Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp HBK United V23-28 Waa meel la deggidoono oo kubadda cagtana lagu ciyaaridoono Fotbollskollo Lycketorp Waxa lagala xiriirayaa: alessndro.giovanni.torres@gmailiug waa isboortis aan xad lahayn Asbuucyada V25-V27 Kubadda kolay (Basket), Qoob ka ciyaar (Dans), Fotboll, Tackwando Talaado jimce markay saacadu tahay 13:00-16:00 Aktiifiteetyada jardiinada lagu qabanayo (aktivitetsparken) Waxa lagala xiriirayaa Pernilla Winberg Pernilla@iug.se Tartan isbooti (Sportis Camp) V32 Ina la tijaabiyo isboortiyo kala duwan Talaado jimce markay saacadu tahay 09:00-16:00 Waxa lala xiriirayaa: www.rf.se/osertgotland Nygårdskyrkan Maalmaha Nygård (Nygårdsdagarna) 11-13/8 Waa meel lagu bood boodayaa (Hoppborg), Wejiga ayaa rinji layska marinayaa (Ansiktsmålning), Heeso (Sång), Shaah iyo cabitaano ayaa la cabayaa (fika) Markay saacadu tahay 17.30-20.00 IBK Succé Asbuuca V25-V25 Fasalada 1-6 markay saacadu tahay 10.00-15.00 Waxa lala xiriirayaa: Urban Nilsson 0721-83 98 75 travaibk@outlook.com
Skäggetorp Jardiino lagu ciyaaro (aktivitetsparken) Wakhtiga: asbuuca V. 24 V 32 Isniin Sabti markay saacadu tahay 12.00 21.00 Halkan waxa imanaya Dhalinyarada waaweyn 16+ iyadoo lala shaqaynayo ururada qabanqaabiya aktitiifiteetyada loogu talogalay dhalinyarada xaafada. Wakhtiyada ay meeshu furan tahay waxa jooga shaqaale loo carbiyey oo loogu talogalay. Waxa jirta fursad in la samayndoono aktiifiteetyo ciyaaro ah iyo in ay jiraan oo la helikaro kubaddo/banooniyo, kan teynista lagu cayaaro iyo waxyaabo kale. Si aad u oggaato warbixin intaa ka faahfaahsan oo ku saabsan waxa asbuuc kasta la samayndoono, waxaad gelikartaa bogga Facebooga ee https://www.facebook.com/uv16lkpg/fref=ts Waxa qol tifii weyni yaalo laysku tusayaa oo laga daawanayaa ciyaaraha kubadda cagta ee Yurub 10/6 Franrike Rumänienn, markay saacadu tahay 21.00 13/6 Irland Sveige, markay saacadu tahay 18.00 17/6 Italien Sverige markay saacadu tahay 15.00 Hawlahaas waxa si dheeraada loogu soo diyaaridoonaa jardiinada ciyaarta (aktivitetsparken) 22/ Sveige Belgien, markay saacadu tahay 21.00 Isreebreebka sidaada wadan ee soo baxa waxa la qabandoonaa 25/6, 26/6, 27/6 Isreebreebka afarta wadan ee soo baxa waxa la qabandoonaa 30/6, 1/7, 2/7, 3/7 Semifaynalka waxa la qabandoonaa 6/7, 7/7 Garaashka Lajv (Lajv Verkstad): asbuuca V.29 Isniin Jimce Muddo hal asbuuc ah waxaad tijaabindoontaan hawl wada jir loo samaynayo oo qofwaliba door ka ciyaaridoon oo la yiraahdaa (lajv) waxana idin hogaamindoona dad macalimiina oo xirfad fiican u leh sida loo sameeyo lajv. Xaflada magaalada (Stadsfesten): Asbuuca V.32 Muddada lagu gudajiro xaflada magaalada jardiinada lagu ciyaaro aktiifiteetyo ayaa lagu qaban qaabidoonaa (aktivitetsparken), fiiri bogga Facebook. Qiimaha: waa bilaash/lacag la aan Wixii warbixin ah: Leif Bronsén 0725-10 03 59 Waxa qaban qaabinaya: Guddida dhaqanka iyo wakhtiga firaaqada (Kultur och fritidsnämnden)
Aktiifiteetyada ka socda xaafada Skäggetorp jardiina lagu ciyaaro xilliga xagaaga Guruubka loogu talogalay waa 13-16 sannadood. Waxa lala xiriirayaa 013-20 71 80, 0725-74 97 79, 0725-74 01 14. Marka baabuurta la raacayo waxa loo baahan yahay marwalba in qofku hore isu soo qoro waxana layska qorayaa (Skäggetorpsgården). aktiifiteetyada la qabanayo waa lacag la aan (bilaash). qofku wuxuu soo qaadankaraa lacag uu isagu leeyahay. (U fiirsada wixii isbedela ee yimaada)
Skäggetorp V24 Isniin 13-jun Barashada dabaasha Tennis Isniin 13-jun Fritidsgården waxay furantahay 18-22. Dubitaan 19-20 Isniin 13-jun Koobka kubadda cagta Yurub 16+ lokal 17-20 Isniin 13-jun Aktiifiteetyo ayaa jardiinada ka socda 14-17 Talaado 14-jun Barashada dabaasha Tennis Talaado 14- Baabuur yar yar oo lagu ciyaaro ayaa la fuulayaa (Gokart13-16) Arbaco 15-jun Barashada dabaasha Tennis Arbaco 15-jun Fritidsgården waxay furantahay 18-22 Arbaco 15-jun Goolaf ayaa la cayaarayaa (Minigolf) 13-16 Khamiis 16-jun Barashada dabaasha Tennis Khamiis 16-jun Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa) 11-17 Jimce 17-jun Barashada dabaasha Tennis Jimce 17-jun Fritidsgården waxay furantahay 18-23. Jimce 17-jun Koobka kubadda cagta Yurub (16+) 11-18 V25 Isniin 20-jun Barashada dabaasha Tennis Isniin 20-jun Hawlo yar yar oo gacmaha laga qabanayo, baarka lagu ciyaaro ayaa dib loogu isticmaalayaa 14-17 Isniin 20-jun Fritidsgården waxay furan tahay 18-22. Dubitaan 19-20 Talaado 21-jun Barashada dabaasha Tennis Talaado 21-jun IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, tackwondo ayaa baarka lagu Talaado 21-jun Meel jasiirada ayaa la aadayaa (Prison Island 16-19) Arbaco 22-jun Barashada dabaasha Tennis Arbaco 22-jun IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karatee ayaa baarka lagu Arbaco 22-jun Koobka kubadda cagta Yurub (16+) 11-18 Arbaco 22-jun Fritidsgården waxay furantahay 18-22 Khamiis 23 jun Barashada dabaasha Tennis Khamiis 23-jun IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karatee ayaa baarka lagu Khamiis 23-jun Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa) 11-17
V26 Isniin 27-jun (Zorbsoccer) fotbool ayaa baarka lagu qabaynayaa 15-19 Isniin 27-jun Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Talaado 28-jun IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karateey ayaa baarka lagu Talaado 28-jun Bowling 16-19 Talaado 28-jun Waxa la hagaajinayaa fritidsgården Arbaco 29-jun IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karateey ayaa baarka lagu Arbaco 29-jun Stockholm 8-20 ayaa la aadayaa, (Parkout 14-17) Arbaco 29-jun Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Khamiis 30-jun IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karateey ayaa baarka lagu Khamiis 30-jun Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa) 11-17 Khamiis 30-jun Waxa la hagaajinayaa jardiinada (gården) Jimce 01-jul IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karateey ayaa baarka lagu Jimce 01-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-23. Dubitaan 19-20 V27 Isniin 4-jul Aktiifiteet ayaa baarka laga (Serieworkshop) 14-17 Isniin 4-jul meel fritidsgårdka u dhow ayaa wax lagu 17-21 Isniin 4-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Talaado 5-jul IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karateey ayaa baarka lagu Talaado 5-jul Laserdom 16-19 Talaado 5-jul Waxa la hagaajinayaa jardiina (fritidsgården) Onsdag 6-jul IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karateey ayaa baarka lagu Onsdag 6-jul Kalumaysi ayaa la aadayaa (sörsjön Höghöjdsbana 10-18) Onsdag 6-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Torsdag 7-jul IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karateey ayaa baarka lagu Torsdag 7-jul Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa) 11-17, Teyaatar carwooyin ah ayaa baarka laga Torsdag 7-jul Waxa la hagaajinayaa jardiina (fritidsgården) Fredag 8-jul IUG 13-16, kubadda cagta, dhans, baaskit, karateey ayaa baarka lagu Fredag 8-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-23. Dubitaan 19-20
V28 Isniin 11-jul Aktiifiteet ayaa baarka laga (Serieworkshop 14-17) Isniin 11-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Talaado 12-jul Varamon ayaa la aadayaa 11-19 Arbaco 13-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Arbaco 13-jul Waxa la aadayaa oo la korayaa buuro iyo meelo sar sare, (Zipline, Höghöjdbana Omberg 10-18) Khamiis 14-jul Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa 11-17) Jimce 15-jul Hawlo yar yar oo gacmaha laga qabanayo, baarka lagu ciyaaro ayaa dib loogu isticmaalayaa 14-17 Jimce 15-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22. Dubitaan 19-20 V29 Isniin 18-jul ZorbSoccer kubadda cagta ayaa baarka lagu ciyaarayaa 15-19 Isninn 18-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Talaado 19-jul Meel jasiirada ayaa la aadayaa (Prison Island 16-19) Arbaco 20-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Arbaco 20-jul Waxa la aadayaa (Skara sommarland 8-19:30) khamiis 21-jul Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa 11-17) Jimce 22-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22. Dubitaan 19-20 V30 Isniin 25-jul Aktiititeetyo ayaa baarka lagu qabanayaa 14-17 Isniin 25-jul Meel fritidsgårdka u dhow ayaa wax lagu 17-21 Isniin 25-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Talaado 26-jul Laserdoome 16-19 Arbaco 27-jul Kolmården ayaa la aadayaa 9:30-18.15 Arbaco 27-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22 Khamiis 28-jul Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa 11-17) Jimce 29-jul Fritidsgården waxay furan tahay 18-22. Dubitaan 19-20 V31 Isniin 01-aug Hawlo yar yar oo gacmaha laga qabanayo, baarka lagu ciyaaro ayaa dib loogu isticmaalayaa 14-17 Talaado 02-aug Bowling 16-19 Arbaco 03-aug Meel dhacdooyin lagu sameeyo ayaa la aadayaa (Ävetyret 9-20) Arabco 03-aug Fritidsgården waxay furan tahay 18-22. Khamiis 04-aug Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa 11-17) Jimce 05-aug Fritidsgården waxay furan tahay 18-22. Dubitaan 19-20 V32 Isniin 08-aug Fritidsgården waxay furan tahay 18-22. Isniin 08-aug Aktiititeetyo ayaa baarka lagu qabanayaa 14-17 Talaado 09- Baabuur yar yar oo lagu ciyaaro ayaa la fuulayaa (Gorkart 13-16)
Arbaco 10-aug Waxa la aadayaa (Göteborg 7.30-22) Arbaco 10-aug Fritidsgården waxay furan tahay 18-22. Khamiis 11-aug Dabaal ayaa la aadayaa (Badresa 11-17) Jimce 12-aug Fritidsgården waxay furan tahay 18-23.