Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Relevanta dokument
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo dhawaadda shaqada

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Sida loo dhiso jaaliyad

Dulqaaxumo Intolerans

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Transportyrken på sju språk

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Wakiilka takooridda DO

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Ett projekt av Måleriföretagen i Sverige, AkzoNobel, Göteborgs Stad genom Framtiden och Göteborg 2021

Ku soo dhowow Laholm

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Somaliska. Barn älskar böcker

Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Öppna svar Jobbtorg Stockholm

Hagidda kala soocidda

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Barnaamujka carruurta- iyo xilliga firaaqada

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Översatt av Sahro Aden Dulle

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Uppgifter B Textpaket Litteracitet

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Transkript:

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg waa qorshe loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta. Hiigsi waxaa la sameeyay bilowkii qorshaha lagu caawiyo 100 da`yar shaqo la`aan ah ay shaqo ku helaan ugu dambayn 2021. Iyadoo aay kaalmo nasiisay Swedish Public Employment Service (Adeega Swededn ee Shaqada Dadwaynaha) shirkado rinji iyo kuwo kale, waxaan kusoconaa inaan dhaafno hiigsigeenii. Tababarada waxay u ogolaanayaan da`yarta khibrad u leh rinjiyaynta inay usoo bandhigaan xirfadahooda shirkadaha ku lug leh qorshaha. Waxay kaalmo ka helaan dhamaystirka tabarbarkooda, buuxinta daloolada waxbarashadooda iyo qaadashada imtixaanadooda journeyman. Xitaa dhalinyarada da`yartaa ee aan lahayn xirfada rinjiyaynta ayaa lasiinayaa fursad ay ku tijaabiyaan xirfada, hadii ay danaynayaana, waxay helayaaan kaalmo waxbarasho iyo tababar shaqada gudaheedaa. Intay ku guda jiraan tababarka shaqada dhexdeeda waxay ka qayb qaadanayaan inay Gothernburg ka dhigaan mid midabya badan sanad guuradeedii 400 aad. Iskuulada, caruurta iyo dadka da`yartaa waxaa dhamaan lagu dhiiragalinayaa inay uga qayb qaataan siyaabo kala duwan. Qof kasta waa inuu yimaadaa oo magaaladeena kudaraa midab. Waxaaan dhameeyay waxbarasho rinjiyayn laakiin way adgayd inaan helo shaqo. Ku shaqaynta tababarte ahaan si dhab ah ayeey kalsoonidayda u xoojisay, lakiin raaxada ugu badan waxay ahayd saaxiibtinimada. Markaan dhexgalay dadka Sätt färg på Göteborg waxaa ii suurta gashay inaan helo shaqo, ayeey tiri Gabriella Vancas, tababarato hore ee Sätt färg på Göteborg. Ku shaqaynta tababarte ahaan si dhab ah ayeey kalsoonidayda u xoojisay, lakiin raaxada ugu badan waxay ahayd saaxiibtinimada. ayeey tiri Gabriella Vancas, tababarato hore ee Sätt färg på Göteborg

Yoolka Isku day wada jira Gaarida suuqa shaqada wuu u sareeyaa da`yarta, meel kastaba haka yimaadeene. Degmooyinka aan diirada saarayno waxaa kajira shaqo la`aan boqolkiiba 30 ama ka badan. Rinjiyayntu way koraysaa waxaana jira baahi mug leh ee shaqaalo oo ay sabab u tahay dhismaha xowligaa ee socda iyo kuwo soo socda ee magaalooyin badan ee Sweden. Isla`egsiintu waa inay sahlanaato laakiin, nasiib xumo arrintu saas maahan. Mar mar waxaa loo baahanyahay riixid dheeri ah si arrintu ay u socoto. Markii aad isku darto rinjiyayn iyo raaxo iyo yool aad shaqo ku gayso da`yarta waxaad helaysaa Sätt färg på Gothernburg gudaheeda tan waxay keentay qorshe aan magaalada ku qurxinayno midabyo badan, oo aan ku beerayno dareen bulsho iyo kalgacayl, aanana da`yarta ugu abuurayno shaqo inta la gaarayo magaalada sanad guradeedii 400 laad ee 2021. Magaalada Malmo waxaa la iftiimiyay ka hor Tartankii Heesaha ee Eurovision. Gudaha Kiristianstad taalooyin iyo farshaxano aad u waawayn ayaa midabeeyay muuqaalka magaalada. Xarunta Drottninghög Gudaha Helsingborg waxay heshay qorshe midab ee wanaagsan. Waa fikir aan xadidnayn ee sidoo kale la waafajin karo magaaladaada. Qof wax kasta qaban karta majirto, laakiin qof kasta wuxuu samayn karaa wax, inaguna hubaal waxaan ku samaynaynaa wax Sätt färg på. Door ciyaarayaal kala duwan ee awooda kala duwan leh ayaa isku imaanaya iskuna dayaya inay inakoo dhan noo abuuraan magaalo wanaagsan. Magaaladoo dhan ayaa ka qayb qaadanaysa. Waxaan rajaynayaa adiguna inaad ka qayb qaadato. Erling Zandfeld, Maareeyaha Qorshaha ee Sätt färg på Göteborg Markii aad isku darto rinjiyayn iyo raaxo iyo yool aad shaqo ku gayso da`yarta waxaad helaysaa Sätt färg på Erling Zandfeld, Maareeyaha Qorshaha ee Sätt färg på Göteborg

Rinjiyayn Shirkadaha Kaalmeeyay Kubiiriyay Cilmiga Shirkado rinji oo badan ayaa si tabaruc ah ugu lug leh Sätt färg på una howl kala ahaan shirkado kaalmayn. Waajibaadyada shirkadaha kaalmada waxaa kamid ah taagulaynta iyo talo siinta da`yarta. Waxaan baahi wayn u qabnaa rinjilayaal tana waa hab aad u wanaagsan ee da`yarta loogu soo jiido xirfada. Shirkadaha rinji ee Sweden daafaheeeda oo dhan waa inay ka qayb qaataan qorshahaan si iyaga anfacoodaa ah iyo mustaqbalka, ayuu yiri Magnus Olsson oo ka socda Leif Olssons Måleri. Shirkada kaalmeeya waxay karaan inay ka qayb qaataan ayna u kaalmeeyaan siyaabo badan oo kala duwan. Shirkadaha qaar waxay qaataan tababarteyaal waxayna u ogolaadaan inay kutababartaan hareero la taaban karo, meesha kuwo kalana ay sameeyaan sida shirkada Effektiv måleri: Ahaan shirkad kaalme waxaan taagulayn siinaa dhacdooyinka loo qorsheeyay qorshaha, ayuu yiri Thomas Söderblom MD ee Effektiv Måleri. Tan waxay u baahantahay xirfad marmarna xitaa in yar oo kaalmo la taaban karo ah si loo dhamaystiro howlaha. Da`yarta qaarkood ma haystaan xirfad badan markaasna waxaa muhiim ah in gacan lasiiyo. Yacni, si howsha loo socodsiiyo Waxaan u maleeeyaa inay tani tahay qorshe xiiso leh waxaana aad ugu faraxsanahay inaan kamid nahay shirkadaha kaalmeeya.

Qabanqaabiyaasha AkzoNobel/Tony Meyer Inaga kuwa mas`uulkaa AKZONOBEL AkzoNobel waa shirkad rinji horjooga ah ee caalami waana soo saare kiimikaalo khaas ah xirfado iyo macaamil aduunka oo dhana siisa rinji iyo xoqdiidyo, iyo sidoo kale maadooyinka alaabaha maalinkasta la isticmaalo ee muhiimka ah. Waxaan rabnaa inaan abuurno magaalooyin lagu noolaan karo, ayuu yiri Per Nimér, Madaxa Nashqada ee AkzoNobel. Gudaha Magaalooyinka Dadka (Human Cities) qorshaheena ku aadan hormarka magaalooyinka waxaan si firfircoon uga shaqaynaa inaan magaaalooyinka aduunka ka dhigno kuwo qurux, farxad iyo amaan badan. Sätt färg på Göteborg waa qorshe oo saas kusamaynaya meeshaan Sweden, iyadoo isla markaasna abuuraysa shaqo- waxaana aad ugu faraxsnahay inaan tan kamid noqono. FRAMTIDEN Kooxda Framtiden Group waa mid kamid ah shirkadaha ugu waawayn ee maareeya dhismayaasha ee sweden taas oo ay farac ka yihiin Poseidon, Bostadsbolaget, Familjebostäder iyo Gårdstensbostäder. Hiigsiku ma ahan kaliya maaraynta dhismayaasha, laakiin sidoo kale waa hagida bulshada. Waxaan rajaynayaa oona aaminsnahay inaan hogaamin karno wanaajinta Gothenburg 2021, iyo meesha rinjiilayaasheena ay naga caawin karaan inaan noqono kuwa ugu wanaagsan aduunka ee maaraynta dhismayaasha, ayeey tiri Anna Nordén, Isku dubaridaha Soo iibsiga ee Framtiden. GÖTEBORG 2021 Göteborg & Co. Waxaa u idmay gudiga degmada inay hogaamiyaan, iskudubaridaan ayna hagaan shaqada kuwajahan sanad guurada 400 laad ee Gothenburg ee 2021. Yoolka kadambeeya dabaaldaga sanad guurada 400 laad ee Gothenburg waa in la dhiira galiyo magaalda oo dhan, laga bilaabo mu`adiniinteeda iyo ururadeeda ilaa ganacsatadeeda iyo maamuladeeda, ayeey tiri Therese Brusberg, Maareeyaha Qorshe ee Gothenburg 2021, Göteborg & Co. Wadajir waxaan Gothenburg kadhigi karnaa meel wanaagsan. Sätt färg på Göteborg waa qorshe hiigsanaya inuu isku xiro magaalada, shaqo abuuro uuna dhiiragaliyo ka qayb qaadasho si loo helo magaalo bulsho ahaan la joogtayn karo waana qayb dabiiciya oo kamid ah sanad guurada 400 laad. MÅLERIFÖRETAGEN I SVERIGE Måleriföretagen waa urur xirfado iyo loo shaqeeyayaal oo ka mid ah xirfada rinjiyeynta. Waa hal abuuraha fikirka Sätt färg på wuxuuna leeyahay dhaqan dheer oo qorshayaal badan ee bulsho. Tusaale, waxay qabanqaabiyeen qorshe Sätt färg på Göteborg ilaa 1995, ka hor Tartanka Aduunka ee Ciyaaraha Fudud (World Championships in Athletics). Xirfado badan waa inay bilaabaan qorsheyaal nuucaaan oo kale ah, meeshaas oo door ciyaarayaal kala duwan ay isuku imaanayaan qorshe si ay waxyaalaha ugu badalaan si wanaagbadan, ayuu yiri Patrik Andersson, Gudoomiyaha Måleriföretagen West.

Farshaxan 21 Kilomitir oo Farshaxan Hal astaan ee Sätt färg på Göteborg waxaa weeye inaan abuurayno gabalka farshaxanka ugu dheer aduunka, kaasoo isku xiri doona Gothenburg, Farshaxanku wuxuu socondoonaa 21 Kilomitir, isakoo ka bilaabanaya Blå Stället Cultural Centre ee Angered uuna soconayo ilaa Röda Sten Art Centre ee Klippan. Farshaxanku wuxuu ka koobnaanayaa jid baaskiil oo la rinjiyeeyay, calamo qurxin, farshaxano lagu rinjiyeeyay taalooyin waawayn iyo rinjiyayn muda dheer ee darbiyo, dariiqdhismeedyo iyo saxgadaha kale. Rinjiyaynta waxaa bilaabi doona shacabka, tababartayaal rinji iyo farshaxano. Waxaa loo dhamaystiri karaa si tartiib ah wuxuuna diyaar u noqon karaa sanad guurada 400 laad ee Gothenburg ee 2021.

Magaalada Waxaan si hubaal ah ugu baahanahay farshaxano dheeri ah wadooyinkeena. Midabyo badan waxay magaalada ka dhigaan mid firfircoon dadkana waxay ka dhigtaa kuwo farax badan. Mariya Voyvodova, Gudoomiyaha Degmada AkzoNobel/Tony Meyer Magaalada Gothenburg Ahaan mid ka mid ah dhowr iskaashato oo muhiim ah, Magaalada Gothenburg (oo loo marayo shaqada Framtiden iyo Göteborg 2021) waxay ku lug lahayd laga bilaabo heerarkii hore waxyna qayb ka qaadatay xaqiiqda ah inaan hada kujirno howlgal buuxa. Waxaan waydiinaya Mariya Voyvodova, Gudoomiyaha Degmada (S)oo si khaas ah uga mas`uul ah arrimaha dhaqanka, xuquuda aaadnaha iyo da`yarta, inay faahfaahiso sababta Magaalada Gothenburg ay u dooratay inay u ciyaarto doorka saas muhiimka u ah. Maxay qorshayaasha nuucaan oo kale ah u yihiin lagama maarmaan? Qorshuhu wuxuu mideeyaa degmooyinka dhowrkaa ee Gothenburg wuxuuna sidoo kale ka qayb qaataa shaqo u abuuria boqolaal da`yar oo shaqo la`aan ah. Ma ahan kaliya gudaha qorshaha, ee iyo sidoo kale mudada fog. Xirfado badan oo kala duwan, ee ka socda qaybaha kala duwan ee magaalada lehna taariikho kala duwan, waxaa indhahooda loogu furayaa xirfad ahaanta rinjiyeynta iyo farshaxankaba. Maxay magaalada Gothenburg ugu lug leedahay? Hindisahaan oo kale waa tusaale iskiis u cad ee Magaalada Gothenburg. Gothenburg waa magaalo masaafado dhaadheer u dhaxayso degmooyinka waxaana astaan u ah kala qoqob baahsan. Saas darted waxaa muhiimad gooni ah leh in la helo wax isku xiri kara. Miyaysan Gothenburg ahayn mid midabyo kufilan leh? Rinjiyo darbi waawayn hada waxaa laga heli karaa meelo qaarkood, laakiin aad ayeey ugu yaryihiin magaalo wayn sida Gothenburg. Waxaan si hubaal ah ugu baahanahay farshaxano dheeri ah wadooyinkeena. Midabyo badan waxay magaalada ka dhigaan mid firfircoon dadkana waxay ka dhigtaa kuwo farax badan. Waxaa dheer, xaqiiqda ah inay da`yarta magaaladu ay ka qayb qaataan waxay muhiim u tahay dareenkooda ka mid ahaansho.

Xaafad Midbaka gudaha xaafada Waxaan aaminsanahay inay xoojinayso kalsoonida kuwa ka qayb qaadanaya rinjiyaynta, maadaamaa ay ka qayb qaadanayaan wax qurux noqonaya taasna dadka way ka farxisaa Tony Parath, Gudoomiyaha Damaashaadka ee Hammarkullen Carnival Waxaa aad noo saameeya xaafada aan daganahay. Fikirka ka dambeeya Sätt färg på Göteborg waa in lagu soo dhaweeyo dadka inay ka qayb qaataan rinjiyaynta magaaladooda. Tan waxay agagaarga xaafada ku beertaa dareen sharaf kaasoo dhaliya natiijooyin fiican oo ku faafa dadka deegaanka. Rinjiyo waawayn ee darbi iyo shiraacyo laalaada oo sameeyeen da`yar iyo farshaxanayaal waxay meelo degaan oo cawlan u badalaan muuqaalo magaalo oo firfircoon waxayna dadka ka dhigaan kuwo cajiib iyo xiiso leh. Waxaan aaminsanahay inay xoojinayso kalsoonida kuwa ka qayb qaadanaya rinjiyaynta, maadaamaa ay ka qayb qaadanayaan wax qurux noqonaya taasna dadka way ka farxisaa ayuu yiri Tony Parath, Gudoomiyaha damaashaadka Hammarkullen dagana xaafada Hammarkullen meeshaas oo Sätt färg på Göteborg ay qorshooyin badan ka samaysay. Sabab muhiim ah ee lagu dhiira galiyo dadka degaanka inay sare u qaadaan agagaarkooda waa inay tani abuurto xiiso iyo danayn xafidida iyo daryeelka agagaarka, taasoo ka qayb qaadata bulsho wanaaga. Dadka deegaanka way mahdinayaan hindise sare u qaada xaafadooda. Da`yarta ka qayb qaadata waxay faalooyin aad u fiican ka helaan dadka socotadaa oo la cajabiyay kuwaas oo dareemaya inay da`yartu ay samaynayaan shaqo wanaagsan, ayeey tiri Gloria Esteban, Horjoogaha Qorshaha ee Hammarkullen 365. AkzoNobel/Tony Meyer AkzoNobel/Tony Meyer

EUROPEISKA UNIONEN Europeiska socialfonden Wax dheeri ah oo kusaabsan Sätt färg på Göteborg ka aqriso bogga Facebook ama websitekeena www.sattfargpa.se