Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Relevanta dokument
Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhawaadda shaqada

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Inledning. Hordhac. svenska. somali

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sida loo dhiso jaaliyad

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Dulqaaxumo Intolerans

Transportyrken på sju språk

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Somaliska. Barn älskar böcker

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Hagidda kala soocidda

Ku soo dhowow Laholm

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Wakiilka takooridda DO

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Madax xanuunka (huvudvärk).

Macluumaad ku socda qoyska cusub

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Transkript:

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Tusmada buugga Degmada Tingsryd Guddiga talobixinta muwaadiniinta Meelaha lagu kulmo Waxbarashada iyo daryeelka Dhaqaalaha Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Degaanshaha Ururada Iyo Waxqabadka Hay adaha Wacantahay in la ogaado Xidhiidh s. 1 s. 1 s. 2 s. 3 s. 4 s. 5 s. 6 s. 7 s. 8-9 s. 10 s. 11-12

Degmada Tingsryd (Tingsryds kommun) Ku saabsan degmada (Om vår kommun) Dagmada Tingsryds waa dagmo nool oo soo jiidasho iyo casri ah kuna dhex tala gobolka ah koritaan xoogleh. Halkan waxa ku hawlan muwaadiniinta, warshadaha firfircoon, bulsho hodan ah iyo u dhowaanshaha kulan ee aadanaha. Saddex meelood meel dagmada Tingsryd dadku waxaay ku nool yihin baaddiyaha. Todobada tuulooyin oo dhan waa Konga, Linneryd, Ryd, Rävemåla, Tingsryd, Urshult iyo Väckelsång oo leh adeegyada aasaasiga ah Iskuulki, Dukamadi iyo daryeelka caruurta iyo daryeelka dadka waaweyn. Degmadu waxaa lagu gartaa beerha yar yar iyo in ka badan 200 harooyin. Sacad gudeheed dagmada Tingsryd waxaa dagan in ku dhawaana yaha 300 000 oo qof iyo labo saacna waxaa u jira Malmö/Kobenhegen. Agagaarka waxaa ku yaal jamacada Linneuniversitet oo Växjö iyo jamacad Blekinge tekniksa högskola oo ku taal Karlskrona iyo karlshamn. Guddiga talobixinta muwaadiniinta (Medborgarkontoret) Ma qabtaa wax su'aalo ah oo ku saabsan iskuulada, hoyga ama ma u baahan tahay in lagaa caawiyo buuxinta foomamka? Waan kaa caawin! Guddiga talobixinta muwaadiniinta oo dagmada Tingsryd (Torggatan 12) wax walbo waa lagaa cawinkara iyo hadaa talo rabtid. Fadlan soo wac 0477 441 00 Guddiga talobixinta muwaadiniinta wakhtiyada soo waci kartid waa Isiniin 08.00-18.00 Talaado-jamce 08.00-16.30 Xiliga qadada malinkasta waa furanyahay. 1

Degmada Tingsryd (Tingsryds kommun) Meelaha lagu kulmo (Träffpunkter) Dagmada Tingsryd Waxeey leedaha meelo kala duwan oo lagu kulmo ujeedadooduna ee tahay in la abuuro fursado Dadka jinsiyeedaha kala duwan iyo dhaqanka kala duwan si ay uwada kulmaan waxna kala faa ii deystan. Maxaa tahay meelaha lagu kulmo? Melaha lugu kulmo weey u furan tahay dadko oo dhan. Wax macno ah maleh hadaa tahay soo galooti ku cusub, iswiidhan, waayeel, dhalinyaro ama muhaajiriinta ku nooleed waqti dheer iswiidhan. Halkan waxaad mar walba ballansan karaata qol haddii aad rabto in aad fuliso dan. Maxaa lagu sameeya meelaha lagu kulmo? Waxaad ka heli kartaa caawimo walba sida xidhiidha dawlada, cawinadka foomamka buuxintiisa, hawlaha xilliga firaaqa, caawimad iswiidhishka, Amaaho kombiyuutar ama iska akhri joornaal. Qof kasta baa iska diiwaan gelin kara haduu doonayo in muxaadaro ku qabsado. Meelaha lagu kulmo waxa kale oo aad ka heli inaad baratid dadka kale oo aad kala faa ii deysatan waayo-aragnimo. Aad ugu soo dhawow mid ka mid ah meelaha lagu kulmo oo degmada kamid ah. 2

Iskuulada iyo daryelka caruurta (skola och barnomsorg) Wadan cusub in loo soo guuro ma sahalana, ahoow waarid ama caruur, taas oo mararka qaarkood keeni kartaa in is fahamid iyo isku dhacyada waalidiinta iyo carruurta. Wadanka Iswiidhan, carruurta waxay leedahay xuquuqda sida dadka waaweyn waxaana muhiim ah in la ixtiraamo taas. Fasalada Internationalka. Waxaa jira fasalo international ah oo loogu tala galay ardayda iswiidhan ku cusub. Halkas iskuulku wuxuu u diyaarinya sidey ardaydu u baran lahay iskuulka Iswiidhan, iyadoo ardayda la siinayo cilmi kufilan kuhadalka afka iswiidhishka iyo fahamka buulshada Iswiidhan iyo iskuuladka seey u shaqeeyan. Fasaladas waxaay ku yaalan Dackeskolan oo ku yaal Tingsryd, Örmoskolan oo ku yaal Konga iyo Trojaskolan oo ku yaal Ryd. 3 Dugsiga sare Wasaskolan waa dugsiga sare oo dagmada wuxuuna ku yaal Tingsryd. Dagmada Tingsryd waxeey leedahay oo kale mid ka mid ah dugsiyada muusika mid ka mid ah kuwa ugu casrisan wadanka. AMB (Academy of Music and Business). Halkan waxaa ka heli kartaa hadii aad u fara kulushahay inaad barato muusikaa iyo ciyaaraha qalabka muusikada ilaa ganacsi muusikada. Halkan waxaad ku soo gali kartaa shahaado ama imtixaan tijaabo ah. Xarunta waxbarashada- Iswiidhishka loogu talaggalay muhaajirka (SFI) Adigoo qof weey ah oo wadanka ku cusub Xarunta, xarunta waxbarashada waxaa ka baran karta Iswiidhishka loogu talaggalay muhaajirka (SFI). Waxaa loogu talogalay adiga iyo heerka luqadaadu iyo afka kuhadalkisa darajadu marayo. Wax barashadu waxaay socota sanadkoo dhan aan ka aheyn bisha luuliyo ama bisha dodooba markaas oo fasax layahay. Xarunta waxbarashada oo Tingsryd baad ka heli kartaa fomamka aad ku dalbaneysid koorsooyinka ama waad kala soo bixi karta booga internedka oo Xarunta waxbarashada. Iswiidhishka intaa waxa dheer oo aad ka akhrisan kartaa maadooyinka kale sida xisaabta, Ingiriisiga iyo taariikhda iwm. Xanaanada caruurta iyo Iskuulada. Dagmada Tingsryd oo dhan waxaa ku yaal xanaanada caruurta iyo iskuulada. Waxaa jira ku dheehan damaanad adeeg oo loogu balan qaaday boos Iskuulka xannaanadda iyo xarunta Iskuulka halbil ka dib marka soo dalbatid. Iskuulka waa lacag la'aan ciyaalkuna iskuulka ee cunto ku leeyihin. Sannad walba kala barkiisa waxaa la leeyahay shir waarid, aad beey muhiim utahay adigoo waarid ah inaa ka soo qeybgashid sidaad fah fahin u heshid.

Dhaqaalaha (Ekonomi) Ma dagantahay dagmada Tingsryd oo masruufkaga ma awoodid? Xaq baa uu ledahay in masruuftada lagaa caawiyo, taas oo ah taageero tijaabo ah. Taageero hab-nololeedka Si aad u codsato taageero habnololeedka waxaa ku lug leedahay xuquuq iyo waajibaad. Ka hor inta aadan raadsan taageero dhaqaale waxaan rabnaa in aad qabato waxa aad awoodo oo aad ku taageerto noloshada. Tusaale ahaan inaad markasta shaqo raadisid. Sidaas darteed qofka qaata taageerada dakhliga sababtoo ah shaqo la'aanta waa inuu iska diiwaan geliyaa xafiiska shaqada. Markasta waa inaad diyaar uu ahaatid shaqado iyo tallaabada waxbarashada laguugu deeqayo. xaq ma uu lihid inaa qaadatid taageerid hadii adan adigu isku dayin sidii aadi nafta ku taageeri lahed. Wixii dheeraad ah la soo xiriir shakhsiyaadka macluumaadka iyo daryeelka qoyska ee degmada oo numbarku yahay 0477 44 100. Gunnada shaqo meelaynta Marka aad qaadatid sharciga degenaanshaha, waxaad xaq u leedahay Gunnada shaqo meelaynta. Si aad u hesho cawimo buuxa waa in aad ka qayb qaadato hawlo kala duwan sida SFI (iswiidhishka ee soo-galootiga) ama sameeysid tababar goob shaqo. Maqanaan Gunnada shaqo meelaynta waxaay ku xiraantahay inaa joogtid iskuulka ama tababar goob shaqada. Hadii adigu ama cunigaaga jirado waa inaad macalinka SFI soo wacdid. Hadii aad iskuulka ka maqantahay sabab la aan ma heleysid dhaqaale mal mahaad maqneeyd. Saas tarteed aad beey muhiim utahay inaad macalinka iskuulka soo wacdid hadiid aad jirantahay. Hadii oo caruurtada jirantahay xaq waad uleedahay inaad xafada caruurta la joogtid, adigoo lagaa goosan dhaqaalaha. Lakin aad beey muhiim utahay inaad uu sheegtid hey aada caymiska. Bixinta biilasha Gunnada shaqo meelaynta marka ugu horeysa waxaa lagu tala galay inaad kirada, biilasha iyo ineey kuu garto cuntadada bilkasta. Dagmadu ka ma caawineyso biilashada hadii aad lacagtaada wax kale ku bixisay aan ka aheen biilashada. Ribo Markad guri cusub dagtid waxaa lacag ka deeynsan kartaa CSN sidaa alaab kugriga sucub ugu dhigatid. Lakin lacagta waa inaa soo ciliso ribona weey saaran tahay. Ribo waxeey dabareysa kharashka maamulka iyo musharka shaqalaha oo ka shaqeeya meesha. 4

Daryeelka Caafimaadka iyo Bulshada (vård och omsorg) Xarunta Caafimaadka Dagmada Tingsryd xarunta caafimadka waxeey ku taala Tingsryd iyo Ryd. Halkaas waxaa kula kulmi karta dhakhtark, dhakhtarka ilkaha, umuliso ama kalkaalisad. Adiga kaliga baa dooranaya xarunta caafimadka kaad rabtid kan Tingsryd ama kan Ryd. Hadii aadan awoodin inaad xarunta caafimadka oo xanuun kugu dhaco waxaa kuu imaan kara xafadada Dhakhtar, kalkaalisad ama umuliso. Isbitaalka ugu dhaw wuxuu ku yaala Växjö. Balan Mark kasta waa inaad wakhtid balansatid sidaa dhakhtar ula kulantid. Aad beey muhiim utahay inaa balanta wakhti fiican aad timaadid. Hadaadan awoodin inaa timadid balanta waa inaa soo wactid oo kansaltid labatan iyo afar saac gudahood, hadii kale balanta waa inaa bixisid lacag. Waxaad mar walba ku bixin karataa isla goobta. Waxaad kaloo sameyn kartaa in biil lagugu soo diro xafadaada lakin waxaa raacsan lacag dheerad ah. Xarumaha caafimadka iyo daryeelka ilkaha badan kooda waa joojiyen lacag kash ah ineey qaatan. Lakin mark kasta karka waad ku bixin kartaa ama in faktuuro xafada lagugu soo tuuro. Ambalaas Mark kasta oo wax degdeg ah jiran waxaad wacaysa 112 oo kuu soo diraya ambalaas. Ambalaas waxaa loo yeereya markey degdeg tahay. Turjumaanada Waxaan inta badan isticmaalaan turjume oo telefoonka ah. Taas macnaheedu waa qof aanad garanayn oo ku qarinaya sirtaada. Waxaa sheegtidna inta udhaxeysa beey ku egtahay. Farmasii Xiriir waxaay la leeyihin xarunta caafimadka ee Tingsryd iyo Ryd farmasii aad ka soo gadan karid oo kala soo bixi kartid dawadada. Daryeelka dadka waawayn, daryeelka dadka nafada iyo qofka iyo qoyska Dagmada ayeey xilsantahay daryeelka dadka waaweyn, daryeelka dadka nafada iyo qofka iyo qoyska. Daryeelka dadka naafada waxay la siinaya noocyo kala duwan oo taageero loogu tala galay dadka nafada ah jidh ahaan ama maskaxda. Daryeelka dadka waawayn waxaa leh kuwa u baahan, tusaale ahaan, daryeelka guriga, xarumaha daryeelka, alarmammaanka ama cunto qaybinta. Daryelka qoyska iyo qofka waxeey qabilsan yihin baaritanka iyo gudagalka dhaqalah, baaritanka oo cawada markey ku saabsantahay ciyalka ama balwada aya goo la siinaya cawitaan lagaaga daweyo balwada. 5

Deeganka (Boende) Hadaa raadineysid deegaan waxaa la xidhiidhi kartaa Tingsryd Bostäder/ ha yada assaska oo leh guryaha agagaarka degmada. Xitaa Waxaad la xiriri kartaa guryaha shirgada bariifaka ah. Ma rabtaa inaa guri gadatid ama meel ka fiiri dillaal bogga internetka oo dagmada. Qolka dharka lagu dhaqdo hadii aad rabtid inaa dharkaga dhaqatid waa inaa wakhti balansatid. Qolka dharka lagu dhaqdo gudihisa waxaa ku yaal jadwal aad ku qoraneysid wakhtiga aad ubahantahay dhaqida. Ama waxaa laga yaaba ineey shirgada guryaha ee ku siiso furre aad waxtiga ku balansan kartid. Waa muhiim wakhtiga aa balansatay inaa istic maashid. Marka dhar dhaqida aad dha meesid dhulka makiinada iyo misaska masax. Sopor Qashinka guriga waa in la kala saara si fiican oo loo baakadeeyey oo na loo tuuro sida tilmaamaha shirkadada ugugu tilmaamtay. Wixii oo noocyo kale ee qashinka ah waxaad waydiin kartaa shirkadada. Waxaa muhiim ah in aad nadafada qolka qashinka ilaalisid. Balakoonka Mar walba wax fiican in balakoon lahaysto balse xusuusnow in aanad ka gilgilin katiifadaha waxn ha ku duubin ama sigaar ha ku cabin. Dhishka Hadii aad rabtid dhishka inaa xiratid waa inaa weeydisatid shirkada guryaha ogalaansho iyo tilmaam. Qaylada Sidii loo wada noolan laha aad beey muhiim utahay in la iis ixtiraamo guryaha darbiyadooda iyo meelaha la isla isticmalayo. Tusalo ahaan waxa qaylada keeni kara waa muusig codkisu dheeryahay, qubeyska saqda dhex la qubey sanayo, wax la daloolinayo, wax la qodbeeynayo ama waxa lagaracayo saqda dhexe ama dhar dhaqida saqda dhex la istic maalayo. Hadii aad xaflad leedahay ama wax rabtid inaa garaacid ama wax daloonineysid waa inaa dariska usheegtid. Adiga ka ma suul ah martidada guriga iyo jaranjarada ama bananka hore. Inta uu dhaxeey sacadu markey tahay 22:00-07:00 waa in la ixtiraama dariska. Sigaarka Waa arin mamnuuc ah in gudaha, jaranjarooyinka, qolka dharka lagu dhaqdo, wiishka, qaybta hoose ee qolka, baaskiil iyo istoodhka iyo balakoonka. Haddii aad sameyso, waxaa halis ah in lagu ganaaxo marka guriga ka guureysid. Muddada ogeysiiska Marka aad go'aansato in aad ka guurtid guri waa in aad joojiso heshiiska kirada oo qoraal ahaan ah saddex bilood ka hor intaa aad damacin inaad ka guurto guri. Waa inaad bixisid guriga kiradisa saddex bilood hadii aad ku nooshahay iyo hadan ku noolen. Hadii aad heshid qof ku soo guuriya guri sadexdan bilood gudohooda shirgadaha qaarkood waa oggolyahay. Adiguna ma ubaahnid inaad bixisid kirada. Nadiifinta guritanka Marka guriga ka guureysid aad beey muhiim utahay inaad sifiican nadifisid Dhulka, dariishadaha, dabka gadaashisa, darbiyada iyo marawaxad jikada. Hadii aadan sifiican uu soo nadiifin waxaa laga yaaba in lagu ganaaxo marka guureysid. Furayaasha Marka guri ku soo guurtid dhoowr fure baa lagu siinaya. Furayaashas waa inaa shirgada usoo celisid markad guurtid. Hadii aad koobi ka haysid waa inaa shirgada usoo celisid. Hadii furayaash kaa dhumaan ganaax baa bixineysa oo sakaturada oo dhan lagu badalayo. Furayaasha waa inaa soo celisid ugu dambeeyn malina heshiiska ku egyahay. 6

Ururada iyo Hawlaha (Föreningar och aktiviteter) Dhex galka ururada waa hab fiican aad xiriir iyo saaxiibo ku heli kartid. Ma waxaad tahay qof xiiseeya ciyaaraha isboortiga, kalluumaysiga, muusikada, ama ma dooneysa in aad la kulmaanto dadka kale la xiriiri urur. Dagmada Tingsryd waxeey leedahay ururo kala duwan aad kala qaybqadan kartid hawlaho dhowr ah sida isboortiga, muusikada iyo farshaxanka. Hadaa xiiseeyneysid ciyaaraha isboortiga waxaa jira sida kubada cagta, xeegada, xeegada dabaqa, fardo raacida iyo jimicsi ee degmada. Kubada cagta waxaa lagu ciyaara dagmooyinka Tingsryd, Ryd, Rävemåla, Linneryd, Konga, Väckelsång iyo Urshult. La xiriir xarunta madaniga ee degmada si aad u ogaatid ururada la heli karo iyo meeshoda. Lambarka telefoonka: 0477-441 00 Maktabadda Maktabadda waad firii inaa ku akhrisatid joornal, ka deysanso buug oo luqado kala duwan ama isticmaalka kombiyuutar. xataa waxaa yaala buugag lagu tala galay dadka afka iswidhiska ku cusub. Hadusan oolin buuga rabtid maktabadda, waxaa ka dalban karta maktabad kale oo iswiidhan. Maktabaddu waxay kale oo ay leedahay xafladaha dhaqanka oo badan oo loo gu talagalay dadka waaweyn iyo carruurta. Bogga internetka oo maktabadda waxaa ka akhrisan kartaa 60 luqadood oo ka ah 100 wadan. Maktabada ku taala Tingsryd, Ryd, Urshult, Konga, Älmeboda, Väckelsång och Linneryd. Maktabadda Tingsryd waxeey furan tahay maalin walba saacadaha u dhaxeeya 10-18.30 iyo Sabtiyada inta u dhaxaysa 10-13. Kaniisada iswiidhan Kaniisad iswiidhan waxaa laga heli karaa meelaha ugu badan ee degmada oo fulineysa hawlo kala duwan oo loogu talagalay carruurta iyo dadka waaweyn labadaba. Tingsryd waxaa kale oo ku yaal kaniisada Söderport (Söderportkyrkan). Kaniisada iswiidhan oo Tingsryd kala xiriir 0477-77 90 00 ama booqo www.svenskakyrkan.se/tingsryd. Workshopka dhaqanka Workshopka dhaqanka wuxuu fursad ku siinaya inaa heestid, ciyaartid ciyaaro qalab ama jilidda riwaayadaha. 7

Maamulka (Myndigheter) Hay'adda Caymiska Hay'adda caymiska ayaa mas'uul ka ah qayb weyn oo ka mid ah nidaamka ammaanka guud ee iswiidhan. Ayagaa baara oo go aamiya in ka badan 40 kaalmo. Hay'adda caymiska waxaay bixisa dhaqaalaha qiyaas ahaan 200 bilyan sanadkiiba, taas oo kalabar la siiyo dadka buka iyo dadka naafada ah. Saddex meelood meel waxaa la siiyaa carruurta iyo qoysaska taas oo ah, masruufka caruurta, masruufka waalidka iyo guri kabka. Markey timaado in qofku jirado hay adda caymiska aa ku shaqo leh. Taas oo ah ineey ku saacidan qofka siduu ugu soo laban laha shaqadiisa. Hay adda caymiska ayaa bixisa amarka mamulka beshinka. Hay'adda caymiska xafiis waxeey ku leedahay Växjö. Shaqooyin - Xafiiska shaqada Xafiiska shaqada ayaa gacan siinaya dadka cusub iyo shuruud saax sida ugu dhakhsaha badan eey ku baran lahaayen iswiidhishka iyo shaqo ku heli lahaayeyn eey isku dabari la haaleyn. Sida ugu dhakhsaha badan markey dadka cusub lehan sharia ma yimadan dagmo baa Xafiiska shaqada la yeelanaya asaga ama ayada wicitaanka gunnada shaqo meelaynta. Wicitaanka gunnada shaqo meelaynta, taasoo ka koobnaan kartaa hal ama in ka badan wicitaan uu bilaabayo qofka cusub iyo Xafiiska shaqada ineey isla diyaariyan mustaqbalkooda ee iswidhan. Qorshaha meelaynta waxeey sharraxayasa ku wa hawlaha dadka cusub sideey sida ugu dhakhaha badan uga qeeyb qadan lahaayen ineey shaqo ku helan. Dagmada Tingsryd baa ah shaqo-bixiyaha ugu weeyn. Waxaa sidoo kale jira shaqooyin badan oo suuqa waxsoosaarka sidoo kale daryeelka caafimaadka iyo shaqada bulshada. Waxa kale oo jira jirgado caalamka magic kaleh sida Nelson Garden, Hammarplast, Börjes, Ryds Båt och Linders aluminiumbåtar. Fadlan soo booqo booga internedka, www.tingsryd. se. Ma waxaad tahay qofka ganacsadaha ah oo raba inuu furto adeeg, Xafiiska shaqada ayaa kaa caawin kara inaad ku gaadhaan danihiina iyo riyooyinkina. 8

Maamulka (Myndigheter) Hay'adda Canshuuraha Hey'adda cashuuraha waa awood maamul ee canshuuraha, canshuurta hantida, diiwaangelinta iyo diiwaangelinta ee diiwaanka shirkadda. Dadlka ka diiwangashan iswidhan ayadana sameeysa karka aqoonsiga iyo kormeera deymaha ee dalka. Dadka ku nool iswidhan weey diiwaan gashan yihiin taasna waxaa lagu magacaabaa diiwaanglinta dadweeynaha. Diiwaanglinta dadweynaha waxaa ku jira warbixin oo magacaga, ciwankaga, tobanka lambar oo dhalashada, magaca xaskaga, caruurtada iyo dhalashada. Tobanka lambar oo dhalashada Qof walba oo iswiidhan dagan wuxuu leeyahay toban lambar. Sa,bi,mal-xxxx. (sanadka, bisha, malinta,xxxx). Hey'adda laanta socdaalka (Migrationsverket) Hey'adda laanta socdaalka waa hay'ad qaabilsan codsiyada ka yimaada dadka doonayaan inay dagan iswiidhan, soo booqnaya, in aad difaac ka raadsato cadaadis ama aad leedahay dhalashada dalka Iswiidhan. Dadka qaar Iswiidhan waxaay uyimadan waxbarasho, ama sababtoo ama eey shaqo ka Helen halkan, dadka kale waxaay soo raac qoyskooda ama jacaylka cusub ee ay heleen halkan. Hey adda laanta socdaalka ayaa codsi kasta tijaabinaya iyadoo la raacayo xeerarka maamula hey adda laanta socdalka ee iswiidhan. Waxay shaqadoodu tahay inay hubiyaan oo ufiiriyan hab si habsami leh sida ay sharcigu yahay. Hey aada laanta socdaalka eey sii difaac qaar badan oo ka ilaalinta cadaadis iyo colaad. Qaar ka mid ah howshoodu waa ineey dadka magangalyo doonka ah oo ka yimaadey dhibta kulul oo xaq difaacaan u leeyahay in la dhawro. Iyagoo la kaashanaya hay'adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR oo ay caawiynayan qaxootiga ku jira xeryaha ku yaalla caalamka inay ku nolodan iswiidhan. Dad badan oo ku guuray iswiidhan ugu danbeyn noqonden muwaadin iswiidhish ah. Hey aada laanta socdalka eey la xiriireyan. Sanadkasta dad badan ayaa la siiya dhalasho iswiidhish ah. Dhalashadu xaqooq badan ayeey ku siineysa, sida inaa ka qeyb qadatid doorashada baarlamaan. 9

Fiican in aad ogaato! (Bra att veta!) Ganacsiga Dukaamada qaarkood waxaad ka iibsan kartaa digaag xalaal ah. Ma jiraan dukaamo uu gaar ah oo ii biya cunto ka timid dalalka kale. Xarumaha did u warshadaynta Dhowr meelod oo degmada dhexdeeda ayeey ku taala. Waxaad ku tuuri kartaa baakadaha qashinka weyn, alaabta korontada, qashinka halista ah, biraha duugoobay iyo waxyaabaha ololi kara. Dhammaan xarumaha dib u warshadaynta waa xirantahay malmaha guduudka ah iyo malmaha fasaxa ah. Saacadaha ay furantahay waxaa laga heli karaa www.tingsryd.se. Rugta did u warshadaynta Waxaa yaala kontaynar did u warshadaynta aad halkas ku tuureysid qashinka oo aad kala saar sareysid sidey ukala leeyihin. Tusaalo sida baakadaha waraaqaha, joornalada iyo dhalooyinka. Isgaadhsiinta Masaafada oo magaalooyinka waaweyn uu dhaxeeysa Växjö: 44 km qiyaas ahan 40 daqiiqo oo babuur ah. Kalmar: 106 km, qiyaas ahaan 1 saac 30 daqiiqo oo babuur ah. Malmö: 184 km, ciyaas ahaan 2 saac oo babuur ah. Stockholm: 501 km, qiyaas ahaan 5 saac oo babuur ah. Dagmada Tingsryd waxaay leedahay xiriir fiican oo baasaska oo meelo badan usocda. Waxaan halkan ku soo ururiyeen macluumaad ku saabsan Jidka ugu muhiimsan ka bilooda, adeeya ama dhexmaraya Tingsryd. Qiyaas ahaan afar mil ayeey Ronneby, Kalshamn iyo Växjö aay si fududay ah aad ku tageysa baaska. Baas lambar 215 Växjö - Rävemåla - Tingsryd Baas lambar 840 Växjö - Tingsryd - Ronneby Baas lambar 370 Växjö - Tingsryd - Karlshamn Baas lambar 361 Tingsryd-olofsröm oo dhexmara Ryd/fridafors. Ma ogtahay baaska qadeyneysid? Wakhtiga iyo maxaadada waxaa ka heleysa booga internedka oo baasaska Kronobergs. Waxa kale oo Wakhtiga ka heli kartaa baaska dhexdisa iyo maxaadada. Mad rabtaa inaad raadisid maxaado ka qadaneysid iyo mida usocoto? Kal www.lanstrafikenkron.se oo ka raadi booga internedka oo baasaska Kronobergs, oo la dhaho Reseplaneraren. Ku qor halkas magalada uu safreysid am aka soo safreysid iyo sacada rabtid inaa safartid. Masaajidka/kaniisad. Masaajidka ugu dhow wuxuu ku yaala Växjö waad booqan karta booga internedka kooda oo ah: : http://www.mosque. se/sv/ moskebygge Kaniisad Iswiidhan waxaa laga heli karaa meelaha ugu badan ee degmada iyadoo fulineysa hawlo kala duwan oo loogu talagalay carruurta iyo dadka waaweyn labadaba. Tingsryd waxaa kale oo ku yaal kaniisada Söderport (Söderportkyrkan). Kaniisada iswiidhan oo Tingsryd kala xiriir 0477-77 90 00 ama booqo www.svenskakyrkan.se/tingsryd. 10

Bra att veta.. Xidhiidhka oo Tingsryd (Kontakt I Tingsryd) Guddiga talobixinta muwaadiniinta Torggatan 12 362 32 Tingsryd Tel: 0477-441 00 Rugta daryeelka caafimaadka oo Ryd Ciwaanka: Norra Hantverkaregatan 6, Ryd Tel: 0459-59 40 00 Guryaha Tingsryd Skyttegatan 4B 362 30 Tingsryd Xafiiska shaqada Järnvägsgatan 3A Tel: 077-160 00 00 Xarunta Waxbarashada 0477-444 70 Linnerydsvägen 8 362 31 Tingsryd Rugta daryeelka caafimaadka oo Tingsryd Ciwaanka: Storgatan 87, Tingsryd Tel: 0477-79 48 50 daryeelka ilkaha ee dadweynaha oo Tingsryd Ciwaanka: Storgatan 87, Tingsryd 0477-79 48 20 daryeelka ilkaha ee dadweynaha oo Ryd Ciwaanka: Storgatan 21, Ryd Tel: 0459-801 16 Farmasii Rugta daryeelka caafimaadka Tingsryd iyo Ryd waxaa ku yaal Farmasii, Waxaa aad kala soo bixi kartaa daawooyinka la qoray iyo sidoo kale dawooyinka ana ubahnen qoritaan oo aad soo iibsan kartid iyo waxyaabaha kale. Farmasii oo Tingsryd Ciwaanka: Storgatan 87, Tingsryd Tel: 0771-45 04 50 Farmasii oo Ryd Ciwaanka: Norra Hantverkaregatan 6 Ryd Tel: 077-140 54 05 11

Xidhiidhka oo Växjö Isbitaalka oo Växjö Ciwaanka: Strandvägen 8, Växjö Tel: 0470-58 80 00 Hey'adda laanta socdaalka Ciwaanka: Norrgatan 23, Växjö Tel: 0771-235 235 Hey'adda cashuuraha Ciwaanka: Norrgatan 22-24, Växjö Tel: 077-156 75 67 Hay'adda Caymiska Ciwaanka: Norrgatan 22-24, Växjö Tel: 077-152 45 24 Masaajidka Försommarvägen 2, Växjö Tel: 0470 66444/070 5720465 12

www.tingsryd.se Tingsryds kommun Torggatan 12 Box 88 362 22 TINGSRYD Tel 0477-441 00 kommunen@tingsryd.se Ku soo dhawoow noo