Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Dulqaaxumo Intolerans

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sida loo dhiso jaaliyad

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Transportyrken på sju språk

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Somaliska. Barn älskar böcker

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Wakiilka takooridda DO

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Ku soo dhowow Laholm

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Hagidda kala soocidda

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Goorma samaynayaa mammogramka

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

DIVA Liquid Shanazi. Wixii macluumaad dheeraad ah la xidhiidh Victoria Almroth Emma Nilsson Hoshi Kafashi

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Uppgifter B Textpaket Litteracitet

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

Transkript:

WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan yihiin in ay aqoontaada ogaadaan si ay kuu hagaan, haddii oggolaasho joogitaan Norway lagaa siiyo. SOMALI

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa luuqadaha aad taqaanno waxbarashadaadi khibraddaada shaqo firfircoonida aad qaban jirtay waxyaalaha aad xiisayso waxyaalaha aad doonayso in aad barato ama ka shaqayso Xataa haddii aadan iskool soo dhigan ama aadan soo shaqayn, haddana waa muhiim in aad is diiwaangeliso. Dadka ku hagaya waa in ay ogaadaan waxa aad taqaanno iyo waxa aad jeceshahay si ay kaaga caawiyaan sidii aad u samaysan lahayd qorshe waxbarasho iyo mid shaqo. Faa iidada ay leedahay in lays diiwaan geliyo Deeq wanaagsan oo waxbarasho Warbixinta aad diiwaangeliso waxaa loo isticmaalayaa sidii laguu siin lahaa deeqda waxbarasho ee ugu wanaagsan. Haddii aad horay wax u soo baratay, waxaad codsan kartaa in waxbarashadaadii la aqoonsado si aad Norway ugu isticmaasho. Hagis wanaagsan oo la xiriirta shaqada iyo firfircooniyada Norway ka jira Warbixinta khibraddaada shaqo, firfircoonida aad soo qabatay iyo waxa aad jeceshahay in aad qabato, waxay muhiim u yihiin dadka kaala talinaya shaqada iyo firfircoonida Norway. Waxay warbixinta u isticmaali karaan sidii ay hagista u waafajin lahaayeen baahidaada.

Xuquuqda soo socota ayaad leedahay Waxaad xaq u leedahay in aad aragto macluumaadka la diiwaangeliyo. Waxaad dalban kartaa in la saxo wixii khalad ah ee macluumaadka ku jira adiga oo la xiriiraya Agaasinka is-dhexgalka- iyo kala-duwanaanta (IMDI), kalana xiriiraya ciwaanka elegtaroonigga ah: post@imdi.no. Macluumaadka lala wadaagi maayo dad aan ahayn kuwa kaala talinaya waxbarashada iyo shaqada. Macluumaadka looma isticmaali doono ka-baaraandegga codsigaaga magangelyada. Sidaan ayaad u diiwaangelinaysaa aqoontaada Si aad isu diiwaangeliso waxaad u baahan tahay lambarkaaga DUF iyo lambar/xarfo sir ah. Lambarka/xarfaha sirta ah waxaa ku siinaya qof ka shaqeeya xerada aad ku jirto. Waxaad sidoo kale u baahan tahay telefoon gacan oo casri ah ama kombiyuutar yar ama mid weyn oo internetka ku xiran. Xerada la xiriir haddii aadan haysan telefoon casri ah ama kombiyuutar yar ama mid weyn oo aad isku diiwaangeliso. Qiyaastii 30 daqiiqo ayay qaadanaysaa in aad is diiwaangeliso. 1. Gelidda Gal bogga internetka ee cv.imdinett.no Dooro luuqadda aad doonayso in aad u ku jawaabto.

Waxaa lagu siin doonaa warbixinta diiwaangelinta. Markaad warbixinta akhrisato ayaad waxaad riixaysaa «Sii gudub». Qor lambarkaaga DUF iyo lambarka/xarfaha sirta ah ee lagu siiyay, kaddibna riix «Furo oo gal foomka». Kaddib markaad furato oo gasho waxaad arki doontaa caddayn oggolaasho. Caddaynta oggolaashadu waxay sharraxaysaa sida macluumaadka loo isticmaalayo, cidda arki karta iyo xaquuqda aad leedahay marka la eego beddelidda iyo tirtiradda macluumaadka. Waa in aad shuruudaha aqbashaa si aad isu diiwaangeliso. Haddii aad oggoshahay riix batoonka cagaaran.

2. Sidan ayay diiwaangelintu u eg tahay Diiwaangelintu waxay u qaybsan tahay toddoba qaybood: Qaar badan oo doorashooyinka jawaabaha ka mid ah ayaa ah kuwa guud. Su aalaha qaar, sida tusaale ahaan su aasha ku saabsan waxbarashada iyo shaqada, ayaa waxaa sidaas darteed laga yaabaa in aadan helin doorasho jawaab oo si sax ah ugu habboon adiga iyo khibraddaada. Dooro jawaabaha kuwooda kuugu habboon. 3. Sidan ayaad su aalaha uga jawaabaysaa Su aalo kala duwan ayaa diiwaangelinta ku jira. Meelaha qaarkood hal jawaab ayaad dooran kartaa, meela kalena dhawr jawaabood ayaad dooran kartaa: Doorashooyinka jawaabaha ee koobaabinta leh hal jawaab ayaad dooran kartaa.

Doorashooyinka jawaabaha ee afargeeska leh dhawr jawaab ayaad dooran kartaa. Doorashooyinka jawaabaha ee santuuqyada cadcad leh waa in aad fallaarta riixdaa si uu kuugu soo baxo liiska jawaabaha la kala dooranayo. Fallaaraha riix si aad u aragto jawaabaha la kala dooranayo oo dhan. Waxaad jawaabta dooranaysaa adiga oo riixaya. Marka aad su aal ka jawaabto su aasha xigta si otomaatig ah ayay u soo baxaysaa. Su aalaha ku sii xigana way kala duwanaan karaan iyada oo ku xiran jawaabahaaga.

Calaamaddan waxay sheegaysaa in aadan su aasha weli ka jawaabin. Calaamaddan waxay sheegaysaa in aad isku dayday in aad gudubto adiga oo aan su aasha ka jawaabin. Calaammadan waxay sheegaysaa in aad su aasha ka jawaabtay. Marka aad ka jawaabto su aalaha qayb dhan waxaad isticmaalaysaa batoonka «Sii gudub» si aad u furto qaybta taas xigta. Marka aad ka gudubto si otomaatig ah ayaa loo xaraynayaa macluumaadka aad ilaa iyo markaas diiwaangelisay. 4. Eeg diiwaangelinta oo luuqad kale ku qoran Waxaad arki kartaa diiwaangelintii oo la turjumay. Turjumidda waxaad ku arkaysaa dhinaca su aalaha iyo jawaabahaaga. Riix «Translate form» si aad u dooratid luuqadda aad doonaysid in aad u turjunto. Riix «Hide translation» si aad turjumidda u qarisid. Turjumiddu ma shaqaynayso haddii aad telefoonka gacanta iska diiwaangeliso, waxay ku shaqaysaa oo keliya kombiyuutarrada iyo kombiyuutarrada yaryar ee gacanta lagu qaato. 5. Hakinta diiwaangelinta Diiwaangelinta hakin waad gelin kartaa, laakiin haddii aad ka baxdo waa in lambar/xarfo sir ah oo cusub lagu siiyaa marka aad diiwaangelinta ku noqoto oo sii wadayso.

6. Soo koobid Marka aad su aalaha ka wada jawaabto waxaa lagu tusayaa jawaabahaagii oo idil. Haddii aad doonayso in aad wax ka beddesho, waxaad riixaysaa batoonka «Sixitaan ku samee». 7. Diiwaangelinta dhammee Riix «Diiwaangelinta dhammee» markaad diiwaangelinta dhammayso. Diiwaangelintu dhammaan mayso adiga oo aan batoonkan taaban. 8. Waxyaalaha aad beddesho markaad diiwaangelinta dhammaysto kaddib Haddii aad doonayso in aad wax beddesho markaad diiwaangelinta dhammayso kaddib, waa in aad foomka mar kale buuxisaa. cv.imdinett.no