Wakiilka takooridda DO
|
|
- Sven-Erik Berg
- för 6 år sedan
- Visningar:
Transkript
1 Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan noo xil saareen. Waxaannu ilaalineynaa in la raaco xeerarka takooridda iyo xeerarka waaliddiinta, shaqadeynana waxaa xakameynaya xeerka ku aaddan wakiilka takooridda. Ula jeeddada shaqadeennu waa bulsho isku xuquuq iyo fursado ahaanshada dadka la ixtiraamayo iyadoon la eegeynin jinsi, aqoonsi iyo tacbiir jinsi ahaaneed, ka tirsanaasho qolo ahaaneed, diin ama wax kale oo la aaminsanyahay, naafanimo, dabci galmo la xiriira ama da. Waa maxay takoorid? Swiidhan waxaa ka jira xeer takoorid oo mamnuucaya takooridda. Takoorid waxay ka dhigantahay in qof si xun loola dhaqmo marka cid kale la barbar dhigo. Laakiin marka xeerarka macnohooda la eego caddaalad darro ula dhaqmid kasta maaha takoorid. Marka si dhib yar loo dhaho waxaa la oran karaa qeexidda xeerka ee takooriddu wuxuu ka koobanyahay afar shuruudood. Si dhacdo loogu qiimeyn karo in ay takoorid tahay waa in dhammaan shuruudaha afarta ah ay buuxsamaan. 1. Waa in ay ku saabsanaataa dhacdo ama xaalad qof lagu dulminayo ama sharafta looga ridayo. 2. Dulminta ama sharaf rididdu waa in ay la xiriirto mid ama dhawr ka mid ah aasaasyada takooridda (tusaale ahaan jinsi ama da ). 3. Dhacdadu waxay ku saabsanaan kartaa wax ka mid ah lixda qaab ee takooridda ee xeerka ku jira (tusaale ahaan takoorid toos ah ama silcin). 4. Dhacdadu waa in ay ka dhacday mid ka mid ah aagagga bulshada ee uu xeerku khuseeyo (tusaale ahaan nolosha shaqada ama suuqa deegaanka). Xitaa haddii shuruudaha oo dhan ay buuxaan ma hubna in dhacdada loo arkayo in ay takoorid tahay. Mararka qaarkood waxaa jira xeerar kale iyo shuruuc waxa saameyneysa. Tusaale ahaan haddii uu canug 18 ka yar-yahay aan khamri lagu siin maqaayad, looma arkayo taas in ay tahay takoorid xagga da da ah, maxaa yeelay waxaa jira xeer kale, xeerka khamriga, oo maqaayadaha ka mamnuucaya in ay dhallinyarada 18 sano ka yar khamri siiyaan. Waxaa sidoo kale jiri kara waxyaabo kale oo keenaya in aan dhacdo takoorid lagu qiimeyn. Mar walba waa in xaalad kastaba kaligeed qiimeyn loogu sameeyo.
2 1. Waa in ay ku saabsanaataa dhacdo qof looga eexanayo ama sharafta looga ridayo Ka eexasho waxay ka dhigantahay in qof la dhigayo meel ka liidata kuwa kale ama uu waayayo wax wanaajin ah, wax faa iido u ah ama adeeg. Waxay tusaale ahaan ku saabsanaan kartaa in aan qof loo wicin wareysi shaqo, aan loo oggolaan in uu aado waxbarasho, in uu dukaan ka adeegto, in aan maqaayad loo sii deyn ama in aan loo oggolaan in uu kireysto gaari ama deegaan. 2. Ka eexashada ama sharaf rididdu waa in ay la xiriirto mid ama dhawr ka mid ah waxyaabaha takooridda gundhigga u ah Si dhacdo loogu arko in ay takoorid tahay waa in ay sidoo kale xiriir la lahaataa mid ama dhowr ka mid ah waxa loogu yeero aasaasyada takooridda. Waxa sida sharciga ku cad jira toddoba aasaas oo takoorid: jinsi aqoonsi jinsi ahaaneed ama tacbiir jinsi ahaaneed ka tirsanaasho qolanimo diin ama wax kale oo la aaminsanyahay cuuryaannimo dabci xagga galmada la xiriira da. 3. Dhacdadu waa in ay ku saabsanaataa wax ka mid ah lixda qaab ee takooridda ee xeerka ku jira Sida sharciga ku cad waxaa jira lix qaab oo leysu takooro: takoorid toos ah takoorid aan toos ahayn helitaan xumo silcin dhibaateyn xagga galmada la xiriirta tilmaamo in wax la takooro ah.
3 Takoorid toos ah Takoorid toos ah waa marka qof loola macaamilayo si ka xun sida dadka kale ee ku jira xaaladaha xaaladdiisa la barbar dhigi karo, uuna jiryo xiriir kala dhexeeya aasaas takoorid. Tusaale ahaan haddii shaqa bixiye u arko shaqa doon in uu leeyahay magac ajnabi oo aan caadi ahayn, sidaas darteedna uu doorto in uusan qofka wareysi ugu yeerin. Takoorid aan toos ahayn Takoorid aan toos ahayn waa marka uu jiro sharci u muuqda in uu dhexdhexaad yahay laakiin si gaar ah dad uga eexanaya si la xiriirta aasaasyada takooridda. Tusaale ahaan haddii shaqo bixiye uu si aan sabab lahayn shardi uga dhigayo in leysin gaari wadid la heysto, taasoo takoori karta dadka naafada ah. Helitaan karid la aan Helitaan karid la aan waa marka meesha shaqadu aysan qaadeynin tallaabo macquul ah si qofka naafada ahi uu hawsha uga qey qaadan karyo. Waxaa jira oo keliya shuruud ku aaddan tallaabooyin caqli gal ah. In tallaab ay macquul tahay iyo in kale, waxay tusaale ahaan ku xirantahay in ay shaqadu leedahay duruufaha dhaqaale iyo farsamo ee loo baahanyahay si tallaabooyinka loo qaado. Laakiin xeerku wuxuu sidoo kale tix gelin siinayaa haddii ay arrintu ku saabsantahay xiriir waqti gaaban ah ama xiriir waqti dheer ah, tusaale ahaan haddii ay ku saabsantahay booqasho hal mar ah oo dukaan ama haddii ay ku saabsantahay shaqaaleysiin ama waxbarasho waqti dheer ah. Marka laga hadlayo helitaan karidda dadka naafada ah waxaa xitaa jira xeerar kale oo fara badan oo wax saameynaya (tusaale ahaan xeerka bey ada shaqada iyo xeerka baayactamidda furan). Haddii si waafaqsan wax ka mid ah xeerarkaas ay urur uga ag jirto helitaan karid la aan, waxaa taas loo arki karaa takoorid, waxaana sidaas darteed loo ashtakoon karaa DO. Silcin iyo dhibaateyn xagga galmada la xiriirta Silcintu waa falal meel uga dhacaya qofka sharaftiisa, lana xiriira mid ama dhawr ka mid ah aasaasyada takooridda. Waxay ku saabsanaan kartaa faallooyin, baaqyo jir ahaaneed ama in qofka ka qeyb galka loo diido. Tusaale waxaa silcin u noqon kara macallin quursanaya ardayad iyadoo ay sababtu tahay in ay khimaar heysato ama gacanhaye xafiiska shaqada (arbetsförmedlingen) ah oo qof ka dhigaya wax lagu qoslo iyadoo ay sababtu tahay in uu qaniis yahay. Dhibaateyn xagga galmada la xiriirta waxaa loola jeedaa dhaqan qaab galmo la xiriira oo qofka loo geystay uusan dooneynin. Waxay tusaale ahaan noqon kartaa in cidi ay cid taataabsato, ay bixiso ammaan, casuumaad ama hadallo maldahan oo aan la soo dhaweyneyn. Tilmaamo in wax la takooro ah Tilmaam in wax la takooro ah waa marka uu qofi awaamir ama tilmaamooyin ku siinayo qof xaalad ku xirnaasho ku sugan, tusaale ahaan shaqaale, in uu cid takooro.
4 4. Dhacdadu waa in ay ka dhacday mid ka mid ah aagagga bulshada ee uu xeerku khuseeyo Mamnuucidda takooriddu waxay ka shaqeyneysaa aagag fara badan oo bulshada ah, tusaale ahaan nolosha shaqada, waxbarasho, xiriirin shaqo, iibinta badeecooyinka iyo adeegyada, daryeel bukaan, adeeg bulsho, ceymis bulsho (socialtjänst) (socialförsäkring) iyo taageero waxbarasho (studiestöd) iyo wax kaloo badan. Xeerka takooriddu meel kasta kama shaqeynayo Xeerka takooriddu shaqo kuma laha waxa laba qofood oo shacab ah ka dhex dhaca, tusaale ahaan sida deriska ama qaraabadu ay isula dhaqmayaan. Sidoo kale mamnuucidda takooridda sooma gelayaan waxyaabaha ay ka koobanyihiin xayeesiintu, tv, raadiyaha, warbaahinta bulshada iyo wargeysyada. Aagaggaas laakiin waxaa ka jira xeerar kale iyo sharciyo xudduud u sameynaya waxa la oggolyahay iyo waxa aan la oggoleyn. Fasaxa waalidka in qofka lagu takooro waa mamnuuc Shaqaale ama shaqo bixiye ku jira fasax waalid, geli doona ama ahaa fasax waxaa laga ilaalinayaa in shaqa bixiyuhu uu takooro. Ilaalinta xagga takooriddu waxay xitaa khuseysaa marka uu qofi guriga joogo si uu u daryeelo carruur xanuunsan. Tusaale waxaa takoorid ah in aan qofka la shaqaaleysiin, in la geeyo meel shaqadeedu xuntahay ama mushaarkiisu si aan fiicneyn uu u kordhayo. Tallaabooyin firfircoon oo ku aaddan ka hor tegidda takooridda Xeerka takooriddu wuxuu ka koobanyahay takoorid mamnuucid ku aaddan qofka shakhsiga ah laakin sharcigu wuxuu sidoo kale shardinayaa in shaqa bixiyaha iyo abaabulaha waxbarashadu ay qaadaan waxa loogu yeero tallaabooyin firfircoon. Waxay si ahaan ku saabsanyihiin in laga hor tago in qof la takooro ama si kale uu fursado kuwa kale ka xuxun uga helo goobta shaqada, si ahaanna in laxoojiyo isku xuquuq fursado ahaanshada goobta shaqada - iyadoon la eegeynin aasaasyada takooridda. Barteenna intarneetka waxaa ku jira macluumaad dheeraad ah oo ku aaddan sida tallaabooyin firfircoon loo qaadi karo. Ma la kulantay takoorid? Adiga naftirkaaga ama cid kale ma laga eexday ama la sharaf riday iyadoo ay sababtu tahay jinsi, aqoonsi ama tacbiir jinsi ahaaneed, ka tirsanaasho qolonimo, diin, naafanimo, dabci galmo la xiriira ama da? Markaas arrintu wey ku saabsanaan kartaa takoorid. Waxaad taas uga ashtakoon kartaa DO ama xafiis takooridda la dagaallama (antidiskrimineringsbyrå). Sidoo kale waad ka ashtakoon kartaa haddii shaqa bixiyahaagu si la xiriirta fasax waalidnimo uu kuu takooray. Haddii aad urur shaqaale xubin ka tahay, laguuguna takooray shaqada waxaad marka hore la xiriireysaa ururkaaga shaqaalaha.
5 Barteenna intarneetka ayaad akhrisan kartaa wax dheeraad ah oo ku aaddan takoorid, sida loo sameynayo ashtakeyn iyo halka aad la xiriiri kartid. Waxaad xitaa nala soo xiriiri kartaa haddii aad qabtid su aalo ku aaddan xeerarka takooridda, mamnuucidda ka eexashada waaliddiinta fasaxa waalidka ku jira ama xeerarka kale ee taabanaya takooridda. Maxay DO ku sameyneysaa ashtakooyinka takooridda ku aaddan? DO waxay qabaneysaa ashtakooyinka takooridda ee aannu siyaabo kala duduwan ugu isticmaaleyno shaqadeenna xoojinta. Waxaannu ashtakooyinka ka soo saareynaa waxyaabo la lafa guray oo aannu si wadajir ah ula isticmaaleyno cilmi baarisyada iyo wada xaajoodyada bulshada rayidka ah si aannu wax ugu ifinno una saameyno go aan qaatayaasha. Ashtakooyinku waxay sidoo kale keeni karaan in aannu hubsiino sameyno. Waxaa sanadkii na soo gaara ku dhawaad 2000 oo ashtako, ku dhawaad 200 oo ka mid ahna waxay keenaan hubsiimo la sameeyo. Hubsiino waxay ka dhigantahay in aannu baaritaan sameyneyno si aannu u ogaanno in waxa laga soo ashtakooday ay xeerka takooridda la soconayaan. Tusaale ahaan waxaannu baari karnaa xeerarka ama qaabka shaqada ee shaqa bixiyaha, isbitaalka ama guri kireeyaha ee takoorid sabab u noqon kara. Hubsiimadeennu waxay keeni kartaa go aan leh qiimeyn, mararka qaarkoodna waxaannu xitaa qori karnaa talooyin ku aaddan in shaqa bixiye, isbitaal ama guri kireeye ay beddelaan xeerarkooda ama qaabkooda shaqo si uu takoorku u istaago. Go aankeennu maaha mid sharci ahaan wax xiraya laakiin kuwa aannu baarno badanaa talooyinkeenna wey raacaan. Shaqadeenna waxaannu xitaa in yar oo dhacdooyinka ka mid ah sanadkii maxkamad ula kornaa (ku dhawaan 1 boqolkiiba oo ka mid ah dhammaan ashtakooyinka). Kiiska waxaa wadaya gar yaqaannada DO-ga, waxaana go aan ka gaareysa maxkamadda. Wakiilka takooridda (DO) Box 4057, Solna Taleefan do@do.se Detta är en översättning till somaliska av DO:s informationsblad Diskrimineringsombudsmannen (DO).
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta
Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg
GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...
Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay
Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad
AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una
Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman
Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16
Ku soo dhawaadda shaqada
Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information
LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska
LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala
Dulqaaxumo Intolerans
Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka
Inledning. Hordhac. svenska. somali
1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA
Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?
Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET
Sida loo dhiso jaaliyad
Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu
Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?
Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha
Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare
Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga
Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda
Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.
Transportyrken på sju språk
Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and
Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!
Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan
När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid
2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!
Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska
Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha
Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY
SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan
Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada
Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.
In shirkad. laga furto. Iswiidhen
In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto
Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]
Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan
BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.
INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN
sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.
sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh
Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed Hordhac Översatt till somaliska 4 Hordhac 6 Sweeden waxaa lagu hogaamiyaa nadaam dimuqoraadi oo ah baarlamaani ah 8 Sidaan ayuu u egyahay qaabka nadaamka dimuqoraadiga
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig MAXAA DHICI DOONA HADDA? Daryeelka khasabka ah waxaa loola jeeda
Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro
Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha
Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub
Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn
Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/
Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet
Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMALISKA Elever i tidigt skede av sin läs- och skrivutveckling Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Uppgifter A Tecken, ord, meningar
Somaliska. Barn älskar böcker
Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor
Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)
Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij
Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u
Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?
Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad
Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm
Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada
Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt
Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka Somaliska Hordhac Maxaa ilmahayga antibiyootig loo siin waayey? Marka ilmahaagu uu xanuunsan yahay waxaad
Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano
S Bra mat för barn mellan ett och två år u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano Cuntada u wanaagsan carruurta jirta sannad ilaa labo sano (ha siin cabbitaanka bariiska laga sameeyey, eeg bogga 13) Waxaa ka
IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION
IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas
Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]
Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig
Madax xanuunka (huvudvärk).
Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax
Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa
WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha
Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel
Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg
Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!
Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta
SOMALISK a AF-SOOMAALI
OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga
Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta
Wasaaradda Waxbarashada Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Waa maxay jiheeye? Jiheeyuhu wuxuu dhigayaa waxyaabaha khuseeya degmada Växjö ee garab socda waxyaabaha u baahan sharciyada iyo xeerarka.
QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås
QAWAANIINTA dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås Qofkee heli kara boos Waalidka haysta caruur laga bilaabo da da 1 sano ilaa iyo fasalka 6, waxay codsan karaan
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo
Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)
Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD) Tilmaame dag dag ah oo fudud oo ku saabsan cudurka sambabada ee COPD looguna tala
Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)
Ka kaluumeysiga Iswiidhan Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket) Ka kaluumeysiga Iswiidhan Kaluumeysiga waa madadaalo iyo farxad waqtiisdhaafin ah oo loogu raaxeysan
in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.
Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?
Ku soo dhowow Laholm
Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga
Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista
Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista Denna ordlista uppdateras fortlöpande. Listan är uppdelad i ord som är speciella för arbetsmarknaden samt ord som är speciella
Översatt av Sahro Aden Dulle
Översatt av Sahro Aden Dulle 2004 SVENSKA Somaliska EXEMPEL DIAGRAM Jaantuus 4:e kvart 3% :a kvart 3% Cirkeldiagram Wareega jiheejaha 2:a kvart 7% 3:e kvart 57% 00 80 Linjediagram Xariiqda jaantuska 60
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DAYREELKA CAAFIMAADKA Haddii dhaawac kaa soo gaadho daryeelka caafimaadka
sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18
Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada
Öppna svar Jobbtorg Stockholm
Öppna svar Jobbtorg Stockholm F7. Stöd från Jobbtorget. Vad har du fått hjälp med av Jobbtorget? JS Farsta centrum CV, personligt brev. Fått hjälp med förbättring av CV och fått hjälp vid en jobbansökan.
1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:
Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta
Hagidda kala soocidda
Somaliska Hagidda kala soocidda Warbixin ku socota qoysaska oo ku saabsan sida loo maareyo qashinka iyo kala soocidiisa. Poseidonka cagaaran Yoolkeenu waan inaan sida ugu macquulsan ugu jilcino dadka guryaha
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda
Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4
INTEGRATIONSVERKET Delaktighet för integration att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige Rapport till regeringen av Integrationsverkets regeringsuppdrag Integrationsverkets rapportserie
Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38
Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38 BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha
En röst att räkna med. Bankunionen. möjlighet? Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas.
oktober 2012 4 Bankunionen hot eller möjlighet? En röst att räkna med Foto: Magnus Bergström Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas. Bankplats på nätet Så
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare
Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo
Somaliska - Råd och information inför implantatbehandling Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo Waa maxay qalabka ilkaha la geliyo implantat? Qalabka ilkaha la geliyo waa boolal ka sameysan
Lacagta jirrada [Sjukpenning]
Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,