Hage-haaga bangiga internetka. Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ku soo dhawaadda shaqada

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Vill du veta mer? Kontakta närmaste Sparbanks- eller Swedbankkontor. Du kan även besöka oss på


Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Inledning. Hordhac. svenska. somali

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Dulqaaxumo Intolerans

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Transportyrken på sju språk

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Välkommen in. Här är det öppet jämt.

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Sida loo dhiso jaaliyad

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Somaliska. Barn älskar böcker

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Översatt av Sahro Aden Dulle

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Wakiilka takooridda DO

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Hagidda kala soocidda

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Madax xanuunka (huvudvärk).

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Goorma samaynayaa mammogramka

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Transkript:

Hage-haaga bangiga internetka Ku soo dhawoow. Halkani way furantahay mar kasta.

Ku soo dhawoow bangiga internetka! Halkani way furantahay mar kasta si aad u samaysan karto danahaaga bangi markii kugu habboon. Waxa keli ah ee aad u baahantahay waa kombiyuutar internet leh iyo warbixintaada gaarka ah ee gelitaanka. Bangiga internetku wuxu ku jiraa derbiga xannibaadda ee bangiga- waa nadaamkayaga nabadgelyo ee dhijitaalka ah. Warbixin kasta oo kombiyuutarkaaga gasha ama ka timaadda waa la qurbayaa si aanay u helin cid aan shaqo ku lahayni. Hagitaankan waxad ka akhrin kartaa sida aad u gelayso bangiga internetka, sida aad u bixinayso biilasha iyo sida aad lacag u wareejinayso. Sidoo kale waxad tilmaamo ka heli adeegyo kale oo fiicfiican, laakiin waxa kasta oo aad ku samayn kartid bangiga internetka laguma sheegi karo qoraalkan. Qaado wakhti aad iskaa ugu baarto fursadaha. Waad ka faa iidi doontaa. Nuxurka Booqo bangiga internetka... bogga 3 Biilasha bixi... bogga 5 Lacag wareejin... bogga 7 Yara samee sida aad rabto... bogga 9 Adeegyo badan oo fiicfiican... bogga 10 Halkan waxa ka jirta caawimo la helayo... bogga 12

Booqo bangiga internetka Sidan samee Si aad u gasho bangiga internetka waa in aad aqoonsigaaga caddayso adiga oo isticmaalaya mishiinkaaga ammaanka, BankID-ga kaarka ah, BankID-ga moobilka ama lambar sir ah oo shakhsi ah. Gal ciwaanka swedbank.se. sii guji Logga in oo ku taal dhinaca midig ee ugu korraysa. Ku gal mashiinka ammaanka 1 Qor lambarkaaga shakhsiga ah oo ka dhex dooro Säkerhetsdosa liiska ay ku taallo kugal. Guji Fortsätt. 2 Ku daar mashiinka ammaanka badhanka fallaarta leh. Ku qor lambarkaaga khaaska ah. 3 Daaqadda waxa ka soo muuqanaya qoraalka ah APPLI. Guj lambarka 1. 4 Hadda daaqadda waxa ka soo muuqa naya lambar mar keli ah la adeegsan karo oo aad ku qorayso goobta bannaan ee bangiga internetka loogu talogalay lambarada mar keliyaalaha ah. Guji Fortsätt. Kugal BankID-ga kaarka Qor lambarkaaga shakhsiga ah oo BankID-ga ka dhex dooro liiska ay ku taallo kugal. Guji Fortsätt. Kaarkaaga dhexgeli mashiinka kaararka akhriya. Ku qor lambarkaaga shakhsiga ah afargeesta oo dooro doorashada ah BankID-ga kaarka. Guji Fortsätt oo tixraac tilmaamaha. Kugal lambar shakhsi ah Haddii aad fiirinayso uun waxa kuugu jira ama koontooyinka aad ku leedahay Swedbank aad ku kala wareejinayso lacag, waxa aad ku geli kartaa lambarkaaga shakhsiga ah(waa lix xaraf). Markaa waxa aad dooranaysaa Personlig kod halkii aad ka dooran lahayd Logga in med. Waxa aad ka dalbanaysaa lambar khaas ah bogga hore ee Tillval/Beställ personlig kod dhexdiiisa. 3

1 Kugal mashiinka ammaanka 2 4 3 Waxa jira noocyo badan oo ka mid ah mashiinada ammaanka. Dhammaantood waxa ay ku leeyihiin badhan fallaar leh xagga ugu hoosaysa ee midig. 5 Maskaxda ku hay in mashiinka ammaanka iyo BankID-ga kaarka, ay yihiin dokument aqoonsi. Ku xafido meel aad u amaan ah. 4

Biilasha bixi - sidan samee 1 Gal Betala/Överföra. Dooro Bg/Pg-betalningar. Buuxi warbixinta gelaysa Från hoosteeda. Marka koowaad ee aad lacag u shubayso cid cusub, waxad lambarka bank iyo plusgiro ku buuxinaysaa Lägg till ny mottagare hoosteeda. Markaa ka dib ku buuxbuuxi warbixinaha lacagbixinta, xaddiga lacagta, taariikhda ugu dambaysa ee bixinta iyo lambarka OCR ama farriin. 2 Guji Lägg till. Ku ansixi lacag qaataha cusub iyo bixintaba, mashiinka ammaanka Ku ansixi BankID-ga kaarka, lacag-qaataha cusub iyo lacag-bixinta. 3 Ka daar mashiinka ammaanka badhanka fallaarta leh. Ku qor lambarkaaga sirta ah. Hadda waxa daaqadda kaaga muuqanaya qoraalka ah APPLI. Taabo lambar 2. 4 Ku garaac mashiinkaaga lambarada ku yaal bangiga internetka ee ku hoos qoran ciwaanka Kontrollnummer. 5 Waxad hadda ka helaysaa jawaabta mashiinka lambarro aad ku qorayso bangiga internetka, afargeesta ciwaankeedu yahay Svarskod dhexdeeda. Guji Godkänn. 6 Lacagbixintu waxay hadda gelaysaa liiska bixinta. Si aad u ansixiso lacagbixi naha ku jira liiska, waxad gujinaysaa Till godkänna, waxanad ku soo celinay saa qodobada 3-5 ee kor ku xusan. Kaarkaaga dhex geli mashiinka kaararka akhriya Tixraac tilmaamaha ka muuqda muraayadda Lacagbixintu waxay hadda gelaysaa liiska bixinta. Si aad u ansixiso bixinaha ku yaal liiska, waxad gujisaa Till godkänna kuna soo celi qodobada kor ku xusan Lacag-qaateyaasha aad qortaa, waxay u kaydsamayaan si otomaatig ah ayaga oo u taxan sida xarfuhu u kala horreeyaan, si aad uga baaqsato buuxbuuxinta warbixinta markasta oo aad lacag bixinayso. Ku saabsan taariikhda ugu dambaysa ee bixinta Haddii aanad sheegin taariikhda ugu dambaysa ee bixinta, waxay bixintu fulaysaa isla maalintaas, waa haddii aad ansixiso bixinta wixi ka horreeya saacadda 10.00. Haddii kale bixintu waxay fulaysaa maalinta xigta ee bangiyadu shaqaynayaan. Haddii aad sheegto taariikhda ugu dambaysa ee bixinta, waxa la shubayaa biilasha taariikhdaas aad sheegtay. Lacagta waxa laga jarayaa koontadaada maalin ka hor taariikhda ugu dambaysa bixinta. Haddii taariikhda ugu dambaysa bixintu tahay maalin fasax ah, wuxu lacag qaatuhu helayaa lacagta maalinta shaqo ee ka horraysa maalinta fasaxa ah. 5

1 2 Ku ansixi mashiinka ammaanka, lacag-qaate cusub iyo lacagbixinta 4 3 4 5 Ma rabtaa ilaalin atomaatig ah? Ciwaanka ah Egna inställningar ee ku yaal bogga hore gudihiisa waxad ka ballansan kartaa ilaalinta warbixin gaar ah sida tusaale ahaan biilasha elegtaroonigga ah iyo lacag-bixinaha la diiday- lacagbixinaha sabab uun u soo noqday. Waxad dooranaysaa in lagugu soo wargeliyo sms ama e-mail. 6 Caado ka dhigo in aad lacag bixinahaaga marka ay yimaaddaanba bangiga internetka ku geliso maalinta ay dhacayaan. Markaa dhammaan biilashaada waxa lagu bixinayaa wakhtigooda. 6

Lacag wareejin Sidan samee 1 Gal Betala/Överföra. Ka dhex dooro ciwaanka aad rabto Överföringar. Ku buuxi warbixinaha hoos gelaya Från. Marka koowaad ee aad lacag wareejin u samaynayso cid cusub, waxad ku buuxinaysaa ciwaanka Lägg till ny mottagare hoostiisa, lambarka ka horreeya koontada, lambarka koontada iyo magaca. Dabadeed ku qor lacagta taariikhda wareejinta iyo wixii farriin aad raacinayso. 2 Guji Lägg till. Ku ansixi lacag qaataha cusub iyo wareejintaba, mashiinka ammaanka 3 Ka daar mashiinka ammaanka badhanka fallaarta leh. Ku qor lambarkaaga sirta ah. Hadda waxa daaqadda kaaga muuqanaya qoraalka ah APPLI. Taabo lambar 2. 4 Ku garaac mashiinkaaga lambarrada ku yaal bangiga internetka ee ku hoos qoran ciwaanka Kontrollnummer. 5 Waxad hadda ka helaysaa jawaabta mashiinka lambarro aad ku qorayso bangiga internetka, afargeesta ciwaankeedu yahay Svarskod dhex deeda. Guji Godkänn. 6 Lacag qaataha iyo wareejintu waxay hadda gelayaan liiska lacag wareejinta. Si aad u ansixiso lacag wareejimaha, waxad gujinaysaa Till godkänna, waxa nad ku soo celinaysaa qodobada 3-5 ee kor ku xusan. Ku anxsixi, lacag-qaataha cusub iyo lacag-wareejinta BankID-ga kaarka Kaarkaaga dhex geli mashiinka kaararka akhriya Tixraac tilmaamaha ka muuqda muraayadda Lacag qaataha iyo lacag wareejintu waxay hadda gelaysaa liiska wareejinta. Si aad u ansixiso lacag wareejimaha ku yaal liiska, waxad gujisaa Till godkänna kuna soo celi qodobada kor ku xusan Lacag-qaateyaasha aad qortaa, waxay u kaydsamayaan si otomaatig ah ayaga oo u taxan sida xarfuhu u kala horreeyaan, si aad uga baaqsato buuxbuuxinta warbixinta markasta oo aad lacag wareejinayso. Ku saabsan taariikhda wareejinta Wareejinta loo sameeyo koonto ka tirsan Swedbank ama sparbank-yada, waxay markiiba gaaraysaa koontadii lagu shubay. Haddii aanad sheegin taariikh, waxay lacagtu ku jirtaa koontada loo wareejiyey isla maalintaas haddii aanay maalin fasaxa ahayn, oo aad wareejinta samayso ka hor saacadda 13.00. Haddii kale waxay lacagtu diyaar tahay maalinta shaqo ee ku xigta fasaxa. 7

1 2 Ku ansixi mashiinka ammaanka, lacag-qaate cusub iyo lacagbixinta 4 5 3 6 Warbixinta ku saabsan lacag wareejimaha iyo lacag bixinuhu waxay ku jirayaan bangiga internetka 18 bilood. Warbixinaha wax hagaajinta iyo lacag kala bixidda koontadaadu waxay ku jirayaan 13 bilood. 8

Yara samee sida aad rabto Ciwaanka Egna inställningar dhexdiisa oo aad ka helayso bogga hore, waxad ku samayn kartaa in aad ka dhigto bangiga internetka sida aad rabto. Waxad samayn kartaa: In aad qaabka qoraalka iyo ciwaanada ka dhigto sida aad la rabto. Buuxbuuxi warbixinta xiriirkaaga hal mar. Warbixinaha dib ayaa laguugu soo dirayaa si otomaatig ah marka foomam cusub la buuxbuuxinayo. Dooro, haddii aad rabto in aad la socoto bandhigyada iyo warbixinaha ku saabsan adeegyada iyo dhacdooyinka kala duwan. Dooro in aad kula socoto tusaale ahaan biilasha elegtaroonigga ah, e-mail ahaan sma. Soo dhig bogagga aad badiyaa isticmaasho xagga hore si dhakhso loogu heli karo. Ma lacag bixino badan u samaysaa lacag qaate keli ah? Gal ciwaanka Betala/Överföra, Kontohändelser, Historiska kontohändelser oo guji lacag qaataha aad rabto. Guji Kopiera si aad u samayso lacag bixin cusub oo taas la mid ah. Fiiri in aad kontoroosho lambarka Bg/ Pg iyo lambarka OCR bal in ay is waafaqayaan lacag bixinta cusub. 9

Adeegyo badan oo fiicfiican Bogga hore, qaybta Beställ tjänster dhexdeeda waxa ku jira adeegto badan oo la isticmaali karo oo aad si sahlan wax uga ballansan karto. Halkan waxanu si kooban ugaga warramaynaa qaarkood. 1 Elektronisk faktura/e-faktura. Shirkado badani waxay soo bandhigaan in ay biilashooda toos ugu soo diraan bangigaaga internetka elegtarooni ahaan. Waa caado fudud oo wanaagsan oo weliba yaraynaysa culayska bay ada. Dooro Anmäl elektronisk faktura oo tixraac tilmaamaha muraayadda. 2 Hitta dina kontovillkor. Gal ciwaanka Ekonomisk översikt oo ku yaal bogga hore. Halkaas waxa aad ka helaysaa Konton och lån översikt. Guji koontada aad rabto oo dooro Kontovillkor. Dhanka kale haddii aad doorato Byt kontonamn, waxa aad u bixin kartaa koontada magacii aad doonto. 3 Elektroniskt lönebesked. Ciwaanka Övriga tjänster dhexdiisa waxad ka helaysaa Anmäl elektroniskt lönebesked. Gal halkaas oo fiiri in aad ka faa iidaysan karto fursadda ah in aad ku hesho wargelinta mushaharkaaga elektarooni ahaan, wixii hadda ka dambeeya. 4 e-sparkonto. Furo koonto-kayd oo elektarooni ah. Waa bilaash, waanay ku siinaysaa dulsaar ka fiican ka koontada caadiga ah ee barayfadka ah. Waxa aad koontada kaydka ee elegtaroonigga ah udhigi kartaa oo ugala bixi kartaa lacag sidii aad doonto adiga oo aan wax qarash ah bixin. Gal Spara/Placera, Öppna nytt sparkonto oo dooro e-sparkonto. 5 Kaar elegtarooni ah, Verified by Visa iyo MasterCard Secure Code waa saddex hab oo am maanka lagu xoojiyo marka aad ka adeeganayso internetka. Si aad ugu isticmaali karto kaa rarkaaga internet wax ku bixinta, waa in aad ku xiranto Kaar elegtarooni ah, Verified by Visa ama Master Card Secure Code midkood. Waxa aad adeegyadaas ka helaysaa cinwaaka Kort dhexdiisa. Sii raac tilmaamaha.. 6 Aqoonsiga bangiga. Ciwaanka Övriga tjänster dhexdiisa waxad ka helaysaa Beställ BankID. BankID-ga waxad tusaale ahaan internetka ku gudbin kartaa warbixintaada dhaqaalaha iyo haddii aad ilmo jirran hayso, internetka ayaad toos isugu sheegi kartaa. Si aad u ballansato oo aad u isticmaasho BankID, waxad u baahantahay marka hore in aad kombiyuutarkaaga ku soo dejiso barnaamijka ammaanka BankID-ga. Marka aad lacag qaate cusub gelinayso, waxa aad samayn kartaa in aad lacag bixintaas calaamadiso adiga oo dooranaya mid ka mid ah doorashooyinka ku hoos jira ciwaanka Kategori. Dabadeed waxa aad baari kartaa qayb kasta, waxanad sawir ka qaadan kartaa lacagta aad gelisay kaalin kasta. 10

Dalbo adeegyo 1 4 5 5 6 3 2 11

Halkan waxa ka jirta caawimo la helayo Wac adeegga macaamiisha bangiga internetka, haddii aad rabto in aad caawimo ka hesho adeegyada bangiga internetka. Adeegga macaamiisha waxad kala hadli kartaa 0771-97 75 12 maalin kasta, saacadahan 07.00-23.00. Su aal u dir adeegga macaamiisha bangiga internetka- gal bogga hore iyo Kontakta oss. Waxad jawaab ku helaysaa 24 saac. Ma rabtaa in aad dheeraad ka ogaato bogga aad markaa ku dhexjirto- guji badhanka Hjälp ee safka ciwaanada ugu sarreeya xagga midig kaga yaal. Adeegyada bangiga internetka si tijaabo ah uga daaro bandhigayaga ku jira swedbank.se. DEMO Haddii aad qabto su aalo ku saabsan dhaqaalahaaga ku soo dhawoow in aad wacdo bangiga telefoonka ee ah 0771-22 11 22, maalinkasta, saacadahan 07.00-23.00. bangiga telefoonku waa bilaash. Kaga xiran ciwaanka Tillval ee bangiga internetka. Adigu u magac bixi koontadaada. Waxad koontooyinkaaga u samayn kartaa magacyo kuu gaar ah si ay u fududaato kala garashada koontooyinku. Gal Ekonomisk översikt, Konton och lån översikt. 12

Ma rabtaa in aad ogaato wax dheeraad ah? La xiriir xafiiska kuugu dhow ee uu leeyahay Swedbank ama Sparbank. Sidoo kale waxad naga soo booqan kartaa ciwaanka ah, swedbank.se U fiirso in sparkank-yada qaarkood ay lahaan karaan ciwaanno internet oo aan ahayn kuwa halkan ku xusan. Kala xiriir bangigaaga warbixin dheeraad ah.