Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Ku soo dhawaadda shaqada

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Transportyrken på sju språk

Dulqaaxumo Intolerans

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Sida loo dhiso jaaliyad

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Hagidda kala soocidda

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Somaliska. Barn älskar böcker

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Wakiilka takooridda DO

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Madax xanuunka (huvudvärk).

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Goorma samaynayaa mammogramka

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Barnaamujka carruurta- iyo xilliga firaaqada

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Ku soo dhowow Laholm

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Transkript:

Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka heli kartaa waxyaalaha la isga baahan yahay xirfaddaa. Xirfad qiimaynta ayaad ku sameeyn kartaa adiga oo buuxinaya foom la xiriira xirafadaha laga helo dalka. Jawaabtaada ayaa loogu talagalay in loo isticmaalo sidii laguu tageeri lahaa, isla markana loo isticmaali lahaa kolka aad la kulanto xidhiidhiyaha xafiiska shaqadda. Jawaabtu waxaay u fududeyneysaa Xafiiska Shaqadda iyo adigaba sidii aad u kala dooran lahay noocyadda kala duwan ee taageerada Xafiiska shaqadu aad ka heli karto. Laga yaaba in aad u baahan tahay kaalo siddii aad u isticmaali lahay awood xirfadeedkaga waddankan Sweedhen, u heli laheyd warbixin khuseeysa sidii aad horey ugu sii socon laheyd, u dhamesytiri laheyd waxbarashaddada, waayo aragnimo u korodhsan lahayd ama u sameyn laheyd qiimeyn waxbarasho ama xirfad. Su aalaha is-qiimaaynta shaqsiga waxay cuskanayan sharuuddaha la isaga baahan yahay shaqooyinka kala duwan ee Sweedhan. Jawaabtana waxay ku salaysan tahay adiga aqoontada iyo waayoaragnimadaadadaada shaqada. Gebi ahaan waayoaragnimadaadadada iyo cilmigaaga oo dhan waa lagu xisaabinaya. Waa adiga qofka qiimeynaya awood xirfadeedkaaga. Waxaad ka ambaqaadi kartaa su aalahan siddii aad u caddayn laheyd awood xirfadeedkaga: 1: Wax waayoaragnimo ah uma lihi Waxaa dhici karta inaad cilmi u leedahay laakiin aadan waayoaragnimo howleed u lahayn 2: Waayoaragnimo yar Waxaad ku soo shaqeeysay xirfaddan muddo sannad ka yar Waxaad tijaabisay xirfaddan muddadii aad waxbaraneysay 3: Waayoaragnimo wanaagsan Waxaad u haysataa markhaatiyo iyo warqad caddayn shaqo oo quseeysa inaad ku shaqeeysay xirfaddan muddo ka yar hal sanno Waxaad ka soo shaqeysay goobo kala duwan oo xirfaddan la xiriira 4: Waayoaragnimo wayn Waxaad u leedahay xirfaddan waayoaragnimo ugu yaraan hal sano

Sida: 2 av 5 Waxaad u leedahay xirfaddan waayoaragnimo aad si dhakhsi oo taageero la aan ah aad ug howl geli kartid 5: Waayoaragnimo aad u ballaaran Waxaa dhici karta in si toos ah laguugu tijaabiyo sidii hor-jooge, madax ama khabiir Waxaad waayoaragnimo u leedahay inaad isku duwid iyo horumar ku sameeyso howsha iyo sidoo kale waayoaragnimo dhanka howlaha iyo hoggaanka Waxaad waayoaragnimo u leedahay xiriirka isku xirka sidii howsha loo horumarin lahaa iyo inaad dhiirigelin iyo rabitaan shaqo gelin karto shaqaalaha Waxaad xirfad u leedahay isku duwidda xoogagga oo aad ku hagto mashruucyo/kooxo/dhinacyo kala duwan ee howlaha/shaqaalaha Kan du styrka dina kunskaper och erfarenheter på något sätt, till exempel genom intyg eller betyg? Om du har intyg eller betyg kan Arbetsförmedlingen hjälpa dig med att översätta och validera dem via UHR (Universitets- och högskolerådet). Isticmaal qaybta bannaan ee su aal waydiinta ee foomka halka hoose oo loogu talagalay qoraalka, haddii aad doonayso inaad sii balballaariso waayoaragnimadaada xirfadeed. Waxay ku saabsanaan kartaa haddii aad waayoaragnimo nooc ah u leedahay xirfaddan, hase yeeshee aaney ku qorneyn foomka su aalaha qaarkood. Miyaad si uun u caddayn kartaa aqoonta iyo waayoaragnimadaada, tusaale ahaan warqad markhaati ama shahaado?. Haddii aad heysato shahaado ama warqad ka marag kaceeysa ayuu Xafiiska shaqadu kaa caawini karaa siddii laguugu turjumi ama qiimayn lahaa, iyada oo loo dirayo UHR (Universitets- och högskolerådet - Guddiga Jaamacadaha- iyo waxbarashada sare).

Sida: 3 av 5 Foomka is-qiimaynta karti-xirfadeedka Iibinta iyo dukaan-iibiye Sifooyinka 1. Waxaan ku fiican nahay qaabilaadda macaamiisha 2. Waxaan muujiyaa xasilooni markii xaalad adag ay jirto 3. Waxaan ku hawlgeli karaa xaalad karkabo ku salaysan 4. Waan garanayaa macnaha iyo ujeedada deegaanka shaqada 5. Waxaan tixgelin karaa nidaamka goobta shaqada u degsan Khibrad 6. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan in aan keligay shaqeeyo iyo awood aan go aan ku gaaro 7. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan in aan dad kale la wada shaqeeyo 8. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan iibiye ahaan ka shaqeeyo dukaan raashin lagu iibiyo, baqaar, dukaanka iyo lacag qabashada 9. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan iibiye ahaan ka shaqeeyo dukaan yar, baqaar, dukaan iyo lacag qabashada 10. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan iibiye ahaan ka shaqeeyo dukaan wayn, baqaar, dukaanka iyo lacag qabashada 11. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan iibiye ahaan ka shaqeeyo dukaan badeecado kala duwan lagu gado, baqaar, dukaan iyo lacag qabashada 12. Waxaan garanayaa ka shaqaynta hab-dhiska lacag qabashada, markii aan qabto lacagta badeecada aan iibiyay 1-5 (Khibrad u ma lihi Khibrad wayn ayaan u lee yahay)

Sida: 4 av 5 13. Waxaan ku shaqayn karaa hab-dhiska kombyuutarrada iyo lacag qabashada ganacsiga yaryar. Hoos ku qor kuwa ay yihiin kaddib qiimeey khibradahaaga: 14. Anigu khibrad u ma lihi in aan ku shaqeeyo qalabka lacag qabashada, laakinse siyaabo kale ayaa lacagaha u qaban karaa. Hoos ku qor kuwa ay yihiin kaddib qiimeey khibradahaaga: 15. Waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo iibinta badeecadaha, sida dharka 16. Anigu waxaan khibrad u lee yahay adeegyada, sida qurxinta wejiga 17. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo badeecadaha freshka ah sida cuntada (sida miraha iyo khudaarta) 18. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo ganacsiga badeecadaha gaarka ah sida qalabyada isboortiga, maacuunta iyo dharka 19. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan baakadaha badeecadaha ka soo saaro 20. Anigu waxaan khibrad u leeyahay sharciyadda u dhigan baakadaynta iyo calaamadayta alaabta 21. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo baako gelinta iyo siciraynta baadeecadaha kale

Sida: 5 av 5 22. Waxaan garanayaa sharciyada iyo xeerarka u degsan laanta ganacsiga. Hoos ku qor kuwa ay yihiin kaddib qiimeey khibradahaaga: 23. Waxaan khibrad u leeyahay bilaabida iyo maamulida dhaqdhaqaaqa iibinta sida, dhaqdhaqaaqa carwada, badeecadaha si' gaar ah ahmiyad loosiiyo/ badeecadaha la sicirjebiyay 24. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan dukaan madax u noqdo Halkaan ku qor khibradaha aad laanta ganacsiga u leedahay, oo aan ku xusnayn foomka, kuwaasoo aad xariif ku tahay: