Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada
Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada - Dexter 12-14 Waxkabedelka saacadaha xannaanadda 15 Wargelinta dib u soo celinta booska 15 2
Dexter Adigoo adeegsanayo hab-dhiska Dexter, ayaa diiwan gelin karta jadwalka /waxkabedeli kartaa jadwalka, waxkabedeli kartaa saacadaha xannaanadda, wargelin karta dib u soo celinta booska, waxkabedelka warbixinta daqliyada ama lamabarrada taleefanada ama e-mailka iwm. Markii aad isku qortay safka booska xannaanadda, waxaa lagu siiyay ama lagu soo diray magaca aad isticmaale ahaan adeegsan lahayd iyo passwordka. Haddii gudagaleha aadan haysan ama aad passworkaaga iloowday, waxaad mid cusub ka dalban kartaa bogga gudagalka. Jawaabta waxaaa markaas kaddib lagugu wargelin doonaa warqad ama e-mail. Haseyeeshe, hubso in adreeska e-mailka aad Dexter ka diiwan gelisay u sax yahay! Dexter waxaa laga heli barta internetka ee Dowladda hoose Växjö: www.vaxjo.se toos adreeska hab-dhiska ku qoran: www.barnochutbildning.vaxjo.se Maamulka waxbarashada Växjö kommun 0470-410 00 www.vaxjo.se Buugga warbixinta oo ku qoran afafka carabiga,soomaaliga iyo ingiriiska ayaa waxaa laga soo degsan karaa bogga internetka ee degmada. 3
Gudagal Dexter 1 1 1 2 Kaddib markii aad codsigaaga diiwan geliso ayaa caddaynta codsashada boostada lagugu soo diri doonaa. 2 2 Booqo www.vaxjo.se Kaddib jag-sii dugsiga xannaanadda iyo dugsiga. 4
3 3 3 Jag-sii xiriiriyeyaasha: Dexter xannaanadda iyo dugsiga. 5
4 4 5 6 4 5 6 Halkaan gudagal adigoo adeegsanaayo magaca isticmaaleha iyo passwordka. Haddii aadan qabin magaca isticmaaleha iyo password halkaan ka codso. Haddii aad passswordka iloowday halkaan ayaa mid cusub laga siinayaa. 5 Namn barn 1 Namn barn 2 Namn barn 3 6
Diiwangeli jadwalka 6 7 7 6 Jag-sii Schema. 7 8 8 Jag-sii xiriiriyeha Nytt schema. 7
8 9 10 11 9 10 6 11 Dooro tirada toddobaadyada ee jadwalka. Dooro taariikda u jadwalka bilaaban doono (waxaa ku soo ixbixi doono kaleendar haddii aad jag-siiso afargeysta). koobi ka soo qaad kuwa walaalaha: Ogeysiis! Tani waxaa la isticmaala oo keliya haddii jawdwalka hal ilmo aad gelisa oo aad doonayso inaad koobi ka sameeyso jadwalka ilmaha. 8
9 Haddii aad leedahay wareegga jadwalka, tusaale 2, 4 ama 12 toddobaad, ka bilaaw jadwalka toddobaad 1:aad iyo sii wad ilaa aad jadwal cusub ka geliso. Kala xaajo shaqaalaha waaxda, haddii aad ku talo jirto inaad isbeddelo yaryar ku sameeyso jadwal cusub. 9
10 Exempel: 12 Caddayn in jadwal la diiwan geliyay. E-mail ayaa lagu soo diri doonaa. 12 Halkaan ayaa jadwalka ka daabacan karta. 10
Diiwan gelinta jadwalka meelaynta qaybsan 11 Meelaynta qaybsan = Ilmaha marna waxay la nool yihiin mid kamid ah waalidiintiisa marka kalena waalidka kale, labada waalid waxay u baahann yihiin booska xannaanadda. Haddii la isticmaalayo meelaynta qaybsan, waa in labada waalid ay diiwangeliyaan jadwalka 2- toddobaad. Ogeysiis! Ha iloowin inaad qorto taariikha bilaabida (toddobaadka oo aad ilmaha keeni/ka kaxayn doonto dugsiga xannaanadda/goobaha wakhtilummiska). Tusaale: Xilhaayeha xannaanadda/waalidka 1:aad Toddobaad 1 Toddobaad 2 Isniin 8-13 ilaa Talaado 8-13 ilaa Arbaco 7-16 ilaa Khamiis 7-16 ilaa Jimco 8-14 ilaa Xilhaayeha xannaanadda/waalidka 2:aad Toddobaad 1 Toddobaad 2 Isniin 7-16 ilaa Talaado 7-16 ilaa Arbaco 7-16 ilaa Khamiis 7-16 ilaa Jimco 7-16 ilaa Haddii mid kamid ah xilhaayeha xannaanadda/waalidka uu leeyahay jadwalka isbedbedello, waa in labada ba ay diiwangeliyaan tirada siman ee jadwalka toddobaadyada. 11
Waxkabedelka warbixinta daqliyada Dexter Kharashka xannaanadda ilmaha wuxuu ku salaysan yahay isku-darka daqliyada qoyska kahor inta aan canshuuraha laga jarin. Haddii daqliyada aan Dexter laga diiwan gelin, wuxuu qoysku bixin doona kharashka ugu badan. 12 1 1 Ka bilaaw bogga biloowga ee Dexter. Kaddib halka ay ku qoran tahay [Mina uppgifter] kaddib u gudub Ilaa Ändra inkomstuppgift. 13 2 2 Jag-sii Ändra inkomstuppgift. 12
14 3 4 5 4 6 3 4 5 6 Haddii qofku usan doonayn in uu halkaan ku qoro daqliga, oona u leeyahay isku-dark daqliyada kahor canshuur ka jarida ee ugu badan. Xaaladaas waxaa la calaamadaynkara afargeysta Ja. Cusboonisii warbixinta daqliyada. Cusboonisii shaqo bixiyeha iyo lambarka goobta shaqada. Jag-sii Bekräfta. 13
15 Namn på vårdnadshavare 1 Namn på vårdnadshavare 2 14
Waxka beddelka saacadaha xannaanaddahours 16 U gudub hadlka ay ku qoran tahay Mina uppgifter - ändring av omsorgstider Muddada wargelinta waa 1 bil haddii aad lahaan jirtay tiro kabadan 15 saacadood oo saacadaha xannaanadda toddobaadkii, kaddib u beddelato tiro ka hooseeysa 15 saacadood oo saacadaha xannaanadda toddobaadkii. Xitaa muddada wargelinta iska bedddelka dugsiga xannaanadda waa 1 bil. Wargelinta dib u soo celinta booska 17 U gudub Mina uppgifter uppsägning. muddada wargelinta waa 1 bil Ogeysiis! Hubso in lambarka taleefanka, adreeska iyo e-mailka ku qoran Dexter ay sax yihiin, taasoo noo suurtagelin doonto in aan kula soo xiriirno. 15
Dowladda hoose degmada Växjö Box 1222 351 12 Växjö Tal. 0470-410 00 www.vaxjo.se Soo saare: Dowladda hoose degmada Växjö, waaxda waxbarashada, abriil 2018