Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Relevanta dokument
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Välkommen till fritids

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Ku soo dhawaadda shaqada

Inledning. Hordhac. svenska. somali

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Somaliska. Barn älskar böcker

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Dulqaaxumo Intolerans

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Transportyrken på sju språk

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Sida loo dhiso jaaliyad

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Mål för förskolans arbete

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Wakiilka takooridda DO

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Förskolans uppdrag. Mål för förskolans arbete

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Förskolans uppdrag. Mål för förskolans arbete

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Ku soo dhowow Laholm

Förskolans uppdrag. Mål för förskolans arbete

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Välkommen till fritidshemmen Hajen och Valen!

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Välkommen till din förskola!

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Förskolans uppdrag. Mål för förskolans arbete

Förskolans uppdrag Förskolan ska lägga grunden för ett livslångt lärande.

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Förskolans uppdrag Förskolan ska lägga grunden för ett livslångt lärande.

Välkommen till Kluringens förskola avd. Månen!

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

LOKAL ARBETSPLAN FÖR ÅNÄSETS FÖRSKOLA 2009/2010

Välkommen till Förskolan Karet

Välkommen till Förskolan Äventyret! Inskolning vad är det? Vad gör barnen?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.

Välkommen till fritidshemmen Hajen och Valen!

Riktlinjer för kommunikation mellan hem och skola - Backa Friskola

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Översatt av Sahro Aden Dulle

Välkommen till Västra Bodarna förskola

Transkript:

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar, studerar eller är arbetssökande. Barnens tid på fritids styrs av vårdnadshavarnas arbets- och/eller studietid samt restider till och från verksamheten. Fritids har ingen skolplikt det vill säga att man enligt lag inte behöver skicka sina barn på fritids. Dugsiga firaaqada waxaa loogu talo galay ilmaha da doodu u dhexayso 6 ilaa 12 sano oo waaridkood shaqeeyo, waxbarasho ku jiro ama shaqa raadis ku jiro. Inta ilmuhu joogayo dugsiga firaaqada waxay ku xiran tahay hadba inta waaridku shaqaynayo ama/iyo xilliga waxbarashada uu ku jiro, iyo saacadaha safarku qaadanayo. Dugsiga firaaqadu maahan wax sharciga iskoolku dhigayo taasoo loola jeedo in aysan khasab ahayn in ilmaha dugsiga firaaqada la geeyo. Fritids har en egen läroplan där det står om den värdegrund och det uppdrag fritids har. Dugsiga firaaqadu wuxuu leeyahay manhaj u gaar ah oo leh qiimayntiisa barbaarineed iyo hawsha dugsigu fuliyo På fritids ska barnen ha roligt känna sig trygga och lära sig nya saker. Vi sjunger, läser böcker, målar, bygger och konstruerar, samtalar och leker både inom-och utomhus. Ibland gör vi utflykter till skogen eller biblioteket. Waa in carruurtu ku helaan dugsiga firaaqada madadaalo, amaan ku dareemaan iyo inay bartaan waxyaabo cusub. Waan u heesnaa, buugaag ayaan u akhrinaa, wax baan la rinjinaa, la dhisnaa waxyaalo laysku dul dhisayo, waan la sheekaysanaa, waxaan kula cayaarnaa dugsiga gudihiisa iyo dibaddiisa. Marmar waxaan geynaa dhirta dhexdeeda ama maktabadda. Inskolning Marka la bilaabayo När barnet ska börja i fritids kallas den första tiden för inskolning. Under den tiden är du som förälder med på fritids. Syftet med inskolningen är att barnen och föräldrarna ska lära känna verksamheten och bli trygga med fritids miljö, pedagoger och de andra barnen. Varje fritidshem har egna rutiner för inskolning på fritids. 1

Wakhiga ugu horraysa oo ilmuhu bilaabayo dugsiga firaaqada waxaa la yiraahdaa dugsi bilow. Wakhtigaas isaga ah waa in ka waalid ahaan aad la joogtaa ilmahaaga dugsiga friaaqada. Ujeeddaduna waa in ilmaha iyo waalidiintu wax ka ogaadaan hawlaha dugsigu hayo iyo inay amaano iyo nefis ku dareemaan bey adda(goobta), barayaasha iyo carruuta kale ee meesha joogta. Dugsi walba wuxuu leeyahay qaab uu u maamulo sida ardayga bilaabaya loo qaabilayo. En dag på fritids Jadwal maalmeedka dugsiga firaaqada.. Fritids öppnar på avdelningen..frukost... Aktiviteter inne och ute. skolan börjar....skolan slutar.... mellanmål.... Aktiviteter inne eller ute... Fritids stänger på avdelningen...dugsiga ayaa la furayaa Qaybta..Quraac..Cayaar gudaha iyo dibedda..iskuulka ayaa la aadayaa..iskuulka ayaa laga imanayaa..casariye/nusasaace Cayaar gudaha ah ama dibedda Dugsiga firaaqada waa la xirayaa qaybta.. Hämtning/går hem själv In ilmaha la kaxaynayo ama keligiis tegayo När vårdnadshavare har slutat för dagen kommer hen och hämtar sitt barn från fritids. Barnet kan även få gå hem själv om fritids och vårdnadshavare kommit överens om detta i förväg. När du hämtar ditt barn måste du säga till personalen att ni går. Mitt barn går hem från fritids själv Jag hämtar mitt barn från fritids Det är viktigt att fritids vet vilka personer som får hämta ditt barn på fritids. De här personerna får hämta mitt barn från fritids:.. Marka waalidku hawl maalmeedkiisa soo dhammaysto ayuu ilmihiisa ka kaxaysanayaa dugsiga firaagaaqada. Xataa Ilmuhu keligiis waa aadi karaa guriga haddii waalidka iyo shaqaaluhu isku af gartaan. Markaad kaxaysanaysid ilmahaaga waa inaad shaqaalaha u sheegtaa. Ilmahaygu guriga keligiis ayaa aadi karaa Aniga ayaa kaxaysanaya ilmahayga Waxaa kaloo muhiim ah in shaqaaluhu ogaado haddii qof kale ilmahaaga soo kaxaynayo. Dadkaan ayaa ilmahayga ka soo kaxayn kara dugsiga firaaqada. 2

Du ska ringa till fritids om ditt/dina barn är sjukt, ska vara ledig eller om tiderna ändras. Om ditt barn ska följa med en kompis efter skolan måste du meddela fritidspersonalen. Waa inaad wacdaa dugsiga firaaqada haddii ilmahaagu xanuunsan yahay, hadduu fasax gelayo ama haddii wakhtigiisu isbeddelo. Haddii ilmahaagu uu saaxiibkiis u raacayo guriga ama meel kale waa inaad shaqaalaha ku soo wargilisaa. Kläder på fritids Dharka looga baahan yahay dugsiga firaaqaada Det behövs flera ombyten av kläder som är hela, rena och passar i storlek. Waxaa loo baahan yahay in ilmaha loo soo dhigo dhowr beddel oo dhar ah oo aan jeexnayn, nadiif ah oo le eg ilmaha. Barnet behöver kläder för att kunna vara ute i alla slags väder även när det regnar eller är kallt. Ilumuhu wuxuu u baahan yahay dhar la gashado si uu bannaanka ugu bixi karo jawi kasta oo jira xataa haddii roob da ayo ama ama xilliga barafka. Barnets kläder ska vara märkta med deras namn Ilmaha dharkiisa ku soo calaamadee magaciisa. Se särskilt dokument om kläder Fiiri qoraallada khaaska ah ee ku saabsan dharka Tystnadsplikt Mas uuliyadda xafidka sirta Vi som arbetar på fritids har tystnadsplikt, vi berättar inte vidare för andra det vi hör från dig eller ditt barn, så länge det inte rör ditt barns säkerhet Annaga ka shaqayna dugsiga firaaqada xil ayaa naga saaran inaan xafidno sirtaada, cid kale uma sheegi karno waxyaalaha aad noo sheegtid ee ku saabsan ilmahaaga, haddaysan ahayn wax ilmahaaga ammaankiisa ku saabsan. Fritids har anmälningsplikt om vi ser att något barn far illa. Detta innebär att om vi ser ett barn fara illa, måste vi berätta för myndigheter så att vi tillsammans kan lösa svårigheter i situationer. Shaqaalaha waajib ayaa ka saaran inay gudbiyaan hadday arkaan in ilmaha naftiisu khatar ku jirto. Taasoo macnaheedu yahay in haddii aan aragno ilmo naftiisu khatar ku jirto, waxa nagu waajiba inaan u gudbino hay adaha dawliga ah si aan anagoo wada jirna u xallino dhibaatooyinka iyo xaaladaha jira. Samarbete med hemmet Wada shaqaynta dugsiga firaaqada iyo guriga Du som förälder är viktig för vårt arbete i fritids. Det är viktigt att du berättar för oss om det hänt något särskilt som kan vara bra för personalen att veta 3

Ka waalid ahaan muhiim ayaad noo tahay. Waxaa aad muhiim u ah inaad noo sheegtid haddii ay jiraan dhacdooyin khaas ah oo ay tahay in shaqaaluhu ogaadaan. Det är viktigt att du berättar för personalen om det är något du funderar över. Fråga gärna både oss och ditt barn vad de gjort under dagen i fritidsen. Waa muhiim inaad shaqaalaha la socodsiisid haddii ay jiraan waxaad isweydiineysid. Haddaad su aal qabtid na weydii ilmahaagana weydii waxay maanta sameeyeen markay joogeen dugsiga firaaqada. Sjukdomar Jirrooyin Om ert barn är sjukt ska det stanna hemma. Barnet måste orka vara med i verksamheten både ute och inne. Haddii ilmahaagu xanuunsado waa inaad guriga ku haysid. Ilmuhu markuu dugsiga firaaqada joogo waa inuu ka qayb qaadan karo cayaaraha dibedda iyo kuwa gudahaba. Om ert barn har kräkts eller haft diarré behöver barnet vara hemma symptomfri i minst 48 timmar. Haddii ilmahaagu uu matagayo ama shuban hayo waa inaad guriga ku haysaa ugu yaraan 48 saacadood ka dib marka shubanka/mataggu ka joogsado. Om ert barn har haft feber behöver barnet vara hemma minst en dag feberfri Haddii qandho/xummad qabatay ilmaha waa inuu guriga joogaa ugu yaraan hal maalin ka dib marka qandhadu/xummadu ka degto. Övrigt Wixii intaas dheer Tänk på att inte använda starka parfymer då det finns barn och personal som kan vara allergiska mot starka dofter Xusuusnow inaadan isticmaalin cadar ama barafuun adag maadaama ay jiraan carruur iyo shaqaale qaba xasaasiyad oo ay dhibto urta ama carafta xoogga badan. Lov Fasaxyada När det är lov är skolan stängd och då kan ditt barn vid behov vara på fritids. Innan ett lov får du fylla i en lapp om vilka dagar och tider ditt barn behöver vara på fritids. Marka iskuulku xiran yahay fasaxyada wuxuu ilmahaagu haduu u baahdo joogi karaa dugsiga firaaqada. Intaan fasaxa la gaarin ayaad buuxinaysaa foom ay ku qoran tahay maalmaha iyo saacadaha uu ilmuhu u baahan yahay inuu joogo dugsaga firaaqada. Fritids stänger 3-4 dagar varje år då personalen har fortbildning Sannadkiiba 3-4 goor ayaa la xiraa dugsiga firaaqada, waqtiyadaas oo shaqaaluhu ay leeyihiin waxbarasho horumarin ah. 4

Special kost.. Cunto gaar ah.. Om ditt barn har specialkost måste du meddela personalen om detta. Haddii ilmahaagu uu cuno cunto gaar ah waa inaad u sheegtaa shaqaalaha. Uppsägning av fritids.. Booska oo la fasaxo... Om du och din familj flyttar från kommunen måste du säga upp din fritidsplats. Meddela rektorn. Haddii aad ka guuraysaan magaalada waa inaad fasaxdaa booska ilmahaagu ku leeyahay dugsiga firaaqada. Ku wargeli maalulaha dugsiga in aad fasaxaysaan booska. Taxa Qiime go an Det kostar pengar att ha sitt barn på fritids. Fram till det att du får en inkomst från ett arbete är det dock gratis med fritids därefter betalar du en avgift. Lacag ayaa laga bixiyaa in ilmuhu tago dugsiga firaaqada. Laakiin illaa iyo intaad ka helaysid shaqo aad mushahaar ka qaadatid wuxuu ilmahaagu ku dhiganayaa lacag la aan, ka dib ayaad bixinaysaa qiime go an. Kontaktuppgifter Macluumaadka xiriirka Det är viktigt att fritids har aktuella telefonnummer till vårdnadshavare så att de kan nå dig om det händer något. Ange även nummer till en annan närstående vuxen om fritids inte får tag på vårdnadshavare. Waa muhiim in shaqaalaha ay haystaan lambarka taleefanka ee waalidkua si haddii ay wax dhacaan loola soo xiriiro. Waa inuu jiraa lambar qof kale oo weyn oo qaraabo ama saaxiib ah si loo soo wici karo haddii la heli waayo waalidka. 5