Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Relevanta dokument
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Dulqaaxumo Intolerans

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Somaliska. Barn älskar böcker

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Ku soo dhawaadda shaqada

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Ku soo dhowow Laholm

Transportyrken på sju språk

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Sida loo dhiso jaaliyad

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Förskolan är till för ditt barn EN BROSCHYR OM FÖRSKOLANS LÄROPLAN

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Uppgifter B Textpaket Litteracitet

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Wakiilka takooridda DO

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Instuderingsfrågor till Tema demokrati

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Madax xanuunka (huvudvärk).

Transkript:

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga waxtar ugu leeyihiin dugsiga barbaarinta. Haddii aad noo sheegto sida wax kula yihiin, waxaa shaqaalaha u fududaanaya in ay ilmahaaga siiyaan caawimaadda uu u baahan yahay. Haddaba sida aad uga qaybqaadato oo saamayn ugu yeelato, waxaad u baahan tahay inaad ogaato habka dugsiga barbaarintu u shaqeeyo. Waxaa la wada leeyahay hal ujeeddo Dowladdu waxay soo dejisay manhajka waxbarasho oo ay ku qeexan yihiin aasaaska dugsiga barbaarinta iyo hadafka iyo hawlaha dugsiga barbaarintu u xilsaaran yahay. Kolka aad akhriso manhajka waxbarashada dugsiyada barbaarinta, waxaad ogaaneysaa waxyaalaha aad ka fili karto oo aad ka dalban karto dugsiga barbaarinta. Waxaa dugsiyo barbaarin oo dowladeed iyo kuwo gaar loo leeyahay intaba. Dugsiyada barbaarinta dowladeed waxaa mas uul ka ah guddi siyaasadeed oo la soo doortay. Kuwa gaarka ahna waxaa mas uulkooda leh guddiga lahaalayaasha. Dhammaan dugsiyada barbaarintu waa in ay raacaan manhajka waxbarashada. Dugsiyada barbaarinta waxaa caadi ahaan loogu talagalay carruurta da doodu u dhexeyso 1 ilaa 6 sano. Dhammaan carruurta da doodu u dhexeyso 3 ilaa 6 sano waxay sannadkii xaq u leeyihiin 525 saac oo lacag la aan ah ama bilaash. 2

»Dugsiga barbaarinta waxay carruurta kula kulmayaan dad waaweyn oo ay u muuqdaan fursadaha ilmo walba.«waxaa LAGA SOO GUURIYEY MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA - FÖRSKOLANS LÄROPLAN, LPFÖ 98 (REVIDERAD 2010) Tallaabooyinka waxbarashada cimriga dheer Waxaa dugsiyada barbaarinta gundhig u ah hannaanka dimoqraadiyadda. Muhiimadda weyn waxay tahay in shaqaaluhu ay abuuraan jawi furan oo dimoqraadi ah, si uu ilmo waliba u dareemo qiimihiisa iyo qiimaha dadka kale. Hawlaha dugsiyada barbaarinta waxaa ku dheehan habka waxbaridda, halkaas oo ay xannaanada, daryeelka, barbaarinta iyo waxbariddu noqonayaan dhammaystir kaamil ah. Taas micneheedu waxa weeye in ahmiyadda kowaad ee dugsiyada barbaarintu ay tahay carruurta darteed, iyo weliba in laguu tuurtageliyo inaad bilowdo shaqo ama waxbarasho. 3

Waxaa manhajka waxbarshada ku qoran in ciyaartu ay muhiim u tahay koritaanka iyo waxbarashada ilmaha. Wuxuu shaqaaluhu fiiro gaar ah siinayaa aragtiyooyinka, xiiseynta iyo waaya-aragnimada ilmaha mar walba oo la qorsheynayo shaqo-maalmeedka. Waa in ilmuhu isku dayaa inuu tijaabiyo hababka loo hadlo, keli ahaan iyo isagoo la samaynaya ardayda kale, sida heesidda iyo muusigga, sawiridda, qoob-ka-cayaarka, riwaayadaha, hadaljeedinta iyo qoraalka. Waa in ilmaha fursad loo siiyaa inuu horumariyo aqoonsigiisa dhaqan ahaaneed. Waxaa kaloo dugsiga barbaarinta muhiim ka ah horumarinta luuqadda ee ilmaha. Dugsiga barbaarintu wuxuu gacan ka geysanayaa in ilmaha ku hadla af kale oo aan iswiidhish ahayn uu fursad u helo inuu horumar ka gaaro barashada af iswiidhishka iyo afkiisa hooyo. Dugsiga barbaarinta wuxuu ka hortegayaa dhaqamada lagu kala soocayo wiilasha iyo gabdhaha. Dhammaan gabdhaha iyo wiilashaba waa in helaan fursado isku mid ah oo aan xaddadnayn oo ay ku horumaraan. 4

Dugsi barbaarin oo waliba wuxuu leeyahay qiimo gaar ah Manhajka waxbarashadu wuxuu ballanqaadayaa in dhammaan carruurtu ay bilaabaan dugsiyo barbaarin oo isku u wada wanaagsan oo aan ku xirnayn degaanka ay ku nool yihiin. Maadaama dugsiyada barbaarinta looga dhaqmo manhajka waxbarashada, waxay leeyihiin isku hadaf qura. Laakiin waxaa dhici kara in ay ku kala geddisnaadaan habka ay u shaqeeyaan. Hawlaha dugsiga waa in la waafajiyaa carruurta. Maamulka degmada iyo guddiga dugsiyada gaarka ah ayaa xilka ugu weyn ka saaran yahay hawlaha dugsiyada barbaarinta. Halkaas ayaadna la xiriireysaa haddii ay timaaddo dhibaato aad xallin weydeen adiga iyo shaqaalaha ama maamulaha dugsiga.»dugsiga barbaarintu waa inuu ilmaha ku dhiirigeliyaa in uu wax ka ogaado adduunka ku xeeran.«waxaa LAGA SOO GUURIYEY MANHAJKA WAXBARASHADA DUGSIYADA BARBAARINTA FÖRSKOLANS LÄROPLAN, LPFÖ 98 (REVIDERAD 2010) 5

Wadashaqaynta qoyska Waxaa manhajka waxbarashada ku qoran in hawlaha dugsiga barbaarintu ay u dhacaan kalsooni iyo wadashaqayn dhow oo lala yeesho qoyska. Sidaas awgeed ayey muhiim u tahay in aad la hadasho shaqaalaha mar walba oo ay jiraan wax aad fekrad ka qabto. Munaasabadda ugu habbooni waxa weeye marka ilmaha la geynayo ama laga soo wadayo dugsiga. Kolkaas oo uu shaqaaluhu kaaga xogwarramayo sida uu ilmahaagu dugsiga ku ahaa maalintaas. Waxaad adiguna uga warrami kartaa haddii ay jiraan arrimo gaar ah oo ay habboon tahay in shaqaaluhu wax ka ogaado. Wuxuu shaqaaluhu kulanka wadahadalka horumarka ilmaha oo aad uga xaajooneysaan sida uu ilmahaagu uga helay iyo horumarka uu gaaray iyo sida uu dugsiga barbaarintu u shaqeeyo. Waxaa wadahadaladaas lala kaashanayaa manhajka waxbarashada.»dugsiga barbaarintu waa inuu ilmaha ku dhiirigeliyaa in uu wax ka ogaado adduunka ku xeeran.«waxaa LAGA SOO GUURIYEY MANHAJKA WAXBARASHADA DUGSIYADA BARBAARINTA FÖRSKOLANS LÄROPLAN, LPFÖ 98 (REVIDERAD 2010) 6

Ma dooneysaa inaad akhriso gebi ahaan manhajka waxbarashada? Manhajka waxbarashadu wuxuu yaal dhammaan dugsiyada barbaarinta. Waxaad ka dlban kartaa ama ka soo guurin kartaa bogga internet-ka ee Skolverkets webbplats www.skolverket.se. ISBN 978-91-87115-20-2 Grafisk form: AB Typoform Omslagsfoto: Maskot Foto inlaga: s 2 NordicPhotos, s 3 Kzenon/Shutterstock, s 4 Yulya Shilova/Shutterstock, s 5 Michael McLain, s 6 NordicPhotos Skolverket 2011