Qaabbilaad ka qaybgelineed Partnerskap Skåne

Relevanta dokument
Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Ku soo dhawaadda shaqada

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Inkluderande mottagande Partnerskap Skåne

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Dulqaaxumo Intolerans

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Transportyrken på sju språk

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Sida loo dhiso jaaliyad

Inledning. Hordhac. svenska. somali

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Somaliska. Barn älskar böcker

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Madax xanuunka (huvudvärk).

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Wakiilka takooridda DO

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Ku soo dhowow Laholm

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Hagidda kala soocidda

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Öppna svar Jobbtorg Stockholm

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp

Transkript:

Qaabbilaad ka qaybgelineed Partnerskap Skåne

Soo dhawow! Mashruuca Partnerskap Skåne waa matoor isu keenaya awoodaha Skåne oo dhan waan mid abuuraya sidii loo heli nidaam habaysan oo ah qaabbilaadda dadka cusub. Hadafku waa qaabbilaaddadadkacusubtaasookaimanaysa, hayádaha, kommuunnada, bulshadarayidkaah, ganacsatada iyo hayádaha cilmibaadhista si ay uga qayb geliyaan dadka cusub ee Skåne imanaya nidaamkaqaabbilaaddadadkacusub. Dadkaasiwaainaydareemaaninayyihiinqaybkamidah mustaqbalka Skåne isla markaana ka qayb qaataan waxa ka dhacaya gobolka. Hadafku waxa weeyein laga tagonidaamkasooqaabbilaaddaeehaddaeebaasifkaah amma aanhagaagu shaqaynayn, Katarina Carlzén, masúulka mashruuca Partnerskap Skåne, Länsstyrelsen i Skåne Län Markaan run ahaantii si fiican u isticmaallo aqoonteenna iyo khibraddeenna, xilkeennana gudanno oon wada shaqayno innaga oo ka gudbaya xuduudaha u dhexeeya hayádaha, waxa kordhaya fursadda sidii dadka cusubi ay degdeg ugu noqon lahaayeen awood ku soo biirtay Sweden iyo Skåne.

Kulammokusuurogelayadhowr luqadood Haddaanluqadla fahmaynsuurogalmaaha in suáalola keenolagana qaybqaatowadohadal. Mashruucanwaxakashaqeeyadhawrqofooah xidhiidhiyeyaal bulshada iyo caafimmadka kuwaas oo u dhexeeya iskuna xidha dadka cusub iyo dalka la yimid. Dhammaantood mar uun bay cusbaayeenwaxanaayfahamsanyihiinin haddiiaanuqofkugaranaynsida bulshadauuu yimidiu nooshahayaanusuáalohabboonsoojeedinkarayn. Nidaamkan qaabilaadda ka qaybgelinta, luqadda Swedishka oo aanad garanayninimaah mushkilad. Ziad Jomaa waxa uu ka yimi Falastiin, wuxuu bartay cilmiga taxliilka biomedisinka wuxuna hadda ku shaqeeyaa xidhiidhiye bulsho iyo caafimaad Marka dadka cusubi macluumaad ku helaan afkooda hooyo, waxay ku dhiirradaan inay suáalo keenaan halkaasna waxa ka buurma niqaash xoog leh. Waxa ay dareemaan in aragtidooda la tixgelinayo, annaga oo isla markaana sugayna kuwaalatiga macluumaadka ku saabsan mujtamaca ee la siinayo.

Jidad badan oo loo maro dhaqanka cusub Way adag tahay in laga qayb qaato dhaqan cusub. Mararka qaarkood looma helo kelmedo luqadaha kale waxyaabo ay iska tahay caddaan sida vabba*. Waxa fudud in la rumaystoin sida waxlooqabanayaaaytahaysida ugufiicandadkaoodhan. Gitte Forstenberg waxa ay ka shaqayn jirtey integrashoonka tan iyo 1969:kii waxana ay aragtayhababkala duwan. Waxaay ogaateyin aanayjirinjidadgaagaabanoola maraa. Waxa muhiim ah in la dhegaysto dadka cusub. Ka dib markaad dhegaysato iyagaayuunbaadsiinkartaataageeradaayu baahanyihiin. *vabba = vård av sjukt barn, från VAB (Försäkringskassan) Gitte Forstenberg, isuduwaha integrashoonka ee kommunka Eslöv Imaatinka Swedan macneheedu waxa weeye in sida wax loo qabtaa halkan ay ka duwan tahay sidii dalalki hore wax looga qaban jirey waqti dheer ayaanay qaadataa sidii loo fahmi lahaa. Haddii dadka cusub la dhegaysto ayuun baa la fahmi karaa waxa loo baahan yahay si loogu sharxo faraqa. Ma jiro jid keliya oo loo maro integrashoonka.

Caafimaadkamaskaxdaiyojidhka Dadbadanookamidah dadkacusubiwaxaywataan tarawma, calaamado sikosomaatis ah, xasuus dagaal iyo waxayaabo kale oo aan Sweden laguba fikirin. Waalid khasaaraywaxalla wixiiuulahaawaykuadagtahayinay caawiyaan carruurtooda. Qofna ma sharxi karo dhibta baaxaddeeda qofka ku habsata marka uu isaga soo tago wax kasta oou lahaa, oodabadeednaiskudayoinuukadhisto nolol cusub dal aanu garanayn. Qaabbilaadda ka qaybgelinta macneheedu waxa weeye in la fahamsan yahay wax kasta oo saameeya awoodda qofka, caafimaadkiisa iyo degganaanshihiisa.. Leif Nilsson, agaasimaha hoggaanka sare ee Skåne Region Waa inaan qirannaa in aynaan garanayn wax kasta oo qofka cusubi u baahan yahay inuu qabto. Laakiin waxan heegan u nahay fududyan, degganaansho iyo rajo.

Qaybkamidah suuqashaqada Tamarbadanayayu baahantahaysidiilooguqaxi/guurilahaadal cusub. Aadayayu adkaan kartaa sidii loo fahmi lahaa qawaaniinta iyo nidaamka dalka cusub. Sidaas daraadeed ayay u adag tahayin qofkuahmiyaddasiiyosidiiuushaqou raadsanlahaaxataahaddiiuudoonayoinuu shaqaysto, iyada oo hadda loo oggol yahay inuu shaqo bilaabo maalinta ugu horraysa ee uu yimaaddosweden. Nidaamka qaabbilaadda ka qaybgelinta, waxa la og yahay qiimaha ay u leedahay inuu qofku haysto hawiyaddiisa amma aydhantitigiisa. Sidaas daraadeed ma aha hadafku in dadka cusub oo dhammi dib waxbarasho u bilaabaan, balse waxa fiican in loo oggolaado inay iyagu hore u mariyaan shaqadoodii hore. Waxa laga yaabaa inay woxoogaamuddoah qaadatoin qofkaloohelobaraaktiigmarka qiimayntuayatahayqofqof, laakiinsidanidadkaoodhanayayu fiicantahay.. Patrik Sumner, waa isuduwaha integrashoonka ee kommuunka Båstad Shirkaduhu way nala soo xidhiidhi karaan, annaga oo ah isuduwayaasha integrashoonka. Haddaannaan heli karayn qof baraaktiig sameeya oo haysta waxbarashada saxda ah ee ay u baahan yihiin, waxa laga yaabaa in kommuunka jaarka ihi heli karo. Waxa soo dega Skåne dad badan oo haysta kuwaalifikaashoon sare

Qiyamkaasalkaah In badanookamidah hijradaduninda waxau sababah laáantaisu dheellitirnaan xagga dhaqaalaha iyo bulshada ah. Qaabbilaadda ka qaybgelinta macneheedu waxa weeyi in la aqoonsado khibradaha dadka iyo sida aywaxu arkaanba. Lagama hadlayo in dadka loo naxo laakiin waxa laga hadlayaa xuquuqda aadamaha ee ay dadku leeyihiin Jignasa Patel waxay ka timid India, waxayna dhaqaalaha ku barataa jaamacadda Lund Nolosha ururnimo ee Sweden waa hab fiican oo wax lagu baran karo waxana xidhiidh lala yeeshaa dad badan oo hore u sii degganaa Sweden. Aniga waxa Internationell kvinnoföreing uu ii noqday meel muhiim ah niqaash ahaan iyo ka qaybgal ahaanba.

Cilmibaadhisiyoaqoon Qaabbilaadda ka qaybqelintu waxa ay ku dhisan tahay hababiyonadariyaatkuwaasooah kuwocilmiahaanla aqbalay. Xidhiidh lala sameeyo cilmibaadhista ugu dambeysey iyo dalalka kale oo lala wadaago khibradahooguwaaqaybaadu muhiimah ookamidah waxqabadka. Wadashaqaynta ka dhexaysa mujtamaca cilmibaadhistaiyobulshaduguudahaanwaxaayu noqonaysaa macaash dadka oo dhan maadaama aqoon muhiim ahi ay u kala gudbeyso labada dhanba. Per-Olof Östergren, waa professor dawada bulshada Sooo saaridda khidmad ku salaysan aqooni waxa ay ula qiimo tahay bulshada maanta sida soo saaridda alaabta ku salaysan aqoonta.

Göran Tunhammar, Maamulaha gobolka Skåne Horumarka dhaqaale ee Sweden waxa uu ku tiirsan yahay dadka u soo haajira. Hadda dalkeenna waxa ka jira70000 ooshirkadoodooaymaamulaandad dibaddakasoohaajirey, kuwaasooshaqosiiyain ku dhow300000 ooqof. Dhankakale dadkuwuusii gaboobayaa. Imaatinka dad kale oo ka yimaadda dalal kale waxa ay innaga caawinaysaa sidii aan u heli lahayn awoodshaqo taas oo hadda sugaysa wixii ka dambeeya konjaktuurka hoose ee hadda jira.

MasruucahorumarintaeePartnerskap Skåne 2008-2011 wuxuuabuurayaasaldhigsidiiloosamaynlahaaqaabbilaadhabaysanoola qaabbiloqaxootigaiyodadkakale ee dhawaan yimid Skåne waaqaybkamidah heshiisgoboleedka (RÖK) kaasooah hawlgoboleedkuaaddansidiiloohorumarinlahaa barnaamujka introdhakshanka ee loogu talo galay nabadgelyo dalbayaasha, dadka dhawaan dalka yimi iyo qaxootiga waxa maal geliya ka qaybqaatayaasha mashruuca iyo taageo ka timaad Sanduuqa Yurub ee Qaxootiga (Europeiska Flyktingfonden) Kala soo xidhiidh wixii macluumaad ah Partnerskap Skåne: Katarina Carlzén katarina.carlzen@lansstyrelsen.se RÖK: Åsa Stenbäck Holmér asa.stenbackholmer@lansstyrelsen.se