Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray
|
|
- Magnus Gustafsson
- för 9 år sedan
- Visningar:
Transkript
1 Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: kaasoo aad loogu duray dadka ajnabiga ah siiba kuwa muslimka ah oo ay soomaalidu ugu horrayso. Qoraalkana sidan ayuu ahaa; Waxaan u murugaysnahay Borlänge da naga dayacantay: Walow ay Borlänge dadka daggan sideedaba nusqaammi lahaayeen haddayna siyaasiyiinta magaalada ajnabi badan kusoo guri lahayn, haddana magaalo warshadeedka yar ee Borlänge ee uu xisbiga hantiwadaaggu xukumo, waxaa kunool nafar, waxay ahayd sideedaba mid burbur kudhow, laakiin waxaa godka geerida kutuuray, in wakhti kooban lakeenay 1000 soomaali ah. Soomaalidaa 50% ama badh kamida waxba maqoraan waxna ma akhriyaan. 10% ama boqolkiiba 10 qof ayaa shaqaysa. Soomaalidu way kaduwanyihiin dadka kale ee ajnabiga ah oo dhan, maxaa yeelay waa dadka ugu liito xagga laqabsiga iswiidhan, xagga waxbarashada ayagaa ugu liito, xagga shaqo la aanta ayagaa ugu badan, xagga dakhliga ayagaa ugu hooseeyo dalkan, xagga qaadashada caydha ama kaalmooyinka kala duduwan ayagaa ugu badan, waxbarashada iskuullada ayagaa ugu hooseeyo, sidoo kale dadka xagga laqabsiga dalkan ugu liito waa ayaga. Xagga danbiyo galidda aad ayuu ugu badan yahay soomaalida. Badh ama 50% ragga soomaalida waxay ruugaan mukhaadaraadka qaadka, waxayna arrintaa cunista qaadaka u keentaa nolol xumo sii daran. Sawirradan hoose waxaa lagasoo qaaday mudaaharaadkii maalinta shaqaalaha ee 1 maajo, waana wax laga argagaxo runtii. Waxaad mooddaa in Muqdisho lagasoo qaaday sawirrada. Mudaaharaadka waxuu kakooban yahay oo qudha soomaali. Nin ku labisan dharka muslimka oo koofi qaba ayaa kor u hayo tabeello ay kuqoran tahay waxaqabad dadkoo dhan. Taloow intee maalmood ayay bannaanbaxayaashan u bannaanbaxayo ururrada shaqaalaha shaqeeyeen noloshooda oo dhan?
2 Turjubaan soomaali ah oo daggan magaalada Göteborg (Gothenburg) ayaa yidhi sidan; markuu roobku da o oo uu cagaarku soo baxo oo geelu soo godlado (caano keeno) Reer Guuraagu uma baahno inuu waxqabto. Iswiidhan had iyo goor roobbaa ka da a; lacagta caydha, lacagta caruurta lugu qaato, lacagta kidhada lugu kabo, iyo kuwo kale oo badan ayaa la helaa, hadii marka khayrkaa farada badan la iska haysto maxaa looba shaqayn oo la isu dhibi. Waxaa qoray Wargayska Göteborgs-Posten 1-november 2007 da. Kharashka magaalada Borlänge ay caydh ahaan u bixiso wuxuu madhin hayaa khasnadda magaalada. Sanadkii 2008 da 66% caydha laga bixiyey magaalada Borlänge waxaa lasiiyey ajnabiga dibadda kayimid. Ajnabigaas wxay magaalada ka ahaayeen 11,7% tiro ahaan.. Waan ku xanuunsadaa tiradaas, saas ooy tahay magaalada Borlänge waan jeclahay, waxaan kunoolaa magaaladaa markaan yaraa muddo. Borlänge waxay ahayd magaalo aad uqurxan oo uu mustaqbal fiican usoo muuqdo. Waxaa magalada markaa soo dagay dad kayimid Finland oo kashaqaynayey labada warshadood ee ugu waawayn magaalada, waa Warshadda xaashiyaha sammaysa ee Kvarnsvedens Pappersbruk iyo warshadda shubto birta fudud ee Domnarvets Järnverk. Qixii dadka cad cad: Stockholm, Göteborg, Malmo, Botkyrka, Södertälje, Landskrona, iyo Borlänge dadka kunool way yaraan lahaayeen haddaan lugusoo ururin ajnabi fara badan sanad walba. Dadkii iswiidhishka ah qaxooda waa digniin ay lagamamaarmaan tahay inay keento isbadala siyaasadeed oo degdega. Laakiin isbadal siyaasadeed lama hayo. Waxaad mooddaa inuu isbadal siyaasadeed iman mar ay wakhti danbe tahay. Iswiidhan iyo meelo badan oo caalamka kamid ahba waa dhibaato jirto inuu yimmaado ajnabi qax ah oo aad u fara badan. Dhacdooyinkaas waxaa loogu
3 yeedhaa The white flight waxaana lugu arkay 1960 Maraykanka, laakiin wayse soo jirtay illaa qarnigii 18 aad, waagaaas waxaa aad usoo dagay Boston oo Maraykanka kutaallo Irish fara badan. Immaatinka ay yimmaadeen Irishkaa farada badan magaalada Boston waxay baabi isay dhaqankii ay lahaayeen dadkii haystay diinta Protestanka, dadkaas oo kunoolaa magaalooyinkaas oo ahaa kuwii ugu muhiimsanaa horumarka dadka Protestanka taariikhdooda. Markay magaaladii isbadashay oo danbiyada, dilka, dhaca iyo musuqmaasuqu faraha kabaxay way qaxeen dadkii magaalada hore u daganaa kii dadkii daganaa Boston waxaa kuhadhay 50% soddan sano kadib. Is aaminidda bulshada dhaxdeeda oo yaraata: Markay qaxooti meel soo dagaan waxaa daba socdo qaxooti kale oo ku daba jiro. Markay dadkii magaalada daganaa arkaan noloshooda oo hoos dhacday ayna sababeen qaxootiga way guuraan. Arrintaa waa arin lugu arkay aduunka oo dhan. In la isticmaalo jumlada Qaxa caddaanka waa khalad maxaa yeelay kuma xidhno jinsi ama midab gaara ah arrintaa, oo kaliya waxaa xukumo isbadal dhaqameedka qowmiyadeed ee ay sababyso. Dhaqamada kala duwan qaarkood way wada noolaan karaan meesha qaar kale ayna suurtogal ahayn inay wada noolaadaan. Muslimiinta kunool aduunka way is go doomiyaan isna faqooqaan si ay u raacaan quraanka aynanna udhaxgalin gaalada. Dalal badan oo Reer Galbeed ah way ku adagtahay inay fahmaan gacankahadalka ay muslimiinta caanka kuyihiin, waxaana jirto inay musliimta ajnabiga ah ay ayagu ubadan yihiin danbiyada gacankahadlka ku lugta leh. Inay dadyow kasta jecelyihiin inay la noolaadaan dad ay isku jinsi yihiin waa wax la ogaaday, kumana xidhno midab iyo jinsi gaar ah. Dad aad garanayso ood isku si wax u aragtaan una fahamtaan waa aasaaska inaad kudareento xasilooni hadba meesha aad markaa ku nooshahay. Aqoonyahanka Maraykanka ah ee ladhaho Robert Putnam ayaa sheegay inay is aaminidda iyo kahelidda ay dadka wada abuurtaan ay yarayso jiritaanka bulshooyin kala duwan oo wada nool. Wuxuu yidhi bulshooyinka kala duwan waxaa caado u ah inuu is aaminkooda yaraado iyo inay aad isu tuhmaan. In dariska la aamino way ku yartahay, ismana caawiyaan oo wadajirka iyo canshuurta labixiyo ma ay jecla, maxaa yeelay waxay arkaan meeshay canshuurta ay bixiyaan ay gasho, meeshaas oo ah meel ayna ku qanacsanayn. Dadka udooda dhaqamada kala duwan way been sheegeen: Hadday run tahay aragtida dadka dalkan iswiidhan udooda dhaqamada kala duwan iyo wada noolaashaha, arrinta qaxa dadka cad cad ay kaqaxaan meelaha
4 ajnabigu kubato ma ayna dhacdeen. Hadduu hadalkooda run yahay waxay ahayd inay caddaanka ka guuraan xaafadaha stockholm ay gaarka udagaan oy u guuraan Akalla, Fittja iyo Tensta oo ah meelo ajnabiga looga qaxay kadib markuu kufarabatay. Haddaan fiirinno dadka ku doodo inuu banii aadamka isku mid yahay iskuna qiimmo yahay, sida ururka Amnesty International, Rädda Barnen iyo Röda Korset iyo waliba Kaniisadda iswiidhan, maxay ugu qixi waayeen uguna ordi waayeen ayagoo koox koox ah meelaha ay kajiraan dhaqamada kala duwan ee ay u doodaan. Maxaa loo waayey qof kamid ah kuwa u dooda dhaqamada kala duwan oo sheegahayo asagoo faraxsan inuu qoyskiisa u rarayo Rinkeby si ay ugu raaxaystaan dhaqamada kala duwan ee meeshaas kajiro. Jawaabtu waa; been ayey sheegayaan, kala duwanaanshaha ay u doodayaan ee ay caado kadhigteen buunbuuninteeda ma ay ogola inay kunoolaadaan, oo kaliya waxay rabaan inay usheegaan dadka kale inay kunoolaadaan. Waxay rabaan dad kale inay naftooda iyo noloshooda iyo raaxadooda ay u huraan mabda kharriban oo fashilmay. Waxay rabaan dadka kale inay carruurtooda ladhigtaan 80% ama 90% muhammad, Ali iyo Ahmed, oo markaa ay billaabaan inay kuhadlaan iswiidhish jajaban oo carabi u eg. Dunidan nifaaqa iyo laba wajiilayntu kubadatay madhacdo in kuwa beenta kudooda oo ammaana waxaan fiicnayn ama aan khayr lahayn in lala xisaabtammo, waxayn si dhibyar u fidiyaan aragtidooda beenta kusalaysan ayagoon la hor istaagin. Qofku inuu ku dhawaaqo halkudhagyo uusan aaminsanayn way fududahay, laakiin waxaa aad u adag inuu ka run sheego oo uu si ficil ah u sammeeyo wuxuu sheeganhayo. Ma mudan yihiin marka in la qadariyo maadaamma ay laba wajiilayn kujiraan? Yay umalayn hayaan marka inuu rummayni khuraafaadka ay fidinhayaan? Halkudhaggoodu waa mid umadhan sida beentu ay waligeed tahay mid madhan. Qoraalka asagoo af-iswiidhish ah hoos ka akhri;
5 Jag sörjer ett förlorat Borlänge Även Borlänge skulle ha ett negativt flyttnetto om politikerna inte fyllde upp staden med invandrare. Den lilla socialdemokratiskt styrda industristaden med invånare har länge varit på dekis. Spiken i kistan är att man på kort tid har tagit emot somalier, varav mer än hälften är analfabeter. Bara 10 procent av dem arbetar. Somalierna skiljer ut sig från alla andra invandrargrupper genom att vara de som klarar sig allra sämst i Sverige. De har den lägsta utbildningen, den högsta arbetslösheten, de lägsta inkomsterna, det största socialbidragsberoendet, de sämsta skolbetygen och den mest misslyckade integrationen av alla. Brottsligheten i gruppen är hög. Hälften av de somaliska männen tuggar drogen kat, och missbruket leder till ännu större utslagning. Bilderna från årets förstamajtåg i Borlänge är chockartade. De kunde lika gärna vara tagna i Mogadishu. I tåget går nästan enbart somalier. En somalisk man i fotsid klänning och muslimsk mössa bär ett plakat med texten SYSSELSÄTTNING FÖR ALLA. Hur många dagar har deltagarna i tåget på arbetarrörelsens dag arbetat i sitt liv? Jag citerar Abdulahi Mohammed, somalisk tolk i Göteborg: När det regnar och är grönt och kamelerna ger mjölk behöver nomaderna inte anstränga sig. I Sverige regnar det hela tiden socialbidrag, barnbidrag bostadsbidrag och alla andra bidrag. När man har det så bra, varför ska man då jobba? (Göteborgs-Posten 1 november 2007.) Borlänges kostnader för försörjningsstöd driver kommunen mot snabb utarmning. Under 2008 gick 66 procent av socialbidragen i Borlänge till utrikes födda, som utgjorde 11,7 procent av befolkningen. Siffrorna gör ont i mig. Jag råkar ha en kärlek till Borlänge. Där bodde jag under några lyckliga barndomsår. Borlänge var en lummig idyll som andades harmoni och framtidstro. Det kom mängder av finska arbetskraftsinvandrare för att arbeta vid stadens två stora industrier, Kvarnsvedens pappersbruk och Domnarvets järnverk. De var behövda och önskade. De integrerades på nolltid. Aldrig att vi kände oss otrygga på grund av dem, tvärtom. Vi barn rörde oss tryggt överallt. Nu är allting förändrat och förstört. Jag sörjer en förlorad stad. Jag vill aldrig mer besöka Borlänge. Jag skulle inte klara att se förödelsen, jag skulle bara gråta. The white flight Stockholm, Göteborg, Malmö, Botkyrka, Södertälje, Landskrona och Borlänge skulle samtliga ha ett negativt flyttnetto om de inte packade in tusentals invandrare varje år. Svenskarnas flykt är en allvarlig varningssignal som borde ge incitament till omedelbar politisk kursändring. Några sådana tecken har dock inte synts till. Tydligen måste förfallet gå till the point of no return innan något händer. Varken i Sverige eller internationellt är de här kommunerna ensamma om att se en snabbt växande
6 ström av flyende invånare. Fenomenet kallades the white flight när det visade sig i USA under 1960-talet, men det är väl känt och dokumenterat ända sedan tidigt 1800-tal. Då flyttade stora mängder irländare in i Boston, USA. Deras ankomst undergrävde den protestantiska kulturen i en av de städer som haft den största betydelsen för protestantismens utveckling under hela dess historia. När klimatet i staden blev alltmer våldsamt och korrupt flydde stora delar av den infödda befolkningen. Av Bostons befolkning 1820 bodde bara hälften kvar 30 år senare. Minskad social tillit Invandring följs alltid av sekundär migration. När ursprungsbefolkningen får sina levnadsvillkor radikalt försämrade genom invandring flyttar den. Samma mönster ses över hela världen. Uttrycket white flight är missvisande, eftersom den här formen av migration inte har med ras eller hudfärg att göra. Den handlar istället om vilken kulturell innebörd den etniska förändringen har. Vissa kulturella skillnader går att överbrygga och leva med, andra inte. Över hela världen isolerar sig muslimer i självvald segregation för att i enlighet med koranen inte beblanda sig med otrogna. Flertalet västeuropéer har å andra sidan svårt att uppskatta det våld som kännetecknar den muslimska kulturen och som bland annat visar sig i att invandrare från muslimska länder är kraftigt överrepresenterade i all våldsbrottslighet. Önskan att bo tillsammans med människor som liknar en själv gäller alla folkgrupper, oavsett ras och religion. Igenkännandet och gemensamma värderingar är en viktig grund för att känna trygghet där man bor. Den amerikanske statsvetaren Robert Putnam har funnit att det sociala kapital i form av tillit och trivsel som människor bygger upp tillsammans minskar i multietniska samhällen. De som lever i etnisk mångfald präglas av minskad tillit och ökad misstänksamhet. De hukar sig, litar mindre på sina grannar och är mindre benägna att solidariskt betala skatt, eftersom de i sin omedelbara närhet ser exempel på vart pengarna tar vägen. Mångkulturalisterna ljuger Om vi ska ta på allvar vad Sveriges framträdande mångkulturalister har propagerat för i decennier borde the white flight från invandrartäta områden inte alls vara något problem. Det borde tvärtom gå en strid ström av flyttlass från Stockholms innerstads mer fashionabla delar ut till exempelvis Akalla, Fittja och Tensta. Om vi tänker på företrädarna för humanism och alla människors lika värde inom organisationer som Amnesty, Rädda Barnen och Röda Korset för att inte tala om Svenska kyrkan så är det rent häpnadsväckande att de inte i stora skaror tar sin tillflykt till den mångkultur som de prisar så högt.
7 Varför ser vi aldrig en tidningskrönika där en bekännande mångkulturalist glädjestrålande meddelar att han nu tar familjen med sig och flyttar till Rinkeby för att njuta av mångfalden? Svaret är att propagandisterna ljuger. Den mångkultur som de med allt stelare läppar bekänner sig till vill de för allt i världen inte uppleva på eget skinn. Den gäller de andra. Det är andra människor som ska offra sin trygghet och trivsel för att leva upp till en havererad politisk ideologi. Det är andras barn som ska gå i skolor med procent Muhammed, Ali och Ahmed och börja prata svenska med arabisk brytning. I dubbelmoralens förlovade land ställs hycklarna aldrig till svars utan kan obehindrat fortsätta predika sitt lögnaktiga evangelium. Att servera till intet förpliktande slagord är lätt. Att själv leva upp till dem verkar stört omöjligt. Vilken trovärdighet anser de sig kunna göra anspråk på som så uppenbart lever med dubbel bokföring? Vem inbillar de sig ska tro på deras falska trossatser? Deras besvärjelser ekar av tomhet, som lögnens eviga tomt skrällande cymbaler. Af Julia Caesar *
8 Waxaa turjumay: Axmed-shiil Muxumed Xoghayaha Ururka UMIS, Borlänge Borlänge, Sweden Faafin: SomaliTalk.com April 30, 2011
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...
Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1
Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad
AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una
Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg
GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta
Dulqaaxumo Intolerans
Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka
Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet
Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMALISKA Elever i tidigt skede av sin läs- och skrivutveckling Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Uppgifter A Tecken, ord, meningar
När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid
2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet
Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda
Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo
Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman
Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay
Ku soo dhawaadda shaqada
Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET
LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska
LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada
Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?
Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.
Inledning. Hordhac. svenska. somali
1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till
Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt
Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan
Transportyrken på sju språk
Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and
Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska
Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha
Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!
Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii
sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.
sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh
Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel
Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg
Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare
Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala
BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.
INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN
Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada
Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -
Sida loo dhiso jaaliyad
Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu
Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY
SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka Somaliska Hordhac Maxaa ilmahayga antibiyootig loo siin waayey? Marka ilmahaagu uu xanuunsan yahay waxaad
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare
IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION
IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning
DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o
Tentamen på kurs SOL110, del 3 Väl godkänt = 85 % rätt 2016 01 16, skrivtid max 3 timmar Godkänt = 60 % rätt DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska 1. (4 p.) Hur många regelbundna pluraländelser
Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4
INTEGRATIONSVERKET Delaktighet för integration att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige Rapport till regeringen av Integrationsverkets regeringsuppdrag Integrationsverkets rapportserie
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la
Översatt av Sahro Aden Dulle
Översatt av Sahro Aden Dulle 2004 SVENSKA Somaliska EXEMPEL DIAGRAM Jaantuus 4:e kvart 3% :a kvart 3% Cirkeldiagram Wareega jiheejaha 2:a kvart 7% 3:e kvart 57% 00 80 Linjediagram Xariiqda jaantuska 60
Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?
Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad
Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.
Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta
Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?
Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET
Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)
Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD) Tilmaame dag dag ah oo fudud oo ku saabsan cudurka sambabada ee COPD looguna tala
Madax xanuunka (huvudvärk).
Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax
sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18
Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa
FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA
FARBARASHO 3 FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA ALFABETISERING PÅ SOMALISKA Abdulkhadir Mohamed Future Introduktion Alfabetiseringsboken Farbarasho 3 är avsedd för vuxna, ungdomar och barn som vill lära sig läsa
Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm
Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan
Instuderingsfrågor till Tema demokrati
Instuderingsfrågor till Tema demokrati 1. Vilka skapar den svenska demokratin? (s.1) Medborgarna i Sverige 2. Hur många ledamöter beslutar åt medborgarna i riksdagen? (s.2) 349 ledamöter 3. Varför finns
Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn
Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare
SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.
SOL110 Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik. Grammatisk terminologi Inom varje yrkesområde behöver man ett specialordförråd För att
Wakiilka takooridda DO
Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan
Somaliska. Barn älskar böcker
Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,
Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub
Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay
'Waxaanu rabnaa in aan dadka awooda siino. Xisbiga Center Partiet bayaankiisa guud ee siyaasadeed oo Swidhish la fududeeyay ku dhigan'
1 'Waxaanu rabnaa in aan dadka awooda siino. Xisbiga Center Partiet bayaankiisa guud ee siyaasadeed oo Swidhish la fududeeyay ku dhigan' På ett möte i Västervik den 19 juni 2001 bestämde vi i centerpartiet
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed Hordhac Översatt till somaliska 4 Hordhac 6 Sweeden waxaa lagu hogaamiyaa nadaam dimuqoraadi oo ah baarlamaani ah 8 Sidaan ayuu u egyahay qaabka nadaamka dimuqoraadiga
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY
Uppgifter B Textpaket Litteracitet
Kartläggningsmaterial för nyanlända elever Uppgifter Textpaket Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMLISK Elever som läser och skriver Kartläggningsmaterial för nyanlända elever Litteracitet Uppgifter Textpaket Innehåll
Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub
Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Macluumaadkan waxa wada jir u soo saarey waaxda caafimaadka bulshada iyo cisbitaalka dhalmada (BB)/umusha, daryeelka carruurta iyo
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada
Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa
WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan
Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro
Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha
Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]
Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,
Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah
Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah LACAGTAADA EEG! S V E R I G E S R I K S B A N K 1-karoon 2-karoon 5-karoon 10-karoon Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada
Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah
Ku saabsan Iswiidhan Barashada bulshada oo Soomaali ah Ku saabsan Iswiidhan waa buug ku saabsan jiheeyn-bulshadeed oo loogu talagalay dadyoowga dhowaan dalka yimid. Ula jeedada laga leeyahay buugga waxa
in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.
Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?
In shirkad. laga furto. Iswiidhen
In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto
Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018
/1/ Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018 /2/ Anaga waxaa rajeyneynaa inaa adiga kugu martiqaadi karno dalxiis xilliga xagaaga oo leh farxad, raaxo iyo xiiso. Buuggyarahaan waxaa ku yaala tiro
Öppna svar Jobbtorg Stockholm
Öppna svar Jobbtorg Stockholm F7. Stöd från Jobbtorget. Vad har du fått hjälp med av Jobbtorget? JS Farsta centrum CV, personligt brev. Fått hjälp med förbättring av CV och fått hjälp vid en jobbansökan.
Carruurteenna, som betyder våra barn, (c uttalas
Tifaftiraha guud/chefredaktör och ansvarig utgivare Musa M. Isse Tifaftiraha labaad/redaktionsekreterare Sayid-Ahmed Dhegey Hawlwadeenada/Redaktionen: Musa M. Isse Matilda Wallin Sayid-Ahmed Dhegey Oscar
Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)
Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso
Hagidda kala soocidda
Somaliska Hagidda kala soocidda Warbixin ku socota qoysaska oo ku saabsan sida loo maareyo qashinka iyo kala soocidiisa. Poseidonka cagaaran Yoolkeenu waan inaan sida ugu macquulsan ugu jilcino dadka guryaha
Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga
För- och grundskoleförvaltningen Version: 2008-01-09 Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga Hawlwadeneyada dugsiga Agaasimaha dugsiga (Rektor) Agaasimaha waa xilhaayeha dugsiga
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga
Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta
Wasaaradda Waxbarashada Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Waa maxay jiheeye? Jiheeyuhu wuxuu dhigayaa waxyaabaha khuseeya degmada Växjö ee garab socda waxyaabaha u baahan sharciyada iyo xeerarka.
Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha
Ku soo dhowow Laholm
Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.
Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad
Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano
S Bra mat för barn mellan ett och två år u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano Cuntada u wanaagsan carruurta jirta sannad ilaa labo sano (ha siin cabbitaanka bariiska laga sameeyey, eeg bogga 13) Waxaa ka
Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)
Ka kaluumeysiga Iswiidhan Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket) Ka kaluumeysiga Iswiidhan Kaluumeysiga waa madadaalo iyo farxad waqtiisdhaafin ah oo loogu raaxeysan
1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:
Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo
QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås
QAWAANIINTA dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås Qofkee heli kara boos Waalidka haysta caruur laga bilaabo da da 1 sano ilaa iyo fasalka 6, waxay codsan karaan
Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta
SOMALISKA BILSKADEREPARATÖR Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta Lernia wuxuu ku siinayaa fursad wayn ood shaqo ku hesho. Waxaan si dhaw ula shaqaynaa talobixina
Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet
Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt
Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij
Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka
VÅREN 2016 KURSER SÖDRA CIRKLAR SPRÅK ATT SÖKA BOSTAD STÖD I SKOLAN HÄLSA FRANSKA BAKELSER DEMOKRATI BYGG DIN EGEN HEMSIDA OCH MYCKET MER
VÅREN 2016 SÖDRA KURSER & SPRÅK ATT SÖKA BOSTAD STÖD I SKOLAN HÄLSA FRANSKA BAKELSER DEMOKRATI BYGG DIN EGEN HEMSIDA OCH MYCKET MER CIRKLAR INNEHÅLL Ibn Rushds vison och kärnvärden Skapa din egen hemsida
Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo
Somaliska - Råd och information inför implantatbehandling Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo Waa maxay qalabka ilkaha la geliyo implantat? Qalabka ilkaha la geliyo waa boolal ka sameysan
SOMALISK a AF-SOOMAALI
OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga