Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.
|
|
- Gunnel Lund
- för 7 år sedan
- Visningar:
Transkript
1 Hage-haaga bangiga internetka Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.
2 Ku soo dhawoow bangiga internetka! Halkani way furantahay mar kasta si aad u samaysan karto danahaaga bangi markii kugu habboon. Waxa keli ah ee aad u baahantahay waa kombiyuutar internet leh iyo warbixintaada gaarka ah ee gelitaanka. Bangiga internetku wuxu ku jiraa derbiga xannibaadda ee bangiga- waa nadaamkayaga nabadgelyo ee dhijitaalka ah. Warbixin kasta oo kombiyuutarkaaga gasha ama ka timaadda waa la qurbayaa si aanay u helin cid aan shaqo ku lahayni. Hagitaankan waxad ka akhrin kartaa sida aad u gelayso bangiga internetka, sida aad u bixinayso biilasha iyo sida aad lacag u wareejinayso. Sidoo kale waxad tilmaamo ka heli adeegyo kale oo fiicfiican, laakiin waxa kasta oo aad ku samayn kartid bangiga internetka laguma sheegi karo qoraalkan. Qaado wakhti aad iskaa ugu baarto fursadaha. Waad ka faa iidi doontaa. Nuxurka Booqo bangiga internetka... bogga 3 Biilasha bixi... bogga 5 Lacag wareejin... bogga 7 Yara samee sida aad rabto... bogga 9 Adeegyo badan oo fiicfiican... bogga 10 Halkan waxa ka jirta caawimo la helayo... bogga 12
3 Booqo bangiga internetka Sidan samee Si aad u gasho bangiga internetka waa in aad aqoonsigaaga caddayso adiga oo isticmaalaya mishiinkaaga ammaanka, BankID-ga kaarka ah, BankID-ga moobilka ama lambar sir ah oo shakhsi ah. Gal ciwaanka swedbank.se. sii guji Logga in oo ku taal dhinaca midig ee ugu korraysa. Ku gal mashiinka ammaanka 1 Qor lambarkaaga shakhsiga ah oo ka dhex dooro Säkerhetsdosa liiska ay ku taallo kugal. Guji Fortsätt. 2 Ku daar mashiinka ammaanka badhanka fallaarta leh. Ku qor lambarkaaga khaaska ah. 3 Daaqadda waxa ka soo muuqanaya qoraalka ah APPLI. Guj lambarka 1. 4 Hadda daaqadda waxa ka soo muuqa naya lambar mar keli ah la adeegsan karo oo aad ku qorayso goobta bannaan ee bangiga internetka loogu talogalay lambarada mar keliyaalaha ah. Guji Fortsätt. Kugal BankID-ga kaarka Qor lambarkaaga shakhsiga ah oo BankID-ga ka dhex dooro liiska ay ku taallo kugal. Guji Fortsätt. Kaarkaaga dhexgeli mashiinka kaararka akhriya. Ku qor lambarkaaga shakhsiga ah afargeesta oo dooro doorashada ah BankID-ga kaarka. Guji Fortsätt oo tixraac tilmaamaha. Kugal lambar shakhsi ah Haddii aad fiirinayso uun waxa kuugu jira ama koontooyinka aad ku leedahay Swedbank aad ku kala wareejinayso lacag, waxa aad ku geli kartaa lambarkaaga shakhsiga ah(waa lix xaraf). Markaa waxa aad dooranaysaa Personlig kod halkii aad ka dooran lahayd Logga in med. Waxa aad ka dalbanaysaa lambar khaas ah bogga hore ee Tillval/Beställ personlig kod dhexdiiisa. 3
4 1 Kugal mashiinka ammaanka Waxa jira noocyo badan oo ka mid ah mashiinada ammaanka. Dhammaantood waxa ay ku leeyihiin badhan fallaar leh xagga ugu hoosaysa ee midig. 5 Maskaxda ku hay in mashiinka ammaanka iyo BankID-ga kaarka, ay yihiin dokument aqoonsi. Ku xafido meel aad u amaan ah. 4
5 Biilasha bixi - sidan samee 1 Gal Betala/Överföra. Dooro Bg/Pg-betalningar. Buuxi warbixinta gelaysa Från hoosteeda. Marka koowaad ee aad lacag u shubayso cid cusub, waxad lambarka bank iyo plusgiro ku buuxinaysaa Lägg till ny mottagare hoosteeda. Markaa ka dib ku buuxbuuxi warbixinaha lacagbixinta, xaddiga lacagta, taariikhda ugu dambaysa ee bixinta iyo lambarka OCR ama farriin. 2 Guji Lägg till. Ku ansixi lacag qaataha cusub iyo bixintaba, mashiinka ammaanka Ku ansixi BankID-ga kaarka, lacag-qaataha cusub iyo lacag-bixinta. 3 Ka daar mashiinka ammaanka badhanka fallaarta leh. Ku qor lambarkaaga sirta ah. Hadda waxa daaqadda kaaga muuqanaya qoraalka ah APPLI. Taabo lambar 2. 4 Ku garaac mashiinkaaga lambarada ku yaal bangiga internetka ee ku hoos qoran ciwaanka Kontrollnummer. 5 Waxad hadda ka helaysaa jawaabta mashiinka lambarro aad ku qorayso bangiga internetka, afargeesta ciwaankeedu yahay Svarskod dhexdeeda. Guji Godkänn. 6 Lacagbixintu waxay hadda gelaysaa liiska bixinta. Si aad u ansixiso lacagbixi naha ku jira liiska, waxad gujinaysaa Till godkänna, waxanad ku soo celinay saa qodobada 3-5 ee kor ku xusan. Kaarkaaga dhex geli mashiinka kaararka akhriya Tixraac tilmaamaha ka muuqda muraayadda Lacagbixintu waxay hadda gelaysaa liiska bixinta. Si aad u ansixiso bixinaha ku yaal liiska, waxad gujisaa Till godkänna kuna soo celi qodobada kor ku xusan Lacag-qaateyaasha aad qortaa, waxay u kaydsamayaan si otomaatig ah ayaga oo u taxan sida xarfuhu u kala horreeyaan, si aad uga baaqsato buuxbuuxinta warbixinta markasta oo aad lacag bixinayso. Ku saabsan taariikhda ugu dambaysa ee bixinta Haddii aanad sheegin taariikhda ugu dambaysa ee bixinta, waxay bixintu fulaysaa isla maalintaas, waa haddii aad ansixiso bixinta wixi ka horreeya saacadda Haddii kale bixintu waxay fulaysaa maalinta xigta ee bangiyadu shaqaynayaan. Haddii aad sheegto taariikhda ugu dambaysa ee bixinta, waxa la shubayaa biilasha taariikhdaas aad sheegtay. Lacagta waxa laga jarayaa koontadaada maalin ka hor taariikhda ugu dambaysa bixinta. Haddii taariikhda ugu dambaysa bixintu tahay maalin fasax ah, wuxu lacag qaatuhu helayaa lacagta maalinta shaqo ee ka horraysa maalinta fasaxa ah. 5
6 1 2 Ku ansixi mashiinka ammaanka, lacag-qaate cusub iyo lacagbixinta Ma rabtaa ilaalin atomaatig ah? Ciwaanka ah Egna inställningar ee ku yaal bogga hore gudihiisa waxad ka ballansan kartaa ilaalinta warbixin gaar ah sida tusaale ahaan biilasha elegtaroonigga ah iyo lacag-bixinaha la diiday- lacagbixinaha sabab uun u soo noqday. Waxad dooranaysaa in lagugu soo wargeliyo sms ama . 6 Caado ka dhigo in aad lacag bixinahaaga marka ay yimaaddaanba bangiga internetka ku geliso maalinta ay dhacayaan. Markaa dhammaan biilashaada waxa lagu bixinayaa wakhtigooda. 6
7 Lacag wareejin Sidan samee 1 Gal Betala/Överföra. Ka dhex dooro ciwaanka aad rabto Överföringar. Ku buuxi warbixinaha hoos gelaya Från. Marka koowaad ee aad lacag wareejin u samaynayso cid cusub, waxad ku buuxinaysaa ciwaanka Lägg till ny mottagare hoostiisa, lambarka ka horreeya koontada, lambarka koontada iyo magaca. Dabadeed ku qor lacagta taariikhda wareejinta iyo wixii farriin aad raacinayso. 2 Guji Lägg till. Ku ansixi lacag qaataha cusub iyo wareejintaba, mashiinka ammaanka 3 Ka daar mashiinka ammaanka badhanka fallaarta leh. Ku qor lambarkaaga sirta ah. Hadda waxa daaqadda kaaga muuqanaya qoraalka ah APPLI. Taabo lambar 2. 4 Ku garaac mashiinkaaga lambarrada ku yaal bangiga internetka ee ku hoos qoran ciwaanka Kontrollnummer. 5 Waxad hadda ka helaysaa jawaabta mashiinka lambarro aad ku qorayso bangiga internetka, afargeesta ciwaankeedu yahay Svarskod dhex deeda. Guji Godkänn. 6 Lacag qaataha iyo wareejintu waxay hadda gelayaan liiska lacag wareejinta. Si aad u ansixiso lacag wareejimaha, waxad gujinaysaa Till godkänna, waxa nad ku soo celinaysaa qodobada 3-5 ee kor ku xusan. Ku anxsixi, lacag-qaataha cusub iyo lacag-wareejinta BankID-ga kaarka Kaarkaaga dhex geli mashiinka kaararka akhriya Tixraac tilmaamaha ka muuqda muraayadda Lacag qaataha iyo lacag wareejintu waxay hadda gelaysaa liiska wareejinta. Si aad u ansixiso lacag wareejimaha ku yaal liiska, waxad gujisaa Till godkänna kuna soo celi qodobada kor ku xusan Lacag-qaateyaasha aad qortaa, waxay u kaydsamayaan si otomaatig ah ayaga oo u taxan sida xarfuhu u kala horreeyaan, si aad uga baaqsato buuxbuuxinta warbixinta markasta oo aad lacag wareejinayso. Ku saabsan taariikhda wareejinta Wareejinta loo sameeyo koonto ka tirsan Swedbank ama sparbank-yada, waxay markiiba gaaraysaa koontadii lagu shubay. Haddii aanad sheegin taariikh, waxay lacagtu ku jirtaa koontada loo wareejiyey isla maalintaas haddii aanay maalin fasaxa ahayn, oo aad wareejinta samayso ka hor saacadda Haddii kale waxay lacagtu diyaar tahay maalinta shaqo ee ku xigta fasaxa. 7
8 1 2 Ku ansixi mashiinka ammaanka, lacag-qaate cusub iyo lacagbixinta Warbixinta ku saabsan lacag wareejimaha iyo lacag bixinuhu waxay ku jirayaan bangiga internetka 18 bilood. Warbixinaha wax hagaajinta iyo lacag kala bixidda koontadaadu waxay ku jirayaan 13 bilood. 8
9 Yara samee sida aad rabto Ciwaanka Egna inställningar dhexdiisa oo aad ka helayso bogga hore, waxad ku samayn kartaa in aad ka dhigto bangiga internetka sida aad rabto. Waxad samayn kartaa: In aad qaabka qoraalka iyo ciwaanada ka dhigto sida aad la rabto. Buuxbuuxi warbixinta xiriirkaaga hal mar. Warbixinaha dib ayaa laguugu soo dirayaa si otomaatig ah marka foomam cusub la buuxbuuxinayo. Dooro, haddii aad rabto in aad la socoto bandhigyada iyo warbixinaha ku saabsan adeegyada iyo dhacdooyinka kala duwan. Dooro in aad kula socoto tusaale ahaan biilasha elegtaroonigga ah, ahaan sma. Soo dhig bogagga aad badiyaa isticmaasho xagga hore si dhakhso loogu heli karo. Ma lacag bixino badan u samaysaa lacag qaate keli ah? Gal ciwaanka Betala/Överföra, Kontohändelser, Historiska kontohändelser oo guji lacag qaataha aad rabto. Guji Kopiera si aad u samayso lacag bixin cusub oo taas la mid ah. Fiiri in aad kontoroosho lambarka Bg/ Pg iyo lambarka OCR bal in ay is waafaqayaan lacag bixinta cusub. 9
10 Adeegyo badan oo fiicfiican Bogga hore, qaybta Beställ tjänster dhexdeeda waxa ku jira adeegto badan oo la isticmaali karo oo aad si sahlan wax uga ballansan karto. Halkan waxanu si kooban ugaga warramaynaa qaarkood. 1 Elektronisk faktura/e-faktura. Shirkado badani waxay soo bandhigaan in ay biilashooda toos ugu soo diraan bangigaaga internetka elegtarooni ahaan. Waa caado fudud oo wanaagsan oo weliba yaraynaysa culayska bay ada. Dooro Anmäl elektronisk faktura oo tixraac tilmaamaha muraayadda. 2 Hitta dina kontovillkor. Gal ciwaanka Ekonomisk översikt oo ku yaal bogga hore. Halkaas waxa aad ka helaysaa Konton och lån översikt. Guji koontada aad rabto oo dooro Kontovillkor. Dhanka kale haddii aad doorato Byt kontonamn, waxa aad u bixin kartaa koontada magacii aad doonto. 3 Elektroniskt lönebesked. Ciwaanka Övriga tjänster dhexdiisa waxad ka helaysaa Anmäl elektroniskt lönebesked. Gal halkaas oo fiiri in aad ka faa iidaysan karto fursadda ah in aad ku hesho wargelinta mushaharkaaga elektarooni ahaan, wixii hadda ka dambeeya. 4 e-sparkonto. Furo koonto-kayd oo elektarooni ah. Waa bilaash, waanay ku siinaysaa dulsaar ka fiican ka koontada caadiga ah ee barayfadka ah. Waxa aad koontada kaydka ee elegtaroonigga ah udhigi kartaa oo ugala bixi kartaa lacag sidii aad doonto adiga oo aan wax qarash ah bixin. Gal Spara/Placera, Öppna nytt sparkonto oo dooro e-sparkonto. 5 Kaar elegtarooni ah, Verified by Visa iyo MasterCard Secure Code waa saddex hab oo am maanka lagu xoojiyo marka aad ka adeeganayso internetka. Si aad ugu isticmaali karto kaa rarkaaga internet wax ku bixinta, waa in aad ku xiranto Kaar elegtarooni ah, Verified by Visa ama Master Card Secure Code midkood. Waxa aad adeegyadaas ka helaysaa cinwaaka Kort dhexdiisa. Sii raac tilmaamaha.. 6 Aqoonsiga bangiga. Ciwaanka Övriga tjänster dhexdiisa waxad ka helaysaa Beställ BankID. BankID-ga waxad tusaale ahaan internetka ku gudbin kartaa warbixintaada dhaqaalaha iyo haddii aad ilmo jirran hayso, internetka ayaad toos isugu sheegi kartaa. Si aad u ballansato oo aad u isticmaasho BankID, waxad u baahantahay marka hore in aad kombiyuutarkaaga ku soo dejiso barnaamijka ammaanka BankID-ga. Marka aad lacag qaate cusub gelinayso, waxa aad samayn kartaa in aad lacag bixintaas calaamadiso adiga oo dooranaya mid ka mid ah doorashooyinka ku hoos jira ciwaanka Kategori. Dabadeed waxa aad baari kartaa qayb kasta, waxanad sawir ka qaadan kartaa lacagta aad gelisay kaalin kasta. 10
11 Dalbo adeegyo
12 Halkan waxa ka jirta caawimo la helayo Wac adeegga macaamiisha bangiga internetka, haddii aad rabto in aad caawimo ka hesho adeegyada bangiga internetka. Adeegga macaamiisha waxad kala hadli kartaa maalin kasta, saacadahan Su aal u dir adeegga macaamiisha bangiga internetka- gal bogga hore iyo Kontakta oss. Waxad jawaab ku helaysaa 24 saac. Ma rabtaa in aad dheeraad ka ogaato bogga aad markaa ku dhexjirto- guji badhanka Hjälp ee safka ciwaanada ugu sarreeya xagga midig kaga yaal. Adeegyada bangiga internetka si tijaabo ah uga daaro bandhigayaga ku jira swedbank.se. DEMO Haddii aad qabto su aalo ku saabsan dhaqaalahaaga ku soo dhawoow in aad wacdo bangiga telefoonka ee ah , maalinkasta, saacadahan bangiga telefoonku waa bilaash. Kaga xiran ciwaanka Tillval ee bangiga internetka. Adigu u magac bixi koontadaada. Waxad koontooyinkaaga u samayn kartaa magacyo kuu gaar ah si ay u fududaato kala garashada koontooyinku. Gal Ekonomisk översikt, Konton och lån översikt. 12
13 Ma rabtaa in aad ogaato wax dheeraad ah? La xiriir xafiiska kuugu dhow ee uu leeyahay Swedbank ama Sparbank. Sidoo kale waxad naga soo booqan kartaa ciwaanka ah, swedbank.se U fiirso in sparkank-yada qaarkood ay lahaan karaan ciwaanno internet oo aan ahayn kuwa halkan ku xusan. Kala xiriir bangigaaga warbixin dheeraad ah.
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Läs merKu soo dhawaadda shaqada
Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information
Läs merKulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg
GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo
Läs merSomaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada
Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -
Läs merKu soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...
Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1
Läs merShuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad
AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una
Läs merMiyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta
Läs merDiiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa
WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan
Läs merVill du veta mer? Kontakta närmaste Sparbanks- eller Swedbankkontor. Du kan även besöka oss på www.sparbankenenkoping.se.
Vill du veta mer? Kontakta närmaste Sparbanks- eller Swedbankkontor. Du kan även besöka oss på www.sparbankenenkoping.se. Behöver du hjälp? Ring internetbankens kundtjänst på 0771-97 75 12, alla dagar
Läs merwww.sparbankennord.se. 0771-23 00 23
www.sparbankennord.se. 0771-23 00 23 Din guide till internetbanken Välkommen in. Här är det öppet jämt. www.sparbankennord.se Välkommen till internetbanken! Här är det öppet jämt så att du kan göra dina
Läs merKaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada
Läs merNär du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid
2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet
Läs merNidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda
Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo
Läs merQorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)
Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala
Läs merInledning. Hordhac. svenska. somali
1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till
Läs merIT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION
IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning
Läs merQofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY
SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan
Läs merKu soo dhawaada Degmada Vingåker!
Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii
Läs merKu soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?
Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa
Läs merDulqaaxumo Intolerans
Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka
Läs merQoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta
Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay
Läs merKu soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012
Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.
Läs merTransportyrken på sju språk
Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and
Läs merBARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.
INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN
Läs merSverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.
Läs merDammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]
Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan
Läs merLacagta jirrada [Sjukpenning]
Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa
Läs merSverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.
Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan
Läs merQofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]
Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig
Läs merKaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]
Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada
Läs merHaddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale
Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!
Läs merVälkommen in. Här är det öppet jämt.
Din guide till internetbanken Välkommen in. Här är det öppet jämt. Du kan även besöka oss på swedbank.se/digitalt. Där hittar du fler digitala tjänster och mer info om internetbanken. Observera att vissa
Läs merGunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij
Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka
Läs merVeckonytt Hagagymnasiet Vecka
Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag
Läs merWarbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka
Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA
Läs mersannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18
Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa
Läs merWaxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)
Läs merLIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska
LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada
Läs mer-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga
Wakaaladda dawooyinka 2012-10-15 XAASHIDA MACLUUMADKA DAWADA: WARBIXIN KU SOCOTA ISTICMAALAHA NuvaRing, 0,120 mg/0,015 mg 24kii saacadoodba, siil-gelis etonogestrel/etinylestradiol Si taxadir leh u akhri
Läs merAmaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska
Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha
Läs merMa ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?
Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha
Läs merTVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET
Läs merDugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman
Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16
Läs mersundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.
sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh
Läs merIn shirkad. laga furto. Iswiidhen
In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto
Läs merVÄL Vänersborgs kommuns lärplattform
VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen,
Läs merProvnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt
Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)
Läs merWarbixinta ka qaybqaatayaasha
Warbixinta ka qaybqaatayaasha 2 Maxaad uga qaybqaadanaysaa hawl/shaqo ka socota Qaybta suuqa shaqada, AME Himiladu waa in aad ku dhawaato suuqa shaqada oo aad kordhiso fursadahaaga aad shaqo ku helayso
Läs merKu soo-dhowoow Xafiiska Shaqada
Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u
Läs merSida loo dhiso jaaliyad
Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu
Läs merSomaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare
Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga
Läs merSomaliska. Barn älskar böcker
Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor
Läs merSweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah
Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah LACAGTAADA EEG! S V E R I G E S R I K S B A N K 1-karoon 2-karoon 5-karoon 10-karoon Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo
Läs merMa ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?
Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad
Läs merTababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro
Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha
Läs merGunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub
Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka
Läs merMjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya
Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya Waxad heshay qoraalkan yar, sababtoo waad nuujinaysaa, waxanad u baahantahay in aad iska ilaaliso barootiinka
Läs merXaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Läs merÖversatt av Sahro Aden Dulle
Översatt av Sahro Aden Dulle 2004 SVENSKA Somaliska EXEMPEL DIAGRAM Jaantuus 4:e kvart 3% :a kvart 3% Cirkeldiagram Wareega jiheejaha 2:a kvart 7% 3:e kvart 57% 00 80 Linjediagram Xariiqda jaantuska 60
Läs merXaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Läs merWakiilka takooridda DO
Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan
Läs merKu soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!
Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay
Läs merHagidda kala soocidda
Somaliska Hagidda kala soocidda Warbixin ku socota qoysaska oo ku saabsan sida loo maareyo qashinka iyo kala soocidiisa. Poseidonka cagaaran Yoolkeenu waan inaan sida ugu macquulsan ugu jilcino dadka guryaha
Läs merQofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan
Senast uppdaterad: 2015-09-28 Swedish Migration Agency Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Till dig som söker asyl i Sverige Somaliska www.migrationsverket.se 1 Qofka doonaya inuu magangelyo
Läs merInaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm
Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan
Läs merXaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Läs merSu aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)
Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso
Läs merOo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn
Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano
Läs merKHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG
KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY
Läs merWaxanu ku hadalnaa luqado badan
Våra medarbetare pratar över 40 språk. Många har själva gjort den resan du gör nu. Waxanu ku hadalnaa luqado badan Qaar badan oo ka mid ah shaqaalahayaga, waxay qudhoodu ka yimaaddeen waddamo kale, waxaanay
Läs merXaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Läs merWadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.
Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha
Läs merQuseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska
Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,
Läs mer1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:
Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta
Läs merHabkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe
Sida: 1 av 5 Somaliska Så här fyller du i i blanketten Månadsredovisning för etableringsersättning - Arbetsökande Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada
Läs merDEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o
Tentamen på kurs SOL110, del 3 Väl godkänt = 85 % rätt 2016 01 16, skrivtid max 3 timmar Godkänt = 60 % rätt DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska 1. (4 p.) Hur många regelbundna pluraländelser
Läs merTVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla
TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET
Läs merXaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Läs merSmå barns mat - goda matvanor tidigt i livet
Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt
Läs merXiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub
Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Macluumaadkan waxa wada jir u soo saarey waaxda caafimaadka bulshada iyo cisbitaalka dhalmada (BB)/umusha, daryeelka carruurta iyo
Läs merXaqiiji awood xirfadeedkaaga
Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka
Läs merCaymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA
Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DAYREELKA CAAFIMAADKA Haddii dhaawac kaa soo gaadho daryeelka caafimaadka
Läs merSomaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38
Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38 BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha
Läs merKu soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo
Läs merSu aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii
Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta
Läs merWarbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan
Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare
Läs merSOMALISK a AF-SOOMAALI
OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga
Läs merFasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018
/1/ Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018 /2/ Anaga waxaa rajeyneynaa inaa adiga kugu martiqaadi karno dalxiis xilliga xagaaga oo leh farxad, raaxo iyo xiiso. Buuggyarahaan waxaa ku yaala tiro
Läs merCaafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan
Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan Tusmada qoraalka Hordhac 4 Iimaanka iyo cuntada 6 Maxaad ku gaadhi kartaa soomitaanka? 8 Isbeddellada ku dhaca jidhka soonka dhexdiisa
Läs merWarbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga
För- och grundskoleförvaltningen Version: 2008-01-09 Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga Hawlwadeneyada dugsiga Agaasimaha dugsiga (Rektor) Agaasimaha waa xilhaayeha dugsiga
Läs merVälkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!
Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha
Läs mersomaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno
somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas
Läs merQAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås
QAWAANIINTA dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås Qofkee heli kara boos Waalidka haysta caruur laga bilaabo da da 1 sano ilaa iyo fasalka 6, waxay codsan karaan
Läs merWaalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta
Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la
Läs merMadax xanuunka (huvudvärk).
Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax
Läs merDugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA
Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga
Läs merGoorma samaynayaa mammogramka
Goorma samaynayaa mammogramka BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga
Läs merWarbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray
Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray (Samhällsinformation för nyanlända i Östergötland) Somaliska 1 1. Hab-dhiska siyaasadda
Läs merSonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.
Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta
Läs merin qof ilkaha. Västmanlandd qoran 021-17 53 30. xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.
Warbixin ku saabsan fursada xulashada daryeelka hagaajinta ilkaha ee Gobolka Västmanlandd Adiga oo xulan doono qofka kuu dhaqaaqi doono daryee elka hagaajinta ilkahaaga Sidee baa loo kala xulan karaa?
Läs mer