Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Transportyrken på sju språk

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Dulqaaxumo Intolerans

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Goorma samaynayaa mammogramka

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Sida loo dhiso jaaliyad

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

SOMALISK a AF-SOOMAALI

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Somaliska. Barn älskar böcker

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Ku soo dhowow Laholm

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Wakiilka takooridda DO

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Madax xanuunka (huvudvärk).

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Hagidda kala soocidda

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Transkript:

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska

Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u baahan tahay naseexooyin iyo talo xiriir la leh sida shaqada loo helo? Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada. Waxaan ka caawin doona iyadoo fiiro-gaar aan la siin nooca taageerada aad u baahan tahay iyo sida saxa ah ee loo helo waxa aad u baahan tahay. Markii aad na wargeliso inaad shaqo-doone tahay, waxaan ka diiwan gelinayna Xafiiska Shaqada kaddib waxaan ka wada arrinsan doona shaqooyinkii berri hore aad soo qabatay. Waxaan fiiro-gaar siin doonaa waxbarashadaadi, khibradahaagi iyo karti-xirfadeedkaaga. Wadajir waxaan kaddib ku dhaqaaqi doona qorshaha iyo sida kaga caawini karno shaqa helida. Shaqo ka raadso shabakadda internetka ee Xafiiska Shaqada Keydka shaqooyinka [Platsbanken] ee shabakadda internetka arbetsformedlingen.se waxaa laga hela shaqooyin laammo ganacsiyeeda badan oo kala duwan oo bannaan. Isla shabakadda internetka waxaad ka aqrisan karta warbixin kale oo adiga muhim ku ah. Waxaad ka aqrisan karta warbixin ku saabsan xirfadaha iyo waxbarasho, waxaad ka sameeyn karta imtixaanka xisaynta [intressetest], kana heli karta warbixin ku saabsan xaaladda suuqa xirfadaha kala duwan ee aayaha dambe. Waxaa kaloo lagu siinayaa naseexooyin xiriir la leh, sida ugu wanaagsan ee shaqada ku raadsan karto iyo warbixin ku saabsan dhaqdhaqaaqyada Xafiiska Shaqada aad ka heli karto. La kulan loo shaqeeye Ma doonaysaa inaad la kulanto loo shaqeeye oo shaqaale u baahan? Xaaladaas waxaad booqan karta kulamada shaqaalaha lagu baadigoobo, kaddib waraysi lagula yeesho. Xafiiska Shaqada wuxuu qaban qaabiyaa kulamada noocaas ah oo tiro badan, kuwaasoo lagu qabto goobaha Xafiiska Shaqada ama goobaha loo shaqeeyeyaasha. Ka shaqaysashada dal dibada ku yaallo Ma doonaysa inaad ka shaqaysato dal dibada ku yaallo? Haddii dal Yurub ku yaallo aad shaqo ka raadsanayso, wuxuu Xafiiska Shaqada kugu caawini karaa warbixin ku saabsan sida ugu fiican aad ugu guulaysan karto. Xafiiska Shaqada waxaa ka hawlgala hawlwadeneyaal arrimaha ka shaqaysashada dalalka Yurub aqoon gaar u leh. Markii shaqo-doone aad tahay wuxuu Xafiiska Shaqada ka caawini karaa warbixin ku saabsan sida shaqada loo raadsado caawinaad sida loo qoro cv:ga iyo isku diyaarinta waraysiga shaqo ku qorida fursadda shaqo ka raadsashada keydka shaqooyinka bannaan [Platsbanken] fursadda ku isticmaalka kombyuutar aad shaqo raadsasho iyo qorida cv:ga awgiis adeegsato

talada shaqooyinka boosaska ka bannaan kulamada shaqaalaha lagu baadiggoobo ee loo shaqeeyeha warbixin ku saabsan xirfadaha iyo waxbarasho warbixin cusub ku saabsan suuqa shaqada talo ku saabsan hirgelinta ganacsashada Haddii aad taageero dheeraad u baahan tahay Markii qofku u shaqo-doone yahay wuxuu, mararka qaarkood u baahan yahay taageero dheeraad ah. Qaar iyaga kamid ah biloowgii ayay u baahan yihiin, qaar kalena goor dambe. Xafiiska Shaqada wuxuu ku caawini kara siyaabo kala duwan hadba baahidaada iyo kartidaada. Wada-hadal la yeelo hawlwadeneha arrimaha shaqada adiga ku qaabilsan haddii warbixin dheeraad u baahan tahay. Wadajir ayaa ugu arrinsan kartaan nooca taageero aad u baahan tahay sida aad dhaqso shaqo ku hesho awgeed. Shabakadda internetka Xafiiska Shaqada arbetsformedlingen.se, ayaa warbixin dheeraad ku saabsan waxyaalaha laga caawino karo ka aqrisan karta. Shaqada hab fudud looma helo Mararka qaarkood habka ugu wanaagsan ee shaqo cusub lagu helo, waa iyadoo la adeegsado goob tababar shaqo, waxbarashada suuqa shaqada ama caawinaad hirgelinta ganacsashada. Ama waxay noqon karta in lagu siiyo hogaaminta xirfadaha ama laga caawinno sidii loo shaqeeyeha ula xiriiri lahayd. Xafiiska Shaqada wuxuu khibrad ballaaran u leeyahay, caawinaad u fidinta dadyoowga aan hab fudud shaqo u heli karin. Da yar oo aan khibrad xirfadeed lahayn Da daada 25 sano miyay ka hoosaysaa? Loo shaqeeyeyaasha badidooda waxay shaqo siiyaan dhallinyarada, laakinse mararka qaarkood arrin sahlan ma ah inaad suuqa shaqada dalka Iswiidan shaqo ka hesho. Waxaan ka caawini karna siyaabo kala duwan oo aad shaqo ku hesho. Waxaa laga caawini karaa shaqo raadsashada, hogaaminta xirfadaha, tababar shaqo ama waxbarasho kala duwan. Karti-shaqaysashada hooseeyso Ma itaaldarran tahay, taasoo saamayn ku yeelanayso kartida shaqaysashada? Waxaan mar kasta ka dhaqaaqna aqoontaada iyo khibradaha waxaana siyaabo kala duwan ku fududayn karna helida shaqo. Taasoo tusaale ahaan noqon karto in biloowga ba taageero-shaqsiyeed lagu siiyo, ama xilliga shaqo ku qorida ama kaalmo-dhaqaaleedka ku salaysan qalabyada gaar ahaan u adeegsanayso goobta shaqada.

Ku cusub dalka Iswiidan Ma ku cusub tahay dalka Iswiidan, khibrad-na kuma lihid suuqa shaqada dalka Iswiidan miyaa? Waxaan ka caawini karna siyaabo kala duwan, taasoo ku suuragelin doonto inaad sida ugu dhaqsida badan shaqo ku hesho. Haddii aadan ku hadlin af-iswiidishka waxaan ku siin karna taageerada luqadda, tusaale turjubaan. Warbixin muhim ah markii Xafiiska Shaqada aad ku cusub tahay Waxaan halkaan isugu soo uruurinay warbixin muhim ah, oo ku anfacayso markii Xafiiska Shaqada aad ku cusub tahay. Shabakadda internetka arbetsformedlingen.se ayaa warbixin dheeraad ka aqrisan karta. Lacagta Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha [a-kassan] ay bixiso Lacagaha Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha waxaa lagu bixiyaa shuruudo. Kaddib Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha aad ka tirsan tahay, ayaa go aan ka gaarayso lacag-bixinta [arbetslöshetsersättningen]. Xafiiska Shaqada waxaa waajib ku ah in Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha u wargeliyo haddii ay jirto arrin saamayn ku yeelan karto lacag-bixinta. Warbixin dheeraad kala xiriir Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha ama hawlwadeneha arrimaha shaqada. Wargelinta dhaqdhaqaaqa Markii shaqolaawe aad tahay waa muhim inaad Xafiiska Shaqada wargeliso shaqooyinkii aad raadsatay, iyo tilaabooyinkii ama dhaqdhaqaaqyadii aad samaysay sida aad shaqo ku hesho awgeed. Waxaad dhaqdhaqaaqa Xafiiska Shaqada ku wargelin karta adigoo adeegsado qoraalka [aktivitetsrapport]. Habka ugu fudud ee lagu buuxiyo waa adigoo adeegsada shabakadda internetka ee Xafiiska Shaqada. Kharashka socdaallada waraysiga shaqo ku qorida Da daada ugu yaraan ma tahay 20 sano, shaqolaawe ma tahay mise halis ayaa ugu jirta inaad shaqolaawe noqoto? Xaaladaas waxaa dhici karto in laga bixiyo kharashka socdaallada waraysiga shaqo ku qorida, waa haddii fursadda shaqo ka helida degmada aad degan tahay aysan waynayn. Ka feker inaad kahor codsato lacagta noocaas. Ammaankaaaga dartiisa waa inaad aqoonsigaaga noo sheegta goorta noola soo xiriirayso Markii aad Xafiiska Shaqada booqanayso waa inaad aqoonsigaaga kaarka aqoonsiga ku xaqiijisa, ama u ku wehliya qof caddayn karo qofka aad tahay. Shabakadda internetka waxaa aqoonsigaaga ku caddayn kartaa adigoo adeegsanaayo aqoonsiga elektroonikada [e-legitimation], tusaale [BankID]. Xaaladaas adeegyo badan ayaa shabakadda internetka Xafiiska Shaqada ka qabsan kartaa, sida inaad buuxiso qoraalka wargelinta dhaqdhaqaaqa [aktivitetsrapport].

Warbixinta diiwanka Xafiiska Shaqada ku qoran ee adiga kugu saabsan Markii Xafiiska Shaqada isku qorto, waxaa diiwanka lagu qora warbixin adiga kugu saabsan. Laakinse waa warbixin khuseeysa xeerka sirta xirfada. Mar kasta ayaa codsan karta in lagu wargeliyo warbixin-shaqsiyeedka Xafiiska Shaqada ka diiwan gashan. Xiriir ma la leedahay ururrada badbaadada shaqaalaha? Ma lagu wargeliyay in shaqo la aan kugu dhici doonto? Xaq ma ku leedahay taageerada ururrada badbaadada shaqaalaha? Xaaladaas waxaan ka caawini karna wada-hadal adiga iyo ururrada badbaadada shaqaalaha. Nala soo xiriir haddii wada-hadalka noocaas aad doonayso. Naseexooyinka shaqo raadsashada Shabakadda internetka arbetsformedlingen.se waxaad ka heleysaa naseexooyinka shaqo raadsashada. Waxaa kaloo lagu siinayaa warbixin ku saabsan suuqa shaqada, xirfadaha iyo waxbarashada. Haddii aad u baahan tahay warbixin dheeraad la xiriir Xafiiska Shaqada. Shaqo raadsashada Shaqo ka raadsashada boosaska ka bannaan [Platsbanken]. Ka qaybgal kulamada shaqaalaha lagu baadiggoobo kaddib waraysi awgiis la kulan loo shaqeeyeha. Ka qaybgal seminaarada shaqada. Waxaan kaga sheekayn doonaa sida shaqo raadsashada xariif loogu noqdo. Adeegso warbaahinta bulshada wadada gaaban ee shaqada loo maro iyo shabakad ka sii wayn. Hubsanno in cv-ga uu ku suurageliyo waraysi. Waxaan ku siinaynaa naseexooyinka ugu wanaagsan. Dib u habaynta warqad-shaqsiyeedka oona muujiso inaad shaqadaas u mudan tahay. Ma la gaaray xilligii waraysiga shaqada? Tani ka feker kahor, inta lagu gudo jiro iyo waraysiga kaddib. Hab taxadarsan u xulo tixraacyadaada. Waxaad naga helesa naseexooyn sida aad u feker doonto markii aad xulanayso. Ma doonaysaa in dal dibada ku yaallo ka soo shaqaysato ama ganacsasho bilaawdo? Tilaabooyinkaas waan ka caawini karna.

Xirfadaha & waxbarasho Ma u baahan tahay ilhaam iyo fikrado cusub? Xaladaas adeegso imtixaanada iyo hogaaminta Xafiiska Shaqada. Waa sidee xaaladda suuqa xirfadaha kala duwan ee aayaha dambe? Aqriso saadaalada suuqa shaqada dhow iyo kuwa fog ba. Maxay kala yihiin xirfadaha kala duwan? Aqoon-korso, filimmo fiirso, waraysyo warbixin ku shuruuda nooca waxbarasho looga baahan yahay xirfadaha qaarkood. Ma doonaysaa inaad waxbarasho bilaawdo? Raadso warbixin dheeraad ku saabsan waxbarashada, shuruuda aqbalida iyo dhibcaha dugsiyada sare qaarkood. Shaqo ku qorid Waa sidee mushaharrada iyo faa iidooyinkooda shaqada? Raadso warbixin ku saabsan mushaharka aad dalban kartid, iskuna diyaari kulanka mushaharrada looga arrinsado. Waa sidee noocyada shaqo ku qorida? Maxay ku kala duwan yihiin shaqo ku qorida tijaabinta ku salaysan [provanställning] iyo shaqo ku qorida kumeelgaar ah [vikariat]? Waxaan ku macanayn doonaa noocyada shaqo ku qorida ugu caadiyeeysan. Waa maxay heshiiska shaqo ku qorida? Raadso warbixin ku saabsan sababta heshiiska qoraalka u muhim u yahay, iyo sababta aad heshiiskaaso kale u waydiisanayso shaqo bilaabida kahor. Nala soo xiriir Adigoo adeegsanaayo adeegga taleefanka 0771-416 416 Soo wac kaddib la hadal hawlwadeneha arrimaha shaqada. Furan isniin-jimce 8 20 iyo sabti iyo axad kasta 9 16. Booqo shabakadda arbetsformedlingen.se Goobta shaqada ee dalka Iswiidan ugu wayn [Platsbanken] ka hel ilhaam iyo caawinaad. La xiriir Xafiiska Shaqada kugu dhow Faahfaahinta xiriirka waxaad ka heleysaa arbetsformedlingen.se Nala kulan adigoo warbaahinta bulshada adeegsanaayo facebook.com /arbetsformedlingen instagram.com /arbetsformedlingen youtube.com /arbetsformedlingen