Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Storlek: px
Starta visningen från sidan:

Download "Waxanu ku hadalnaa luqado badan"

Transkript

1 Våra medarbetare pratar över 40 språk. Många har själva gjort den resan du gör nu. Waxanu ku hadalnaa luqado badan Qaar badan oo ka mid ah shaqaalahayaga, waxay qudhoodu ka yimaaddeen waddamo kale, waxaanay soo mareen safarkan aad adigu hadda ku jirto. Marka laysku daro waxanu ku hadalnaa wax ka badan 40 luqadood!

2 Waxanu kaa caawinaynaa adigaaga ku cusub Iswiidhan in aad shaqo dhakhso u hesho Waxa noo shaqeeya tababarayaal-shaqo iyo la qabsasho-hageyaal ka kala yimid adduunka oo dhan. Qaar badan oo ka mid ah shaqaalahayaga, waxay soo mareen halkaa aad hadda marayso: ku cusbaanta Iswiidhan. Xaggayaga waxad kula kulmaysaa dad xiiso badan haya oo toos kuugu hagaya bulshada Iswiidhan iyo suuqa shaqada. Hadafkayagu waa in aad kalsooni ku dareento Iswiidhan iyo in aad dhakhso u hesho shaqo ama waxbarasho kugu habboon. Ama in aad hesho caawimo ah in aad bilawdo shirkad aad gaar u leedahay. Eductus waxay soo jirtay 20 sano, waxayna ka jirtaa Iswiidhan oo dhan. Waxanu ka tirsannahay AcadeMedia oo ah isutagga waxbarasho ee Iswiidhan ugu weyn. Eductus finns till för att hjälpa människor hitta jobb, utbildning eller starta eget så fort som möjligt. Vi ingår i AcadeMedia, som är Sveriges största utbildningskoncern.

3 Somaliska Ku soo dhawoow Iswiidhan! Välkommen till Sverige! Waa Dariiqaaga shaqada

4 Här berättar vi att vi finns på 41 orter i Sverige. Överallt hjälper vi människor att få jobb. Waxanu kaa caawinaynaa in aad hesho jidkaaga shaqada Eductus waxay ka caawisaa dadka inay helaan shaqo, shirkaduhuna inay helaan shaqaale. Haddii aanad waxbarasho lahayn waanu kaa caawinaynaa taas. Waxanu ka jirnaa dacallada Iswiidhan, waxananu nahay isku dubbaridaha SFI-ga (Af Iswiidhishka soo galootiga) ee ugu weyn Iswiidhan, iyo waxbarashooyin kale oo badanba.

5 Halkan waxad ku arkaysaa qaar ka mid ah adeegyada lagaa caawin karo Waxanu degmooyinka kala duwan ku haynnaa adeegyo kala duwan. Boggayaga internetka ee waxad ka akhriyi kartaa waxyaalaha aanu ku soo bandhigaynno meesha aad degentahay. La qabsasho hage waddada ugu dhakhsaha badan ee suuqa shaqada Adigaaga ku cusub Iswiidhan waxad heli kartaa la qabsasho-hage. Waxa aanu raacaynnaa qorshaha la qabsiga ee aad isla dejiseen xafiiska shaqada. Waxanu toos kuugu hagaynnaa bulshada Iswiidhan, sidoo kalena waxanu ku siinaynaa taageero inta aad jidka ku jirto. Waxanu ku shaqaynaa Af Iswiidhish fudud iyo luqado kale oo fara badan. Sfi Af Iswiidhishka soo galootiga Waxanu nahay isku dubbaridaha Iswiidhan ugu weyn ee Af Iswiidhishka soo galootiga. Waxanu haynnaa waxbarashooyin heer walba ah, laga bilaabo Af Iswiidhishka bilawga ah ilaa heerarka adag ee jaamiciyiinta. Waxanu gacan ka geysannaa in aanu habaynno goobo baraagtiig shaqo, adiguna waxad waxabarashada waafajin kartaa wakhtiyadaada shaqo haddii loo baahdo. Shirkad khaas ah Bilaabid Ma rabtaa in aad bilawdo shirkad? Waxanu kaa caawin karnaa wixii farsamo ah iyo xiriirada aad u baahantahay. Shaqo-bixiyaha Waxanu gacan ka geysan karnaa in aad hesho shaqaale habboon marka aad shaqaale cusub qaadanayso. Mararka qaarkood waxa dhacda is duqaynta dhaqamda, marka ay wada shaqaynayaan dad waddamo kala duwan ka kala yimid. Waxanu gacan ka geysanaynaa sidii looga fogaan lahaa is faham darro. Af Iswiidhish xirfadeed Af Iswiidhish xirfadeed waa in aad barato Af Iswiidhishka aad u baahantahay in aad taqaanno si aad ugu shaqaysato xirfaddaada. Badiyaa waxanu isku ladhnaa Af Iswiidhish xirfadeedka iyo baraagtiig shaqo. Här berättar vi om alla de tjänster vi kan hjälpa till med, från etableringslots och SFI till jobbcoacher.

6 Waxbarasho xirfadeed Degmooyinka kala duwan waxanu ka wadnaa waxbarashooyin xirfadeed oo kala duwan. La xiriir xafiiska degmadaada, markaas waxad ogaanaysaa waxyaalaha ka jira agtaada. Qiimayn xirfadeed Ma waxa aad leedahay waayo-aragnimo shaqo oo aan wadan waxbarasho xirfadeed? Mise waxbarasho waad leedahaye wax caddayn ah ayaanad haysan. Waxanu kaa caawinaynaa in aad sahamiso oo aad qiimayso aqoontaada iyo waayo-aragnimadaada, si loo waafajiyo suuqa shaqada ee Iswiidhan. Waxbarashada dadka waaweyn ee aasaasi ah Degmooyin badan waxanu ka bixinnaa waxbarashada dadka waaweyn ee aasaasiga ah. Taas macneheedu waxa weeye in aad dhiganayso aqoonta iskuulka aasaasiga ah, yacnii sanad dugsiyeedyada 7-9. Waxbarashada dadka waaweyn ee aasaasiga ahi waxay kuu furantahay haddii aad u baahantay in aad dhigato aqoomahaas ama aad nakhtiinto labada. Raadso shaqo Ma bilaa shaqo ayaad tahay? Waxad naga helaysaa tababare shaqo oo khaas ah. Waxad isla samaynaysaan qorshe ku salaysan baahidaada. Hadafku waa in laga dhigo jidka shaqada lagu gaarayo ama shirkad samaysiga, sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah. Xiriirka shaqo-bixiyaha Furaha shaqada Waxanu xiriiro badan la leenahay shaqobixiyeyaal, ka jira dhammaan laamaha kala duwan iyo Iswiidhan oo dhan. Waxanu raadinaa shaqo, tababarasho iyo goobo baraagtiig shaqo. Dad badani waxay rabaan in ay shaqo ku laraan barashadooda Af Swiidhishka, waxana arrinkaas ka jira fursado waaweyn. Baraagtiig ahaan u tijaabi Goobaha baraagtiigu waxay noqon karaa hab lagu tijaabiyo shaqo. Badiyaa waxa adiga iyo shaqo-bixiyahaba idiin fiican baraagtiig gaaban, si loo fiiriyo in la isku habboon yahay. Hadafku waa in ay sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah, shaqo kuugu sababto. Boorsada khibradda Boorsada khibraddu waa mashruuc ku saabsan in la qeexo xirfadaha aad karto ee aad rabto inaad ka shaqayso. Waxa aanu kaa caawinaynaa in aad isu ururiso oo aad ka warbixiso caddaymaha, shahaadooyinka iyo sharrixiddaada gaarka ah si aad u muujiso aqoonahaagaa iyo awoodahaaga. Haddii ay aqoonahaagu ku qoranyihiin warqad, waxay kuu sahlayaan in aad hesho shaqo.

7 Vi besöker ofta invandrar-, kvinno- och idrottsföreningar för att berätta om rättigheter och möjligheter. Waxanu u imanaynaa ururkaaga Waxanu badiyaaba soo booqannaa ururada qaxootiga, kuwa haweenka iyo kuwa isboortiga ee kala duwan si aanu uga sheekaynno fursadaha jira. Ma rabtaa in aanu u nimaadno ururkaaga, nala soo xiriir!

8 Xafiisyada-yada Alvesta Borlänge Borås Eskilstuna Eslöv Falun Filipstad Flen Göteborg Halmstad Helsingborg Hudiksvall Hässleholm Höganäs Jönköping Kalmar Karlskoga Karlstad Katrineholm Kristianstad Kristinehamn Kungsbacka Köping Landskrona Leksand Lindesberg Linköping Lund Malmö Mölndal Norrköping Nybro Nässjö Sala Skövde Stockholm Medborgarplatsen Stockholm Liljeholmen Stockholm Danderyd Stockholm Nacka Stockholm Sollentuna Stockholm Solna Stockholm Täby Sundsvall Trelleborg Trollhättan Uddevalla Umeå Varberg Vänersborg Västerås Växjö Örebro Östersund Waxad naga helaysaa lambarka gudbinta ee Ma rabtaa in aad qof kula hadasho Af Soomaali? Buug-yarahani wuxu ku qoranyahay Af Iswiidhish (PDF dhijitaal ah), Af Eeraani, Af Carabi, Af Soomaali, Af Ingiriisi, Af Suraani iyo Af Tigree.

Välkommen till Sverige! Din väg till jobbet

Välkommen till Sverige! Din väg till jobbet Välkommen till Sverige! Din väg till jobbet VI hjälper dig hitta din väg till jobbet Eductus hjälper personer att få jobb och företag att hitta medarbetare. Om du saknar utbildning så hjälper vi dig med

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una

Läs mer

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta

Läs mer

Kursnamn Kurstid Datum och starttid Ort Brandskyddsutbildning 3 timmar :00:00 Alingsås Brandskyddsutbildning 3 timmar

Kursnamn Kurstid Datum och starttid Ort Brandskyddsutbildning 3 timmar :00:00 Alingsås Brandskyddsutbildning 3 timmar Kursnamn Kurstid Datum och starttid Ort Brandskyddsutbildning 3 timmar 2015-02-02 09:00:00 Alingsås Brandskyddsutbildning 3 timmar 2015-03-02 09:00:00 Alingsås Brandskyddsutbildning 3 timmar 2015-04-07

Läs mer

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo

Läs mer

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1

Läs mer

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo dhawaadda shaqada Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information

Läs mer

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16

Läs mer

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii

Läs mer

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala

Läs mer

Kompletterande uppgifter / rättelser? Kontakta Magnus Lindell 08-379152 eller limag@bredband.net

Kompletterande uppgifter / rättelser? Kontakta Magnus Lindell 08-379152 eller limag@bredband.net Alingsås Arboga Arvika 14 BG Vikben 23 Au Vikben 22 BG Vikben 24 BG Vikben 24 Au Sporrong 24 Ag Vikben 24 Ag Vikben+krona 24 Au Sporrong Askersund (väldigt lik Säter??) Avesta Boden 13 Au Vikben 22 Au

Läs mer

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan

Läs mer

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Inledning. Hordhac. svenska. somali 1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till

Läs mer

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.

Läs mer

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay

Läs mer

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET

Läs mer

Andel behöriga lärare

Andel behöriga lärare Andel behöriga lärare Svenska Matematik Engelska Kommun Totalt antal Andel behöriga % Kommun Totalt antal Andel behöriga % Kommun Totalt antal Andel behöriga % Åtvidaberg 13 100,0 Mariestad 16 100,0 Skellefteå

Läs mer

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Uppgifterna i tabellerna på följande sidor är ögonblicksbilder och visar antal lediga provtider, antal bokade

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato? Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha

Läs mer

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Uppgifterna i tabellerna på följande sidor är ögonblicksbilder och visar antal lediga provtider, antal bokade

Läs mer

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

In shirkad. laga furto. Iswiidhen In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto

Läs mer

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Uppgifterna i tabellerna på följande sidor är ögonblicksbilder och visar antal lediga provtider, antal bokade

Läs mer

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Uppgifterna i tabellerna på följande sidor är ögonblicksbilder och visar antal lediga provtider, antal bokade

Läs mer

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov Uppgifterna i tabellerna på följande sidor är ögonblicksbilder och visar antal lediga provtider, antal bokade

Läs mer

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska) 1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Läs mer

Tingsrätt Jan-09 Feb-09 Mar-09 Apr-09 May-09

Tingsrätt Jan-09 Feb-09 Mar-09 Apr-09 May-09 Tingsrätt Jan-09 Feb-09 Mar-09 Apr-09 May-09 Alingsås 328.5 315.5 Attunda 325 346 334 322 Blekinge 299.5 300.5 Borås 328.5 310.5 Eksjö 297.5 Eskilstuna 316 307.5 Falu Gotland 318.5 Gällivare 297 Gävle

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.

Läs mer

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!

Läs mer

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga

Läs mer

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag

Läs mer

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha

Läs mer

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid 2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet

Läs mer

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano

Läs mer

HKI - Holmbergs kommunindex och KPNI - kommunpolitiskt nöjdhetsindex Sören Holmberg

HKI - Holmbergs kommunindex och KPNI - kommunpolitiskt nöjdhetsindex Sören Holmberg SOM HKI - Holmbergs kommunindex och KPNI - kommunpolitiskt nöjdhetsindex Sören Holmberg februari 2008 s a m h ä l l e o p i n i o n m a s s m e d i a Nöjd med hur demokratin fungerar i den kommun där

Läs mer

Anpassning Betyg/ poäng. upplägg och genomförande Betyg/ poäng

Anpassning Betyg/ poäng. upplägg och genomförande Betyg/ poäng Utredningsplatser Af-2012/237135 Anbudsgivare AMO/leveransort Innehåll, upplägg och genomförande Betyg/ poäng Anpassning Betyg/ poäng Pris poäng Totalpoäng Resultat Inda Support Arvika 1/ 16,5 0 10 26,5

Läs mer

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha? Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA

Läs mer

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?] Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig

Läs mer

Så mycket har bostadsrättspriserna ökat kommun för kommun

Så mycket har bostadsrättspriserna ökat kommun för kommun PRESSMEDDELANDE 2016-09-07 Så mycket har bostadsrättspriserna ökat kommun för kommun Priserna på bostadsrätter har de senaste åren stigit markant i hela landet. De låga räntorna och en generell bostadsbrist

Läs mer

Sida 1 av 8. Barn berörda av verkställd avhysning, jan-mars 2013 Källa: Kronofogden

Sida 1 av 8. Barn berörda av verkställd avhysning, jan-mars 2013 Källa: Kronofogden Sida av 8 Barn berörda av verkställd avhysning, jan-mars 0 Källa: Kronofogden Blekinge Sölvesborg 0 0 Blekinge Totalt 0 0 Gotland Gotland 0 0 Gävleborg Gävle 0 0 Gävleborg Totalt 0 0 Halland Laholm 0 0

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

, Dnr 2018: Beslutsbilaga 1 sid. 1 (5) Erbjudna platser jan-dec

, Dnr 2018: Beslutsbilaga 1 sid. 1 (5) Erbjudna platser jan-dec 2019-03-14, Dnr 2018:0040441 Beslutsbilaga 1 sid. 1 (5) Statsbidrag för omsorg på kvällar, nätter och helger 2019 Skolverket har beslutat om statsbidrag enligt nedan 2120001439 ALE KOMMUN 10 8 910 2120001553

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun. INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN

Läs mer

Riktad Indragning. Utsändes till: Distributör (även pdf) Apoteket AB (även pdf) Läkemedelsverket (även pdf) I övrigt se sändlista sid 2

Riktad Indragning. Utsändes till: Distributör (även pdf) Apoteket AB (även pdf) Läkemedelsverket (även pdf) I övrigt se sändlista sid 2 Utsändes till: Distributör (även pdf) Apoteket AB (även pdf) Läkemedelsverket (även pdf) Riktad Indragning I övrigt se sändlista sid 2 Ref. Helena Hansson, tel. 040-680 02 60 Datum 2007-05-29 Nr. Orifarm

Läs mer

Transportyrken på sju språk

Transportyrken på sju språk Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u

Läs mer

Dulqaaxumo Intolerans

Dulqaaxumo Intolerans Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka

Läs mer

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo

Läs mer

Pizzafavoriter i Sverige 2011, fem-i-topp

Pizzafavoriter i Sverige 2011, fem-i-topp Pizzafavoriter i Sverige 2011, fem-i-topp Annelöv Arboga Avesta Billesholm Boden 1. Kebabpizza 27% Egen variant 23% Egen variant 22% Egen variant 46% Kebabpizza 18% 2. Egen variant 22% Kebabpizza 18% Kebabpizza

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET

Läs mer

Sida loo dhiso jaaliyad

Sida loo dhiso jaaliyad Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu

Läs mer

Deltagande enheter BORIS

Deltagande enheter BORIS Deltagande enheter BORIS Län, Nivå, Enhet, Enhetsnummer Blekinge län Blekinge barnklinik, 050 Dalarnas län Falun barnklinik, 076 Gotlands län Visby barnklinik, 015 Gävleborgs län Gävle barnklinik, 091

Läs mer

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov utökad B (kod 96), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov utökad B (kod 96), på Trafikverket Förarprov Bokningsstatus - lediga provtider, körprov utökad B (kod 96), på Trafikverket Förarprov Uppgifterna i tabellerna på följande sidor är ögonblicksbilder och visar antal lediga provtider, antal bokade provtider,

Läs mer

Ett gemensamt höjdsystem

Ett gemensamt höjdsystem Ett gemensamt höjdsystem Lars E. Engberg Geodesienheten Lantmäteriet Lars.Engberg@lm.se RH 2000 En del av Europas höjdsystem EVRS Stark relation till EVRF 2007 RH2000 är ett certifierat system enligt INSPIRE-direktivet,

Läs mer

Comenius fortbildning januari 2012

Comenius fortbildning januari 2012 Comenius fortbildning januari 2012 Beviljade Dnr Projekt/aktivitet Poäng Beviljat antal mobiliteter Kön M/F Kommun Län Beviljat belopp i (ange valuta) 2012:370 Språkmetodkurs (centr) 83 1 F Ronneby Blekinge

Läs mer

SVERIGES STÖRSTA FÖRENINGAR! BRF-RESPONS ST LOKALA KARTLÄGGNINGAR FÖR ÖKAD FÖRSÄLJNING

SVERIGES STÖRSTA FÖRENINGAR! BRF-RESPONS ST LOKALA KARTLÄGGNINGAR FÖR ÖKAD FÖRSÄLJNING SVERIGES STÖRSTA FÖRENINGAR! BRF-RESPONS 2019 50 ST LOKALA KARTLÄGGNINGAR FÖR ÖKAD FÖRSÄLJNING BRF-RESPONS Säljstöd för er som vänder er till svenska bostadsrättsföreningar. Marknadsföringskampanj med

Läs mer

Resultatrapport. Referensnummer: Organisationsnr.: Totalpoäng

Resultatrapport. Referensnummer: Organisationsnr.: Totalpoäng Resultatrapport Köpare Upphandling Köpare: ARBETSFÖRMEDLINGEN Namn: Handläggare: Doris Rexhammar Referensnr: Af-2013/146842 Telefon: +46 10 4870832 E-post: doris.rexhammar@arbetsformedlingen.se Beskrivning:

Läs mer

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha

Läs mer

Ny kartläggning visar: Något lugnare tempo och små prisförändringar under årets första kvartal

Ny kartläggning visar: Något lugnare tempo och små prisförändringar under årets första kvartal PRESSMEDDELANDE 2018-04-16 Ny kartläggning visar: Något lugnare tempo och små prisförändringar under årets första kvartal Tempot på bostadsmarknaden har fortsatt i en lugnare takt under årets första tre

Läs mer

Namn URL adress E-mail adress Alingsås Judoklubb www.alingsasjudo.org sonny.dahl@alingsas.se Arboga Judoklubb

Namn URL adress E-mail adress Alingsås Judoklubb www.alingsasjudo.org sonny.dahl@alingsas.se Arboga Judoklubb Namn URL adress E-mail adress Alingsås Judoklubb www.alingsasjudo.org sonny.dahl@alingsas.se Arboga Judoklubb www.idrottonline.se/arboga/arbogajk-judo 0589.14302@telia.com Bodens Bushido Center www.bodenbushido.se

Läs mer

HSBs BOSTADSINDEX 2015

HSBs BOSTADSINDEX 2015 HSBs BOSTADSINDEX 2015 3 (13) INNEHÅLLSFÖRTECKNING 1 Varför bostadsindex?... 5 2 Hur har vi gjort?... 5 3 Avgränsningar... 6 4 Resultat av HSBs bostadsindex 2015... 7 5 Poängbedömning... 12 6 Frågor och

Läs mer

Upphandling Organisation Organisationsnummer Postadress Pris Slutpoäng Område 1 Stockholm AcadeMedia Eductus AB GÖTEBORG ,875 Område

Upphandling Organisation Organisationsnummer Postadress Pris Slutpoäng Område 1 Stockholm AcadeMedia Eductus AB GÖTEBORG ,875 Område Upphandling Organisation Organisationsnummer Postadress Pris Slutpoäng Område 1 Stockholm AcadeMedia Eductus AB 5565274007 GÖTEBORG 650 91,875 Område 1 Stockholm Blå Vägen 7696174411 SPÅNGA 1500 21,25

Läs mer

ABF, Studieförbundet Bilda, Studiefrämjandet Medborgarskolan, Studiefrämjandet, Studieförbundet Vuxenskolan

ABF, Studieförbundet Bilda, Studiefrämjandet Medborgarskolan, Studiefrämjandet, Studieförbundet Vuxenskolan Musikhus i kommunen Folkbildningsförbundet Musikrapport 2014 Kommuner Antal Studieförbund (antal) Alvesta 1 ABF Arboga 1 ABF Arjeplog 1 ABF Arvika 1 Askersund 1 Boden 1 Bollnäs 2 Studieförbundet Bilda,

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Kiruna. Gällivare. Piteå Storuman. Skellefteå Lycksele. Tåsjö Vännäs Umeå. Örnsköldsvik. Östersund Sollefteå. Härnösand

Kiruna. Gällivare. Piteå Storuman. Skellefteå Lycksele. Tåsjö Vännäs Umeå. Örnsköldsvik. Östersund Sollefteå. Härnösand Appendix II kartor Karta 1. Teracom Kiruna Gällivare Pajala Överkalix Kalix Arvidsjaur Älvsbyn Luleå Piteå Storuman Skellefteå Lycksele Tåsjö Vännäs Umeå Åre 34 Mbit/s Östersund Sollefteå Örnsköldsvik

Läs mer

Landsting/region Andel avlidna, % Hjärnblödning Hjärninfarkt Alla

Landsting/region Andel avlidna, % Hjärnblödning Hjärninfarkt Alla WEBBTABELL 1 Andel avlidna inom 90 dagar, landstings-/regionjämförelser 2014. Justerat i statistisk modell för skillnader i kön, ålder och medvetandegrad. L = statsistiskt signifikant lägre än riksgenomsnittet.

Läs mer

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan

Läs mer

Skyltade stråk. Detaljkartor. Sevärdheter. Turförslag. Turistleder. Trafikinfo

Skyltade stråk. Detaljkartor. Sevärdheter. Turförslag. Turistleder. Trafikinfo Tabell 3-1 1 ALINGSÅS* ATMG 02 25 0 + 2 2 2 1 2 1 2 2 ALINGSÅS en 92 50 40 + + 1 3 1 2 3 1 Gröna kartan 3 (landsbygd) i botten 3 ARVIKA en 02 14 + + + 2 1 1 1 2 3 2 4 AVESTA en 87 20 ( ) 1 0 1 0 2 2 2

Läs mer

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Lacagta jirrada [Sjukpenning] Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa

Läs mer

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet A (motorcykel), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet A (motorcykel), på Trafikverket Förarprov Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet A (motorcykel), på Trafikverket Förarprov Uppgifterna i tabellerna på följande sidor är ögonblicksbilder och visar antal lediga provtider, antal bokade

Läs mer

Här steg bostadspriserna mest under 2016 kommun för kommun

Här steg bostadspriserna mest under 2016 kommun för kommun PRESSMEDDELANDE 2017-01-16 Här steg bostadspriserna mest under 2016 kommun för kommun Efter rekordåret 2015 fortsatte priserna även i fjol att stiga över hela landet. Anledningarna till prisökningarna

Läs mer

I Tabell 10 anges för varje sjukhus medianvärde med 25%-75% percentiler för HbA 1c.

I Tabell 10 anges för varje sjukhus medianvärde med 25%-75% percentiler för HbA 1c. Bilaga 4 Uppnående av behandlingsmål för diabetesvården vid medicinkliniker som deltagit i Nationella diabetesregistret. En jämförelse mellan sjukhus i Sverige år 2005 Här redovisas resultaten för alla

Läs mer

Ku soo dhowow Laholm

Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa

Läs mer

Unik kartläggning visar: Här har bostadspriserna i Sverige stigit minst de senaste tio åren

Unik kartläggning visar: Här har bostadspriserna i Sverige stigit minst de senaste tio åren PRESSMEDDELANDE 2017-06-27 Unik kartläggning visar: Här har bostadspriserna i Sverige stigit minst de senaste tio åren Bostadspriserna har över de senaste tio åren stigit rejält i hela landet. Men i vissa

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Lunarstorm Del 1 Del 1 Del 2 Del 2

Lunarstorm Del 1 Del 1 Del 2 Del 2 Dagspress DN, SvD, GP, Sydsvenskan DN, SvD, GP, Sydsvenskan Vecka 33 34 35 36 37 Dag Format Må Ti Ons Tor Fr Lö Sö Må Ti Ons Tor Fr Lö Sö Må Ti Ons Tor Fr Lö Sö Må Ti Ons Tor Fr Lö Sö Må Ti Ons Tor Fr

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad

Läs mer

Blekinge län * 18 16880 20980 24980 44680 39 50680 72724 74924 Karlshamn Karlskrona Ronneby Sölvesborg

Blekinge län * 18 16880 20980 24980 44680 39 50680 72724 74924 Karlshamn Karlskrona Ronneby Sölvesborg Blekinge län * 18 16880 20 20980 25 24980 36 44680 39 50680 51 72724 52 74924 Karlshamn 3 1980 3 1980 3 1980 3 1980 3 1980 3 1980 3 1980 Karlskrona 6 8100 8 12200 9 13000 20 32700 20 32700 20 32700 20

Läs mer

Medelålder och andel patienter som inte var medvetandesänkta vid ankomst till sjukhus.

Medelålder och andel patienter som inte var medvetandesänkta vid ankomst till sjukhus. WEBBTABELLER Webbtabell 1 Webbtabell 2 Webbtabell 3 Webbtabell 4 Webbtabell 5 Webbtabell 6 Webbtabell 7 Medelålder och andel patienter som inte var medvetandesänkta vid ankomst till sjukhus. Andel patienter

Läs mer

Lönejämförelse från till

Lönejämförelse från till Lönejämförelse från 2010-09-30 till 2016-10-01 Myndighet Tjänstebenämning Datum Median Genomsnittslön 10:e percentil 90:e percentil Lägsta lön Högsta lön TINGSRÄTTER ALLINGSÅS TINGSRÄTT DOMSTOLSSEKRETERARE

Läs mer

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Andel beh. inom 3 tim. %

Andel beh. inom 3 tim. % Webbtabell 1. Andel av trombolysbehandlade patienter som behandlats inom 3 tim av samtliga behandlade med trombolys samt antal behandlade patienter över 80 år. Andel beh. inom 3 tim. Antal >80 år Andel

Läs mer

Blekinge län , , ,5 Karlshamn Karlskrona Ronneby Sölvesborg Dalarnas län

Blekinge län , , ,5 Karlshamn Karlskrona Ronneby Sölvesborg Dalarnas län Blekinge län 20980 20 24980 25 44680 36 50680 39 72723,5 51 74923,5 52 78923,5 54 Karlshamn 1980 3 1980 3 1980 3 1980 3 1980 3 1980 3 1980 3 Karlskrona 12200 8 13000 9 32700 20 32700 20 32700 20 32700

Läs mer

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo

Läs mer

Fordonsgas Sveriges klimatsmartaste drivmedel. Roland Nilsson E.ON Gas Sverige AB

Fordonsgas Sveriges klimatsmartaste drivmedel. Roland Nilsson E.ON Gas Sverige AB Fordonsgas Sveriges klimatsmartaste drivmedel Roland Nilsson E.ON Gas Sverige AB Det jobbiga först Vi människor släpper ut för mycket koldioxid i atmosfären därför har EU formulerat klimatmålen 20/20/20

Läs mer

BRF-RESPONS ST LOKALA KARTLÄGGNINGAR FÖR ÖKAD FÖRSÄLJNING

BRF-RESPONS ST LOKALA KARTLÄGGNINGAR FÖR ÖKAD FÖRSÄLJNING BRF-RESPONS 2018 50 ST LOKALA KARTLÄGGNINGAR FÖR ÖKAD FÖRSÄLJNING BRF-RESPONS Säljstöd för er som vänder er till svenska bostadsrättsföreningar. Marknadsföringskampanj med Marknadsrespons För snabbare

Läs mer

Wakiilka takooridda DO

Wakiilka takooridda DO Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan

Läs mer

Blodtrycksmätning. D Danderyd Apotek Hjärtat Enebyängen

Blodtrycksmätning. D Danderyd Apotek Hjärtat Enebyängen Blodtrycksmätning A Angered Apotek Hjärtat Angered Centrum Arboga Apotek Hjärtat Ahllöfsgatan Arlandastad Apotek Hjärtat Eurostop Arvika Apotek Hjärtat Torget B Bengtsfors Apotek Hjärtat Storgatan Bromma

Läs mer

Andel avlidna bland de som insjuknat i hjärnblödning, %

Andel avlidna bland de som insjuknat i hjärnblödning, % WEBBTABELL 1 Andel avlidna inom 90 dagar, landsting-/regionsjämförelser 2015. Justerat i statistisk modell för skillnader i kön, ålder och medvetandegrad. L=statistiskt signifikant lägre än genomsnittet.

Läs mer

Nedlagda myndighetsarbetsplatser 2010-

Nedlagda myndighetsarbetsplatser 2010- Nedlagda myndighetsarbetsplatser 2010- Alvesta Arvidsjaur Statens fastighetsverk Arvika Boden Boden Borgholm Borås Båstad Dorotea Eksjö Eksjö Eskilstuna Eskilstuna Falkenberg Falköping Falun CSN Falun

Läs mer

Vad är Cityindex? alla Sveriges städer

Vad är Cityindex? alla Sveriges städer 1 Vad är Cityindex? Hoten mot stadskärnan från både externhandel och e-handel har debatterats flitigt i media och andra kanaler. Vad är egentligen stadskärnan och hur ser utvecklingen ut i våra städer?

Läs mer

Comenius fortbildning, april 2013

Comenius fortbildning, april 2013 Comenius fortbildning, april 2013 Beviljade Dnr Projekt/aktivitet Poäng Kön M/F Kommun Län Beviljat belopp i euro 2151-2013 Konferens 115 M Ängelholm Skåne län 1310 PT 2374-2013 Allmän fortbildningskurs

Läs mer