VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Ku soo dhawaadda shaqada

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Dulqaaxumo Intolerans

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Transportyrken på sju språk

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Sida loo dhiso jaaliyad

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Somaliska. Barn älskar böcker

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Översatt av Sahro Aden Dulle

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Hagidda kala soocidda

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Wakiilka takooridda DO

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Att välja skola 2016

Ku soo dhowow Laholm

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Goorma samaynayaa mammogramka

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Transkript:

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform Qeeybta komuunka oo masuul ka eh xanaaninta oo dhan, dugsiyada hoose iyo xanaaninta ka tirsan dugsiyada hoose, taasi oo la yiraahdo Barn- och utbildningsförvaltningen, waxeey xal ku gareen inii loo fudaddeyo waaliidka o oona loo diyaariyo hal meel oo wixii warbixin-xariirka ahaa lagaga socan karo. Taasi oo tixgalin la galiyay waxaa oo ugu faa iido badnan doonta meherad kaste qeeybta komuunka iyo u fiirsanay aragtideeda dhinaca mustaqbalkeena. Wakhti waxaa ku jirna oo eey internetka noogu fududahay inaan isticmaalno hadii aan rabno information kaste oo muhiim eh faafino ama hadii aan rabno inaan nila xariirno. Madaamo anuu nahay idaarad oo qeyba kalla du an u kalla baxo, waa inaan ka faa ideeysana suurtagalka oo xagga interneetka. Meel la isaga xariiro karo oo digital eh markaas faa ido yaal badan ayaanu ka heleeyna dhinaca xariirka, warbixinta, isla wadaaga iyo dokumentiyada qooys kaste laga hayo. Waxaan rabna waalidka oo eey ciyaalkooda u dhaxeeyan da da 1-16 sano, oo dhigtaan xanaaniinta iyo dugsiyada hoose ineey naga dareeman adeeg wanaagsan iyo inaan u hayno xalin wax tarto. VÄL marka waxaa waaye meel oo laga heli karo information oo goortad rabtid ama aad u bahaan tahay diyaar ku eh inaad ka faa ideeysatid. Wax kaste oo ka saabsan xanaanada ama iskoolka cunugaaga intaad kala socan kartaa adoonan u baahneen inaad mel kale ka daydaydid. Meeshan waxaad kalla socan kartaa dadaalka waxbarashada oo cunugaaga, haduu cunugaaga xanuunsan yahay meeshan ayaad nooga so wargelin kartaa, jadwalka oo fasalka cunugaaga ayaad ka heli kartaa, sacaadaha oo aad u baahaan tahay inuu cunuga kuu joogo iskoolka inta baad ooga dalbi kartaa, waxaad kala xariiri kartaa macalimiinta oo cunugaaga masuulka ka eh, waxaad ka balansan kartaa kulmitaanka macalimiinta Barn- och utbildningsförvaltningen Postadress Besöksadress Telefon Telefax E-post Hemsida 462 85 Vänersborg Sundsgatan 29 0521-72 11 04 0521-72 13 70 barnutbildning@vanersborg.se www.vanersborg.se

cunugaaga oo la yiraahdo utvecklingssamtal, waxaad ku diwaan galin kartaa dakhliga ku soo gasho iyo wax yaalo badan oo kale baad inta ka qabsan kartaa.

Sidii loo isticmaali lahaa Waxaad isticmaleeysa (BankId) intaa baad geli http://www.vanersborg.se/kommunpolitik/etjansterochblanketter/utbildningbarnomsorg. Tabo meesha eey ku qoran tahay -Inloggning VÄL med e-leg-. Isla markuu cunugaaga boos ka helo iskoolka ama xanaanada, waxaad bilaabi kartaa inaad gashid websiteka oo la yiraahdo VÄL. Hadaadan qabin waxaa la yiraahdo e-legitimation ama BankId, ama hadaadan qabin personnumbarka isweedhiska eh, la xiriir shaqalladaha qeeybta cunugaaga uu kuu dhiigto si eey xal kuu keenaan. Kontoda waalidka Marka aad gashid waxaad inta ka qabsan kartaa ama noola socod siini kartaa: cunugaaga jadwalkiisa xanaanada hoose eh ama kan qeybta dugsiga hoose ka tirsan waxaad soo diwaan galin kartaa ama badali kartaa dakhliga ku soo gasho waxaad ka dalban kartaa booska oo xanaanada caadiga eh ama kuwa dugsiyada hoose waxaad ka dalban kartaa inuu cunugaaga booska u bahneeyn waxaad ku soo qori kartaa meesha lagaaga soo xariiri karo sido camal telefon numbarkaaga ama emailkaaga waxaad ka heli karta informationka oo kuwa shaqaalladaha u eh qeeybta cunugaaga uu dhigto Hadaad u bahaan tahay caawitaan sidii aad u istacmaali laheeyd, gal Väl kadib dooro meesha eey ku qoran tahay Hjälp geeska bidixda meesha ugu hooseeyso aad ka heli kartaa. Dooro meesha eey ku qoran tahay vårdnadshavare dabadeed meesha eey ku qorantahay Användarhandledningar. Bishii hal mar ma isticmaali kartid VÄL sababtaas waxaa keeneeyso waa laga shaqeeyn doona webka. Maalintaas waa talaado kaste oo isbuuca labaad bil walbo sacaada marka eey dhaxeeyso 09.30-ila iyo ugu dhawaan 10.30. App loogu talgalay waalidka Tieto Edu baad ka soo dajisani kartaa App Store ama Google Play si aad si fudud ooga geshid VÄL. Appkaan waxaad ka istimaali kartaa mobilkaaga ama surfplattada sida Ipadka camal oo kale. Si tartiib eh ayaanu appkaani ugu soo kordhineeyna fa idooyin kala duwan oo aad isticmaali kartid laakiin hadeertaan waxxad un ka heli kartaa information. Markaad galeeysid isticmaal Mobilt BankID, 7 beri ka badan hadaadan gelin waa inaad mar labaad ku so celisa log inka. Ogoow: Hadaad mar appka geshid oo aad ka qeeyb gashid informationka inta ku qoran pageka ugu horeeyo ogoow inaadan mar labaad ka heli karin VÄL. Hadii aad rabtid inaad

mar labaad akhrisid wixii meesha ku qorneyd, taabo badhanka oo ey ku qoron tahay Info ama gal meesha eey ku qoran tahay rum. Xagaas ayaad mar labaad ka akhrisan kartaa informationka la soo qoray iyo waxaad ka heli kartaa warqadaha isbuuc kaste ka socdo macalimiinta.

Farrin Hadii aad rabtid inaad isticamaashid kaalmadaan waxaa koow lagaaga baahan yahay numbarkaaga mobiilka oo saxsan inaad soo gelisid Väl. 0730-12 14 28 Numbarkaan kusoo dir SMS. Waa number u dhaxeeyso xanaaninta, dugsiyada hoose iyo xaanaaninta ka tirsan dugsiga hoose oo dhan ku yaal komuunka Vänersborg. Qeeybta maqnaashada Qeeybtaan isticmaal hadii u cunuga xanuunsan yahay mise sabab kale ooga maqnaan doono dugsiga hoose, xanaanada qeeybta iskoolka mise xanaanada ilmaha yar. Maqnaashada waa inaad subaxda hore soo wargelisa. Wixii wargelin oo soo gasho sacaada markeey ka dambeeyso kl. 13:00 waxaa u register gareeyneeyna ineey tahay maqnaasho loogu talagalay malinta ku xigto. Saan ayaad u isticmaali kartaa: Maalinta oo dhan hadii eey khuseeyso: Qor FRÅNVARO Personnumbarka tusaale ahaan: Frånvaro 010814-TF01 FRV Personnummer tusaale ahaan: Frv 010814-TF01 Dhoor saacadood hadii eey khuseeyso: FRÅNVARO Personnumbarka iyo saacadaha eey khuseeysa, tusaale ahaan 13:00-15:00 (sacaadaha u cunuga maqnaan doono) FRV Personnumbarka sacaada Tusaale ahaan: FRÅNVARO 010814-TF01 1000 1200 FRV 010814-TF01 1000 1200 FRV 010814TF01 10:00-12:00 La soco xarfaha FRV- ineey ka timid ereyga Frånvaro (maqnaasho) oo la soo gaabiyay Haduu ardayga uu leeyahay boos ka mid eh qeeybta xanaanada dugsiga hoose, ku talagal inaad ku soo qortid wargelinta maqnaashada ineey khuseeyso booskaas, uma baahnid inaad toos oola xariirtid iskoolka dugsiga hoose. Waxaad yeesha, messageka biloowgeeda ku soo qor xarfaha FRI sidii loo fahmo ineey tahay fritidska (xanaanada dugsiga hoose) intaad ku soo qori laheeyd xarfaha FRV/FRÅNVARO oo la soo qoro markii la soo wargelinayo maqnaashada xilliga dugsiga la joogo. Maaliinta oo dhan hadii eey khuseeyso saan soo qor: FRI Personnummer T ex: FRI 010814-TF01 Dhoor sacadood hadii eey khuseeyso saan soo qor: FRI Personnumbarka (saacada iyo daqiiqadaha) tusaale ahaan (14:00-16:00) Tusaale ahaan: FRI 010814-TF01 1000 1200 La soco xarfaha FRI- ineey tahay ereyga fritids (xanaanada dugsiga) oo la soo gaabiyay

Fasax (oo khuseeya xanaanada ilmaha yar iyo xanaada qeeybta dugsiga hoose) Qeeybtan waxaad isticmaali kartaa haduu cunuga u dalbeeysid maqnaasho dhoor maalimood eh, sida camal marka eey tahay maalimada guduudka eh ama maalimada eey ciid al fitr noo tahay (tusaale ahaan). Saan soo qor: Maalintaan/Maalimahan: LEDIG Personnumbarka iyo taariiqdaan Tusaale ahaan: LEDIG 010814-NNNN 140101 (maalinta dhan) LEDIG 010814-NNNN 140101-141010 (hadii eey khuseeyso dhoor maalimood) Qeeyb ka tirsan maalinta: LEDIG Personnummer Taariqda Saacada Tusaale ahaan: LEDIG 010814-NNNN 140101 1000-1200

Message Waalidka si fudud ayeey information ugu soo diri karan xanaanada ilmaha yar iyo xanaanada ka tirsan dugsiga hoose. Informationka aad soo dirtid waxaa akhrin doono shaqalladaha ka shaqeeyo qeeybta u cunugaaga ka tirsan yahay. Hadii aad rabtid inaad maalinta ka horeeyso maalinta maqnaashada inaad na soo wargelisid, waa inaad soo dirtaa informationkaas wixii ka dambeeyo sacaada 18:00. Saan soo qor: - INFO Personnumbarka iyo Qoraalka khuseeya wargelinta Tusaale ahaan: INFO 010814-NNNN Cunugeeyga ayeeydiid ayaa soo doonayo sacaada markeey tahay kl 14.00 (af iswedhish ku soo qor) Hadii eey wax ka qaldan yihiin messageka aad soo dirtid sytemkeena ayaa dareemi doonokadib anagaa kugu soo warcelin doono. Hadii eey wax kaste eey saxsan yihiin systemkeena ayeey toos u gali doonta. Farrin u socota waalidka oo khuseeyso maqnaaso oo ogolaasho laheeyn/soo daahitaan ardayga dugsiga - Macalin markuu u qoro inuu ardayga ka maqan yahay fasalka waalidka isla markaas waxaa u soo dirmeeyso message sida eey oola socdaan. Messegekaas wuxuu ku soo dirmi doona mobilkaaga ama emailkaaga. - Maqnaasho oo ogolaasho laheeyn waxaa laga wada hadii uu ardayga iskoolka ka soo daahay ama haduu ardayga uu ka maqnaa xiisada. Inta nagala soo xariir Xanaanada /Dugsiga hoose E-post: valsupport@vanersborg.se