sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Relevanta dokument
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhawaadda shaqada

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Dulqaaxumo Intolerans

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Inledning. Hordhac. svenska. somali

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Sida loo dhiso jaaliyad

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Somaliska. Barn älskar böcker

Transportyrken på sju språk

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

Ku soo dhowow Laholm

Wakiilka takooridda DO

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

SOMALISK a AF-SOOMAALI

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Översatt av Sahro Aden Dulle

Dexter. Att lägga in schema och inkomstuppgifter till förskola och fritidshem

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

Madax xanuunka (huvudvärk).

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Transkript:

Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa idinka idin sugaya wakhti aad u xiiso badan! Sida uu dhigayo sharciga dugsiyadu waxay waalidiinta iyo ardayduba xaq u leeyihiin inay doortaan dugsiga. Waad codsankartaan dugiyada ay degmadu gacanta ku hayso iyo kuwa gaarka loo leeyahayba haddii aad doonaysaan/kuwa baraayfadka ah. Waxaanu halkan idinku wargelinaynaa sharciyo guud iyo su'aalo ku saabsan arrimo la taabakaro.. Dugsiyadee ayaa Linköping laga helayaa? Liisto ay ku yaalaan dugsiyada Linköping oo dhan waxaad ka helaysaa bogga internetka ee degmada:. Waxaad kaloo halkan ka helaysaa macaluumaadka ku saabsan xiriirka dugsiyada oo dhan. Dugsigee ayaa ilmahaaga boos looga helyaa? Ardayda deggen degmada Linköping oo dhami waxay xaq u leeyihiin inay boos ka helaan dugsi ku yaala degmada Linköping. Cinwaanka gurigu meesha uu kuyaalo ayay xidhan tahay dugsiga, ama dugsiyada ardayga booska looga helayo. Gurigu waa cinwaanka uu ilmuhu ku diiwaangashan yahay. Fadlan ka codso dugsiga aad doonayso bogga internetka 13-29 janaayo UFIIRSO! WAKHTIGA Dadka mas'uuliyada ilmaha iska leh ama waalidka waxa laydinku boorinayaa inaad dugsiga aad doonaysaa si aktifnimo leh u codsataan idinka iyo ilmihiina oo wadajira. Waa suurtogal inaad sadex dugsi doorankartaan - gacanta koowaad, tan labaad iyo gacanta sadexaad. Ka doorta codsigiina boggayaga internetka ee. Waxa si khaas ah loogu furidoonaa adeeg internet ah codsiyada dugsiyada wakhtiyada u dhexeeya 13-29 janaayo. Haddii aad ku qanacsan tihiin hindisahan soo socda Haddii aad ku qanacsan tihiin hindisaha ku qoran warqaddan laydiin soo diray -markaa uma baahnidin inaad internetka wax ka samaysaan. Ilmihiinu wuxuu boos ka helaya dugsigan ra'yi ahaan laydiin soo jeediyey.* Uma baahna wax jawaab internetku -waxay lamid tahay - doorasho aktifnimo ah - waxa markaa doorateen dugisgii laydiin dooray.** Haddii aad doonaysaan dugsi aan ahayn kan laydiin dooray? Haddii uu ilmahaagu doonayo dugsi kale oo aan ahayn kan warqadda laguu soo diray ku qoran waxa markaa khasab ah inay labada waalidba ay si aktifnimoleh u sameeyaan dugsiga aad rabtaan. Mabda' ee ayaa la raacayaa markay noqoto booska? Dugsiga ray'i ahaan laydiin soo jeediyey boosaska dugsiyada waxa loo kala qaybiyaa ardayda doorashada samaysay oo dhan*** dugsiga ray'i ahaan laydiin soo jeediyey. Haddii uu boos ka banaanaado hal dugsi marka uu wada qaato aradaydii loogu talagalay oo dhan markaa kadib waxa loo furaa inuu qaato ardayda kalena: Waxa jira laba mabda' oo la raaco markay noqoto boos helida Doorashada gacanta koowaad. Ardayda doorata hal dugsi -waxa marka hore booska laga siiyaa ardayda dugsigaas dooratay - haddii uu boos ka soo hadho. Waxa markaa loo qaybiyaa kuwa gacanta labaad dugsigaa ku doortay. Wixii intaa ka dambeeya waxa loo qaybiyaa kuwa gacanta sadexaad dugsigaa ku doortay iyadoo ay ku xidha tahay booska. Sidaas daraadeed ayay muhiim u tahay inaad idinku si aktifnimo leh uga codsataan dugsiyada aar rabtaa bogga internetka ee - Haddii aanu boosku kuwada filnayn dadka gacanta koowaad ku codsaday oo dhan waxa markaa boosaska loogu kala qaybiyaa iyadoo la raacayo madba' dhawaanshaha (närhetsprincipen): Mabda' dhawaanshaha (Närhetsprincipen) waxa la raacayaa masaafada u dhaxaysa dugsiga iyo guriga ardaygu deggen yahay-. Ardayga gurigiisu u dhow yahay ayaa dugsigaa boos ka helaya. Marka sidaas loo qaybiyo kadib waxa markaa boosaska kale loo qaybiyaa ardaydii dugsigaas ku doortay gacanta labaad iyadoo la raacayo mabda' kor ku xusan. Wixii intaa ka sii dambeeyana boosaska soo hadhay waxa la siiyaa kuwii gacanta sadexaad dugsigaa ku doortay. Haddii uu ilmahaagu dhigto fasalka 6aad dugsigaas oo leh fasalada 7-9 Haddii dugsiga uu ilmuhu dhigtaa uu leeyahay fasalada 7-9 aad, waxay markaa noqonaysaa inuu dugsigaa siiwato. Ardaygu wuxuu xaq u leeyahay inuu halkaa ka siiwato waxbarashadiisa. Wuxuu kaloo ilmuhu xaq u leeyahay inuu bilaabo cinwaanka uu ku diiwaangashan yahay dugsiga ka tirsan. Sidaas daraadeed waa muhiim inaad siwadjira uga samaysaan doorasho ku saabsan dugsiga -

Waa maxay waxa khuseeya marakay noqoto booska dugsiyada khaaska ah? Dugsiyada khaaska ahi waxay leeyihiin sharciyo iyaga u gooni sida ay aradayda u qaataan. Dugsiyda khaaska ah waxa laga helayaa bogga internetka ee degmada sida kuwa ay degmadu gacanta ku hayso. * Codsiga dugsiyada ee natiijooyinkii berigii hore marka la eego waxay muujiyeen inuu xiisuhu kor u kacay in boos laga helo dugsi dhexe oo senter ah. Marka boosas cusubi soo baxaan waxa isbedela codsiyada ardayda. Tirada carruurta codsanasa way isbebedeshaa sannad walba. Karaanka ay xitaa dugsiyadu wardayda ku qaadanayaa way isbedeshaa. Taas macnaheedu ma aha hubaal in dugsiga laydiin soo jeediyey inaad heleysaan. Haddii ay xaaladu sidaas noqoto waxa ardayga lagu meelaynayaa dugsi kale oo qaybkale ka tirsan. Markaa waxa la dooranayaa mabda' dhawaanshaha. ** Ardayda deggen xaafada Ryd laba dugsi ayaa u banaan inay galaan, Folkungaskolan iyo Elsa Brändströms skola. Haddii aad codsanaysaa mid ka mid ah dugsiyadan waa inaad si aktifnimo leh uga codsataan adeega internetka. *** haddii aan jawaab internetka lagu lagu sheegin - waxay la mid tahay - doorasho aktifnimo ha - markaa waxaad doorateen dugsiga aanu annagu idiin soo jeedinay.

Dugsiga ilmahaaga loo soo jeediyey inuu dhigto: Miyaad doonaysaa inuu ilmagaagu dhigto dugsiga? Uma baahnid inaad wax ka samayso internetka. Ee ilmagaagu si otomaatik ah ayuu boos dugsigan uga helayaa*. Miyaad doonaysaa inuu ilmahaagu dhigto dugsi kale? Markaa waxa labada waalidba looga baahan yahay inay si aktifnimo leh doorasho uga sameeyaan adeega internetka ee codsiga dugsiga Miyuu ilmahaagu rabaa dugsi leh hadal (inriktning) ama astaan (profil)? Markaa waxa labada waalidba looga baahan yahay inay si aktifnimo leh doorasho uga sameeyaan adeega internetka ee codsiga dugsiga Waxyaabaha khuseeya fasalkada astaamaha leh, koorsooyinka gaarka ah iyo kuwa hadafkoodu yahay luqadda Mabda' ee ayaa lagu meeleeyo ardayda rabta fasalada koorsooyinka gaarka ah ee fasalada 7aad? Dhowr dugsi waxay leeyihiin fasalo koorsooyin gaar ah bixiya kuwaas oo ardayda ka qaata degmada oo dhan ardayda bilaabaysa fasalada 7aad marka tijaabo laga qaado kadib. Ardayda ugu natiijada fiican marka tijaabada laga qaado kadib ayay markaa qaataan, iyadoon la eegay meesha ay degmad ka deggen yihiin. Fasalada astaamaha lagu yaqaano Linköping waa: Berzeliusskolans astaanta ciyaaraha (idrottsprofil) Ekholmsskolans astaanta kubadda cagta (fotbollsprofil) Folkungaskolans astaanta qoobka ciyaarka (dansprofil) Arenaskolans astaanta kubadda cagta (fotbollsprofil), astaanta kubadda qoriga (innebandyprofil), astaannta kubadda xeegada (ishockeyprofil), astaanta ciyaarta barafka lagu cararo (konståkningsprofil), astaanta dabaasha (simprofil), astaanta teynista (tennisprofil), astaanta qoobka ciyaarka (dansprofil) Ånestadsskolans astaanta kubadda gacanta (handbollsprofil) Koorsooyin gaara oo ay leeyihiin Berzeliusskolan iyo Ånestadsskolan Dugsiyadu waxay samaynayaan mashruuc tijaabo ah oo ardayda wadanka oo dhan laga qaataankaro. Codsiga ku saabsan fasalada koorsooyinka gaarka ah laga bixiyo waxaa si toos ah looga sameeyaa dugsiga. Eeg dugsi kasta boggiisa internetka. Dugsiga Berzeliusskolan wuxuu ardayda u soo bandhigaa inay si qoto dheer xisaabta, fiisigiska, kimisteriga iyo baayoolijiga u bartaan. Dugsiga Ånestadsskolan wuxuu ardayda u soo bandhigaa inay si qoto dheer u bartaan cilmiga barashada bulshada. Marka codsiga la qabto ayaa tijaabo la qaadayaa. Wixii camluumaad ah ee ku saabsan habka codsiga, waxaad ka eegaysaa Dugsiga Elsa Brändströms ee fasalada 7-9 Ardayda dhigata fasalada 6aad ee dugsiga Atlasskolan sannad dugsiyeedka 2016/17 waxay ka sii wadandoonaan oo boos ay ka helayaan dugsiga Elsa Brändströms si ay u siiwataan hadafkoodii ahaa luqadda (språkinriktning). - Waxa suurtogal ah inuu dugsigu raadsato ardayd badan si uu ugu soo bandhigo waxbarasho mid ku jihaysan luqad iyo mid aan ku jihaysnayn. Marka la leeyahay luqadda ayuu ku jihaysan yahay (språkinriktning) waxa laga wadaa in uu ardaygu baranayo marka laga reebo ingiriiska, laba luqadood oo kale (hadda waa faransiiska, isbaanishka ama jarmalka)..haddii ay codsato tiro badani oo ay boosasku yaraadaan waxa markaa la isticmaalayaa mabda' dhawaaanshaha.

Sidan ayaad u dooranaysaa dugsiga aad rabtid 13-29 janaayo 2017 Waxyaabaha ayaad u baahan tahay inaad oggaato si aad u doorato dugsiga aad doonayso 13-29 jananaayo 2017 UFIIRSO! WAKHTIGA Haddii aad codsanayso dugsi kale oo aan ahayn kan warqadda ku qoran markaa waxa kugu khasab ah inaad si aktifnimo leh u dooratid. Waxa kaloo iyaguna khasab kugu noqonaysa inaad si aktifnimo leh u dooratid haddii aad doonayso dugsi leh asxaan ama koorso gaara oo aan ka ahayn kan laydoon soo bandhigay. Ku qor waxa aad daaranaysid bogga internetka ee degmada. Halkan waxaad ka heleysaa macluumaad ku saabsan jidka aad maraysid. Waxaad ku qorikartaa dhowr xal marka aad dugsiyada dooranaysid. Marka hore ku qor gacanta koowaad, gacanta labaad iyo gacanta sadexaad Maalimaha 13 29 janaayo 2017 aad doorashada samaynkartaa Dugsiga aad codsanaysid ku qor boggayaga internetka ee. Halkaas waxa -si khaasa looga furidoonaa adeega internetka oo loogu talagalay doorashada dugsiyada wakhtiga halkaa ku qoran. Labada waalidba waa inay heshiis ku yimiin haddii aad rabtaan inaad doorataan dugsi. Waa inay labaduba oggolaadaan hadafkiina dalabka ee bogga internetka. Haddii labada waalid mid ka mid ahi uu oggolaado markaas markaa sax ma noqonayso. Markaa ardaygii wuxuu boos ka heleyaa dugsiga ku qoran warqaddan. Haddii aanad lahayn internet, ama haddii aad caawimo uga baahan tahay codsiga, waxaad booqankartaa mid ka mid ah xafiisyada muwaadiniinta loogu talagalay*. Soo qaado teesarahaaga aqoonsiga (legitimation). Bisha marso 2017 waxa dadka mas'uuliyiinta oo dhan guriga loogu soo diridoonaa warqad, taas oo sheegaysa dugsiga uu ardagu bilaabayo. Jawaab ku saabsan meelaynta waxa kaloo laga arkikaraa adeega internetka. * Xafiisyada muwaadiniintu waxay ka furan yihiin rugta buuggaagta ee Linköping, Berga- iyo suuqa Skäggetorp. Waxa lagu gelayo adeega internetkaee Sidee ayaan anigu ku geleyaa internetka? Si aad u gashin internetka waxaad u baahan tahay waxa la yidhaahdo aqoonsiga elektarooniga e- legitimation ama -e-medborgarkont iyadoo laguugu soo dirayo sms. Dooro meesha ay ku qoran tahay (Välj e-tjänsten) " Dugsiga aad codsanaysid" (Önskemål om skola). Aqoonsiga elektarooniga E-legitimation e-medborgarkonto siduu u shaqaynayaa? Aqoonsiga elektaroonigu e-legitimation (tusaale Mobilt BankID) waxaad ka samaysanaysaa adigoo la kaashanaya internetka bangigaaga Koontada E-medborgarkonto med sms ayaa laguugu soo dirayaa si aad ugu gasho marka aad rabto inaad gasho adeega internetka ee degmada Linköping. Marka lagugu diiwaangeliyey in koonto laguu sameeyey ayaa warqad laguugu soo dirdoonaa lambarka aad internetka ku geleysida (lösenord) cinwaankaaga guriga aad ku diiwaangashan tahay mudo 1-2 maalomood oo ah maalmaha la shaqayano. Macluumaad ku saabsan sida aad u samaysanayo iyo sida aad ugu isticmaalayso sma:ka laguu soo diray Miyuu ilmahaagu u baahan yahay in gaadhi dugsiga lagu geeyo? Buugga gacanta lagu qaato ee loogu talagalay ardayda baabuurta dugsiyada lagu geeyo waxaad ka helaysaa faahfaahin intaa ka badan iyo sharciyada khuseeya ardayda dugsiyada baabuurta lagu geeyo iyo kaadhka baska dugsiga aad doonaysaan inuu ilmihiinu dhigto. Buugga gacanta ee ardayda baaruurta dugsiyada lagu geeyo waxa laga helayaa bogga internetka ee: linkoping.se/skolskjuts

Miyaad wax su'aalo ah ka qabtaa doorashada dugsiga? Booqo: Haddii aad wax su'aala qabtid waxaad la xidhiidhikartaa xafiisyada muwaadiniinta loogu talagalay mid ka mid ee ku kala yaala Berga, Skägge-torp centrum ama Rugta buuggaagta ee Linköping (Linköpings huvudbiblioteke). Mejla: skolval@linkoping.se Ring: 013-20 60 00 (växeln) Warqadda aad boosta caadiga ah ku dirayso: Linköpings kommun Utbildningskontoret 581 81 Linköping Ku qor warqadda korkeeda sidan: Önskemål om skola If you don t understand the text in this letter you can visit our website for full translation in English, Arabic or Somali - Haddaadan fahmeyn fadlan gal boggeenna internetka oo halkaa ka akhriso tarjumid buuxda oo luqado kale duwan ah sida engiliiska, carabiga ama -soomaaliga.

XUSUUSNOW! Waxaad isticmaalikartaa adeega bogga internetka ee haddii aad codsanayso dugsiyada degmadu gacanta ku hayso iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahayba. Labada qof ee mas'uuliyada ilmaha hayaaba waa inay heshiis ku yihiin marka aad ansaxinaysaan adeega bogga internetka. Maalinta 29 janaayo ee 2017 ayaa ugu dambaysa marka codsiga dugsiga la samaynayo. Miyaad caawimo u baahan tahay? U tag xafiiska kuugu dhow ee dadka muwaadiniinta loogu talagalay 013-20 60 00 (växeln). Waxa idin salaamaya Lars Rejdnell, oo ah sheefka dugsiyada Linköpings kommun linkoping.se