DIVA Liquid Shanazi. Wixii macluumaad dheeraad ah la xidhiidh Victoria Almroth Emma Nilsson Hoshi Kafashi

Relevanta dokument
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Ku soo dhawaadda shaqada

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Sida loo dhiso jaaliyad

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Dulqaaxumo Intolerans

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Transportyrken på sju språk

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Somaliska. Barn älskar böcker

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

En röst att räkna med. Bankunionen. möjlighet? Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas.

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Hagidda kala soocidda

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Wakiilka takooridda DO

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Transkript:

Xerada dhalinta 2016 Waa maxay xerada dhalintu? Waxaad halkan xeradayada Liljeholmen iyo Kalvudden ku sameyn kartaa inaad dabaalato, asxaabtaada la baxdo, kubada ciyaarto, soo tamashleyso duurka, doon kaxeysato, farsamo gacmeed iyo qaar kale oo badan sameyso. Waxa la odhan karaa kaliya waa mid iskugu jirta in xagaaga maalintii xeebta lagu qaato oo si waalan la iskugu mashquuliyo waxqabadyo badan, waxaad xero degantey 4 maalmood DIVA 2016-06-20-2016-06-23 Kalvudden 4 maalmood da'da 12-20 sanno Liquid Emma Liljeholmen 4 maalmood da'da 12-19 sanno Shanazi 2016-07-04-2016-07-07 Liljeholmen 4 maalmod da da 13-16 år DIVA Liquid Shanazi Xerada Diva waxa leh oo wada gabdhaha. Xerada markaad joogtid waxaanu isku dayaynaa tacaburo kala duwan oo koorsooyinka, waxqabadyada halabuurka, dabaal, doon kaxaysi iyo la kulanka saaxiibo cusub. Xoojinta isku kalsoonaanta, kor u qaadida caafimadka wanaagsan iyo kor u soo qaadida qofka ayaa muhiim noo ah anaga joogna Diva. Liquid-Linköping Queer Iden- - goob kulan oo hbtq dhalinta. Hadda waxay gaadhay xiligii xerada xagaaga. Iska diiwaan gali Liquid, kaas oo lagu qabanaayo Arbis lokaler, furan khamiista 14.00 20.00. Hadda waa xiligii xerada xagaaga Liquid waxay leedahay warqadaada dalabka ee ayaa meesha laga soo qaadanayaa, dalabka ayaan lagu sameyn karin warqadan. Geesiyada Shanazi waa xerada geesiyaasha halkaas oo ayaynu dabaalanayna, qoraxda isku dhigaynaa, la kulmaynaa asxaabta, doonta kaxaysanaynaa, layli kala duwan oo qiimeyn ah sameynaynaa. Kaalay oo si xor ah ugu soo jeedi waxa aad doonaysaan inaad sameysaan! Dhamaan waxqabadku waa mid si xor ah looga qeyb qaadanaayo! Geesiyada Shanazi -Xarun barnaamijka kahortaga cadaadiska, taageera sinaanta, dimiquraadiyada iyo xuquuqda bini-aadanka" Is diiwaan gali ugu danbeyn Is diiwaan gali ugu danbeyn Is diiwaan gali ugu danbeyn 27/5 27/5 27/5 Kharashku waa 200 kr Kharashku waa 200 kr Kharashku waa 200 kr Victoria Almroth Emma Nilsson Hoshi Kafashi 0738-032100 0725-399213 0727-349669 www.blidiva.nu www.liquid-linkoping.se

Liljeholmen iyo Kalvudden ba waxay ku yaalaan Rimforsa, oo 4 mayl Linköping u jirta. Xili kasta waxaanu diyaarinaynaa bas weyn oo aad ku tageyno Liljeholmen iyo Kalvudden. Hogaamiyayaasha ayaa baska la soo raacaaya, marka uu xiligiinii xeradaadu dhamaado ayaynu baska dib ugu soo raacaynaa Linköping. Wayni degahanay guri weyn. Waxaad wadajir qol 2 4 sariirood leh ula degenaan doontaa ka qeyb qaatayaasha kale. Hogaamiyayaashuna gurigaas ayay degan yihiin, laakiin qolkooda gaarka ah ayay leeyihiin. Markasta waxa jooga hogaamiye aad la hadli karto, xataa habeenkii, haddii tusaale ahaan ay kugu adkaato hurdadu ama aaad rabto inaad wax ka hadasho. Waxa Liljeholmen isla markiiba ka socda dhowr xerooyin, laakiin guriga aynu deganahay ma joogaan cid kale. La hadal qof weyn haddii aad xiiseynayso inaad xerada aado ama haddii aad rabto inaad wax dheeraad ah ka ogaato intaanad dalban. Xerada dhalinta Waxa soo abaabula anaga Fritidsverksamheten oo ka mid ah Sektionen för resurs- och stödverksamhet ee Linköpings kommun. Waxaanu ku shaqeynaynaa amarka aanu ka haysano hay'ada Carruurta iyo Dhalinta inaanu sameyno hawsha xerada degaanka. Marka laga reebo in carruurta iyo dhalinyarta la siiyo hab sugan oo ay xerada degaanka ku joogaan waxa kale oo xerada muhiimadeedu tahay in la helo xasuus wadajirka oo qiimoleh iyo in shakhsi ahaan la koro. Waxay noqon kartaa talaabo weyn in maalmaha guriga laga tago. Xili kasta waxa ka shaqeeya 3 5 qof oo hogaamiyeyaasha carruurta ah. Masuuliyada ugu weyn ee waxqabadka waxa leh maamulaha iyo maareeyaha waxqabadka. Safarka aaditaanka iyo ka soo laabashada xerada Safarka aaditaanka iyo ka soo laabashada ee xerada waa mid wadajir loogu sameynaayo bas ka baxaaya Linköping. Kharashka Kharashku waa 200 kr waxaana la bixinayaa intaan xerada la tagin ee dalabka la sameyeeyo. Fiiro gaara dalabku waa mid ku qabanaaya. Dalabka Dalbka ama u soo dir masuulka xerada ama anaga noo soo dir: Linköpings kommun Sektionen för resurs- och stödverksamhet, Koloniverksamheten Klostergatan 24 581 81 Linköping Maalinta dalbka ugu danbeysa: 2016-05-27 La hadh bogga 1-2 xiliga dalabka aad sameynayso, waxay dhibyareynaysaa haddii aad nala soo xidhiidhayso. Haddii aad wax su'aalo ah qabto ama wax rabto inaad na weydiiso ayaad ku soo dhawaan kartaa inaad weydiiso cida maamulaha xerada ay khuseyso ama aniga maareeyaha ah. Therése Hansson 013-20 71 88 therese.a.hansson@linkoping.se

Warbixin ku sabsan maareynta macluumaadka shakhsiga (Sharciga macluumaadka shakhsiga SFS 1988-204) Macluumaadka shakhsiga ee dalabka lagu soo gudbiyey waxa maareynaaya Sektionen för resursoch stödverksamhet ee maareynta iyo arimaha kale ee loo baahan yahay si kiiska loo maareeyo. Maareynta waxaa sidoo kale laga yaabaa in laga sameeyo tirakoob, soo diristiisa biilka khidmada. Waxaad xaq u leedahay inaad hal mar sanadkii kadib markaad u soo qorato warqad saxeexan aad hesho warbixinta ku sabsan macluumaadka la maareeyey. Sektionen för resurs- och stödverksamhet ayay masuuliyadooda tahay inay isla markaaba saxaan macluumaadka qaladka ama marin habaabsan.

Diva Liquid dalabka ka soo qaado Arbis, khamiista 14.00-20.00 Shanazi Carruurta/dhalinta Lambarka shakhsiga Telefoonka gacanta: Masuulka ilmaha Magaca masuulka ilmaha 1 Telefoonka guriga Telefoonka gacanta Emaylka Magaca masuulka ilmaha 2 Telefoonka-guriga Telefoonka gacanta Emaylka Waxa anaga noo muhiim ah inaanu ogaano Xasaasiyadda-cuduradda-daawooyinka Haa Maya Haddii ay haa tahay, maxaad xasaasiyad ka leedahay? Cudurkee? Dawadee? Cuntada khaaska ah Haa Maya Hadii ay haa tahay, waa tee? Macluumaadka kale Saxeexa masuulka ilmaha Degaanka iyo taariikhda Saxeexa masuulka ilmaha ee 1 Degaanka iyo taariikhda Saxeexa masuulka ilmaha ee 2 Cida biilka loo diraayo Fiiro Gaara. Is diiwaangelintu waa waajib ku qabanaaya, booska aan la isticmaalina waa lagaa qaadi doonaa lacagtiisa. Haddii aad xanuunsato waxa la iska rabaa cadeyn dhakhtar Magaca Lambarka shakhsiga Dariiqa cinwaanka Saxeexa Lambarka boostada iyo degmada