In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Ku soo dhawaadda shaqada

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Dulqaaxumo Intolerans

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Sida loo dhiso jaaliyad

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Transportyrken på sju språk

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Somaliska. Barn älskar böcker

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Wakiilka takooridda DO

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Ku soo dhowow Laholm

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Starta. företag. i Sverige

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

En röst att räkna med. Bankunionen. möjlighet? Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas.

Goorma samaynayaa mammogramka

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Transkript:

In shirkad laga furto Iswiidhen

Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto wakaaladda Nutek. Wakaaladda kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta Stockholm, oktoober 2017 Waxsoosaar: Ruth Daabacaadda: ISBN 978-91-88601-34-6 Qoraal internet: ISBN 978-91-88601-33-9 Warbixin 0690 Wixii su aalo ku saabsan daabacidda, kala xiriir: Sara Strandqvist Telefoonka dhexe 08-681 91 00

Loogu talagalay qofka magangelyadoonka ah Waxaad ganacsiga bilaabi kartaa iyadoo weli lagu gudajiro arrintaada magangelyada. Marka hore ka codso Hay adda canshuuraha inay kuu oggolaado caddaynta canshuurbixinta F. Adiga leh shirkadda ganacsiga ayaa bixinaya canshuurta F. Marka ay Hay adda canshuuruhu kuu oggolaado caddaynta canshuurbixinta F, waxay ku siineysaa lambar xiriir. Lambarka xiriirka waxaa loogu talagalay qofka aan haysan lambar aqoonsi. Lambarka xiriirka waxaa loogu baahan yahay inay qofka magangelyadoonka ah u suurtagasho in uu ganacsi ka bilaabo Iswiidhen. XASUUSNOW Inta aadan go aansan inaad ganacsi bilowdo, xasuusnow ganacsiga qofka magangelyadoonka ahi uusan isbeddeli karin haddii codsigiisa magangelyada la diido. Qofka magangelyadoonka ah oo muddo afar bilood ah shaqaynayey loona ballanqaaday in uu ugu yaraan 12 bilood sii wado shaqadaas, wuxuu codsigiisa u beddeli karaa sharciga shaqada.

Khuseysa qofka la siiyey sharci degganaansho Qofka la siiyey sharciga degganaanshaha joogtada ah ama kan kumeelgaarka ah waa in uu sida dhaqsaha badan isaga diiwaangeliyaa Hay adda canshuuraha. Haddaba si aad u bilowdo barashada af-iswiidhishka oo aad uga faa iiddo caymiska dadweynaha waxaa loo baahan yahay inaad diiwaansan tahay. Marka lagu diiwaangeliyo ayaad samaysan kartaa warqadaha ama kaararka aqoonsiga oo aad u baahan tahay si aad bangiga koonto uga furato. XASUUSNOW - KU SOCO ADIGA LA SIIYEY SHARCIGA DEGGANAANSHAHA KUMEELGAARKA AH Haddii qaxooti laguu aqoonsaday waxaa lagu siinayaa sharci degganaansho oo saddex sano ah. Haddii laguu aqoonsado inaad u baahan tahay magangelin waxaa lagu siinayaa sharciga degganaanshaha oo 13 bilood ah. Haddii aad weli isku masruufto ganacsigaaga marka sharciga kumeelgaarka ahi kaa dhammaado, waxaa fursad laguu siinayaa inaad codsato sharci degganaansho joogto ah. Ka feker inay hay adaha ku adkaan karto inay qiimeeyaan inaad masruufkaaga ka soo saari karto ganacsigaas mar haddii aadan ahayn mushaharle.

Qofka magangelyadoonka ah oo la siiyey sharci degganaansho oo kumeelgaar ah isla markaasna ku hawllan ganacsi gaar ah. Haddaad tahay qof magangelyo codsaday oo la siiyey sharci degganaansho oo kumeelgaar ah oo ganacsi ku shaqaysta, waxaa mararka qaarkood lagu siin karaa sharci degganaansho oo joogto ah. SI AAD U HESHO SHARCI DEGGANAANSHO OO JOOGTO AH WAA INAAD la timaaddaa caddayn inaad waaya-aragnimo wanaagsan u leedahay qaybta ganacsiga iyo sida ganacsi loo meelmariyo muujisaa inaad aqoon wanaagsan u leedahay af-iswiidhishka iyo/ama af-ingiriiska caddeysaa inaad ku jirto ganacsi aad mas uul ka tahay oo aad ugu yaraan ganacsigaas leedahay bar muujiso inaad masruufkaaga la soo bixi karto iyo inaad haysato hanti kuugu filan ganacsi aad bilowdo oo aad isku masruufto ugu yaraan laba sano. Waxaad isku xisaabineysaa dakhliga shaqaale badan iyo kan shirkaddaada.

SOO GUDBI CODSIGA KA HOR INTA UUSAN SHARCIGA DEGGANAANSHUHU DHICIN Waxaa muhiim ah inaad codsato in laguu dheereeyo sharciga degganaanshaha ka hor inta uusan sharcigu dhicin, laakiin aysan muddo ka horreysa saddex bilood. Hay adda Socdaalku waxay sharciga degganaanshaha joogtada ah go aan ka gaari kartaa kaddib marka waqtiga sharciga kumeelgaarka ahi dhaco. Haddii ganacsigaagu uu buuxin waayo shuruudda sharciga degganaanshaha joogtada ah, waxaa kolkaas dhici karta in laguu dheereeyo sharciga degganaanshaha kumeelgaarka ah, waase haddii aad weli u baahan tahay magangelyo. Barta migrationsverket.se waxaad ka sii akhrisan kartaa warbixin ku saabsan sidaad u codsaneyso iyo warqadaha lagaaga baahan yahay.

Caawimaad dheeraad ah XAFIISKA SHAQADA Marka aad ganacsi bilaabeyso waxaad mararka qaarkood caawimaad ka heli kartaa Xafiiska shaqada. Barnaamijka lagu magacaabo Caawimaadda bilaabidda ganacsi. Xafiiska shaqadu wuxuu marka hore eegayaa hindisaha iyo qorshaha ganacsiga si loo qiimeeyo in ganacsigaasi yahay mid aad guul ka gaareyso. Gacanhayaha xafiiska shaqada kala hadal inay taasi ku khuseyso. Waxaa lagaa caawini karaa: Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan barnaamijka waxaad ka akhrisan kartaa barta Xafiiska shaqada: arbetsformedlingen.se/ startaeget Tababar shaqo oo aad ku sameyneyso qaybta ganacsiga aad dooneyso inaad bilowdo Waxaana ganacsatadaas la siiyaa waxbarasho turjubaan joogo oo ku saabsan canshuuraha, xisaabxir iyo ruqsadaha laamaha ganacsiga Waxaa taageero iyo talooyin lagugu siinayaa luuqaddaada hooyo Hab lagu la xiriiro oo xiriir joogto ah looga samaysto laamo ganacsi oo kala duwan Dabagal luuqaddaada ah oo lagu sameynayo halka ganacsigu kuu marayo.

QOF TALABIXIYE AH Waxaa kuu wanaagsanaan kara inaad la tashato qof khabiir ah inta aadan bilaabin ganacsiga. Xarunta talasiinta IFS waxay gaar ahaan caawineysaa qofka aan Iswiidhen ku dhalan oo doonaya in uu ganacsi bilaabo. Waxaa talooyinkaas lagu bixiyaa luuqado badan, waxaana laga helayaa meelo badan oo dalka ku yaal. Warbixin dheeraad ah waxaad ka heleysaa barta ifs.a.se Barta verksamt.se/web/international/find-advisors waxaa laga helayaa liiska talabixiyayaasha aad la xiriiri karto. VERKSAMT.SE Barta verksamt.se waxaad ka akhrisan kartaa sida ganacsi looga bilaabo Iswiidhen. Warbixintaas oo af-ingiriisi ku qoran waxaa laga helayaa verksamt.se/ web/international.

Wax dheeraad sii akhriso QORAALKA KU SAABSAN FURASHADA SHIRKAD Waxaa warbixin dheeraad ah oo ku saabsan sida ganacsi loo bilaabo laga akhrisan karaa qoraalka Ganacsi-bilaabid. Qoraalkani wuxuu ku qoran yahay afafka iswiidhish, ingiriisi iyo af-iswiidhish fudud. Dhammaan qoraallada waxaa laga helayaa barta verksamt.se/fundera/starta-foretag-broschyren SHIRKAD LA FURTO IYADOO AAN LACAG LA HAYSAN Buugga ganacsi-bilaabid oo lacag la aan ah waxaa laga akhrisan karaa dad kale oo horay ganacsi u bilaabay iyo weliba talooyin iyo tusaalooyin. Buuggu wuxuu ku qoran afafka iswiidhish, ingiriisi, beershi och carabi. Dhammaan qoraallada waxaa laga helayaa barta tillvaxtverket.se/startaforetag-utanpengar

Wakaaladda kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta Swedish Agency for Economic and Regional Growth Tel 08-681 91 00 tillvaxtverket.se