sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Storlek: px
Starta visningen från sidan:

Download "sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18"

Transkript

1 Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee Waxa idinka idin sugaya wakhti aad u xiiso badan! Sida uu dhigayo sharciga dugsiyadu waxay waalidiinta iyo ardayduba xaq u leeyihiin inay doortaan dugsiga. Waad codsankartaan dugiyada ay degmadu gacanta ku hayso iyo kuwa gaarka loo leeyahayba haddii aad doonaysaan/kuwa baraayfadka ah. Waxaanu halkan idinku wargelinaynaa sharciyo guud iyo su'aalo ku saabsan arrimo la taabakaro.. Dugsiyadee ayaa Linköping laga helayaa? Liisto ay ku yaalaan dugsiyada Linköping oo dhan waxaad ka helaysaa bogga internetka ee degmada:. Waxaad kaloo halkan ka helaysaa macaluumaadka ku saabsan xiriirka dugsiyada oo dhan. Dugsigee ayaa ilmahaaga boos looga helyaa? Ardayda deggen degmada Linköping oo dhami waxay xaq u leeyihiin inay boos ka helaan dugsi ku yaala degmada Linköping. Cinwaanka gurigu meesha uu kuyaalo ayay xidhan tahay dugsiga, ama dugsiyada ardayga booska looga helayo. Gurigu waa cinwaanka uu ilmuhu ku diiwaangashan yahay. Fadlan ka codso dugsiga aad doonayso bogga internetka janaayo UFIIRSO! WAKHTIGA Dadka mas'uuliyada ilmaha iska leh ama waalidka waxa laydinku boorinayaa inaad dugsiga aad doonaysaa si aktifnimo leh u codsataan idinka iyo ilmihiina oo wadajira. Waa suurtogal inaad sadex dugsi doorankartaan - gacanta koowaad, tan labaad iyo gacanta sadexaad. Ka doorta codsigiina boggayaga internetka ee. Waxa si khaas ah loogu furidoonaa adeeg internet ah codsiyada dugsiyada wakhtiyada u dhexeeya janaayo. Haddii aad ku qanacsan tihiin hindisahan soo socda Haddii aad ku qanacsan tihiin hindisaha ku qoran warqaddan laydiin soo diray -markaa uma baahnidin inaad internetka wax ka samaysaan. Ilmihiinu wuxuu boos ka helaya dugsigan ra'yi ahaan laydiin soo jeediyey.* Uma baahna wax jawaab internetku -waxay lamid tahay - doorasho aktifnimo ah - waxa markaa doorateen dugisgii laydiin dooray.** Haddii aad doonaysaan dugsi aan ahayn kan laydiin dooray? Haddii uu ilmahaagu doonayo dugsi kale oo aan ahayn kan warqadda laguu soo diray ku qoran waxa markaa khasab ah inay labada waalidba ay si aktifnimoleh u sameeyaan dugsiga aad rabtaan. Mabda' ee ayaa la raacayaa markay noqoto booska? Dugsiga ray'i ahaan laydiin soo jeediyey boosaska dugsiyada waxa loo kala qaybiyaa ardayda doorashada samaysay oo dhan*** dugsiga ray'i ahaan laydiin soo jeediyey. Haddii uu boos ka banaanaado hal dugsi marka uu wada qaato aradaydii loogu talagalay oo dhan markaa kadib waxa loo furaa inuu qaato ardayda kalena: Waxa jira laba mabda' oo la raaco markay noqoto boos helida Doorashada gacanta koowaad. Ardayda doorata hal dugsi -waxa marka hore booska laga siiyaa ardayda dugsigaas dooratay - haddii uu boos ka soo hadho. Waxa markaa loo qaybiyaa kuwa gacanta labaad dugsigaa ku doortay. Wixii intaa ka dambeeya waxa loo qaybiyaa kuwa gacanta sadexaad dugsigaa ku doortay iyadoo ay ku xidha tahay booska. Sidaas daraadeed ayay muhiim u tahay inaad idinku si aktifnimo leh uga codsataan dugsiyada aar rabtaa bogga internetka ee - Haddii aanu boosku kuwada filnayn dadka gacanta koowaad ku codsaday oo dhan waxa markaa boosaska loogu kala qaybiyaa iyadoo la raacayo madba' dhawaanshaha (närhetsprincipen): Mabda' dhawaanshaha (Närhetsprincipen) waxa la raacayaa masaafada u dhaxaysa dugsiga iyo guriga ardaygu deggen yahay-. Ardayga gurigiisu u dhow yahay ayaa dugsigaa boos ka helaya. Marka sidaas loo qaybiyo kadib waxa markaa boosaska kale loo qaybiyaa ardaydii dugsigaas ku doortay gacanta labaad iyadoo la raacayo mabda' kor ku xusan. Wixii intaa ka sii dambeeyana boosaska soo hadhay waxa la siiyaa kuwii gacanta sadexaad dugsigaa ku doortay. Haddii uu ilmahaagu dhigto fasalka 6aad dugsigaas oo leh fasalada 7-9 Haddii dugsiga uu ilmuhu dhigtaa uu leeyahay fasalada 7-9 aad, waxay markaa noqonaysaa inuu dugsigaa siiwato. Ardaygu wuxuu xaq u leeyahay inuu halkaa ka siiwato waxbarashadiisa. Wuxuu kaloo ilmuhu xaq u leeyahay inuu bilaabo cinwaanka uu ku diiwaangashan yahay dugsiga ka tirsan. Sidaas daraadeed waa muhiim inaad siwadjira uga samaysaan doorasho ku saabsan dugsiga -

2 Waa maxay waxa khuseeya marakay noqoto booska dugsiyada khaaska ah? Dugsiyada khaaska ahi waxay leeyihiin sharciyo iyaga u gooni sida ay aradayda u qaataan. Dugsiyda khaaska ah waxa laga helayaa bogga internetka ee degmada sida kuwa ay degmadu gacanta ku hayso. * Codsiga dugsiyada ee natiijooyinkii berigii hore marka la eego waxay muujiyeen inuu xiisuhu kor u kacay in boos laga helo dugsi dhexe oo senter ah. Marka boosas cusubi soo baxaan waxa isbedela codsiyada ardayda. Tirada carruurta codsanasa way isbebedeshaa sannad walba. Karaanka ay xitaa dugsiyadu wardayda ku qaadanayaa way isbedeshaa. Taas macnaheedu ma aha hubaal in dugsiga laydiin soo jeediyey inaad heleysaan. Haddii ay xaaladu sidaas noqoto waxa ardayga lagu meelaynayaa dugsi kale oo qaybkale ka tirsan. Markaa waxa la dooranayaa mabda' dhawaanshaha. ** Ardayda deggen xaafada Ryd laba dugsi ayaa u banaan inay galaan, Folkungaskolan iyo Elsa Brändströms skola. Haddii aad codsanaysaa mid ka mid ah dugsiyadan waa inaad si aktifnimo leh uga codsataan adeega internetka. *** haddii aan jawaab internetka lagu lagu sheegin - waxay la mid tahay - doorasho aktifnimo ha - markaa waxaad doorateen dugsiga aanu annagu idiin soo jeedinay.

3 Dugsiga ilmahaaga loo soo jeediyey inuu dhigto: Miyaad doonaysaa inuu ilmagaagu dhigto dugsiga? Uma baahnid inaad wax ka samayso internetka. Ee ilmagaagu si otomaatik ah ayuu boos dugsigan uga helayaa*. Miyaad doonaysaa inuu ilmahaagu dhigto dugsi kale? Markaa waxa labada waalidba looga baahan yahay inay si aktifnimo leh doorasho uga sameeyaan adeega internetka ee codsiga dugsiga Miyuu ilmahaagu rabaa dugsi leh hadal (inriktning) ama astaan (profil)? Markaa waxa labada waalidba looga baahan yahay inay si aktifnimo leh doorasho uga sameeyaan adeega internetka ee codsiga dugsiga Waxyaabaha khuseeya fasalkada astaamaha leh, koorsooyinka gaarka ah iyo kuwa hadafkoodu yahay luqadda Mabda' ee ayaa lagu meeleeyo ardayda rabta fasalada koorsooyinka gaarka ah ee fasalada 7aad? Dhowr dugsi waxay leeyihiin fasalo koorsooyin gaar ah bixiya kuwaas oo ardayda ka qaata degmada oo dhan ardayda bilaabaysa fasalada 7aad marka tijaabo laga qaado kadib. Ardayda ugu natiijada fiican marka tijaabada laga qaado kadib ayay markaa qaataan, iyadoon la eegay meesha ay degmad ka deggen yihiin. Fasalada astaamaha lagu yaqaano Linköping waa: Berzeliusskolans astaanta ciyaaraha (idrottsprofil) Ekholmsskolans astaanta kubadda cagta (fotbollsprofil) Folkungaskolans astaanta qoobka ciyaarka (dansprofil) Arenaskolans astaanta kubadda cagta (fotbollsprofil), astaanta kubadda qoriga (innebandyprofil), astaannta kubadda xeegada (ishockeyprofil), astaanta ciyaarta barafka lagu cararo (konståkningsprofil), astaanta dabaasha (simprofil), astaanta teynista (tennisprofil), astaanta qoobka ciyaarka (dansprofil) Ånestadsskolans astaanta kubadda gacanta (handbollsprofil) Koorsooyin gaara oo ay leeyihiin Berzeliusskolan iyo Ånestadsskolan Dugsiyadu waxay samaynayaan mashruuc tijaabo ah oo ardayda wadanka oo dhan laga qaataankaro. Codsiga ku saabsan fasalada koorsooyinka gaarka ah laga bixiyo waxaa si toos ah looga sameeyaa dugsiga. Eeg dugsi kasta boggiisa internetka. Dugsiga Berzeliusskolan wuxuu ardayda u soo bandhigaa inay si qoto dheer xisaabta, fiisigiska, kimisteriga iyo baayoolijiga u bartaan. Dugsiga Ånestadsskolan wuxuu ardayda u soo bandhigaa inay si qoto dheer u bartaan cilmiga barashada bulshada. Marka codsiga la qabto ayaa tijaabo la qaadayaa. Wixii camluumaad ah ee ku saabsan habka codsiga, waxaad ka eegaysaa Dugsiga Elsa Brändströms ee fasalada 7-9 Ardayda dhigata fasalada 6aad ee dugsiga Atlasskolan sannad dugsiyeedka 2016/17 waxay ka sii wadandoonaan oo boos ay ka helayaan dugsiga Elsa Brändströms si ay u siiwataan hadafkoodii ahaa luqadda (språkinriktning). - Waxa suurtogal ah inuu dugsigu raadsato ardayd badan si uu ugu soo bandhigo waxbarasho mid ku jihaysan luqad iyo mid aan ku jihaysnayn. Marka la leeyahay luqadda ayuu ku jihaysan yahay (språkinriktning) waxa laga wadaa in uu ardaygu baranayo marka laga reebo ingiriiska, laba luqadood oo kale (hadda waa faransiiska, isbaanishka ama jarmalka)..haddii ay codsato tiro badani oo ay boosasku yaraadaan waxa markaa la isticmaalayaa mabda' dhawaaanshaha.

4 Sidan ayaad u dooranaysaa dugsiga aad rabtid janaayo 2017 Waxyaabaha ayaad u baahan tahay inaad oggaato si aad u doorato dugsiga aad doonayso jananaayo 2017 UFIIRSO! WAKHTIGA Haddii aad codsanayso dugsi kale oo aan ahayn kan warqadda ku qoran markaa waxa kugu khasab ah inaad si aktifnimo leh u dooratid. Waxa kaloo iyaguna khasab kugu noqonaysa inaad si aktifnimo leh u dooratid haddii aad doonayso dugsi leh asxaan ama koorso gaara oo aan ka ahayn kan laydoon soo bandhigay. Ku qor waxa aad daaranaysid bogga internetka ee degmada. Halkan waxaad ka heleysaa macluumaad ku saabsan jidka aad maraysid. Waxaad ku qorikartaa dhowr xal marka aad dugsiyada dooranaysid. Marka hore ku qor gacanta koowaad, gacanta labaad iyo gacanta sadexaad Maalimaha janaayo 2017 aad doorashada samaynkartaa Dugsiga aad codsanaysid ku qor boggayaga internetka ee. Halkaas waxa -si khaasa looga furidoonaa adeega internetka oo loogu talagalay doorashada dugsiyada wakhtiga halkaa ku qoran. Labada waalidba waa inay heshiis ku yimiin haddii aad rabtaan inaad doorataan dugsi. Waa inay labaduba oggolaadaan hadafkiina dalabka ee bogga internetka. Haddii labada waalid mid ka mid ahi uu oggolaado markaas markaa sax ma noqonayso. Markaa ardaygii wuxuu boos ka heleyaa dugsiga ku qoran warqaddan. Haddii aanad lahayn internet, ama haddii aad caawimo uga baahan tahay codsiga, waxaad booqankartaa mid ka mid ah xafiisyada muwaadiniinta loogu talagalay*. Soo qaado teesarahaaga aqoonsiga (legitimation). Bisha marso 2017 waxa dadka mas'uuliyiinta oo dhan guriga loogu soo diridoonaa warqad, taas oo sheegaysa dugsiga uu ardagu bilaabayo. Jawaab ku saabsan meelaynta waxa kaloo laga arkikaraa adeega internetka. * Xafiisyada muwaadiniintu waxay ka furan yihiin rugta buuggaagta ee Linköping, Berga- iyo suuqa Skäggetorp. Waxa lagu gelayo adeega internetkaee Sidee ayaan anigu ku geleyaa internetka? Si aad u gashin internetka waxaad u baahan tahay waxa la yidhaahdo aqoonsiga elektarooniga e- legitimation ama -e-medborgarkont iyadoo laguugu soo dirayo sms. Dooro meesha ay ku qoran tahay (Välj e-tjänsten) " Dugsiga aad codsanaysid" (Önskemål om skola). Aqoonsiga elektarooniga E-legitimation e-medborgarkonto siduu u shaqaynayaa? Aqoonsiga elektaroonigu e-legitimation (tusaale Mobilt BankID) waxaad ka samaysanaysaa adigoo la kaashanaya internetka bangigaaga Koontada E-medborgarkonto med sms ayaa laguugu soo dirayaa si aad ugu gasho marka aad rabto inaad gasho adeega internetka ee degmada Linköping. Marka lagugu diiwaangeliyey in koonto laguu sameeyey ayaa warqad laguugu soo dirdoonaa lambarka aad internetka ku geleysida (lösenord) cinwaankaaga guriga aad ku diiwaangashan tahay mudo 1-2 maalomood oo ah maalmaha la shaqayano. Macluumaad ku saabsan sida aad u samaysanayo iyo sida aad ugu isticmaalayso sma:ka laguu soo diray Miyuu ilmahaagu u baahan yahay in gaadhi dugsiga lagu geeyo? Buugga gacanta lagu qaato ee loogu talagalay ardayda baabuurta dugsiyada lagu geeyo waxaad ka helaysaa faahfaahin intaa ka badan iyo sharciyada khuseeya ardayda dugsiyada baabuurta lagu geeyo iyo kaadhka baska dugsiga aad doonaysaan inuu ilmihiinu dhigto. Buugga gacanta ee ardayda baaruurta dugsiyada lagu geeyo waxa laga helayaa bogga internetka ee: linkoping.se/skolskjuts

5 Miyaad wax su'aalo ah ka qabtaa doorashada dugsiga? Booqo: Haddii aad wax su'aala qabtid waxaad la xidhiidhikartaa xafiisyada muwaadiniinta loogu talagalay mid ka mid ee ku kala yaala Berga, Skägge-torp centrum ama Rugta buuggaagta ee Linköping (Linköpings huvudbiblioteke). Mejla: Ring: (växeln) Warqadda aad boosta caadiga ah ku dirayso: Linköpings kommun Utbildningskontoret Linköping Ku qor warqadda korkeeda sidan: Önskemål om skola If you don t understand the text in this letter you can visit our website for full translation in English, Arabic or Somali - Haddaadan fahmeyn fadlan gal boggeenna internetka oo halkaa ka akhriso tarjumid buuxda oo luqado kale duwan ah sida engiliiska, carabiga ama -soomaaliga.

6 XUSUUSNOW! Waxaad isticmaalikartaa adeega bogga internetka ee haddii aad codsanayso dugsiyada degmadu gacanta ku hayso iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahayba. Labada qof ee mas'uuliyada ilmaha hayaaba waa inay heshiis ku yihiin marka aad ansaxinaysaan adeega bogga internetka. Maalinta 29 janaayo ee 2017 ayaa ugu dambaysa marka codsiga dugsiga la samaynayo. Miyaad caawimo u baahan tahay? U tag xafiiska kuugu dhow ee dadka muwaadiniinta loogu talagalay (växeln). Waxa idin salaamaya Lars Rejdnell, oo ah sheefka dugsiyada Linköpings kommun linkoping.se

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1

Läs mer

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo dhawaadda shaqada Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information

Läs mer

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo

Läs mer

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16

Läs mer

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta

Läs mer

Dulqaaxumo Intolerans

Dulqaaxumo Intolerans Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka

Läs mer

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga

Läs mer

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala

Läs mer

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato? Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha

Läs mer

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.

Läs mer

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii

Läs mer

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay

Läs mer

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo

Läs mer

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Inledning. Hordhac. svenska. somali 1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till

Läs mer

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid 2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet

Läs mer

Sida loo dhiso jaaliyad

Sida loo dhiso jaaliyad Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu

Läs mer

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada

Läs mer

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun. INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN

Läs mer

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad: Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.

Läs mer

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan

Läs mer

Somaliska. Barn älskar böcker

Somaliska. Barn älskar böcker Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor

Läs mer

Transportyrken på sju språk

Transportyrken på sju språk Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and

Läs mer

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,

Läs mer

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag

Läs mer

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha

Läs mer

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Wasaaradda Waxbarashada Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Waa maxay jiheeye? Jiheeyuhu wuxuu dhigayaa waxyaabaha khuseeya degmada Växjö ee garab socda waxyaabaha u baahan sharciyada iyo xeerarka.

Läs mer

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga För- och grundskoleförvaltningen Version: 2008-01-09 Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga Hawlwadeneyada dugsiga Agaasimaha dugsiga (Rektor) Agaasimaha waa xilhaayeha dugsiga

Läs mer

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan

Läs mer

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET

Läs mer

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha? Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa

Läs mer

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA

Läs mer

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,

Läs mer

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås QAWAANIINTA dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås Qofkee heli kara boos Waalidka haysta caruur laga bilaabo da da 1 sano ilaa iyo fasalka 6, waxay codsan karaan

Läs mer

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!

Läs mer

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

In shirkad. laga furto. Iswiidhen In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad

Läs mer

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka

Läs mer

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning

Läs mer

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga

Läs mer

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la

Läs mer

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Macluumaadkan waxa wada jir u soo saarey waaxda caafimaadka bulshada iyo cisbitaalka dhalmada (BB)/umusha, daryeelka carruurta iyo

Läs mer

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada

Läs mer

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool. sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh

Läs mer

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare

Läs mer

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp HBK United V23-28 Waa meel la deggidoono oo kubadda cagtana lagu ciyaaridoono Fotbollskollo Lycketorp Waxa lagala xiriirayaa: alessndro.giovanni.torres@gmailiug waa

Läs mer

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada

Läs mer

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka Somaliska Hordhac Maxaa ilmahayga antibiyootig loo siin waayey? Marka ilmahaagu uu xanuunsan yahay waxaad

Läs mer

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan

Läs mer

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan

Läs mer

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano

Läs mer

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)

Läs mer

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg

Läs mer

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha

Läs mer

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo

Läs mer

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Buugeyga caafimaadka ee gaarka Buugeyga caafimaadka ee gaarka Översatt till Somaliska BUUGEYGA CAAFIMAADKA EE GAARKA Ka dib nooca uu sameeyey: Dr A Macfarlane, Oxford District Health Authority, England. Turjumaad iyo isku habeyn: Gisela

Läs mer

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?] Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig

Läs mer

Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta. Hage-haaga bangiga internetka Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta. Ku soo dhawoow bangiga internetka! Halkani way furantahay mar kasta si aad u samaysan karto danahaaga bangi markii kugu habboon.

Läs mer

Ku soo dhowow Laholm

Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa

Läs mer

Wakiilka takooridda DO

Wakiilka takooridda DO Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan

Läs mer

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Senast uppdaterad: 2015-09-28 Swedish Migration Agency Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Till dig som söker asyl i Sverige Somaliska www.migrationsverket.se 1 Qofka doonaya inuu magangelyo

Läs mer

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan

Läs mer

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah LACAGTAADA EEG! S V E R I G E S R I K S B A N K 1-karoon 2-karoon 5-karoon 10-karoon Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo

Läs mer

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Macluumaad ku socda qoyska cusub Macluumaad ku socda qoyska cusub Översatt till: somaliska WAXAY KA KOOBAN TAHAY: Hambalyo, waxaad noqotey waalid!... 3 UMUSHA KA DIB Xanuunka ka danbeeya umusha...4 Ka soo daadanaaya...4 Dilaaca iyo go

Läs mer

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay

Läs mer

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha

Läs mer

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018 /1/ Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018 /2/ Anaga waxaa rajeyneynaa inaa adiga kugu martiqaadi karno dalxiis xilliga xagaaga oo leh farxad, raaxo iyo xiiso. Buuggyarahaan waxaa ku yaala tiro

Läs mer

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u

Läs mer

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Lacagta jirrada [Sjukpenning] Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa

Läs mer

SOMALISK a AF-SOOMAALI

SOMALISK a AF-SOOMAALI OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga

Läs mer

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA FARBARASHO 3 FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA ALFABETISERING PÅ SOMALISKA Abdulkhadir Mohamed Future Introduktion Alfabetiseringsboken Farbarasho 3 är avsedd för vuxna, ungdomar och barn som vill lära sig läsa

Läs mer

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow. Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta

Läs mer

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka

Läs mer

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed Hordhac Översatt till somaliska 4 Hordhac 6 Sweeden waxaa lagu hogaamiyaa nadaam dimuqoraadi oo ah baarlamaani ah 8 Sidaan ayuu u egyahay qaabka nadaamka dimuqoraadiga

Läs mer

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha

Läs mer

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska) 1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Läs mer

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya Waxad heshay qoraalkan yar, sababtoo waad nuujinaysaa, waxanad u baahantahay in aad iska ilaaliso barootiinka

Läs mer

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt

Läs mer

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas

Läs mer

Översatt av Sahro Aden Dulle

Översatt av Sahro Aden Dulle Översatt av Sahro Aden Dulle 2004 SVENSKA Somaliska EXEMPEL DIAGRAM Jaantuus 4:e kvart 3% :a kvart 3% Cirkeldiagram Wareega jiheejaha 2:a kvart 7% 3:e kvart 57% 00 80 Linjediagram Xariiqda jaantuska 60

Läs mer

Dexter. Att lägga in schema och inkomstuppgifter till förskola och fritidshem

Dexter. Att lägga in schema och inkomstuppgifter till förskola och fritidshem Dexter Att lägga in schema och inkomstuppgifter till förskola och fritidshem Innehåll Logga in i Dexter 4-6 Registrera schema 7-11 Ändra inkomst i Dexter 12-14 Ändra omsorgstid 15 Uppsägning av plats 15

Läs mer

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda

Läs mer

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMALISKA Elever i tidigt skede av sin läs- och skrivutveckling Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Uppgifter A Tecken, ord, meningar

Läs mer

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta

Läs mer

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4 INTEGRATIONSVERKET Delaktighet för integration att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige Rapport till regeringen av Integrationsverkets regeringsuppdrag Integrationsverkets rapportserie

Läs mer

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay

Läs mer

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano S Bra mat för barn mellan ett och två år u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano Cuntada u wanaagsan carruurta jirta sannad ilaa labo sano (ha siin cabbitaanka bariiska laga sameeyey, eeg bogga 13) Waxaa ka

Läs mer

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38 Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38 BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha

Läs mer

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada Buugan yar waxaa leh: Ku socoto: Adigoo ah qof magangalyo dalbade ah oo uu la socdo hal ama labada waalid ama qof kale oo xanaanada uu sharciyeesantahay.

Läs mer

Madax xanuunka (huvudvärk).

Madax xanuunka (huvudvärk). Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa. Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?

Läs mer