Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Ku soo dhawaadda shaqada

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Dulqaaxumo Intolerans

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Transportyrken på sju språk

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Sida loo dhiso jaaliyad

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Somaliska. Barn älskar böcker

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Goorma samaynayaa mammogramka

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Madax xanuunka (huvudvärk).

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Hagidda kala soocidda

Wakiilka takooridda DO

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Översatt av Sahro Aden Dulle

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Ku soo dhowow Laholm

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

En röst att räkna med. Bankunionen. möjlighet? Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas.

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Transkript:

Sida: 1 av 5 Somaliska Så här fyller du i i blanketten Månadsredovisning för etableringsersättning - Arbetsökande Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe Waxaad keeni kartaa soo bandhigida bisha oo loogu tala galay halka bil marka ee bisha dhamaato. Si aad ku hesho lacagta daganaanshada, waxaa laga doona in aad soo xareeyso Warqada soo bandhigida bishi oo loogu tala galay lacagta daganaanshada shaqo goobe (Månadsredovisnför etableringsersättning Arbetssökande) waxaana la keeneeysaa Warqada soo bandhigida oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Hawl qabqaabiye (Månadsredovisning för etableringsersättning Anordnare av aktiviteter) ayada oo wadata saxiixa qabqaabiyahay oo ku jiro qorshahaada daganaanshada, waxaad uu keeneeysaa Xafiska xiriirka shaqada (Arbetsförmedlingen). Haddii maqanaanshadaadu ku xirneed daryeelid canug, waxaad keneeysaa foomka Cadeeynta maqanaashada canuga, waxaad uu keneeysaa Xafiska shaqada. Canugaada dugsigiisa xanaanada ama skoolkiisa waa in uu soo saxiixaa foomka. 1. Warbixin shakhsiyeed Halkaan waxaad ku qoreeysaa magaca hore iyo magaca dambe, lambarka dhalashada/ lamarka duweeynta, telefoon lamarka oo uu raacsanyahay lambarka lagu soo galo magaalada. Haddii aad cinwaanka (adresska) badashay, midka cusub inta ku qor. Bisha sanadka qaabkaan ayaa loo soo gaabinaa SANADKA- LAMBARKA BISHA (ÅÅÅÅ-MM) Tusale ahaan Waxaad soo xareeynee warqada soo bandhigida bisha oo ku saabsan hawlhaada inta lagu jiro bisha juun. Waxaad qortaa 2014-06. 2. Warbixin ku saabsan ka maqanaansho hawl Halkaan waxaad ku qoreeysaa sababta aad uga maqneed iyo inta sacadood aad ka maqneed. Warbixinta ku saabsan maqanaanshada, waxaad ku qoreeysa maalinta tarikhdeeda aad maqneed. a) Cudur Halkaan waxaad ku buuxineeysa haddii aad jiraneed oo aad wargalisay arintaas xafiska shaqada. Haddii aad maalin dhan jiraneed waxaad qoreeysaa 8, waa haddii aad lee dahay qorsho daganaansho oo waqti buuxa ah. Haddii aad lee maqneed qeeyb ka mid ah maalinta, waxaad qoreeysa inta sacadood aad maqneed. Haddii aad jiraneed maalinta dhan oo qorshaada dagnaansho (wax qabad) uu yahay mid 75 % ah, waxaad qoreeysa 6,50 %, haddii aad lee dahay mid 50 % waxaad qoreeysa 4,25 %, haddii aad lee dahayna mid 25 % ah, waxaad qoreeysaa 2.

Sida: 2 av 5 Haddii aan xannuunsanayd oo xilligaas qaadatay lacagta bukaanka ee loo yaqaanno sjuklön, sjukpenning ama lacagaha caymiska bulshada ee ku xusan 4. Xaaladaas gunnooyinka kale ama deeqaha kale waa inaad ku qorta halka ay ku qoran tahay ka maqnaanshada sax ahayd iwm ee deeqaha caymiska bulshada. b) Daryeelid canug Halkaan waxaad ku buuxineeysaa maqanaansho ee sababtay daryeelid canug jiran oo aad wargalisay Xafiska shaqada. Waxaad wargalinta sameeyneeysaa maalinta koobaad ee canuga jirado. Haddii xilligaas ubad ka xannuunsan daryeelaysay oona qaadan jirtay Lacagta waalidiinta föräldrarpenning waa inaad ku qorta halka ay ku qoran tahay ka maqnaanshada sax ahayd iwm ee deeqaha caymiska bulshada. c) Fasax la ogalaaday Halkaan waxaad ku buuxineeysaa haddii gacanyarahaada jooga Xafiiska shaqada uu/ee kuu ogalaaday/ogalaataay fasax. d) Ka maqnaanshada shaqada darteed ama leh deeqaha caymiska bulshada Halkaana ayaa buuxinaysaa haddii ka maqnaanshada ay u sabab ahayd shaqo, ama jirrada, daryeelida ubad xannuunsanaa ama fasax lagu oggolaaday awgeed, oona isla xilligaas aad qaadanaysay lacagta bukaanka ee loo yaqaanno sjuklön ama lacagaha caymiska bulshada ee ku xusan 4. Gunnooyinka kale ama deeqaha kale Haddii fasaxa waalidiinta aad ku maqnayd oona qaadatay Lacagta waalidiinta, waa inaad buuxisa saddarka ka f) Ka maqnaanshada kale. e) Maqanaanshada kale Halkaan waxaad ku buxineeysa haddii aad maqanaatay adiga oo wargalin Xafiska shaqada ama haddii aad maqanaatay ayadoo Xafiska shaqada ku ogalaan maqanaanshada. Waxaad ogataa in maqananasho keentay shaqo ku jirto qorshaada dagnaansho (wax qabad) in aan la calamdeeyneeyn. Haddii ee maqanaanshadu ee uu sababtahay in hal hawl ama haawl badan tirsan qorshaada daganaansho) isku waqti noqdaan, maqnaansho ahaan uma calamdeeyneeysid taas. f) Fasaxa waalidiinta Halkaan ayaa buuxinaysaa haddii fasaxa waalidiinta aad ku maqnayd, laguna siiyay d) Ka maqnaansho shaqo darteed ama lacagaha caymiska bulshada. 3. Ceeymiska jirada Haddii aad uu maqanaatay cudur daraadiis, waxaad in yar oo kooban ka qortaa cudurka ka hortaajiyay in aad ka qeeyb qaadato haawlo. Waxaad sido kale qortaa, haddii aad uu maleeneeyso in cudurkaadu uu ka hortaajindoona haawlaha waxii ka danbeeyo.

Sida: 3 av 5 ahaan Hergab. Waxaan saarnaa sarirta, waana qufacaaye. Hada waan soo ficnaaday, hergabkana igama hortaajin doono ka qeeyb qaadashada haawlaha. 4. Lacagta/ Dheefka aad ka heli kartid mustaqbalka Qasnada Ceeymiska (Försäkringskassan) Halkaan waxaad ku buuxineeysaa haddii aad ka heshay Qasnada ceeymiska (Försäkringkassan) magdhaw ama faa iido. Haddii aad la heed mushaarka bukaanka, lacagta la siiyo qofka marka uu san shaqada awoodin (havandeskapspenning), lacagta baxnaaninta, lacagta waalidiinta oo ku meel gaar ah, lacagta waalidiinta, ribada dhaawaca shaqada, lacagta dhawaanshada, lacagta cudur qaadista, waad qoreeysaa taasi. Waxaacalamdeeysaa afargeeska ku ug yaalo lacagta ama dheefka aad heshay bishaan inta lagu jiray. 5. Saxiixa Marka aad magacaada ku saxixeeysid, waxaad cadeeyneeysaa in warbixintaadu ee tahay mid run ah oo dhameeystiran. Iyo in aad ogsoon tahay in lagu ciqaabi karo haddii warbixintaada aysan dhamaystirsanayn ama been-abuur ku salaysan tahay.

Sida: 4 av 5 Somaliska Så här fyller anordnare av aktiviteter i blanketten Månadsredovisning för etableringsersättning - Anordnare Sidatan ayuu Qabanqaabiyeha dhaqdhaqaaqa u buuxinayaa foomka Wargelinta bileedka xiriirka a leh Gunnada sal-dhigida - Qabanqaabiyeha Maadaama aad tahay Qabanqaabiyeha dhaqdhaqaaqa ku salaysan Qorsheha saldhigida, waxaa waajib kugu ah inaad Xarunta Shaqada wargeliso wax alle wixii warbixin ah oo muhim u ah hirgelinta Sharciga Waxkaqabadyada sal-dhigida loogu talagalay soo-galeetiyada dalka ku cusub qaarkood (2010:197) iyo Xeer-maamuleed gunnada (2010:407) loogu talagalay soo-galeetiyada dalka ku cusub qaarkood. 1. Warbixin ku saabsan shaqo-dooneha Halkaan ku qor magaca, tobbanka lambar ee shaqsiyeed/lambarka isku-duweha shaqodooneha. Ku qor bisha ay wargelinta ku saabsan tahay, qor SANNADKA iyo BISHA. Haddii wargelinta ay ku saabsan tahay bisha juunyo 2014. Qor 2014-06. 2. Warbixinta qabanqaabiyeha ku saabsan ka maqnaansho Halkaan ku qor magaca dhaqdhaqaaqa iyo tirada saacadaha ka maqnaanshada, iyo taariikhda saacad buuxda. Ka maqnaansho aan saacad dhamayn lama calamadeeyo. Ka maqnaanshada hal saac ka badan waxaa loo calamadeeyaa saacado buuxda. Shaqo-doone oo aad u qorsheysay laba saacadood oo dhaqdhaqaq wuxuu soo daahay 1 saac iyo 30 daqiiqo. Waxaad calamadaynaysaa 1 saac oo ka maqnaansho iyo taariikhda ka maqnaanshada. Shaqo-dooneha wuxuu dhaqdhaqaaqa ka soo daahay 20 daqiiqo. Xaaladaas wax ka maqnaansho kuma calaamadaynaysid qoraal-bileedka.

sida: 5 av 5 3. Warbixinta Qabanqaabiyeha Halkaan ku qor warbixinada ururka ama shirkadda Qabanqaabiyeha dhaqdhaqaaqa. Xarafka isku-xigaha hortiisa ku qoran waa in uu waafaqsan yahay, xarafka ku qoran isku-xigaha hortiisa ee dhibacda 2:aad. Ku buuxi warbixinta xiriirka: lambarka taleefanka leh furaha magaalada iyo e:mailka. Hoos ku qor magacaaga oo saddexan iyo saxiixaaga. Saxiixaaga waxaad ku muujinaysaa oo aad ku caddaynaysaa in warbixinada aysan qabyo ahayn oona ay sax yihiin.