Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.
|
|
- Camilla Andreasson
- för 8 år sedan
- Visningar:
Transkript
1 Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.
2 Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad qabaa wuxuu muhiim u yahay nolol wanaagsan.
3 Kac oo samee baadhitaanka ilkaha Dhammaan dadku waxay qabaan afaf iyo ilko kala duwan.sidaa darteed bey u kala duwan tahay waqtiyada dadku ay booqanayaan Rukta daryelka ilkaha ee dadweynaha. Adiga iyo dhakhtarkaaga ilkaha ayaa go aaminaya waxa adiga kuu wanaagsan. Waxaad codsan kartaa in laguu soo diro Dacwada (yeeritaan, wicitaan) ee Folktandvården. Markaa waxaa warqad laguugu soo dirayaa guriga oo ay ku qoran tahay ballanta laguu qabtay. Waxaad taasi ku ogaaneysaa in ilkahaagu si joogto ah loo baadhayo. Duleelada yar yar ee ilkaha lama dareemo. Markaa waxaa wanaagsan in dhakhtarka ilkaha uu baaro ilkahaaga. Rukta daryelka Ilkaha u aad baadhitaan. Ha sugin ilaa inta uu xanuun kugu dhacayo. Haddii aad ilkahaaga cadeysato subax walba iyo habeen walba oo aad si joogto ah u aado Rukta daryelka Ilkaha, markaa lacag baad kaydsan kartaa. In la daaweeyo duleelada yaryar ee ilkaha ayaa ka raqiisisan duleelada waaweyn. Ilkaha caruurta Waa lacag la aan in caruurta iyo dhallinyarada ay soo booqdaan Folktandvården. Dhallinyarada waxay bilaabayaan iney lacag bixiyaan markay sanadka ay gaaraan da da 20jir. Waa muhiim in si joogto ah Rukta daryelka ilkaha loo geeyo caruurta. Booqo rukta marka ugu horeysa ee cunuggu gaaro 2-3 sanno. Ku bilow u cadaynta ilmaha marka ay helaan iligta ugu horeysa.subax waliba iyo habeen walba ku caday dawada ilkaha (foloraydh).iligta koowaad ee ilmaha waxaa loo yaqaan ilig caanood. Dhammaaan caruurta wey ka dhacaan ilkacaanoodka,laakiinse waxaa muhiim ah in la cadeeyo(la rumeeyo) ilkacaanoodka. Xitaa ilkaha caruurtu waxay ku wacnaadaan in ay ka nastaan cuntada iyo cabitaanka. Sug markaa 2 saacadood oo u dhexeysa waqtiyada cuntada. Waa maxay kharashka dhakhtarka ilkaha? Waa kharash kala duwan oo loogu talo galay dad kala duwan. Waxaan kugula talin karnaa nooca daaweyn ee aad u baahan tahay marka aan baadhitaan ku sameyno ilkahaaga. Markaana waxaan kaloo kuu sheegi karnaa kharashka ku bixi doona intuu le eg yahay. Kaalmada daryeelka ilkaha Adigaaga ah qof weyn ayaa waxaad heli kartaa kaalmada daryeelka ilkaha. Taasoo mecnaheedu tahay in Försäkringskassan uu bixinayo qayb ka mid ah kharashka marka aad booqato Rukta Daryelka Ilkaha. Marka xiga ee aad nasoo booqato ayaa wax badan kaaga sheegi doonaa faahfaahin ku saabsan kaalmada aad heli karto. 3
4 Waa immisa kaalmada dhaqaale? Kaalmada daryeelka ilkaha waa ay ku kala duwan tahay hadba da da qofku jiro. Inta lacag ee aad heleyso waxay ku xiran tahay da da aad jirto. 300 karoon sanadkii ayaad heleysaa adigaaga jira da da sanno. 150 karoon sanadkii ayaad heleysaa adigaaga jira da da sanno. 300 karoon sanadkii ayaad heleysaa adigaaga jira da da 75 sanno iyo wixii ka weyn. Kaalmada waxaa la kaydsan karaa laba sanno. Markaana waxaad heleysaa labalaab lacagtaa. Frisktandvård Waad la socotaa kharashka ku baxaya Waxaad naga heli kartaa Frisktandvård. Marka xiga ee aad soo booqan doonto Folktandvården naga wareyso arrintaa. Frisktandvård waa heshiis u dhexeeya adiga iyo anaga. Heshiiska waxaa ku xusan kharashka uu joogo daryeelkaaga ilkaha. Frisktandvård waxaa ku jira baaritaano, sameynta ilkaha iyo daryeelka ilkaha ee degdegga ah. Heshiiska Frisktandvård wuxuu soconayaa 3 sanno. Adiga ayaa dooran kara haddii aad rabto inaad bixiso kharashka bil walba ama kharashka saddexda sanno oo idil hal mar. Talo waxyaabaha ah inaad ka fekerto Si fiican isaga caday ilkaha subax walba iyo habeen walba. Isticmaal dawada ilkaha ee leh foloraydh. Wax yar ka dib tuf candhuufta laakiinse biyo ha ku luqluqanin. Nadiifi ilkaha dhexdooda maalin walba adigoo isticmaalaya dunta ilkaha ama findhicil. Ilkaha ha ka nasteen cunto iyo cabitaan ilaa 2 saacadood inta u dhexeeysa waqtiyada cuntada. Marka aad ooman tahay biyo cab. Xasuusnow in tubaakada u wanaagsaneyn afka iyo ilkaha. 4
5 Daryeelka ilkaha ee Iswiidhan Sidee buu u shaqeeyaa? 1. Ka hor booqashada Waxaad soo wici kartaa oo ballan ka sameysan kartaa Folktandvården. Waxaad kaloo ballanta ka sameysan kartaa bogga internetka ee Fadlan waqti dheer ka hor maalinta aad rabto inaad timaado sameyso balanta waayo waxaa laga yaabaa inaad todobaadyo sugto inta aad balanta ka heleyso dhakhtarka ilkaha.dadka qaba dhibaato degdeg ah,sida xanuunka ilkaha waxaynu mar walba siineynaa balanta isla maalintaa. Waxaa jira dad waaweyn oo ka baqa iney u aadaan dhakhtarka ilkaha. Marka aad na soo wacdo oo aad balanta sameysaneysid noo sheeg haddii adiga xitaa aad ka baqdo booqashada dhakhtarka ilkaha. Markaa waan ku caawineynaa markaad noo timaado. Haddii aad rabto inaad iska joojiso ballan ama aad qaadato ballan cusub waxaad sameyn kartaa ka hor ugu yaraan 24 saacadood. Haddii kale waa inaad lacag bixisaa. Waxaan soo direynaa fariinta sms! Haddii aad noo sheegto lambarkaaga moobeelka markaa waxaan kuu soo diri doonaa fariin sms ah kadibna ku xasuusin doonaa balantaada maalin ka hor maalinta balanta. 2. Inta lagu jiro booqashada Waxaa muhiim ah inaad waqtiga ku timaado Folktandvården. Marka hore waxaad iska diiwaan gelineysaa xafiiska soo dhaweynta inaad timiday kadibna waxaad la kulmeysaa dhakhtarka ilkaha ama khabiirka caafimaadka ilkaha. Ayada ama isaga ayaa wuxuu qaadayaa sawirka raajada ee ilkaha si loo ogaado in ilkuhu caafimaad qabo. Waxaad ka jawaabeysaa su aalo qaarkood ee ku saabsan caafimaadkaaga,tusaale ahaan haddii aad wax cudur ah qabto iyo haddii aad qaadato wax daawo ah. Dhakhtarka ilkaha iyo khabiirka caafimaadka ilkaha labadaba ayaa baaraya oo raajo saaraya ilkaha laakiinse waa keliya dhakhtarka ilkaha qofka sameynaya ilkaha. Khabiirka caafimaadka ilkaha wuxuu baarayaa ilkaha oo sii nadiifinayaa. Tusaale ahaan wuxuu ka saarayaa dhagaxyada ilkaha. Haddii qofku uu qabo dulduleelo badan ama dhibaato kaloo weyn uu ilkaha ka qabo markaa waxaa mararka qaarkood loo baahan yahay in booqasho dhowr ah lagu yimaado inta aan ilkaha la daaweyn. 3. Booqashada kadib Rukta daryelka Ilkaha ee dadweynaha wuxuu kaa cawinayaa inaad hesho ilko fayow oo caafimaad qaba laakiinse waa adiga qofka la rabo inuu ilkaha ogaado oo ka shaqeeyo subax walba iyo habeen walba. 5
6 Cusbitaalka daryeelka ilkaha dadweynaha wuxuu ka dhexeeyaa dadkoo dhan Waxaynu shacabka reer iswiidhan ka caawinay caafimaad wanaagsan ee ilkaha muddo ka badan 75 sanno. Anageena ka shaqeyna cusbitaalka daryeelka ilkaha ee dadweynaha waxaynu gaareenaa 2000 shaqaale, dhakhaatiirteena ilkaha, dhakhaatiirteena takhasuska ilkaha, kalkaaliyeyaasha caafimaadka ilkaha iyo khabiiradeena caafimaadka ilkaha waxay leeyihiin aqoon iyo dadaal badan. In ka badan milyan booqasho Gobolka Stockholm ayaa waxaa deggan shacab gaaraya in ka badan laba milyan. Anageena ka shaqeyna cusbitaalka daryeelka ilkaha ee dadweynaha ayaa waxaynu daaweynaa sanad walba in ka badan dadyow macmiil noo ah, waxaanuna qaabilnaa booqashooyin gaaraya 1,3 milyan. Waxaan daaweynaa ku dhawaad boqolkiiba 80 dhammaan caruurta ku nool gobolka iyo in ka badan shakhsi walboo saddexaad. Laga bilaabo Norrtälje ilaa Nynäshamn In ka badan 80 xarumaheena caafimaad waxay ku yaalliin ku dhawaad 60 goobo juqraafiyeed ee gobolka. Laga bilaabo Norrtälje ee waqooyiga ilaa Nynäshamn ee koofurta. Waxaynu si firfircoon uga shaqeynaa goobaha caafimaadka ilkaha ee ah daryeelka ilkaha guud, daryeelka ilkaha ee daawada iyo daryeelka ilkaha takhasuska ah. Kusoo dhawaada cusbitaalka daryeelka ilkaha ee dadweynaha! 6
7 Folktandvården finns till för alla I över 75 år har vi hjälpt svenska folket att få en bättre munhälsa. Vi på Folktandvården är nära medarbetare och våra tandläkare, specialisttandläkare, tandsköterskor och tandhygienister har mycket kunskap och stort engagemang. Över en miljon besök I Stockholms län bor över två miljoner människor. Vi på Folktandvården behandlar varje år över kunder och tar emot 1,3 miljoner besök. Vi behandlar omkring 80 procent av alla barn i länet och över var tredje vuxen. Från Norrtälje till Nynäshamn Våra över 80 kliniker finns på drygt 60 geografiska platser i länet. Från Norrtälje i norr till Nynäshamn i söder. Vi är verksamma inom områdena allmäntandvård, medicinsk tandvård och specialisttandvård. Välkommen till Folktandvården! 6
8 Tandvården i Sverige hur går det till? 1. Före besöket Du kan ringa och boka en tid hos Folktandvården. Du kan också boka via Boka gärna lång tid innan du vill komma. Ibland kanske du måste vänta i flera veckor innan du får en tid hos tandläkaren. För personer med akuta problem, som tandvärk, har vi alltid tid samma dag. Det finns vuxna som är rädda för att gå till tandläkaren. Tala om för oss när du ringer och bokar tid om du också är rädd för att besöka tandläkaren. Då hjälper vi dig när du kommer. Om du vill avboka din tid eller få en ny tid, så ska du göra det minst 24 timmar i förväg. Annars får du betala. Vi skickar sms! Om du meddelar oss ditt mobilnummer, så skickar vi ett sms och påminner dig dagen före din bokade tid. 2. Vid besöket Det är viktigt att du kommer i tid till Folktandvården. Först får du anmäla dig i receptionen. Sedan får du träffa en tandläkare eller tandhygienist. Han eller hon tar röntgenbilder på dina tänder för att se om tänderna är friska. Du får svara på några frågor om din hälsa, till exempel om du har någon sjukdom och om du äter någon medicin. Både tandläkare och tandhygienister undersöker och röntgar tänder, men det är bara tandläkare som lagar tänder. Tandhygienister undersöker tänderna och gör dem extra rena. De kan till exempel ta bort tandsten. Om någon har många hål eller andra stora problem med tänderna så behövs det ibland flera besök innan tänderna är lagade. 3. Efter besöket Folktandvården hjälper dig att få hela och friska tänder, men det är du som måste sköta dina tänder varje morgon och kväll. 5
9 Hur mycket är bidraget? Tandvårdsbidraget är olika för olika åldrar. Hur mycket pengar du får beror på hur gammal du är. 300 kronor per år får du som är år. 150 kronor per år får du som är år. 300 kronor per år får du som är 75 år och äldre. Bidraget kan sparas i två år. Då får du dubbelt så mycket. Frisktandvård du vet vad det kostar Hos oss kan du få Frisktandvård. Fråga oss om det nästa gång du besöker Folktandvården. Frisktandvård är ett avtal mellan dig och oss. I avtalet står hur mycket din tandvård kommer att kosta. Undersökningar, lagningar och akuttandvård ingår i Frisktandvården. Avtalet om Frisktandvård gäller för 3 år. Du kan själv välja om du vill betala varje månad eller för hela treårsperioden direkt. Råd vad du bör tänka på Borsta tänderna noga varje morgon och varje kväll. Använd tandkräm med fluor. Spotta efteråt, men du ska inte skölja munnen med vatten. Gör rent mellan tänderna varje dag med tandtråd eller tandstickor. Låt tänderna vila från mat och dryck i 2 timmar mellan måltiderna. Drick vatten när du är törstig. Tänk på att tobak inte är bra för munnen och tänderna. 4
10 Gå på kontroll Alla har olika munnar och olika tänder. Därför är det olika hur ofta man behöver besöka Folktandvården. Du och din tandläkare bestämmer vad som är bäst för dig. Du kan be att få kallelse till Folktandvården. Då får du ett brev hem med en tid bokad för dig. Det gör att du vet att dina tänder blir kontrollerade regelbundet. Små hål i tänderna känns inte. Därför är det bra att en tandläkare får undersöka dina tänder. Gå till Folktandvården på kontroll. Vänta inte tills du har ont. Om du borstar tänderna varje morgon och kväll och kommer till Folktandvården regelbundet, så kan du spara pengar. Det är billigare att laga små hål i tänderna än stora hål. Barnens tänder Det är gratis för barn och ungdomar att gå till tandläkaren. Ungdomar börjar betala det året de fyller 20 år. Det är viktigt att gå regelbundet till tandläkaren med sitt barn. Gå första gången när barnet är 2 3 år. Börja borsta barnets tänder när de fått sin första tand. Borsta varje morgon och varje kväll med lite fluortandkräm. Barnets första tänder kallas mjölktänder. Alla barn tappar sina mjölktänder, men det är viktigt att borsta mjölktänderna. Även barnens tänder mår bra av att vila från mat och dryck. Vänta därför 2 timmar mellan måltiderna. Vad kostar det hos tandläkaren? Det kostar olika mycket för olika personer. Vi kan berätta för dig vilken behandling vi tycker att du behöver när vi har undersökt dina tänder. Då kan vi också tala om hur mycket det kommer att kosta. Tandvårdsbidrag Du som är vuxen kan få ett tandvårdsbidrag. Det betyder att Försäkringskassan betalar en del av vad det kostar när du besöker Folktandvården. Vi berättar mer om vilka bidrag du kan få nästa gång du besöker oss. 3
11 Dina tänder är viktiga Du behöver dina tänder varje dag när du äter, skrattar och pratar. Hela tänder och en frisk mun är viktigt för ett bra liv.
12 Dina tänder är viktiga. Du behöver dem varje dag.
Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg
GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...
Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1
Ku soo dhawaadda shaqada
Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information
Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!
Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii
Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada
Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.
Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad
AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay
Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro
Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha
Inledning. Hordhac. svenska. somali
1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till
När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid
2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag
Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.
Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij
Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET
Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY
SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan
BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.
INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN
LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska
LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada
Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman
Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16
Dulqaaxumo Intolerans
Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka
Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska
Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala
Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?
Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA
Somaliska. Barn älskar böcker
Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor
Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo
Somaliska - Råd och information inför implantatbehandling Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo Waa maxay qalabka ilkaha la geliyo implantat? Qalabka ilkaha la geliyo waa boolal ka sameysan
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!
Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?
Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa
Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare
Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga
Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.
Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta
Transportyrken på sju språk
Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)
Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay
IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION
IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning
Dina tänder är viktiga. Du behöver dem varje dag.
Dina tänder är viktiga. Du behöver dem varje dag. Dina tänder är viktiga Du behöver dina tänder varje dag när du äter, skrattar och pratar. Hela tänder och en frisk mun är viktigt för ett bra liv. Gå på
Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda
Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo
Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38
Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38 BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha
Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada
Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub
Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka
Sida loo dhiso jaaliyad
Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY
QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas
Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)
Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD) Tilmaame dag dag ah oo fudud oo ku saabsan cudurka sambabada ee COPD looguna tala
Goorma samaynayaa mammogramka
Goorma samaynayaa mammogramka BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la
Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub
Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Macluumaadkan waxa wada jir u soo saarey waaxda caafimaadka bulshada iyo cisbitaalka dhalmada (BB)/umusha, daryeelka carruurta iyo
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska
Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka Somaliska Hordhac Maxaa ilmahayga antibiyootig loo siin waayey? Marka ilmahaagu uu xanuunsan yahay waxaad
In shirkad. laga furto. Iswiidhen
In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u
SOMALISK a AF-SOOMAALI
OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray
Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/
sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.
sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh
Lacagta jirrada [Sjukpenning]
Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa
sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18
Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo
Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt
Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)
Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan
Senast uppdaterad: 2015-09-28 Swedish Migration Agency Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Till dig som söker asyl i Sverige Somaliska www.migrationsverket.se 1 Qofka doonaya inuu magangelyo
Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]
Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan
Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm
Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan
Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]
Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig
1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:
Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee
Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee Telefonnummer Lambarka teleefanka Fritids Dugsiga firaaqada ee Iswidhan Fritids är till för barn mellan 6och 12 år vars vårdnadshavare arbetar,
Madax xanuunka (huvudvärk).
Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax
in qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.
Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY
Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa
WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga
DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o
Tentamen på kurs SOL110, del 3 Väl godkänt = 85 % rätt 2016 01 16, skrivtid max 3 timmar Godkänt = 60 % rätt DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska 1. (4 p.) Hur många regelbundna pluraländelser
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha
Wakiilka takooridda DO
Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan
Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)
Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed
In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed Hordhac Översatt till somaliska 4 Hordhac 6 Sweeden waxaa lagu hogaamiyaa nadaam dimuqoraadi oo ah baarlamaani ah 8 Sidaan ayuu u egyahay qaabka nadaamka dimuqoraadiga
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET
Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!
Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay
Ku soo dhowow Laholm
Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa
Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano
S Bra mat för barn mellan ett och två år u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano Cuntada u wanaagsan carruurta jirta sannad ilaa labo sano (ha siin cabbitaanka bariiska laga sameeyey, eeg bogga 13) Waxaa ka
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig
Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig MAXAA DHICI DOONA HADDA? Daryeelka khasabka ah waxaa loola jeeda
Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet
Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMALISKA Elever i tidigt skede av sin läs- och skrivutveckling Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Uppgifter A Tecken, ord, meningar
Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?
Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad
Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet
Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt
Macluumaad ku socda qoyska cusub
Macluumaad ku socda qoyska cusub Översatt till: somaliska WAXAY KA KOOBAN TAHAY: Hambalyo, waxaad noqotey waalid!... 3 UMUSHA KA DIB Xanuunka ka danbeeya umusha...4 Ka soo daadanaaya...4 Dilaaca iyo go
Buugeyga caafimaadka ee gaarka
Buugeyga caafimaadka ee gaarka Översatt till Somaliska BUUGEYGA CAAFIMAADKA EE GAARKA Ka dib nooca uu sameeyey: Dr A Macfarlane, Oxford District Health Authority, England. Turjumaad iyo isku habeyn: Gisela
Folktandvården Kronoberg - en del av det lilla landstinget med de stora möjligheterna
Folktandvården Kronoberg - en del av det lilla landstinget med de stora möjligheterna Innehållsförteckning 1 2 3 4 5 6 8 9 10 12 Vår verksamhetsidé och vision Med patienten i fokus Hur ofta ska man besöka
Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn
Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,
Göra rent. Borsta tänderna med fluortandkräm morgon och kväll.
Efter stroke Vid sjukdom är det lätt att även drabbas av problem med tänderna. Dessutom kan sjukdomstillståndet innebära minskade inkomster och ökade utgifter varvid ekonomin försämras. Vilken hjälp finns
-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga
Wakaaladda dawooyinka 2012-10-15 XAASHIDA MACLUUMADKA DAWADA: WARBIXIN KU SOCOTA ISTICMAALAHA NuvaRing, 0,120 mg/0,015 mg 24kii saacadoodba, siil-gelis etonogestrel/etinylestradiol Si taxadir leh u akhri
SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.
SOL110 Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik. Grammatisk terminologi Inom varje yrkesområde behöver man ett specialordförråd För att
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah
Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah LACAGTAADA EEG! S V E R I G E S R I K S B A N K 1-karoon 2-karoon 5-karoon 10-karoon Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo
Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018
/1/ Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018 /2/ Anaga waxaa rajeyneynaa inaa adiga kugu martiqaadi karno dalxiis xilliga xagaaga oo leh farxad, raaxo iyo xiiso. Buuggyarahaan waxaa ku yaala tiro
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Uppgifter B Textpaket Litteracitet
Kartläggningsmaterial för nyanlända elever Uppgifter Textpaket Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMLISK Elever som läser och skriver Kartläggningsmaterial för nyanlända elever Litteracitet Uppgifter Textpaket Innehåll
Äldre tänder behöver mer omsorg
Äldre tänder behöver mer omsorg Förbättra bevara fördröja lindra Att hjälpa människor, i olika livsskeden, till god munhälsa ligger Folktandvården varmt om hjärtat. Därför kan också den som nått en mer