida shuruuda imtixaanaka dugsiga sare, ma heli karo caddaynta shahaadada, ee wuxuu heli karaa caddynta waxbarashada. 8

9 Ganacsi aasaasidda Ganacsi aasaasidda waa in waxbarashada dugsiyada sare aysan ka maqnayn. Dhammaan barnaamij waxay ardayda helayaan fursad ay ku qoto dheeraan barashada ganacsi aasaasidda. Yurub ka tirsan Af-iswiidishka dugsiyada sare laga barto wuxuu kugu xirayaa habdhiska u qalmida qaarada Yurub. Ujeedada waxay tahay sare u qaadka dhaqdhaqaaqida muwaatinyiinta iyo fududaynta waxbarashada aan dhamaadka lahayn. Waxbarashada dadka waawayn Waxbarashada dadka waawayn waa in uu adeegsada qorsheynta maadooyinka iyo shurruda aqoonta ee dugsiyada sare. Isla markiina waa in waxbarasho dadka waawayn noqotoa mid isbed bedli karto, loona qabsiyaa baahida ardayga waawaayn. 9

10 Sideed iyo tobbanka barnaamij Barnaamij-xirfadeed Barnaamijka carruurta iyo wakhtilummiska (Barn- och fritidsprogrammet) Barnaamijka dhismaha iwm (Bygg- och anläggningsprogrammet) Barnaamijka korontada iyo tamarta (El- och energiprogrammet) Barnaamijka gaadiidka iyo is-gaarsiinta (Fordons- och transportprogrammet) Barnaamijka ganacsiga iyo maamulka (Handels- och administrationsprogrammet) Barnaamijka farsamada (Hantverksprogrammet) Barnaamijka hoteelada iyo dalxiiska (Hotell- och turismprogrammet) Barnaamijka farsamada warshadaha (Industritekniska programmet) Barnaamijka adeegsashada dabiiciga (Naturbruksprogrammet) Barnaamijka makhaayadaha iyo raashinka (Restaurang- och livsmedelsprogrammet) Barnaamijka biyaha iyo hanti ma guurtada (VVS- och fastighetsprogrammet) Barnaamijka daryeelka iyo xannaanadda (Vård- och omsorgsprogrammet) Barnaamijka u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed (Högskoleförberedande program) Barnaamijka aqoonta dhaqaalaha (Ekonomiprogrammet) Barnaamijka aqoonta quruuxda (Estetiska programmet) Barnaamijka barashada adabka aadanaha (Humanistiska programmet) Barnaamijka barashada aqoonta dabeecada (Naturvetenskapsprogrammet) Barnaamijka barashada aqoonta bulshada (Samhällsvetenskapsprogrammet) Barnaamijka farsamada (Teknikprogrammet) Barnaamijka u diyaargaroowga waxbarasho jaamaceed Barnaamijka aqoonta dhaqaalaha (Ekonomiprogrammet) Barnaamijka aqoonta quruuxda (Estetiska programmet) Barnaamijka barashada adabka aadanaha (Humanistiska programmet) Barnaamijka barashada aqoonta dabeecada (Naturvetenskapsprogrammet) Barnaamijka barashada aqoonta bulshada (Samhällsvetenskapsprogrammet) Barnaamijka farsamada (Teknikprogrammet) 10

11 Barnaamijka horudhaca (Introduktionsprogram) Shanta barnaamij ee horudhaca ah, waxay ardayda u qalmida haysan siinayaan fursado cusub. Iyagoo barnaamijka adeegsanaayo ayay heli karaan u qalmida barnaamijqarmeedka, isku diyaarinta suuqa shaqada ama waxbarasho kale u gudbin karaan. Barnaamij-xirfadeed Shanta barnaamij ee horudhaca ahi waxaa weeyaan Isku diyaar garaynta waxbarashada (Preparandutbildning) Doorosho shaqsiyeedka barnaamijka ku salaysan (Programinriktat individuellt val) Horudhaca barashada xirfadda (Yrkesintroduktion) Ku beddel shaqsiyeedka (Individuellt alternativ) Horudhaca luqadda (Språkintroduktion) 11

12 ISBN: Grafisk form: AB Typoform Omslagsfoto: Michael McLain Foto inlaga: Michael McLain

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato? Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha

Läs mer

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad

Läs mer

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga För- och grundskoleförvaltningen Version: 2008-01-09 Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga Hawlwadeneyada dugsiga Agaasimaha dugsiga (Rektor) Agaasimaha waa xilhaayeha dugsiga

Läs mer

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo

Läs mer

Transportyrken på sju språk

Transportyrken på sju språk Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and

Läs mer

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -

Läs mer

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1

Läs mer

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una

Läs mer

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala

Läs mer

Dulqaaxumo Intolerans

Dulqaaxumo Intolerans Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka

Läs mer

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!

Läs mer

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta

Läs mer

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan

Läs mer

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET

Läs mer

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Wasaaradda Waxbarashada Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Waa maxay jiheeye? Jiheeyuhu wuxuu dhigayaa waxyaabaha khuseeya degmada Växjö ee garab socda waxyaabaha u baahan sharciyada iyo xeerarka.

Läs mer

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada

Läs mer

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20131

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20131 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2131 13-9-2 11:44:11 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 19 12. 179. Hantverksprogrammet 12 1 1 175. 175. Programinriktat Individuellt

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20151

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20151 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2151 15-4-9 11:2:9 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 11 8 15. 171. Hantverksprogrammet 12 Programinriktat Individuellt Val, Mot Bygg-

Läs mer

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda

Läs mer

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay

Läs mer

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Inledning. Hordhac. svenska. somali 1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20141

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20141 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2141 14-9-8 9:3:7 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 18 11 152.5 184. Hantverksprogrammet 12 2 Programinriktat Individuellt Val, Mot Bygg-

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet Ljusdal (2110) period 20121

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet Ljusdal (2110) period 20121 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet Ljusdal (211) period 2121 12-9-2 1:48:39 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 12 9 8. 159. Hantverksprogrammet 12 3 1 8. 8. Yrkesintroduktion, Mot Bygg-

Läs mer

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet Ljusdal (2110) period 20121

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet Ljusdal (2110) period 20121 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet Ljusdal (211) period 2121 12-4-11 13:57:11 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 16 11 13 174 Hantverksprogrammet 12 3 Yrkesintroduktion, Mot Bygg- Och

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20131

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20131 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2131 13-4-9 11::22 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 17 1 127.5 17. Hantverksprogrammet 12 Programinriktat Individuellt Val, Mot Bygg-

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20151

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20151 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2151 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 9 8 14. 171. Hantverksprogrammet 12 Programinriktat Individuellt Val, Mot Bygg- Och Anläggningsprogrammet

Läs mer

Så fungerar den svenska gymnasieskolan

Så fungerar den svenska gymnasieskolan Så fungerar den svenska gymnasieskolan Alla ungdomar i Sverige som har studerat klart på grundskolan har rätt att studera en treårig utbildning i gymnasieskolan. En utbildning i gymnasieskolan ger bra

Läs mer

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan

Läs mer

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning platser antagna Lägsta Medel Halmstad, Aspero Idrottsgymnasium Ekonomiprogrammet 28 28 260 282 Samhällsvetenskapsprogrammet 56 56 217,5 258 Halmstad, Drottning Blankas Gymnasieskola Estetiska programmet,

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Jokkmokk (2510) period 20171

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Jokkmokk (2510) period 20171 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Jokkmokk (25) period 27 El- Och Energiprogrammet, År 5 9 22.5 77. Ekonomiprogrammet, År Gs, Programmet För Estetiska Verksamheter 2 Gs, Programmet För Fordonsvård

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20171

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20171 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2171 17-9-1 14:14:13 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 15 1 97.5 195. Hantverksprogrammet 6 1 1 17. 17. Programinriktat Individuellt

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20161

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20161 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2161 16-9-5 1:34:12 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 2 16 152.5 21. Hantverksprogrammet 12 2 2 22.5 241. Programinriktat Individuellt

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u

Läs mer

Sida loo dhiso jaaliyad

Sida loo dhiso jaaliyad Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20171

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20171 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2171 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 14 8 162.5 21. Hantverksprogrammet 6 2 3 15. 176. Programinriktat Individuellt Val, Mot Bygg-

Läs mer

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning 2015-09-15

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning 2015-09-15 Halmstad, Aspero Idrottsgymnasium Ekonomiprogrammet 28 28 260 289 Samhällsvetenskapsprogrammet 76 76 195 252 Halmstad, Drottning Blankas Gymnasieskola Estetiska programmet, Bild och formgivning 12 2 192,5

Läs mer

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning 2014-09-15

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning 2014-09-15 Hylte, Hylte Trainee Gymnasium Bygg- och anläggningsprogrammet, Anläggningsfordon, lärling 10 2 85 105 Bygg- och anläggningsprogrammet, Mark och anläggning lärling 10 1 85 85 Fordons- och transportprogrammet,

Läs mer

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning 2013-09-15

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning 2013-09-15 Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning 2013-09-15 Hylte, Hylte Trainee Gymnasium Bygg- och anläggningsprogrammet, Anläggningsfordon, lärling 10 1 185 185 Barn- och fritidsprogrammet, Pedagogiskt

Läs mer

Kort om den svenska gymnasieskolan

Kort om den svenska gymnasieskolan Kort om den svenska gymnasieskolan Den här broschyren kan beställas från: Fritzes kundservice 106 47 Stockholm tel: 08-690 95 76 fax: 08-690 95 50 e-post: skolverket@fritzes.se ISBN 978-91-86529-64-2 Beställningsnummer:

Läs mer

Strålande nyheter om UF-företagandet i Södermanland 2017/2018!

Strålande nyheter om UF-företagandet i Södermanland 2017/2018! Strålande nyheter om UF-företagandet i Södermanland 2017/2018! Den första december 2017 stängde registreringen för läsår 2017/2018 och vi kan gladeligen konstatera att i år är ett rekordår! Fler elever

Läs mer

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa

Läs mer

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo

Läs mer

Barnaamujka carruurta- iyo xilliga firaaqada

Barnaamujka carruurta- iyo xilliga firaaqada Barn- och fritidsprogrammet Bygg- och anläggning Ekonomiprogrammet El- och energiprogrammet Estetiska programmet Fordons- och transportprogrammet Handels- och administrationsprogrammet Hantverksprogrammet

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20121

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20121 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (21) period 2121 12-4-11 14:36:19 Humanistiska Programmet 3 7 6 145 23 Programinriktat Individuellt Val Mot Vård- Och Omsorgsprogrammet 2 Naturvetenskapsprogrammet

Läs mer

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning * = inklusive färdighetspoäng

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning * = inklusive färdighetspoäng Halmstad, Aspero Idrottsgymnasium Ekonomiprogrammet 56 56 237,5 283 Samhällsvetenskapsprogrammet 56 56 222,5 272 Halmstad, Drottning Blankas Gymnasieskola Hantverksprogrammet, Övriga hantverk, hår- och

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20161

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (2110) period 20161 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Trägymnasiet (211) period 2161 16-4-8 9:33:3 Bygg- Och Anläggningsprogrammet 16 16 11 15. 194. Hantverksprogrammet 12 1 Programinriktat Individuellt Val, Mot Bygg-

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20141

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20141 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (21) period 2141 14-4-11 15:22: Humanistiska Programmet 15 8 9 162.5 239. Programinriktat Individuellt Val Mot Vård- Och Omsorgsprogrammet 1 1

Läs mer

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning * = inklusive färdighetspoäng

Antagningsstatistik efter avslutad reservantagning * = inklusive färdighetspoäng platser antagna Lägsta Medel Halmstad, Aspero Idrottsgymnasium Ekonomiprogrammet 28 28 262,5 296 Samhällsvetenskapsprogrammet 56 56 192,5 254 Halmstad, Drottning Blankas Gymnasieskola Hantverksprogrammet,

Läs mer

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo dhawaadda shaqada Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information

Läs mer

Antagningsstatistik slutlig antagning Internationella Gymnasiet (0302) period 20151

Antagningsstatistik slutlig antagning Internationella Gymnasiet (0302) period 20151 Antagningsstatistik slutlig antagning Internationella Gymnasiet (0302) period 20151 Humanistiska programmet Internationella Gymnasiet 15 15 0 177. 240 247. 17 Samhällsvetenskapsprogrammet Internationella

Läs mer

Preliminärantagningen 2017 Nyköpingsregionen

Preliminärantagningen 2017 Nyköpingsregionen na Elteknikbranschens Gymnasium, Nyköping EE El- och energiprogrammet, år 1 28 102 136 43 51 28 25 24 18 192.5 226.0 0 Summa Elteknikbranschens Gymnasium, Nyköping 28 102 136 43 51 28 25 24 18 0 Sida1/8

Läs mer

Slutlig antagning 2017

Slutlig antagning 2017 na Elteknikbranschens Gymnasium, Nyköping EE El- och energiprogrammet, år 1 28 126 155 54 62 28 26 36 28 210.0 240.1 0 Summa Elteknikbranschens Gymnasium, Nyköping 28 126 155 54 62 28 26 36 28 0 Sida1/8

Läs mer

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool. sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh

Läs mer

Jämförelse mellan elevernas gymnasieval och var de studerade 2017/18

Jämförelse mellan elevernas gymnasieval och var de studerade 2017/18 1 (9) Jämförelse mellan elevernas gymnasieval och var de studerade 2017/18 I denna promemoria jämförs vilka program eleverna sökte i första hand och vad de sedan läste i gymnasieskolan läsåret 2017/18.

Läs mer

Kort om gymnasieskolan

Kort om gymnasieskolan Kort om gymnasieskolan Den här broschyren kan beställas från: Fritzes kundservice 106 47 Stockholm tel: 08-690 95 76 fax: 08-690 95 50 e-post: skolverket@fritzes.se ISBN 978-91-87115-86-8 Beställningsnummer:

Läs mer

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa. Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?

Läs mer

Slutantagningen till gymnasieskolorna 2014 i Stockholms län

Slutantagningen till gymnasieskolorna 2014 i Stockholms län Slutantagningen till gymnasieskolorna 2014 i Stockholms län Gymnasieantagningen Stockholms län är en verksamhet inom Kommunförbundet Stockholms län som sköter antagningen till gymnasieskolorna de kommunala

Läs mer

Antagning Fyrbodal Sökandestatistik

Antagning Fyrbodal Sökandestatistik Gymnasieskola Program Inriktning Antal sökande behöriga första hand Antal platser Dahlstiernska gymnasiet Barn- och fritidsprogrammet BF 3 17 Dahlstiernska gymnasiet El- och energiprogrammet EE Elteknik,

Läs mer

Slutantagningen till gymnasieskolorna 2013 i Stockholms län

Slutantagningen till gymnasieskolorna 2013 i Stockholms län Slutantagningen till gymnasieskolorna 2013 i Stockholms län Gymnasieantagningen Stockholms län är en verksamhet inom Kommunförbundet Stockholms län som sköter antagningen till gymnasieskolorna de kommunala

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20131

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20131 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (21) period 2131 13-4-9 11:18:45 Humanistiska Programmet 12 6 9 185. 236. Programinriktat Individuellt Val Mot Vård- Och Omsorgsprogrammet 2 Naturvetenskapsprogrammet

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20161

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20161 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (21) period 2161 16-4-8 9:33:3 Humanistiska Programmet 2 1 1 217.5 272. Programinriktat Individuellt Val Mot Vård- Och Omsorgsprogrammet 1 1 17.

Läs mer

Åk 9. 5 Introduktions program. 18 Nationella program. Preparandutbildning. 6 Högskoleförberedande program. 12 Yrkesprogram

Åk 9. 5 Introduktions program. 18 Nationella program. Preparandutbildning. 6 Högskoleförberedande program. 12 Yrkesprogram Gymnasieval Åk 9 18 Nationella program 5 Introduktions program 6 Högskoleförberedande program Högskoleexamen 12 Yrkesprogram Yrkesexamen Preparandutbildning Programinriktat individuellt val Yrkesintroduktion

Läs mer

KOMMUNFÖRBUNDET STOCKHOLMS LÄN. Slutantagningen till gymnasieskolan och gymnasiesärskolan i Stockholms län 2016

KOMMUNFÖRBUNDET STOCKHOLMS LÄN. Slutantagningen till gymnasieskolan och gymnasiesärskolan i Stockholms län 2016 Slutantagningen till gymnasieskolan och gymnasiesärskolan i Stockholms län 2016 Innehåll... 0 Förord... 2 Sökande... 3 Sökande totalt vid slutantagningen... 3 Gymnasieutbudet i Stockholms län... 4 Antal

Läs mer

Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå

Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen Faafin loo madax bannaan yahay warbixin loogu talogalay magangelyodoonka Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå Kanu waa gobolka Umeå Gobolka Umeå juquraafi

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Orust kommun (1421) period 20121

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Orust kommun (1421) period 20121 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Orust kommun (1421) period 2121 12-1-13 13:42:24 Hantverksprogrammet Finsnickeri 12 Impro Mot Hantverksprogrammet, Finsnickeri 2 2 STATGTDEXTER IST Sverige AB 1

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20191

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20191 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20191 Barn- och fritidsprogrammet KGY92 35 29 8 22 21 102.5 228 0 0 13 El- och energiprogrammet KGY92 24 22 7 19 15 115 201 0 0 5 Ekonomiprogrammet

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20191

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20191 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20191 Barn- och fritidsprogrammet KGY92 36 32 11 21 21 145 227 0 0 15 El- och energiprogrammet KGY92 24 22 9 18 13 132.5 211 0 0 6 Ekonomiprogrammet

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20181

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20181 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20181 Barn- och fritidsprogrammet KGY92 24 35 14 23 21 175 228 3 0 1 El- och energiprogrammet KGY92 24 19 3 23 15 142.5 192 2 0 1 Ekonomiprogrammet

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20181

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20181 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20181 Barn- och fritidsprogrammet KGY92 24 26 12 19 14 142.5 223 0 0 5 El- och energiprogrammet KGY92 24 16 6 15 10 155 199 0 0 9 Ekonomiprogrammet

Läs mer

Meritvärden vid avslutad antagning till nationella program i Helsingborg

Meritvärden vid avslutad antagning till nationella program i Helsingborg Bygg- och anläggningsprogrammet Bygg- och anläggningsprogrammet, Rönnowska skolan 56 56 A 193.0 Bygg- och anläggningsprogrammet, Praktiska Helsingborg 12 4 A 191.0 Barn- och fritidsprogrammet Barn- och

Läs mer

Grundläggande högskolebehörighet på yrkesprogrammen Alla elever på yrkesprogram har möjlighet att skaffa sig grundläggande högskolebehörighet.

Grundläggande högskolebehörighet på yrkesprogrammen Alla elever på yrkesprogram har möjlighet att skaffa sig grundläggande högskolebehörighet. 1 (5) Grundläggande högskolebehörighet på yrkesprogrammen Alla elever på yrkesprogram har möjlighet att skaffa sig grundläggande högskolebehörighet. Det kan de göra genom att välja kurser inom ramen för

Läs mer

Preliminärantagning 2018

Preliminärantagning 2018 na Elteknikbranschens Gymnasium, EE 28 35 48 12 28 22 62,9 25 2 26 19 13 202.5 223.6 0 1 El- och energiprogrammet, år 1 Summa Elteknikbranschens Gymnasium, 28 35 48 12 28 22 62,9 25 2 26 19 13 0 1 Kj0sta02.rpt

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20151

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (2001) period 20151 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Falu Frigymnasium (21) period 2151 15-4-9 11:2:9 Humanistiska Programmet 2 14 19 2. 254. Programinriktat Individuellt Val Mot Vård- Och Omsorgsprogrammet 1 1 1

Läs mer

Antagna Reserver Lediga platser. Sökande 1:a hand. Antagna Reserver Lediga platser. Sökande 1:a hand. Sökande 1:a hand

Antagna Reserver Lediga platser. Sökande 1:a hand. Antagna Reserver Lediga platser. Sökande 1:a hand. Sökande 1:a hand Bengtsfors, Strömkullegymnasiet Estetiska programmet ES - Bild och formgivning 4 3 0 5 8 0 197,5 Estetiska programmet ES - Musik 7 7 0 1 8 0 180 Hotell- och turismprogrammet HT 10 6 0 6 12 0 187,5 Industritekniska

Läs mer

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20171

Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20171 Antagningsstatistik för gymnasieprogram, Åmål (1492) period 20171 Barn- och fritidsprogrammet KGY92 24 15 5 14 10 125 202 0 0 10 El- och energiprogrammet KGY92 16 20 3 16 13 157.5 199 3 1 0 Ekonomiprogrammet

Läs mer

DETTA ÄR GYMNASIESKOLAN

DETTA ÄR GYMNASIESKOLAN DETTA ÄR GYMNASIESKOLAN Det finns 18 nationella program med 60 inriktningar 12 yrkesprogram Kan erbjudas som lärlingsutbildning 6 högskoleförberedande program + Flygteknikprogrammet IB International Baccalaureate

Läs mer

Meritvärden vid preliminär antagning till nationella program i Helsingborg

Meritvärden vid preliminär antagning till nationella program i Helsingborg Bygg- och anläggningsprogrammet Bygg- och anläggningsprogrammet, Rönnowska skolan 55 35 A 187.0 Bygg- och anläggningsprogrammet, Praktiska Helsingborg 5 3 A 177.0 Barn- och fritidsprogrammet Barn- och

Läs mer

Antagningsstatistik slutlig antagning Internationella Gymnasiet (0302) period 20181

Antagningsstatistik slutlig antagning Internationella Gymnasiet (0302) period 20181 Antagningsstatistik slutlig antagning Internationella Gymnasiet (0302) period 20181 Humanistiska programmet Internationella Gymnasiet 14 15 0 132. 242 242. 17 Samhällsvetenskapsprogrammet Internationella

Läs mer

Slutantagning Nyköping 2016

Slutantagning Nyköping 2016 sökande Elteknikbranschens Gymnasium, Nyköping EE El- och energiprogrammet, år 1 28 79 91 20 23 27 20 0 0 150.0 209.7 1 Summa Elteknikbranschens Gymnasium, Nyköping 28 79 91 20 23 27 20 0 0 1 Sida1/8 sökande

Läs mer

Statistikuppföljning för gymnasieskolor och gymnasiesärskolor i Uppsala

Statistikuppföljning för gymnasieskolor och gymnasiesärskolor i Uppsala KONTORET FÖR BARN, UNGDOM OCH ARBETSMARKNAD Handläggare Datum Diarienummer Karin Carlsson 2013-10-22 UAN-2013-0208 Utbildnings- och arbetsmarknadsnämnden Statistikuppföljning för gymnasieskolor och gymnasiesärskolor

Läs mer

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha? Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa

Läs mer

Publik statistik preliminärantagning 2016 Nyköping

Publik statistik preliminärantagning 2016 Nyköping sökande Elteknikbranschens Gymnasium, Nyköping EE El- och energiprogrammet, år 1 28 65 87 19 24 23 19 0 0 155.0 205.2 5 Summa Elteknikbranschens Gymnasium, Nyköping 28 65 87 19 24 23 19 0 0 5 Sida1/8 sökande

Läs mer

Sökandet efter första ansökningsomgången till gymnasieskolan och gymnasiesärskolan 2015

Sökandet efter första ansökningsomgången till gymnasieskolan och gymnasiesärskolan 2015 Rapport 2015 Sökandet efter första ansökningsomgången till gymnasieskolan och gymnasiesärskolan 2015 Charlott Rydén och Ulrika Pudas 2015-04-15 Innehållsförteckning Sammanfattning... 3 1. Sökande bosatta

Läs mer

Slutantagningen till gymnasieskolorna 2011 i Stockholms län

Slutantagningen till gymnasieskolorna 2011 i Stockholms län Slutantagningen till gymnasieskolorna 2011 i Stockholms län Gymnasieantagningen Stockholms län är en verksamhet inom Kommunförbundet Stockholms län som sköter antagningen till gymnasieskolorna de kommunala

Läs mer

Barn- och fritidsprogrammet

Barn- och fritidsprogrammet Barn- och fritidsprogrammet Kommunal huvudman: Få ändringar av platsantalet, vilka gjordes mellan 21/3 och 26/4, och därefter endast 14 nya lärlingsplatser i centrum. Platserna har fyllts på. Fyllnadsgrad

Läs mer

VÄLKOMMEN TILL VÅR FÖRÄLDRAINFORMATION 2018!

VÄLKOMMEN TILL VÅR FÖRÄLDRAINFORMATION 2018! VÄLKOMMEN TILL VÅR FÖRÄLDRAINFORMATION 2018! HEJ! VÅR VISION: EN DRÖMFABRIK DÄR ALLA VÄXER OCH KÄNNER FRAMTIDSLUST SNABBFAKTA OM KUNSKAPSFÖRBUNDET: Bildades 2013 av Trollhättans stad och Vänersborgs kommun

Läs mer

Valet till gymnasiet. Ekholmsskolan, 16 november 2017 Information till föräldrar. Johan Dahlberg Studie- och yrkesvägledare vägledningskompetens.

Valet till gymnasiet. Ekholmsskolan, 16 november 2017 Information till föräldrar. Johan Dahlberg Studie- och yrkesvägledare vägledningskompetens. Valet till gymnasiet Ekholmsskolan, 16 november 2017 Information till föräldrar Johan Dahlberg Studie- och yrkesvägledare vägledningskompetens.se Detta är gymnasieskolan 18 nationella program = 60 inriktningar

Läs mer

Lärarkonferens om Gy2011

Lärarkonferens om Gy2011 Lärarkonferens om Gy2011 Program 09.30 11.30 inklusive paus Inledning och bakgrund Skollagen Studievägar och programstrukturer Examensmål och ämnesplaner 11.30 13.00 Lunch 13.00 16.00 Programseminarier

Läs mer