Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Transportyrken på sju språk

Inledning. Hordhac. svenska. somali

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Dulqaaxumo Intolerans

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Hagidda kala soocidda

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Sida loo dhiso jaaliyad

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Somaliska. Barn älskar böcker

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Goorma samaynayaa mammogramka

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Wakiilka takooridda DO

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Madax xanuunka (huvudvärk).

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Barnaamujka carruurta- iyo xilliga firaaqada

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Ku soo dhowow Laholm

MODERSMÅL NIVÅ 1 BEDÖMNINGSMATRIS Åk 1-2-3

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Öppna svar Jobbtorg Stockholm

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

En röst att räkna med. Bankunionen. möjlighet? Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas.

Transkript:

Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka heli kartaa waxyaalaha la isga baahan yahay xirfaddaa. Xirfad qiimaynta ayaad ku sameeyn kartaa adiga oo buuxinaya foom la xiriira xirafadaha laga helo dalka. Jawaabtaada ayaa loogu talagalay in loo isticmaalo sidii laguu tageeri lahaa, isla markana loo isticmaali lahaa kolka aad la kulanto xidhiidhiyaha xafiiska shaqadda. Jawaabtu waxaay u fududeyneysaa Xafiiska Shaqadda iyo adigaba sidii aad u kala dooran lahay noocyadda kala duwan ee taageerada Xafiiska shaqadu aad ka heli karto. Laga yaaba in aad u baahan tahay kaalo siddii aad u isticmaali lahay awood xirfadeedkaga waddankan Sweedhen, u heli laheyd warbixin khuseeysa sidii aad horey ugu sii socon laheyd, u dhamesytiri laheyd waxbarashaddada, waayo aragnimo u korodhsan lahayd ama u sameyn laheyd qiimeyn waxbarasho ama xirfad. Su aalaha is-qiimaaynta shaqsiga waxay cuskanayan sharuuddaha la isaga baahan yahay shaqooyinka kala duwan ee Sweedhan. Jawaabtana waxay ku salaysan tahay adiga aqoontada iyo waayoaragnimadaadadaada shaqada. Gebi ahaan waayoaragnimadaadadada iyo cilmigaaga oo dhan waa lagu xisaabinaya. Waa adiga qofka qiimeynaya awood xirfadeedkaaga. Waxaad ka ambaqaadi kartaa su aalahan siddii aad u caddayn laheyd awood xirfadeedkaga: 1: Wax waayoaragnimo ah uma lihi Waxaa dhici karta inaad cilmi u leedahay laakiin aadan waayoaragnimo howleed u lahayn 2: Waayoaragnimo yar Waxaad ku soo shaqeeysay xirfaddan muddo sannad ka yar Waxaad tijaabisay xirfaddan muddadii aad waxbaraneysay 3: Waayoaragnimo wanaagsan Waxaad u haysataa markhaatiyo iyo warqad caddayn shaqo oo quseeysa inaad ku shaqeeysay xirfaddan muddo ka yar hal sanno Waxaad ka soo shaqeysay goobo kala duwan oo xirfaddan la xiriira

Sida: 2 av 6 4: Waayoaragnimo wayn Waxaad u leedahay xirfaddan waayoaragnimo ugu yaraan hal sano Waxaad u leedahay xirfaddan waayoaragnimo aad si dhakhsi oo taageero la aan ah aad ug howl geli kartid 5: Waayoaragnimo aad u ballaaran Waxaa dhici karta in si toos ah laguugu tijaabiyo sidii hor-jooge, madax ama khabiir Waxaad waayoaragnimo u leedahay inaad isku duwid iyo horumar ku sameeyso howsha iyo sidoo kale waayoaragnimo dhanka howlaha iyo hoggaanka Waxaad waayoaragnimo u leedahay xiriirka isku xirka sidii howsha loo horumarin lahaa iyo inaad dhiirigelin iyo rabitaan shaqo gelin karto shaqaalaha Waxaad xirfad u leedahay isku duwidda xoogagga oo aad ku hagto mashruucyo/kooxo/dhinacyo kala duwan ee howlaha/shaqaalaha Kan du styrka dina kunskaper och erfarenheter på något sätt, till exempel genom intyg eller betyg? Om du har intyg eller betyg kan Arbetsförmedlingen hjälpa dig med att översätta och validera dem via UHR (Universitets- och högskolerådet). Isticmaal qaybta bannaan ee su aal waydiinta ee foomka halka hoose oo loogu talagalay qoraalka, haddii aad doonayso inaad sii balballaariso waayoaragnimadaada xirfadeed. Waxay ku saabsanaan kartaa haddii aad waayoaragnimo nooc ah u leedahay xirfaddan, hase yeeshee aaney ku qorneyn foomka su aalaha qaarkood. Miyaad si uun u caddayn kartaa aqoonta iyo waayoaragnimadaada, tusaale ahaan warqad markhaati ama shahaado?. Haddii aad heysato shahaado ama warqad ka marag kaceeysa ayuu Xafiiska shaqadu kaa caawini karaa siddii laguugu turjumi ama qiimayn lahaa, iyada oo loo dirayo UHR (Universitets- och högskolerådet - Guddiga Jaamacadaha- iyo waxbarashada sare).

Sida: 3 av 6 Foomka is-qiimaynta karti-xirfadeedka Farsamada nadaafadda Sifooyinka 1. Waxaan ku fiican nahay qaabilaadda macaamiisha 2. Waxaan muujiyaa xasilooni markii xaalad adag ay jirto 3. Waxaan ku hawlgeli karaa xaalad karkabo ku salaysan 4. Waan garanayaa macnaha iyo ujeedada deegaanka shaqada 5. Waxaan tixgelin karaa nidaamka goobta shaqada u degsan 1-5 (Khibrad u ma lihi Khibrad wayn ayaan u lee yahay) 6. Waxaan ilaaliyaa nadaafada goobta shaqada Khibrad 7. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan keligay shaqeeyo iyo awood aan go aan ku gaaro 8. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan dad kale la wada shaqeeyo 9. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan nadiifiyo guryaha gaar ahaanta loo lee yahay 10. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan nadiifiyo goobaha shaqada 11. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan nadiifiyo xafiisyada 12. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan nadiifiyo xarumaha daryeel-caafimaadeedka 13. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan nadiifiyo goobaha dadwaynaha ka dhaxeeya 14. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan nadiifiyo jaranjarrada 15. Anigu waxaan khibrad u lee yahay adeegsashada

Sida: 4 av 6 huufarka 16. Anigu waxaan khibrad u lee yahay tirtirida boorka 17. Anigu waxaan khibrad u lee yahay dhul dhaqida 18. Anigu waxaan khibrad u lee yahay nadiifinta musqulaha iyo faaruqinta qashinka iwm 19. Anigu waxaan khibrad u lee yahay nadiifinta armaajadaha 20. Anigu waxaan khibrad u lee yahay gilgilida tirtireyaasha iyo huufarka daahyaasha iyo derbiyada 21. Anigu waxaan aqoon u leeyahay muhimada nadaafsanaanta markii hawlaha nadiifinta lagu hawlan yahay 22. Anigu waxaan aqoon u leeyahay daawooyinka nadaafadda ee dalka Iswiidan lagaga isticmaalo iyo sida loo isticmaalo 23. Anigu waxaan aqoon u leeyahay sida loogu isticmaalo mashiinada nadaafadda 24. Anigu waxaan khibrad u lee yahay sida loo nadiifiyo ama loo tirtiro alaabta guriga 25. Anigu waxaan aqoon u leeyahay daawooyinka nadaafadda ee deegaanka u roon 26. Anigu waxaan aqoon u leeyahay daawooyinka nadaafadda lagu nadiifiyo sajaayadaha 27. Anigu waxaan aqoon u lee yahay daawooyinka nadaafadda ee derbiyaha lagu nadiifiyo 28. Anigu waxaan aqoon u lee yahay sida loo nadiifiyo saabaanada (kuraasta, kuraasta fadhiga, kuraasta marada ka sameeysan) 29. Anigu waxaan aqoon u lee yahay dharka hawlaha nadaafadda awgood la gashado, sida kuwa gacmaha la gashado, dharka shaqada iyo kuwa afka la saaro 30. Anigu waxaan khibrad u lee yahay sida loo nadiifiyo sagxada ama dhulka ka samaysan balaastikada 31. Anigu waxaan aqoon u leeyahay ida loo nadiifiyo dabaqadaa ka samaysan dhegxaanta (marmarka,

Sida: 5 av 6 nuuradda, dhagax adag, suuliyada) 32. Anigu waxaan aqoon u leeyahay sida loo nadiifiyo dabaqadaha dhoobada ka sameeysan (qurmiyada iyo balaadhada) 33. Anigu waxaan aqoon u leeyahay sida loo nadiifiyo dabaqadaha alwaaxa ka samaysan 34. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan nadiifiyo goob dhismo ka socoto 35. Anigu waxaan aqoon u leeyahay sida dabaqadaha, derbiyaha, saqafyada iyo saabanada goob dhismo ka socoto loo nadiifiyo 36. Anigu waxaan khibrad u lee yahay nadaafada dhismaha la soo gabagabeeyay, xafiis ama guridabaqeed 37. Anigu waxaan aqoon u leeyahay daawooyinka nadaafadda iyo waxyaalaha kale ee kimikada ka sameeysan, kuwaasoo nadiifinta dhismo loo adeegsan doono 38. Anigu waxaan khibrad u lee yahay sida loo dhaqo muraayadaha dariishada 39. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan muraayadaha dhaqo 40. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan muraayadaha blaastikada ka samaysan aan dhaqo 41. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan dariishadaha dhaqo dhinaca gudaha iyo dibada ba 42. Anigu waxaan aqoon u lee yahay waxyaalaha la adeegsado markii dariishadaha la dhaqayo 43. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan horjoogeha shaqaalaha noqdo

Sida: 6 av 6 Halkaan ku qor khibradaha aad laanta ganacsiga u leedahay, oo aan ku xusnayn foomka, kuwaasoo aad xariif ku tahay: