Somaliska. Barn älskar böcker

Relevanta dokument
Trycksaken finns digitalt på flera språk: Barn älskar böcker. Svenska

Lulesamiska. Barn älskar böcker

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kalderash. Barn älskar böcker

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo dhawaadda shaqada

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Dulqaaxumo Intolerans

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Transportyrken på sju språk

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Ku soo dhowow Laholm

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Rumänska. Barn älskar böcker

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Sida loo dhiso jaaliyad

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Hagidda kala soocidda

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Wakiilka takooridda DO

Kurdiska (Kurmanji) Barn älskar böcker

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

POMPERIPOSSAS SÅNGHÄFTE HÄR KOMMER LITE AV VÅRA SÅNGER SOM VI SJUNGER PÅ SAMLINGEN OCH PÅ TEATERVERKSTADEN.

KAN SJÄLV! EN UPPLEVELSE AV NATUR FÖR DE ALLRA minsta. Kultur för barn i åldern 0 2 år.

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Uppgifter B Textpaket Litteracitet

Madax xanuunka (huvudvärk).

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Översatt av Sahro Aden Dulle

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Carruurteenna, som betyder våra barn, (c uttalas

Instuderingsfrågor till Tema demokrati

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Transkript:

Somaliska Barn älskar böcker

Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor hore xiiso loo yeesho luuqaddu waxay baaritaan ku muujisay in aad muhiim ugu tahay si uu ilmuhu marka dambe u noqdo mid akhriska ku wanaagsan oo ay sidaas ugu kordhaan ereyada uu yaqaan. Haddii si kale loo sheego Bokstart waxay ilmaha u carbisaa nolosha! Maktabadda waxaa yaal buugaag loogu talagalay da walba oo ku qoran afaf badan. In buugaagtaas la amaahdana waa lacag la aan! Jamen, du kan ju inte läsa! Ska vi läsa en bok? Nä, men vi älskar att lyssna. Böcker är också för bebisar. 2 3

AKHRISKA IYO WARAYSIGA Marka aad adiga ilmahaagu wax isla akhrisaan wuxuu ilmuhu ku wanaagsanaanayaa in uu wax dhegeysto iyo in uu isaguna hadlo. Luuqaddu waxay muhiim u tahay mar dambe marka ilmuhu baranayo akhriska. Krakel Spektakel, Kusin Vitamin hängde och svängde i en gardin För hej och hå, i gardinen den blå Krakel Spektakel, vad tänker du på? Läs i lugn och ro. Stäng av TV och andra skärmar! Mys tillsammans i soffan. 4 5

KOR U AKHRINTA Haddii aadan ku fiicneyn inaad wax akhriso, waxaad beddelkeeda uga sheekeyn kartaa sawirada. Carruurtu waxay jecel yihiin in ay maqlaan codka aabbe ama kan hooyo. MARAR BADAN WAX LA AKHRIYO Carruurtu waxay jecel yihiin in akhrinta buug loogu celceliyo. Berätta om förr i tiden. Pelle Plutt Plutt Plutt tog ett skutt skutt skutt över ån, ån, ån tappa tån, tån, tån In i kammarn efter hammarn spika fast den lilla tån. Sjung för oss! 6 7

Det kommer en mus den kryper och krallar den hoppar och sprallar Och får den inte låna hus så säger den piiip! WAX WALBA LA AKHRIYO Waxaad akhrin kartaa waxyaalo kale buugaag ka ahayn, sida xayeysiiska, calaamadaha waddooyinka, qoraalada wargeysyada iyo baakooyinka caanaha ku qoran. Ilmuhu wuxuu jecel yahay in uu ereyo iyo oraah cusub ku barto dhegeysiga marka kor wax loogu akhrinayo. U sharrax ereyada ku adag. 8 9

MEEL WALBA WAX LAGU AKHRIYO Waaskada qubeyska. Baska. Xeebta. Miiska cuntada. Kursiga lagu nadiifiyo. Sariirta. Tareenka. KELI WAX LA AKHRIYO Markaad wax akhrineyso wuxuu ilmaha qudhiisu doonayaa in uu wax akhriyo. 10 11

MAKTABADA LA AADO Maktabadda waxaa jooga shaqaale talo kaa siinaya buugaagta wanaagsan, filimada, cayaaraha kombiyuutarka iyo buugaagta codka. Maktabadda waxaa kaloo ka jira dhaqdhaqaaqyo loogu talagalay carruurta yaryar: buug-u-akhrinta dhallaanka yaryar iyo heeso waqtiyo gaaban. Carruurta yaryar waa lagu soo dhoweynayaa halkaas, umana baahna in aamusaan oo dhaqdhaqaaqa joojiyaan. Det var en gång ett litet troll som bodde i en strut och varje gång nån knacka på så svara han tittut! 12 13

BUUGTA LA AKHRIYO Alaabtaas lacag la aan uga amaaho maktabadda. Ama ka iibso dukaanka buugaagta. Ama internet. Ama dukaanka cuntada. BADANAABA WAX LA AKHRIYO Markiiba xoogaa akhri. Laakiin akhri marar badan. Vad ska vi göra? Bita i kungens öra Sitta och läsa, på kungens näsa Hoppa hage, på kungens mage Knäcka nötter, på kungens fötter Äta våfflor, på kungens tofflor Sitta och dricka, i kungens ficka Lossa sand, i kungens hand. 14 15

BOKSTART Bokstart Sverige waa waxqabad lagu caawinayo horumarinta luuqadda dhallaanka yaryar. Fikirka iyo aqoontaba waxaa ugu horreyn laga qaatay dalalka England iyo Danmark. Guddiga Dhaqanka iyo Hiddaha ayaa Bokstart ku bilaabay in ay qayb ka noqoto mashruuc waxqabad oo qaran oo lagu horumarinayo akhriska. Waxaan wadashaqayn la leenahay maktabadaha, rugaha daryeelka caafimaadka carruurta, xarumaha qoysaska, ururada iyo hay adaha si aan u xoojinno hawlaha horayba lagu soo horumarinaayey horumarinta luuqadda carruurta. Bokstart wuxuu ka kooban yahay buugaag hadiyado ah, booqasho guryaha lagu tago, dhaqdhaqaaqyo lagu horumarinayo luuqadda oo lagu qabto maktabadaha, wadashaqayn xirfad leh iyo shabakad internet oo aqooni ku kaydsan tahay. Daabacaaddaan oo ku qoran afaf badan waxaa laga helaya internet: www.kulturradet.se/bokstart Tack till Kulturstyrelsen i Danmark. Text: Hanne Kvist och Anna Enemark Illustrationer: Rasmus Bregnhøi och Helle Vibeke Jensen Grafisk design: mariahagerup.dk Tryck: Taberg, 2015 Språk: Somaliska