Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Relevanta dokument
Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Gå med i Semperklubben! Första matboken. Mosa, smaka och njut!

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Måltidsplanerare Ett hjälpmedel för att planera ditt barns måltider

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Prebiotika & Probiotika för små barns magar

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ku soo dhawaadda shaqada

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Närhälsan Central Barnhälsovård VGR 2017 MAT FÖR SMÅ BARN

Handledning till OH-bilder - Mat för spädbarn

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Bra mat för spädbarn. under ett år

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

MAT OCH BARN Centrala ba rnhä rn lsovå v rden, Söd rden, ra Älvsbo r Älvsbo g 1 Leg die i tis t t Julia Backlund. R l eviderad Aug Au

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Handledning till OH-bilder - Mat för spädbarn

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Dulqaaxumo Intolerans

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Bra mat för spädbarn. under ett år

Sida loo dhiso jaaliyad

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Mat på äldre dar. - Råd för att motverka ofrivillig viktnedgång

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

För barn över ett år gäller i stort sett samma kostråd som för vuxna.

Handledning om matprat i föräldragrupper för BVC sjuksköterskor

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Handledning om matprat i föräldragrupper för BVC sjuksköterskor

Tips, råd och recept till dig som ger ditt barn Alfamino

Vad påverkar vår hälsa?

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Goda råd vid diarré & kräksjuka

Recept och måltidsförslag

Somaliska. Barn älskar böcker

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Sammanställning över vällingar och grötar

Maten och måltiden på äldre dar.indd 1

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Tio steg till goda matvanor

Enkla tips för att ditt barn ska må bra.

Bra mat. för barn 0-5 år. Utbildning för personal i barnhälsovården. Åsa Brugård Konde Nutritionist

Träna, äta och vila. Kostens roll för idrottande ungdomar.

Enkla recept med NutriniKid Multi Fibre

KOL. Kostens betydelse Av Leg. Dietist Paulina N Larsson Tel

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Kostråd energirik kost

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Läsa och förstå text på förpackningar

Mat och Prestation. Jenny Möller. Tel: E-post: Hemsida: -Besöksadress: Farledsgatan 5

Barnets nutrition 0-6 år. Anna Magouli Leg. Dietist Centrala Barnhälsovården FyrBoDal

Enkla recept med Neocate Active

Transportyrken på sju språk

SAMMANFATTNING AV REPTILHJÄRNA.NU

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Maten under graviditeten

Apotekets råd om. Magbesvär och mask hos barn

Inledning. Hordhac. svenska. somali

En riktig må bra-kasse!

Centrala Barnhälsovården, Södra Älvsborg Vegetarisk mat till barn

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Madax xanuunka (huvudvärk).

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

AKTIVA TIPS OCH GODA RECEPT FÖR ETT FRISKARE LIV

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Mat och cancer. Anette Svensson, leg. dietist. Örnsköldsviks sjukhus

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

H ÄLSA Av Marie Broholmer

Nedsatt aptit, ofrivillig viktnedgång och viktuppgång efter stroke. Maine Carlsson Dietist, doktorand Umeå Universitet, geriatrik

Centrala Barnhälsovården MAT OCH BARN

Eko-mellis från kungen av ekologiskt! Perfekt till alla sugna barn!

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

BRA MAT FÖR UNGA FOTBOLLSSPELARE

Nya kostråd för barn. Vårstart för barnhälsovården i Västra Götalandsregionen. 17 januari Nutritionist Lena Björck Livsmedelsverket

ALTHÉRA. Tips, råd och recept till dig som ger ditt barn Althéra. Information riktad till dig som förälder

Hagidda kala soocidda

Linssallad med halstrad lax. Krämig rotfruktssoppa. Kycklingrullar med tomater i balsamvinäger. Kikärtsbiffar

Lättuggad kost Konsistensanpassad kost

KRYDDA MED MER ENERGI OCH NÄRING

Bra mellanmål för ditt barn! Tips och recept på smarta och roliga mellanmål

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Transkript:

Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet Cuntada carruurta yaryar - caadooyinka wanaagsan bilowga nolosha

Till dig på BVC Qofka jooga xarunta daryeelka carruurta (BVC) Qoraalkan dartiis ayaad heli doontaa macluumaad ku sabsan cuntada carruurta oo ku qoran luqado badan. Fikirka ka danbeeyaa waxa weeye in la hirgaliyo caadooyinka cuntada iyo waxa hidaha ay waalidku u leeyihiiin iyo sidoo kale in la siiyo talo iyo tusaale ku sabsan cuntooyinka Swiidhishka. Qoraalka waxa loo diyaariyey si aad si dhibyar u arki karto luqada taala oo aad kadibna kula akhrido qoraalka Swiidhishka. Med hjälp av den här skriften kan du informera om barnets mat på flera olika språk. Tanken är att stötta de matvanor och traditioner som föräldrarna är vana vid men också bidra med råd och tips kring svensk mat. Skriften är upplagd så att du enkelt kan se det aktuella språket och sedan läsa den svenska texten parallellt. Med vänliga hälsningar Waad mahadsan tahay Semper

För världens viktigaste matgäster - barnen Martida cuntada ee aduunka ugu muhiimsan - ilmaha Waxaanu Semper aad ugu qab weynaha in aanu cunto u diyaarinay martida cuntada ee ugu daacadsan, waxaannu uga jeednaa jiilal carruur ah. Waxaanu aaminsan nahay in carruurta yaryar ay u baahan yihiin cunto wanaagsan. Markasta lagu saleeyey baahida cuntada carruurta yaryar iyo kelyaha xasaasiga ah iyo caloosha gaajeysan. Taas ayaanu laheyn ilaa bilowgeyagii 1839. Waxa markasta Semper ahmiyada ugu weyn la siiyaa carruurta dantooda. Waa waxa sidaas daraadeed la noo yidhaahdo Semper taas oo ah kalmad laatiin ah oo micnaheedu uu yahay MARKASTA. Anaga soo saarna cuntada carruurta ee Semper ayaa ah khabiiro cuntada carruurta ah iyadoo aanu sidoo kale naqaano tayada raashin iyo sida loo sameeyo si ay cuntada carruurtu ay u yeelato tayada aanu ka sugeyno. Waxaanu rabnaa inaanu bilowga nolosha dhamaan carruurta siino cunto dabiici ah oo wanaagsan. Farxad cunto oo dhab ah Waxa cuntooyinka carruurta u yaala sharciyo gaar ah kuwaas oo waxyaalo adag ka dalbanaaya tayada waxyaalaha qaydhin ee laga sameynaayo. Ma jirto cunto kale oo dukaanka taala oo sidaas loo kantaroolo. Xaqiiqdu waxa weeye in boqolkiiba wax yar ay u qalmaan in loo isticmaalo cuntada carruurta maxaa yeeley dalabka sharciga ayaa aad u adag. Ma aha in maadada lagu keydiyo cuntada, maadada wax lagu macaaneeyo ama maadada midabka ah lagu daro iyadoo aanu taas u aragno mid sax ah. Markaas ayaa boos ka badani u banaan yahay dhadhanka dabiiciga! På Semper är vi stolta över att ha lagat mat till världens mest ärliga matgäster, det vill säga barnen i generationer. Vår övertygelse är att små barn behöver god och bra mat. Alltid anpassat efter små barns behov samt känsliga njurar och hungriga magar. Det har vi med oss sedan vår start 1939. På Semper står alltid barnets bästa i centrum. Det är därför som vi heter Semper det betyder ALLTID på latin. Vi som utvecklar barnmat på Semper är experter inom barnnutrition och är också kunniga om råvarukvalitet och tillagningsmetoder för att barnmaten ska få den kvalitet som vi kräver. Vi vill ge alla barn en naturligt god start i livet. Ren matglädje För barnmat finns en alldeles särskild lagstiftning som ställer höga krav på råvarornas kvalitet. Ingen annan mat i din butik är så strikt kontrollerad. Faktum är att endast några procent av alla råvaror kvalificerar sig för att få användas i barnmat eftersom lagkraven är så höga. Inte heller konserveringsmedel, sötningsmedel eller färgämnen får förekomma i barnmat och det tycker vi är rätt. Desto mer plats finns det för naturens egna smaker! Cunto saxa oo loogu talogalay carruurta. Dhamaan cuntooyinkayaga waxa laga sameeyey waxyaalaha laga sameynaayo ee ugu nadiifsan ee dhadhan dabiici ah leh. Oo leh qurubyo iyo nafaqado lagu saleeyey da da ilmaha. Cuntada waxa lagu keydiyey kuleylka oo kaliya. Riktig mat för barn. Alla våra maträtter är tillagade med renaste råvaror med helt naturlig smak. Med bitar och näring anpassade för barnets ålder. Maten är konserverad enbart med värme.

5

Från födseln till 6 månader Laga bilaabo dhalashada ilaa 6 bilood Naas nuujinta iyo caanaha daasada Naas nuujinta ayaa loo soo jeedinayaa ilaa ugu yaraan 6 bilood iyadoo naas nuujintu leedahay faa iidooyin badan. Waxa badel noqon kara - haddii aanay caanaha hooyadu ku fileyn, meesha aanay jirin ama haddii aad doorato in aanad naas nuujin - waxa jira caanaha daasada. Caanaha daasada waxa ay siinayaan tamarta iyo nafaqada uu ilmahu u baahan yahay lixda bilood ee ugu horeeya. Dadka qaar ayaa doorta inay naaskana nuujinaan caanaha daasadana siiyaan. Markasta kala tasho BVC haddii aad u baahan tahay talo ku sabsan naas nuujinta ama ka horta inta aanad u bilaabin musaasada. Caanaha daasada ee Sempers waxa la yidhaa BabySemp 1, BabySemp 1 Lemolac iyo BabySemp 1 Lemolac SensiPro. Haddii aad ka fikirayso inaad musaasad siiso ayaad talo bixin ka heli kartaa xarunta daryeelka carruurta si aad u ogaato nooca ku haboon. Caanaha daasada ee Sempers iyo nafqo dheeraad ah ayaa la soo saarey iyadoo lala tashanaayo dhakhaatiirta nordhiska iyadoo ku saleysan cilmi baadhista ugu danbeysay si ay inta ugu badan ee suurtogalka ugu dhawaadaan caanaha hooyada. Marka uu ilmahu noqdo 6 bilood ee uu bilaabo inuu wax yar kaa cuno ayaa la dooran karaa in la siiyo nafaqada dheeraadka taas oo ah nafqo dheeraad ku ah cuntada caadiga ah. Ka akhri wax dheeraad ah baakeedka sida aad u qaseyso caanaha daasada iyo nafaqada dheeraadka ah. Bogga internedka waxa ku jira sidoo kale sharaxaada sida loo sameynaayo oo luqado kala duduwan ku qoran. Amning och modersmjölksersättning Amning rekommenderas upp till minst 6 månader och amning har flera fördelar. Som ett alternativ - om amningen inte räcker till, inte fungerar eller om man väljer att inte amma - finns modersmjölksersättning. Modersmjölksersättning ger den energi och näring som barnet behöver under de första sex månaderna. En del väljer att både amma och ge ersättning. Rådgör alltid med BVC om du behöver råd kring amning eller innan du börjar med flaskmatning. Sempers modersmjölksersättning heter BabySemp 1, BabySemp 1 Lemolac och BabySemp 1 Lemolac SensiPro. Om du tänker flaskmata kan du få råd på BVC om vilken sort som är mest lämplig för ditt barn. Sempers modersmjölksersättning och tillskottsnäring är utvecklade i samråd med nordiska barnläkare och baseras på den senaste forskningen för att vara så lik bröstmjölken som möjligt. När barnet blivit 6 månader och börjat med smakportioner kan man välja att ge tillskottsnäring som ett näringskomplement till den vanliga maten. Läs på förpackningen hur du blandar modersmjölksersättning och tillskottsnäring. På hemsidan finns också tillagningsanvisningar på olika språk.

Små barn har extra behov Carruurta yaryar waxay leeyihiin baahi dheeraad ah Fiitamiin -D Carruurta yaryar cuntada kama helaan fiitamiin D-da ku filan, iyadoo markaas ay u baahan yihiin laga bilaabo da da 1 todobaad ilaa 2 sanno in la siiyo fiitamiin D-dhibco ah maalin kasta. Haddii fiitamiin D-du ka yaraato ayay keeni kartaa in qalfoofka ilmahu aanu si sax ah u korin. Cilmi baadhista dheeraad ah ayaa tuseysa in sidoo kale uu fiitamiin D-gu adkeeyo difaaca jidhka iyadoo uu dhimo khatarta ay ku imanayaan cuduro badan oo kala duduwan. Fiitamiin-D waxa xataa ay ku sameysantaa maqaarka kaas oo ay sameeyaan falaadhaha cadceedu, laakiin Swiidhan wax fiitamiin D-ah kama helno cadceeda xiliga jiilaalka maxaa yeelay cadceedu ayaa hooseysa iyadoo la heleyn faladhaha saxa ah. Carruurta waarkood, tusale ahaa carruurta leh midabka madow ayaa u baahan fiitamiin D-dhibco ah waxa ka badan laba sanno. Xataa dadka waaweyn ayaa u baahan kara wax dheeraad ah. Fiitamiin-D Semper ee dhibcaha ah waxa ku jira fiitamiin D iyo nooc bakteeriyada ah iyadoo 5 dhibcood ay siinayaan dawska lo baahan yahay maalintii 10µg fiitamiin D-ah. Waxaad fiitamiin D-da Semper ka helaysaa farmasiiga. Xadiidka Xadiidku waa maado nafaqo jidhka muhim u ah taas oo carruurta yaryar ay dhibaato ka haysato inay wax ku filan helaan. Xiliga da da 4-6 bilood ayay bilaabantaa in ilmaha yar keydkiisii xadiidka jidhku uu dhamaado iyadoo loo baahan yahay in dib loogaga buuxiyo cuntada. Xadiidka waxa loogu baahan yahay si loogu hubiyo sameysanka dhiiga ee muhiimka ah iyo horumarka maskaxda iyo fahanka ilmaha. Boorashka, välling iyo nafaqada dheeraadka ah ee Semper ayaa sidaas darteed lagu darey xadiidka muhiimka iyo macdanaha kale iyo fiitamiinada laagu baaha yahay ilmaha koritaankiisa iyo horumarkiisa. 3 sinxi oo boorsh ah/nafaqada/ välling nafaqada dheeraadka ayaa dabooleysa baahida ilmaha ee xadiidka. D-vitamin Små barn får inte tillräckligt med D-vitamin från maten, och därför behöver alla barn från 1 veckas ålder och upp till 2 år tillskott med D-droppar varje dag. Brist på D-vitamin leder till att barnets skelett inte utvecklas som det ska. Senare forskning visar också att D-vitamin stärker immunförsvaret och kan minska risken för uppkomst av flera olika sjukdomar. D-vitamin bildas även i huden med hjälp av solens strålar, men i Sverige får vi inte något D-vitamin från solen under vinterhalvåret eftersom solen står så lågt och de rätta strålarna inte når fram. Vissa barn, till exempel barn med mörk hudfärg behöver D-vitamindroppar längre än två år. Även vuxna kan behöva ett extra tillskott. Semper D-vitamin droppar innehåller både D-vitamin och bakteriekultur och 5 droppar ger den rekommenderade dagliga dosen 10µg D-vitamin. Du hittar Semper D-vitamin droppar på apoteket. Järn Järn är ett viktigt näringsämne som små barn har svårt att få tillräckligt av. Vid 4-6 månaders ålder börjar spädbarnets förråd av järn i kroppen ta slut och nytt behöver fyllas på via maten. Järn behövs för att säkerställa den viktiga blodbildningen och för barnets intellektuella utveckling och förståelse. Gröt, välling och tillskottsnäring från Semper är därför berikade med värdefullt järn och andra mineraler samt vitaminer som också behövs för barnets tillväxt och utveckling. 3 portioner gröt/välling/ tillskottsnäring täcker nästan hela järnbehovet hos små barn.

Recept Sida loo sameeyo Morot- och potatispuré Dabacase- iyo baradho ridqan Dabacase dabiici ah qiyaas ahaan 2 xabbo Baradho dabiici ah qiyaas ahaan 2 xabbo Saliida rap siidhka oo dabiici ah 1 malqaacad cuntada 1. Meydh, diir oo u googoo khudaarta xididka qurbyo yaryar. 2. Ha karto iyadoo daboolan qiyaas ahaan 15 daqiiqo. 3. Keydso 0,5 dl oo biyaha lagu kariyey ah. 4. Ku dar saliida oo walaaq ama ku burburi khudaarta xididka biyaha lagu kariyey. Ekologisk morot ca 2 st Ekologisk potatis ca 2 st Ekologisk rapsolja 1 msk 1. Skölj, skala och skär rotfrukterna i små bitar. 2. Låt koka under lock i ca 15 minuter. 3. Spara 0,5 dl av kokvattnet. 4. Tillsätt rapsolja och mixa eller pressa rotfrukterna med kokvattnet. 5. Låt svalna och servera. 5. Ha qabobdo oo sii.

Vid 4-6 månader börja smaka Xiliga 4-6 bilood bilaabo dhadhaminta In la baro duni cusub oo ay ka buuxaan, dhadhan, midabo iyo waxay ka sameysan yihiin ayaa aad u xiiso badan, oo dhegdheg leh. Xiliga 4-6 bilood ayay muhiim tahay inuu ilmahu bilaabo inuu xiiseeyo cuntada iyo iyadoo ay xiliga lagu bilaabaayo dhadhamada. Bilowga hore kaliya waxa weeye inuu ilmahu la qabsado waxyaalaha cuntadu ka kooban tahay ee ku cusub iyo dhadhan kala duduwan iyo kadib inuu barto dhaqdhaqaaqa calaliska. Qiyaas ahaan 6 bilood ayuu ilmahu inta badan marin karaa cunto adag cunaha isagoo isticmaalaaya carabka. Sidan ku bilow: Kari tusaale ahaan baradhada, barokooli, dabacasaha, ama dooro badeecadda aad taqaano ee laga keeno wadankaada. Burburi oo ku walaaq caanaha naaska, saliida khudaarta ama subdad. Ku bilow ½-1 oo wax cusub oo la dhadhaminaayo. Ukordhi qiyaasta haddii ay suurtogal tahay. Ku sii wad isla cuntada dhadhankaa leh dhowr maalmood ka hor inta aanad ta xigta u wareegin. Att introducera en ny värld fylld av smaker, färger och konsistenser är en spännande, rolig och kladdig resa. Vid 4-6 månader är det vanligt att barnet börjar intressera sig för mat och det är dags att starta med smakportioner. I början handlar det mest om att barnet ska vänja sig vid nya konsistenser och fler smaker samt senare lära sig tuggrörelser. Vid omkring 6 månader kan barnet ofta föra fast föda med hjälp av tungan bak till svalget. Börja så här: Koka tex potatis, palsternacka, broccoli, morot eller välj den råvara du är van vid från ditt land. Mosa och blanda med bröstmjölk, vegetabilisk olja eller flytande margarin. Börja med ½-1 tsk av en ny smak. Öka på mängden om det går bra. Fortsätt gärna med samma smak i några dagar innan du går vidare till nästa. Talooyinka dadka bilowga Sabir lahow Marmarka qaarkood aya qaadan kartaa ilaa 15 jeer ka hor inta uu ilmahu la qabsanaayo cunto cusub iyo waxay ka kooban tahay cuntadu. Birta toonta lagu burburiyo oo nadiif ah ayaa lagu ridqi karaa khudaarta. Ku dar saliid dheeraad ah ama subdad haddii aad adigu inta la dhadhaminaayo aad sameynayso, laakiin ha milxin. Malqaacad toos ha ugaga siin daasada cuntada. Candhuufta ilmaha ayaa cuntada jilcinaysa. Inyar ku shub sinxi. Nybörjartips Ha tålamod! Ibland kan det ta upp till 15 ggr innan barnet har vant sig vid en ny smak och konsistens. En ren vitlökspress gör det enkelt att mosa grönsaker. Tillsätt lite extra olja eller flytanade margarin om du lagar smakportioner själv, men salta inte. Mata inte med skeden direkt ur barnmatsburken. Barnets saliv gör maten lös. Häll ut lite på en tallrik istället.

Boorash iyo Välling Boorash iyo Välling waa cunto u wanaagsan kuwa waaweyn iyo kuwa yaryarba. Välling waa cunto dhaqan ahaan Swiidhishku u leeyihiin, laakiin xaqiiqdii wax badan uma dhaxeeyaan boorashka iyo Välling-ka boorashka sinxi ayaa lagu cunaa halka Välling lagu cabo musaasada, koobka carruurta iyo koob. Boorashka iyo Välling-ka ayaa quraac ahaan ku wanaagsan, laakiin waxay sidoo kale noqon karaan nususaace ama casho iyagoo siinaaya nafaqo iyo dibiro. Boorashka iyo Välling-ka ka socda Semper labaduba waxa ku jira caano iyo labeen laga keenay xoolaha Swiidhishka. Sidoo kale waxaa ka mid ah saliidda gabbaldayaha iyo saliidda ubaxa rapka si loo hubiyo in waxay ka kooban tahay ay ku jiraan aysiidhada lagama maarmaanka ah oo ay bixiyaan tamar ku filan. Boorashka iyo Välling-ka ka socda Semper labadaba waxa lagu darey xadiidka muhiimka iyo macdanaha kale iyo fiitamiino sidoo kale loogu baahan yahay koritaanka ilmaha. Waxa carruurta yaryar ku adkaan karta inay gaadhaan qiyaasta waxa loo baahan yahay ee xadiidka haddii ilmahu aanu cunin boorash la warshadeeyey, välling ama nafaqada dheeraadka. Hay ada cuntadu waxay soo jeedinaysaa in kor loo qaado boorashka/välling (la warshadeeyey) ee carruurta ka yar 1 sanno. Si l oo dhimo khatarta qaadasho la aanta gluteenka/ keliyaakada waa inuu ilmahu helo qadar yar xiliga da da bisha 4 ilaa 6. Välling ay Semper u sameyso carruurta yaryar (6 ilaa 8 bilood) ayaa kaliya ku saleysan qamadi iyadoo sidaas darteed aanay isticmaali karin dadka aan glutenka qaadan karin. Haddii aad rabto inaad si taxadir leh ugu bilowdo gluten ayuu boorashkayagu yahay mid ku haboon maadaama oo uu ku jiro qadar yar oo sareen ah. Waxa aad xataa u ogolaan kartaa inay carruurtu dhadhamiyaan waxoogaa yar oo roodhi cad ama saanwij sareen ah. Ku bilow qadar yar oo cunto ah oo uu ku jiro gluten iyadoo aad kadibna si dhib yar u kordhiso.

Gröt och Välling Gröt och välling är bra mål för stora som små. Välling är en svensk mattradition, men egentligen är skillnaden mellan gröt och välling liten gröt äter man oftast i tallrik och välling dricker man ur nappflaska, pipmugg eller kopp. Gröt och välling är bra frukostalternativ, men fungerar också bra som mellanmål eller kvällsmål och ger bra med näring och mättad. Både gröt och välling från Semper innehåller mjölk och grädde från svenska gårdar. Dessutom ingår solrosolja och rapsolja för att säkra innehållet av livsnödvändiga fettsyror och ge tillräckligt med energi. Både gröt och välling från Semper är berikade med värdefullt järn och andra mineraler samt vitaminer som också behövs för barnets tillväxt och utveckling. Det kan vara svårt för små barn att nå upp till rekommenderat intag av järn om barnet inte äter industritillverkad gröt, välling eller tillskottsnäring. Livsmedelsverket rekommenderar därför berikad gröt/välling (industritillverkad) till barn under 1 år. För att minska risken för glutenintolerans/celiaki bör barnet få små mängder gluten vid 4 till 6 månaders ålder. Välling från Semper för de minsta barnen (6 och 8 månader) är enbart baserade på havre och kan därför inte användas för glutenintroduktion. Om du vill introducera gluten försiktigt är våra grötar lämpliga då de innehåller en liten mängd vetemjöl. Du kan även låta barnet få smaka en liten munsbit vitt bröd eller smörgåsrån. Börja med små mängder mat som innehåller gluten och öka mängden långsamt.

Vid 8 månader Marka 8 bilood Qiyaas ahaan 8 bilood ayay inta badan ilmaha ugu soo baxaan ilkaha sarre iyadoo uu bilaabo inuu wax calashado. Markaas ayad bilaabi kartaan inaad siisaan cunto fudad waaweyn oo ka adadag leh. Roodhi jilicsan oo cad ama muus ayaa sidoo kale fiican in la calashado. Ka fikirin haddii aad sugto inaad ku bilowdo cuntada fudadka waaweyn leh ayay hadhow ku adkaan doontaa. Waxyaabaha caanaha ka sameysan U kaadi inaad siiso caanaha caadiga ah ee lo da iyo qadar ciir ah oo badan ama yoogar ilaa uu ilmahu buuxinaayo hal sanno. Caanaha waxa ku jira fiitamiino badan oo muhiim ah, laakiin waxa ku jira xadiid yar iyo borotiin badan iyo milix ilmaha yar u qaadanaayo. Haddii uu ilmahu wax badan ka cabbo ama uu ka qaato caano-/ciir-/yoogar ah ayaa waxa jirta khatar in uu ilmahu uu dharagsanaayo oo aanu awoodi karin inuu cuno cuntada ay xadiidku kaga badan tahay. Cabitaanka caanaha ee carruurta yaryar ee Semper waxa weeye mid badelka caanaha carruurta yaryar ee laga bilaabo 1 sanno ah. Runt 8 månader har barnet ofta fått sina första tänder och börjat lära sig att tugga. Då kan ni prova att börja ge mat med större bitar och grövre konsistens. Lite mjukt bröd eller banan kan också vara kul att tugga på. Tänk på att om du väntar med att introducera större bitar kan det bli svårare längre fram. Mjölkprodukter Vänta med att ge vanlig komjölk som dryck och större mängder fil eller yoghurt tills barnet fyllt ett år. Mjölk innehåller många viktiga vitaminer och mineraler, dock innehåller den för lite järn och för mycket protein och salt för det lilla barnet. Dricker eller äter barnet för mycket av mjölk-/fil-/yoghurtprodukter finns det risk att barnet blir för mätt och inte orkar äta andra mer järnrika livsmedel och mat. Mjökdryck för småbarn från Semper är ett alternativ till mjölk för barn från 1 år.

Goda råd Katrinplommon verkar lösande på hårda små magar och blåbär verkar stoppande på lösa små magar. Hej pincettgrepp! Låt barnet leka med små bitar mat. Både kul och utvecklande. Kladd runt munnen? Det är bara bra för att öva tungan torka inte bort direkt. Vänj barnet att borsta tänderna varje kväll redan när första tanden kommit. Misstänker du allergi? Ta kontakt med BVC. Lite frukt efter maten gör att kroppen lättare tar upp viktiga näringsämnen. Talooyinka wanaagsan Katrinplommon waxa uu keenaa callool socod iyadoo uu buluuberigu caloosha yar ee socota joojiyo. Salaan far iyo suul wax ku qabashada! U ogolow inuu ilmahu cuntada ku yara ciyaaro. Waa mid farxad leh oo kobcineysa. Miyuu afka agtiisa isaga daadadiyey? Waxay u wanagsan tahay in carabka la tabo baro ee isla markaaba ha ka tirtirin. Bar ilmaha in uu ilkaha cadeydo marka ay ilkaha ugu horeeyaa u soo baxaan. Miyaad ka shakisan tahay xasaasiyad? La xidhiidhka xarunta daryeelka carruurta. Khudrad yar oo cuntada ka dib la cuno ayaa keenta in jidhku si ka dhibyar u qaato maadada nafaqada ee muhiimka.

Hur mycket är lagom? Intee inleeg ayaa ku filan? Dhamaan carruurtu waa ay kala duduwan yihiin iyagoo ku wanaagsan inay tusaan haddii ay cunto yar ama cunto badan rabaan. Carruurtu waxay leeyihiin maareynta gaajadooda markaas u fiirso oo u ogolow inta uu rabo inuu ilmahu cuno. Ilmahu waxa uu leeyahay calool yar isgoo isticmaala tamar badan, markaas ayaa marmarka qaarkood ayaa lala yaabaa inta jeer ee ay rabaan inay wax cunaan. Halkan ayaad ka helaysaa wax laguu soo jeedinaayo oo cunto caadi ah ee laga bilaabo 8 bilood ah, laakiin xasuusnow inay kala duduwnaan karto ilme ilaa ilme. Iyo maalin ilaa maalin. Miyaad qabtaa su aalo la xidhiidh xarunta daryeelka carruurta? Cuntada aroortii Caanaha naasaha/nafaqada dheeraadka, boorashka carruurta ama välling Cunto fudud Khudrad ama khudaar Qado Baasto, baradho, bariis ama sareen, la kariyey ama khudaar la googooyey iyo digaag, hilib kaluun ama beed iyo digir/cadas ama tofu ama waxii suugo yar ah. Khudrad shiidan, khudrad la googooyey ama muus la diiray oo cuntada dabadeed la cuno. Cunto fudud Boorash lagu daray khudaar googan ama waxoogaa khudaar shiidan ah. Casho Wax la mid ah qadada laakiin ka badbedel. Cuntada fiidka Caanaha naasaha/nafaqada dheeraadka, boorashka carruurta ama välling Alla barn är olika och de brukar vara bra på att visa om de vill ha mer eller mindre mat. Barn har bra aptitreglering så var uppmärksam och låt barnet styra hur mycket barnet vill äta. Barn har liten magsäck och gör av med mycket energi, så ibland förvånas man över hur ofta de behöver äta. Här får du ett förslag på en vanlig matdag för barn från 8 månader, men kom ihåg att det kan variera mycket från barn till barn. Och från dag till dag. Har du frågor så kontakta ditt BVC. Morgonmål Bröstmjölk/tillskottsnäring, barngröt eller välling Mellanmål Frukt eller grönsak Lunch Pasta, potatis, ris eller bulgur, kokta eller rårivna grönsaker samt kyckling, kött, fisk eller ägg och bönor/linser eller tofu samt eventuellt lite sås. Fruktpuré, riven frukt eller skivad banan till efterrätt. Mellanmål Gröt med riven/mosad frukt eller en klick fruktpuré. Middag Samma upplägg som lunchen men variera gärna. Kvällsmål Bröstmjölk/tillskottsnäring, barngröt eller välling

Recept Sida loo sameeyo Fruktig isglass utan tillsatt socker Iskiriin khudaar ah oo aan lagu darin sonkor 1. Ka soo tuuji waxa ku jira bacda Semperka oo ku shub koob. Waxa xataa lagu isticmaali karaa qardaaska barafka la galiyo qeybta barafka ee talaagada oo lagu rido qoryahaaga. Qoryaha iskiriinka ee dhabta waxaad ka helaysaa dukaanada waxyaalaha hiwaayadaha. 2. Baraf garee. Ku wanaagsan cunto fudud ahaan ama cuntada dabadeeda la cuno. 1. Kläm ut innehållet ur en Semper klämpåse i en glassform. Det går även bra att använda istråget i frysen och sticka i egna pinnar. Riktiga glasspinnar hittar du i välsorterade hobbyaffärer. 2. Frys in. Perfekt som mellis eller efterrätt.

Recept Sida loo sameeyo Grötplättar med banan Boorash leh muus 1. Isku qas biyaha iyo budada boorashka oo ka dhig in halmar la cuni karo. 2. Iskuqas ama ridiq muus dhan. Haddii uu boorashku jilisan yahay ayuu u baahan yahay budo yar oo dheeraad ah. 3. Diiri maqle leh waxoogaa saliid ah oo ku shub boorashka isku qasan. 4. Ku dub kuleyl dhexdhexaad ah mulawaxa yaryar (plättarna) ilaa ay isku wada dheggaan kadibna dhinaca kale u rog. 1. Blanda vatten och grötpulver till en portion. 2. Mixa eller mosa ner en hel banan. Om gröten är lös kan det behövas lite extra grötpulver. 3. Värm en stekpanna med lite rapsolja i och klicka i grötsmeten. 4. Stek plättarna på medelvärme tills de håller ihop och vänd dem sedan. 5. Servera med fruktpuré eller bär Mums bums! 5. Ku sii khudaar shiidan ama midho Uum macaanaa!

Livsmedel som barn under 1 år bör undvika eller äta med måtta Raashinka carruurta ka yar 1 sanno laga ilaalinaayo ama ay tahay inay wax yar ka cunaan Carruurtu waxay cuni karaan wax kasta oo uu qoyska intiisa kale cunaayo, laakiin waxa jira raashin ay tahay in carruurta laga ilaaliyo ilaa intay hal sanno ka weynaanayaan. Caanaha caadiga ah waa inaan la siinin iyagoo qabow iyo wax badan oo yoogar ama ciir ah. Caanaha waxa ku jira xadiid yar iyo borotiin badan iyo milix ilmaha yar uu qaadanaayo. Khudaarta cagaarka ayaanay aheyn in ilmaha ka yar 1 sanno aanu cunin maadaama oo ay ku jiraan nitraat uu jidhku u badali karro nitriit. Nitriit ayaa hor-istaagi karta qaadashada ogsajiinta carruurta ka yar 1 sanno. Baradhada cagaarka waxa ku jira solanin keeni karta calool xanuun taas oo ku dhici karta carruurta iyo dadka waaweynba markey cunaan. Markasta ilmaha yar u diir baradhada. Malabka waxa ku jiri kara galkiisa taas oo marmar aan badneyn isku badali karta bakteeriya midhicirka. Sug malabka inaad siiso ilaa ilmahu uu 1 sanno ka weyn yahay. Caanaha aan la karin waa in aanay carruurta iyo dadka waaweyn toona cabin maadaama oo ay ku jiri karaan bakteeriya. Boorashka bariiska laga sameeyo - ku badbedel boorashka laga sameeyo qamadida. Milixda cuntada ha ku darin milix, laakiin ku xawaashee cuntada geedo. Sonkorta iyo waxyaalaha macmacaan ka ilaali sonkorta iyo raashinka macmacaan ilaa iyo inta suurtogalka. Sonkorta waxay kaliya siinaysaa kaloorii madhan, ma laha fiitamiino iyo macdano laakiin kaliya waa tamar badan. Bar ilmaha inuu cabo biyo halka uu ka cabi lahaa waxyaalaha macmacaan. Raashinka macmacaan ma aha wax u wanaagsan ilmaha ilkahiisa iyadoo qasi karta rabitaanka cuntada. Ka ilaali lawska maxaa yeelay ilmahu waxay istaagi kartaa cunaha, laakiin waa la siin karaa hadii la yaryareeyo. Barn kan äta det mesta av den mat som övriga familjen äter, men det finns livsmedel barn bör undvika tills efter ett års ålder. Vanlig mjölk bör inte serveras som dryck och inte heller större mängder yoghurt eller fil. Mjölkprodukter innehåller för lite järn och för mycket salt och protein för det lilla barnet. Gröna bladgrönsaker bör barn under 1 år inte äta på grund av att de innehåller nitrat som kan omvandlas till nitrit i kroppen. Nitrit kan hindra syretransporten hos barn under 1 år. Grön potatis innehåller solanin som kan ge magont och det ska varken vuxna eller barn äta. Skala alltid potatisen till det lilla barnet. Honung kan innehålla sporer som i sällsynta fall kan utvecklas till bakterier i tarmen. Vänta med honung tills barnet är över 1 år. Opastöriserad mjölk ska varken barn eller vuxna dricka då den kan innehålla skadliga bakterier. Risgröt - variera risgröt med gröt baserad på havre. Salt salta inte maten, men krydda gärna maten med örter. Socker och sötsaker undvik socker och sötade livsmedel så långt det går. Socker ger bara tomma kalorier, inga vitaminer och mineraler men mycket energi. Vänj barnet vid att dricka vatten istället för söta drycker. Söta livsmedel är inte bra för barnets tänder och kan störa matlusten. Hela nötter och jordnötter undvik hela nötter på grund av att barnen kan sätta i halsen, men små bitar går bra.

Produktguide Hagaha alaabta Nafaqada dheeraadka ah iyo Cabitaanka caanaha oo carruurta yaryar loogu talo galay Marka uu ilmahu noqdo 6 bilood ee uu bilaabo inuu wax yar kaa cuno ayaa la dooran karaa in la siiyo nafaqada dheeraadka taas oo ah hal nafaqo dheeraad ku ah cuntada caadiga ah. La hadal xarunta daryeelka carruurta si aad u ogaato wax dheeraad ah oo ku sabsan iyo kuwa ku haboon ilmahaaga. Cabitaanka caanaha ee carruurta yaryar ayaa la isticmaali karaa badelka caanaha caadiga xiliyada cuntada ee quraacda, qadada, nususaacaha iyo cashada iyadoo lagu qiyaasay baahida tamarta carruurta yaryar, laga bilaabo 1 sanno. Tillskottsnäring och Mjölkdryck för små barn När barnet blivit 6 månader och börjat med smakportioner kan man välja att ge tillskottsnäring som ett näringskomplement till den vanliga maten. Prata med BVC för att få veta mer om produkterna och vilken som passar ditt barn bäst. Mjölkdryck för småbarn kan användas som ett alternativ till vanlig mjölk vid måltider som frukost, lunch, mellanmål och middag och är anpassad för näringsbehovet hos små barn, från 1 år. drickfärdig cabitaanka dhamee

Cuntada carruurta Waxyaalaha aanu soo saarno waxa ku jira ilaa 70 cuntooyin oo kala duduwan iyagoo dhamaan laga sameeyey waxyaalaha ugu wanaagsan looguna talo galay da o kala duduwan. Da da waxa loo kala qeyqeybiyey waa mid tilmaan guud ah si ay qurubyadu sax ugu haboonaadaan cuntada iyo nafaqo sax ku ah ilmaha da diisa. Waxyaalahayaga dabiiciga ah waxa ku jira wax kala duduwan oo da a kasta ah iyadoo markasta ku calaamadeysan KRAV. Calaamada KRAV waxay tuseysaa in dabiici ahaan loo soo saarey. Taas micnaheedu waxa weeye in la soo saaray iyadoo ahmiyad la siinaayo dabeecada, cimilada, xawayaanka iyo dadka. Barnmat I vårt sortiment finns över 70 olika rätter som alla är tillagade på de finaste råvarorna och är anpassade till olika åldrar. Åldersrekommendationerna är en vägledning för att det ska vara rätt storlek på bitarna i maten och rätt näring för barnets ålder. Vårt ekologiska sortiment innehåller variation för varje ålder och är alltid KRAV-märkt. KRAV-märket visar att en vara är ekologiskt producerad. Det betyder att den är producerad med hänsyn till naturen, klimatet, djuren och människorna. KRAVmärkt Calaamada KRAV

Cunto fudud Carruurta yaryar waxay isticmaalaan tamar badan iyadoo markaas aanu u heyno waxyaalo kala duduwan oo badan oo cuntooyinka fudud ah kana kooban waxyaalo kala duduwan iyo dhadhan kala duduwan. Khudradayada shiidan waxay 100% ka kooban tahay khudra iyadoo dabcan aan sonkor ku jirin Mellanmål Små barn gör av med mycket energi och därför har vi ett brett sortiment med mellanmål med olika ingredienser och smaker. Våra fruktpuréer innehåller 100% frukt och är självklart osockrade. War! Nyhet!

Välling Waxaad waxay Semper hayso ka heli doontaa välling dhadhan kasta leh oo loogu talo galay da da ilmaha. Carruurta waaweyn waxa loo hayaa välling caadi ah iyo välling dhadhankeedu yahay khudrad iyo yoogar. Dhamaan carruurtu wey kala duduwan yihiin iyagoo yeelan kara dhadhan kala duduwan. Waxaad waxay Semper hayso aad sidoo kale ka helaysaa vällingar aan caano ku jirin. Välling I Sempers sortiment hittar du välling för alla smaker som är anpassade efter barnets ålder. För de större barnen finns både naturell välling men också välling smaksatt med frukt och yoghurt. Alla barn är olika och kan ha olika smakfavoriter. I Sempers sortiment hittar du också mjölkfria vällingar.

Boorash Boorashku waxa uu u wanaagsan yahay ilmaha cuntadiisa koowaad isagoo ah cunto dhan. Boorashka Semper waxa la siiyaa laga bilaabo 4 bilood iyadoo uu ku salaysan yahay qamadi iyo bariis. Boorashku waxa uu noqon karaa mid caadi ah iyo mid dhadhan khudrad iyo midho leh. Dhamaan carruurtu wey kala duduwan yihiin iyagoo yeelan kara dhadhan kala duduwan. Waxaad waxay Semper hayso aad sidoo kale ka helaysaa boorash aan caano ku jirin. Gröt Gröt fungerar utmärkt som barnets första fasta mat och som en komplett måltid. Gröt från Semper finns från 4 månader och baseras då på havre eller ris. Gröten kan vara naturell eller smaksatt med frukt och bär. Alla barn är olika och kan ha olika smakfavoriter. I Sempers sortiment hittar du också mjölkfria grötar.

Caafimaad calool isku dheeli tiran Marmarka qaarkood ayaa difaaca caadiga ah ee caloosha ka ilaaliya bakteeriyada uu u baahan yahay caawimo yar. In la yeesho bakteeriya fiican iyadoo la isticmaalaayo bakyeeriyada aysiidha caanaha ayaa ah hab wanaagsan oo la iskugu diyaariyo oo dib loogu soo dhiso caloosha yar ee yara kacsan. Lactobacillus reuteri Protectis waa bakteeriyad aysiidha caanaha oo dabiici ah cidna u kooteysan iyadoo lagaga faa iideysto in lagu isticmaalo calool xanuunka, calool socodka iyo mataga, marka ay calooshu taagantey iyo sidoo kale marka antibiyootig lagugu daaweynaayo. L. reuteri Protectis waxay ku jirtaa Semper Magdroppar, Semper D-vitamin droppar, Vätskeersättning + iyo Semper Magtabletter. Hälsa med mage i balans Ibland kan magens naturliga skydd mot skadliga bakterier och virus behöva lite extra hjälp på traven. Att bygga upp en god bakterieflora med hjälp av mjölksyrabakterier är ett bra sätt att förbereda sig och för att återställa oroliga små magar. Lactobacillus reuteri Protectis är en patenterad naturlig mjölksyrabakterie och kan med fördel användas vid kolik, diarréer och kräkningar, vid trög mage men också vid antibiotikabehandling. L. reuteri Protectis finns i Semper Magdroppar, Semper D-vitamin droppar, Vätskeersättning + och Semper Magtabletter.

Mer information och fler tips och råd hittar du på semperbarnmat.se Macluumaad dheeraad ah iyo talooyin kale iyo tusaale waxaad ka helaysaa semperbarnmat.se Gå med i Semperklubben! Ka mid noqo kooxda Semper! Miyaad rabtaa macluumaad iyo fikrado ku sabsan carruurta iyo cuntada? Rukunso joornaalkayaga oo weydii su aalahaaga khabiirkayaga cuntada. Iska diiwaan gali kooxda Semper hadda oo hel daasada vällingka lagu shubto. Vill du ha mer information och inspiration om barn och mat? Prenumerera på vårt nyhetsbrev och ställ dina frågor till vår dietist. Anmäl dig till Semperklubben nu så får du den praktiska vällingburken. Semperbarnmat.se/semperklubben

Viktiga telefonnummer Muhiim ah telefoonada BVC (Barnavårdscentralen): Xarunta daryeelka carruurta BVC (Barnavårdscentralen): Sjukvårdsupplysningen: 1177 (www.1177.se) Macluumaadka daryeelka bukaan socodka: 1177 (www.1177.se) Giftinformationscentralen: 010-456 6700 Xarunta macluumaadka sunta: 010-456 6700 SOS: 112