Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Relevanta dokument
Goorma samaynayaa mammogramka

När jag ska på mammografi

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Tidig upptäckt. Kommunikation och information. Maria Prigorowsky Projektledare SKL Ännu bättre cancervård.

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Hur gör vi när medborgarna inte vill involvera sig?

Transportyrken på sju språk

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Ku soo dhawaadda shaqada

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Dulqaaxumo Intolerans

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Going for a mammogram

Engelska. Going for a mammogram. CancerC Mammografi ENG.SLL.SV.indd :08:44

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Per Karlströmer

Sida loo dhiso jaaliyad

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

När jag ska på mammografi

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Somaliska. Barn älskar böcker

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Wakiilka takooridda DO

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Instuderingsfrågor till Tema demokrati

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Madax xanuunka (huvudvärk).

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Översatt av Sahro Aden Dulle

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Transkript:

Somaliska Goorma samaynayaa mammogramka RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 1 2017-02-17 15:17:38

BAARITAANKA KAHOR Waa maxay mammogramka? Var är mammografi? Mammogram waa raajada naasaha. Raajo waa hab naasaha lagu masawirro Sababta mammogramka loo sameeyo ayaa waxay tahay in naasaha laga helo cudurka kaansarka. Haddii daahid la aan naasaha laga helo cudurka kaansarka hab fudud ayaa loo daaweyn karaa. Takhtarku wuxuu masawirrada ka baarayaa kaansarka naasaha. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 2 2017-02-17 15:17:38

Därför är du kallad till mammografi Kallelse Välkommen till mammografi En tid finns bokad för dig. Tid: 14 maj 2016, kl 10.30 Plats: Vårdcentralen Gamla vägen 89 Besöket kostar/besöket är gratis: xxx kr Alla kvinnor i Sverige i åldern 40-74 år kalllas regel bundet till mammografi. Det är en röntgenundersökning av brösten. Mammografi görs för att tidigt hitta förändringar som kan vara bröstcancer. Vägbeskrivning Vårdcentralen, Gamla vägen 89. Ingång vid Apoteket. Bröstcancer är den vanligaste typen av cancer bland kvinnor i Sverige. Ungefär två tredjedelar av all bröstcancer som upptäcks i Sverige hittas vid screening med mammografi. Varje undersökning är viktig för din hälsa! Små förändringar i brösten känns inte utanpå. Det är därför viktigt att du går på mammografi. Socialstyrelsen rekommenderar att du går varje gång du får en kallelse. Om bröstcancer hittas tidigt är chansen mycket stor att du blir botad. Undersökningen är frivillig. Så här går undersökningen till Du kommer att få svara på några frågor och du får ta av dig på överkroppen. En röntgensjuksköterska tittar om det syns några förändringar på dina bröst. Efter det röntgas ett bröst i taget. Röntgen tar cirka 5 minuter. Totalt brukar besöket ta cirka 30 minuter, inklusive eventuell väntetid. Vill du ha med dig någon så går det bra. Svaret skickar vi hem till dig när läkarna har tittat på röntgenbilderna. Anmäl dig i receptionen och följ skyltarna mot Mammografiavdelningen. Ombokning Boka en ny tid om du inte kan komma. Kontakta oss om du har någon funktions - nedsättning eller om du behöver mer tid för din undersökning. Telefon: xx-xxx xx xx telefontid: x.xx-x.xx E-post: xxx@xxxx.se Mina vårdkontakter (www.minavardkontakter.se) E-legitimation Engångskod: xxx Vill du veta mer? Besök 1177 Vårdguiden: www.1177.se/mammografi Andra språk / Other languages: www.1177.se/mammo Vid behov av tolk ring xx xxxxxx. Dina uppgifter sparas i journalen i ett så kallat kvalitetsregister för utvecklingsarbete enligt patientdatalagen och är skyddade enligt offentlighets- och sekretesslagen. Vill du inte att dina uppgifter sparas i ett kvalitetsregister så säg till i samband med undersökningen. För mer information se www.1177.se/kvalitetsregister Från 23 år erbjuds du screening mot livmoderhalscancer. Från 40 år erbjuds du screening med mammografi för tidig upptäckt av bröstcancer. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 3 2017-02-17 15:17:43

BAARITAANKA KAHOR Markii aad rugta timaado När du kommer till mottagningen Qoraalka yeeritaanka waxaa ku qoran halka mammogramka aad ka samayn doonto. Qaabilaadda waaxda mammogramka iska diiwaan geli. Kaddib waa inaad fadhiisataa ilaa magacaaga ka maqasho. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 4 2017-02-17 15:17:43

RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 5 2017-02-17 15:17:47

BAARITAANKA KAHOR Hadda waa kolkaaga När det är din tur Markii magacaaga aad maqasho waxaa la gaaray wakhtigii aad mammogramka sameeyn lahayd. Qofka wehelkaaga ahaa goobjoog ayuu baaritaanka ka noqon karaa. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 6 2017-02-17 15:17:47

RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 7 2017-02-17 15:17:52

BAARITAANKA Kalkaalisada caafimaadka ayaa su aallo ku waydiin doonto Sjuksköterskan ställer frågor haddii naasaha ay ku xannuunayaan haddii wax layaab leh aad naasaha ka dareemayso haddii naasaha kaaga muuqdaan wax layaab ah Kaddib waxaad iska siibaysa dharka dhinaca kor. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 8 2017-02-17 15:17:52

RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 9 2017-02-17 15:17:56

BAARITAANKA Baaritaanka Undersökningen Markii mammogramka la sameeynaayo waad fadhiisanaysaa ama istaagaysaa. Kalkaalisda caafimaadka ayaa ku tusinayso sida aad wax yeeli lahayd. Dhowr daqiiqo ayaa mammogramka lagu sameeyaa. Markii mammogramka la dhammeeyo dharkaagi ayaa gashanaysaa. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 10 2017-02-17 15:17:56

RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 11 2017-02-17 15:18:01

BAARITAANKA KADDIB Natiijada baaritaanka Svar på din undersökning Kaddib markii takhtarku u daawado masawirrada mammogramka wuxuu ku soo diri doonaa warqad ku qoran natiijada baaritaanka. Dhowr toddobaad gudohooda ayaa warqadda heli doontaa. Haddii takhtarku u shaac-bixiyo wax u baahan in si fiican loo baaro, ayaa waxaa dhici karto in mar labaad aad samayso mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 12 2017-02-17 15:18:01

RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 13 2017-02-17 15:18:05

Warbixin loogu talagalay adiga iyo taageerahaaga oo u baahan warbixin dheeraad Waa maxay mammografi screening? Mammografi screening waa qaab la adeegsado markii la doonaayo in daahid la aan la helo, kaansarka naasaha ee haweenka ku dhaca ee la daaweyn karo, waa markii usan jirin calaamadaha cudurka ee naasaha laga dareemo. Samaynta mammografi screening waa lagugu yeeri doonaa ee ma aha baaritaan adiga dalban kartid haddii amar qof takhtar ah aan laga haysan sameeynta mammografiscreening waa lacag la aan. Ka qaybgelida waa ikhtiyaari. Haddii mammogramka la adeegsado waxaa suuraggal noqonayaa shaac-bixinta burada naasaha badidooda, kahor inta aan la dareemin calaamadahooda mammografiscreening waxay sababtay hoos u dhaca tiradii dumarka ee kaansarka naasaha awgiis u geeriyooday jiray. Waa muhim inaad naasahaaga aqoon u leedahay oona hab joogto ah isaga baarto. Haddii wax kuusan aad naasahaaga ka dareento, waa in baaritaan awgiis la xiriirtaa rugta daryeel-caafimaadeedka ama rugta naasaha. U yeeritaanka sameeynta mammogramka Dhammaan dumarka da dooda u dhaxayso 40 ilaa 74 sano waxaa loogu yeeraa in ay sameeyaan mammografiscreening hab joogto ah. Warqad ku qoran taariikhda iyo saacadda baaritaanka ayaa lagu soo diri doonaa. Haddii ballanka lagu qabtay usan ku anfacayn waxaad haysataa fursad aad isaga beddesho. Ballan iska beddelka dartiis ayaa khadka taleefanka kula xiriiri kartaa rugta ama gal adeegga elektroonikada ee 1177 Vårdguiden. Haweenka aqoonsigooda qarsoon Laguma yeeri doono haddii aqoonsigaaga u qarsoon yahay. Xaaladdaas waa in adiga la xiriirta rugta naasaha oo kaddib naasahaaga la baara. Baaritaanka kaddib la xiriir rugta waydii natiijada baaritaanka. Qofka adigoo kale ah oo uurka leh ama ubadkaaga naas-nuujinaayo Haddii aad uur leedahay ama ubadkaaga naas-nuujinayso kama xayiri karaan inaad samayso mammografiscreening qiyaasta shaacada mammografiscreening way hooseeysaa. Sidaas awgeed, ma jirto halista shaacada ee uurjiifka. Haddii aad ubadkaaga naas-nuujiso waxaa fiican in kahor mammografiscreening aad soo naas-nuujiso ubadkaaga ama caanaha aad ka soo listo naasahaaga. Kahor uma baahnid inaad rugta naasaha la xiriirto. Inkastoo sidaasi tahay haddii aad go aansato dib u dhigida baaritaanka waa inaad rugta naasaha la xiriirta oo aad qabsataa ballanka baaritaanka cusub. Adigoo naas-nuujinaayo haddii aad naasaha wax kuusan ka dareento waa inaad takhtar RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 14 2017-02-17 15:18:05

la xiriirtaa. Kuus kasta waa in mar kasta la baara xitaa haddii u yahay mid wanaagsan oo aan halis ahayn. Sidatan ayaa mammogramka loo sameeyaa Su aallo xiriir la leh caafimaadkaaga ayaa baaritaanka kahor lagu waydiin doonaa. Baaritaanka mammogramka waxaa lagu dhaqaaqa iyadoo la adeegsanaayo qalab raajo gaar ahaan loogu talagalay. Markii naasaha la masawiraayo qadar yar ayaa laysku keenaa. Masawir-qaadidda waxay qiyaastii qaadataa shan daqiiqo. Booqashada waxay qaadataa qiyaastii nus sac. Masawirrada raajada waxaa baaro laba takhtar oo midkiiba kan kale ka madaxbannaan. Haddii berri hore aad sameeysay mammogramka waxaa lays barbardhigi doonaa masawirrada raajada ee hore iyo kuwa cusub. Booqashada aqoon-kororsasho Haddii booqashada mammogramka awgeed u baahan tahay wakhti dheeraad ama aad doonayso inaad waaxda timaado baaritaanka kahor sida aad su aallo u waydiiso awgeed, la xiriir waaxda mammogramka aad ka tirsan tahay. Jawaabta shaybaarka iyo natiijada Dhowr toddobaad gudohooda ayaa warqad lagu soo diri doonaa. Haddii baaritaankii mammogramka laga helo cillad, ama aan lagu salayn karin qiimayn sugan, waxaa lagugu yeerayaa inaad baaritaan cusub sameeyso, badi ahaan hal toddobaad gudihiisa. Ma u baahan tahay warbixin dheeraad? Haddii su aallo aad ka qabto cudurka kaansarka waxaad khadka taleefanka kula xiriiri kartaa kalkaalisada caafimaadka ee aqoonta gaarka u leh cudurka ee ka hawl gasha Talobixinta cudurka kaansarkt. Taleefan: 08-123 138 00 E-mail: cancerradgivningen@sll.se Saacadaha taleefan soo dirida: isniin-jimce saacadda 08.30-16.00 Talobixinta awgeed waxaad wici kartaa 1177. Waxaa taleefanka ka qaban doono kalkaalisooyinka caafimaadka oo shaqeeyaan habeen iyo maalin iyo saacad kasta. Tan kale adigoo webka adeegsanaayo ayaa su aasha qori kartaa hal sac gudaheeda ayaa lagu soo jawaabi doonaa. Warbixin dheeraad kala xiriir 1177 Vårdguiden: www.1177.se RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 15 2017-02-17 15:18:05

Warbixin dheeraad Waxaad ka heleysaa webka 1177 Vårdguiden: www.1177.se. Warbixin dheeraad oo ku saabsan mammogramka iyo kaansarka ayaa ka aqrisan kartaa. Waxaad khadka taleefanka kula xiriiri kartaa Talobixinta kaansarka su aallo waydiin kartaa ama cudurka kaansarka ka hadli kartaan. Lambarka taleefanka waxaa weeyaan 08-123 138 00. Warbixintaan waxaa soo diyaariyay oona soo baaray Xarunta cudurka kaansarka gobolka Stockholm Gobolka Gotland wadashaqaynta Isbahaysiga qarmeed FUB (Ururka carruurta, dhallinyarada, dadka waaweyn ee qaba itaaldarro). Nofeembar 2015 RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd 16 2017-02-17 15:18:06