Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Transportyrken på sju språk

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Ku soo dhawaadda shaqada

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Sida loo dhiso jaaliyad

Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Dulqaaxumo Intolerans

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Goorma samaynayaa mammogramka

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Wakiilka takooridda DO

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Somaliska. Barn älskar böcker

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Ku soo dhowow Laholm

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Madax xanuunka (huvudvärk).

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Transkript:

Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan ahaa, oona caawinaad u dib u la qabsado suuqa shaqada u baahan, wuxuu ka qeybgeli karaa Dammaanadda shaqada iyo horumarka. Waxaa xaaladaas lagu diyaarinayaa waxkaqabasho ku gaar ah oo ka caawini doonto sidii aad shaqo ku heli lahayd. Maxay tahay macnaha Dammaanadda shaqada iyo horumarka? Adiga iyo gacanhaayeha Xafiiska Shaqada ayaa marka hore ka wada hadli doona waxkaqabadyada aad u baahan tahay, sidii aad shaqo ku heli lahayd ama waxbarasho ku bilaabi lahayd. Kuwaasoo tusaale ahaan noqon kara: dhaqdhaqaaqa shaqo raadsasho oo hogaamin leh diyaarinta waxkaqabashada. Kaddib waxaa lagu dhamaystiri doonaa talaabooyinkaan: tababar goob shaqo tababarka shaqada tababarka shaqada oo dheeraad ah tababarka suuqa shaqada caawinaad sida dhaqdhaqaaqa ganacsasho lagu bilaabo Haddii 90 toddobaad gudahooda aadan shaqo helin inkastoo lagu siiyay fursad aad uga qaybgasho qorsheha Dammaanadda shaqada iyo horumarka, waxaa adiga iyo gacanhaaye Xafiiska Shaqada ku heshiin doontaan in Qabanqaabiyeha boos laga siiyo goob lagugu mashquuliyo oo adiga kugu habboon. Waxaad loo shaqeeyeha ama Qabanqaabiyeha ka qaban doontaa shaqo ku suuragelin doonto helida khibrad, mudnaanyo iyo tixraacyo. Xaq ma ku lee yahay Dammaanadda shaqada iyo horumarka? Waxaad ka qeybgeli kartaa Dammaanadda shaqada iyo horumarka haddii shaqo laawe aad tahay oona Xafiiska Shaqada iska diiwan gelisay.

Sida: 2 av 5 Teeda kale waa in shardi ka mid ah shuruudaha hoos ku qoran aad buuxin karto: Shaqo laawe ahaan waxaa 300 maalmood lacag ka qaadatay Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha wayna ka dhamaadeen. Waxaad waalid u tahay carruur aan weli 18 sano buuxsan. Xaaladaas waxaad kala dooran kartaa ka qeybgelida barnaamijka Dammaanadda shaqada iyo horumarka ama in iskaaga shaqo u raadsan kartaa mudo la kordhiyay 150 maalmood lacagna ka qaadan kartaa Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha. Toddobaadkii aad nus wakhti shaqayn jirtay waxaad qaadatay 75 maalmood oo gunno ah, keligaa aya nooshahay waxaana leedahay carruur aan weli 18 sano buuxsan, kuwaasoo kula nool ama badi ahaan kula nool. Shaqolaawe ahaan ayaa Xafiiska Shaqada iska diiwan gelisay ama waxaa ka qeybgeli kartaa barnaamijka ku salaysan siyaasadda suuqa shaqada mudo ugu yaraan 14 bilood isku xigta, laakinse wax lacag ah Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha kama qaadatid. Muddo 15 bilood ayaa ka qeybgeli kartaa damaanada shaqada ee dhallinyarada loogu talagalay. Xabsi ayaa lagugu xukmiyay (xaaladaha qaarkood oo keliya). Da daada waa 25 sano waxaana ka qeybgeli kartaa barnaamijka gogoldhigga suuqa shaqada. Waxaad ka qeybgeli karaa tababarka sal-dhigida ee soo gaaleetiyada qaarkood loogu talagalay, waxaa ka dhamaaday Qorsheha sal-dhigida. Ma lay siin doonaa wax lacag ah? Markii barnaamijka aad ka qaybgalayso waxaa lagu siin karaa Kaalmodhaqaaleedka dhaqdhaqaaqa shaqada [aktivitetsstöd] ama Gunnada ka qaybgaleyaasha qorsheha shaqada [utvecklingsersättning]. Lacagaha waxaa bixiya Försäkringskassan, isla Hey adaas ayaa xisaabisa lacagaha kana gaarta go aan. Haddii aad tixgeliso wixii lagu heshiiyay oona shaqo raadsato xaq ayaa ku leedahay gunnada barnaamijka ku salaysan. Haddii aadan tixgelin qodobadii lagu heshiiyay oona shaqo aadan raadsan, saamayn ku yeelato ku raagida shaqo la aanta ama adiga sabab u noqoto shaqo la aanta, waxay qodobadaas saamayn ku yaalan doonaan xaq u yeelanshada gunnada. Warbixin dheeraad ku saabsan Kaalmo-dhaqaaleedka

Sida: 3 av 5 dhaqdhaqaaqa shaqada iyo Gunnada ka qaybgaleyaasha qorsheha shaqada waxaad ka aqrisan kartaa forsakringskassan.se. Haddii gunnada aadan xaq ku lahayn waxaa kaalmo-dhaqaaleedka ka codsan kartaa Dowladda hoose. Caymis ma lee yahay? Qofka ka qeybgala barnaamijka ku salaysan Dammaanadda shaqada iyo horumarka, waxaa khuseeya caymiska dhawac-shaqsiyeedka iyo kooxeedka. Haddii wax aad ka halayso goobta shaqada, waxaa suuragal noqon karo in shirkadda ay magdhow dowladda ka hesho. Caymiska ma khuseeyo qofka ka qeybgala barnaamijka lagu taageero hirgelinta dhaqdhaqaaqa ganacsasashada. Warbixin dheeraad ku saabsan caymiska waxaad ka aqrisan kartaa qoraal-warbixineedka [Försäkringsskydd och skadeersättningsansvar vid vissa arbetsmarknadspolitiska program] shabakadda internetka arbetsformedlingen.se. Ilaa intee ayaa ka faa iidaysan karaa Dammaanadda shaqada iyo hormarka? Waxaad barnaamijka ka qeybgeli kartaa ilaa shaqo wakhti buuxda ka hesho waxbarasho aan xiriir la lahayn Dammaanadda shaqada iyo horumarka, tusaale jaamacad ama kulliyad. wakhti buuxa qaadato fasaxa waalidiinta wakhti buuxa xannun awgiis mudo bil ah aadan ka qeybgelin buuxiso shuruud cusub waafaqsan sharciga gunnada shaqolaaweyaasha Maxay yihiin shuruudaha kale ee aniga i khuseeya? Barnaamijka wakhti buuxa ayaa laga qeybgala. Teeda kale shuruudaha ka qeybgelida way culus yihiin. Ujeedada waxay tahay in sida ugu dhaqsida badan aad shaqo hesho ama waxbarasho bilaawdo. Waxaa muhim ah in gacanhaaye Xafiiska Shaqada u hab joogto ah ugu warhelo shaqooyinkii aad raadsatay. Bil kasta waa in Xafiiska Shaqada u soo dirtaa Qoraalka wargelinta dhaqdhaqaaqyada. Ku soo qor warbixin ku saabsan shaqooyinkii aad codsatay iyo dhaqdhaqaaqyadii kale ee aad fulisay bishii dhammaatay.

Sida: 4 av 5 Shaqo ama waxbarasho kaddib ma heli karaa fursada ka qeybgelida barnaamijka? Haddii waxbarasho ama fasaxa waalidiinta aad ku maqnayd, dib ayaa barnaamijka ugu soo noqo kartaa. Sidaasoo kale dib ayaa barnaamika ugu soo noqon kartaa haddii jirro aad ku maqnayd. Laakinse, waa haddii mudada ka maqnaanshada aysan dhamayn hal sano. Haddii aad shaqo ku maqnayd kaddib shaqo la aan kugu dhacday, waad ku soo noqon kartaa barnaamijka, waa haddii aadan xaq ku lahayn qaadashada Gunnada caymiska shaqolaaweyaasha. Booska aan barnaamijka ka haysto ma iga lummi karaa? Dhaqan-xummo iyo ku buuqa dhaqdhaqaaqa waxay sababi karaan in laga joojiyo ka qeybgelida barnaamijka. Waxaa kaloo ka qeybgelida lagaga joojin karaa sabab kale awgeed. Haddii lagu siiyay gunnada 450 maalmood oo ku salaysan dammaanadda shaqada iyo horumarka, oona sharci ahaan aadan xaq ku lahayn gunnada Khasnadda caymiska shaqolaaweyaasha, waxaa xitaa ka lummi kara booskii haddii aad diido shaqo lagu soo bandhigay, taasoo waafaqsan waxkaqabayda barnaamijka ama waxkaqabyo kale oo xiriir la leh siyaasadda suuqa shaqada aad diido shaqo kugu habboon oo lagu soo bandhigay adigoo aadan haysan sabab la qaadan karo aadan soo bandhigin dhaqdhaqaaqa shaqo raadsahsada aadan xiriir joogto la lahayn gacanhaaye Xafiiska Shaqada. Dib ma u heli karaa fursadda ka qeybgelida barnaamijka ee layga joojiyay? Haddii shuruudaha qaarkood aad buuxin karto waxaa lagu siin karaa fursad cusub. Warbixin dheeraad waxaad kala xiriiri Xafiiska Shaqada. Sidee xilka loo qaybsaday? Warbixin dheeraad ku saabsan Dammaanadda shaqada ee dhallinyarada loogu talagalay waxaad kala xiriiri kartaa Xafiiska Shaqada. Go aanka ka qeybgelida barnaamijka waxaa gaari doono gacanhaaye Xafiiska Shaqada. Xilliga aad barnaamijka ka qeybgelayso wuxuu gacanhaaye ku

Sida: 5 av 5 dhaqaaqi doonaa tixraacid, wuxuu ku siin doonaa taageerada aad u baahan tahay shaqo raadsashada awgeed. Markii aad good shaqo timado waxaa lagu magacaabayaa qof ku horseeda. Horseedaha wuxuu ka caawini doonaa sidaa aad hawlgalka ku bilaabi lahayd. Qof goobta mas uul ka ah ayaa mas uul ka ah deegaanka shaqada ee adiga ku gaarka ah, oona hubsan doono in hawlgallada aad hab sax ah u fuliso laguna siiyo qalabyada aad hawlaha ku qabsan lahayd. Nidaamyada Xeer-maamuleedka (2007:414) ku saabsan damaanada shaqada iyo horumarka. Xeer-maamuleedka (1996:1100) ku saabsan Kaalmo-dhaqaaleedka dhaqdhaqaaqa shaqada Xeer-maamuleedka (2000:634) ku saabsan barnaamijka ku salaysan siyaasadda suuqa shaqada Nagala soo xiriir 0771-416 416 haddii arrintaan aad xiisaynayso ama aad doonayso warbixin dheeraad ah. Waxaad kaloo booqan kartaa Xafiiska shaqada kugu dhow ama shabakadda internetka arbetsformedlingen.se.