Xaqiiji awood xirfadeedkaaga



Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Ku soo dhawaadda shaqada

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Transportyrken på sju språk

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Dulqaaxumo Intolerans

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Sida loo dhiso jaaliyad

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Hagidda kala soocidda

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Madax xanuunka (huvudvärk).

Goorma samaynayaa mammogramka

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Somaliska. Barn älskar böcker

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Wakiilka takooridda DO

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Habkaan ayaa uu buuxinee foomka Soo bandhigida bisha oo loogu tala galay lacagta daganaanshada Shaqo goobe

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Öppna svar Jobbtorg Stockholm

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Transkript:

Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka heli kartaa waxyaalaha la isga baahan yahay xirfaddaa. Xirfad qiimaynta ayaad ku sameeyn kartaa adiga oo buuxinaya foom la xiriira xirafadaha laga helo dalka. Jawaabtaada ayaa loogu talagalay in loo isticmaalo sidii laguu tageeri lahaa, isla markana loo isticmaali lahaa kolka aad la kulanto xidhiidhiyaha xafiiska shaqadda. Jawaabtu waxaay u fududeyneysaa Xafiiska Shaqadda iyo adigaba sidii aad u kala dooran lahay noocyadda kala duwan ee taageerada Xafiiska shaqadu aad ka heli karto. Laga yaaba in aad u baahan tahay kaalo siddii aad u isticmaali lahay awood xirfadeedkaga waddankan Sweedhen, u heli laheyd warbixin khuseeysa sidii aad horey ugu sii socon laheyd, u dhamesytiri laheyd waxbarashaddada, waayo aragnimo u korodhsan lahayd ama u sameyn laheyd qiimeyn waxbarasho ama xirfad. Su aalaha is-qiimaaynta shaqsiga waxay cuskanayan sharuuddaha la isaga baahan yahay shaqooyinka kala duwan ee Sweedhan. Jawaabtana waxay ku salaysan tahay adiga aqoontada iyo waayoaragnimadaadadaada shaqada. Gebi ahaan waayoaragnimadaadadada iyo cilmigaaga oo dhan waa lagu xisaabinaya. Waa adiga qofka qiimeynaya awood xirfadeedkaaga. Waxaad ka ambaqaadi kartaa su aalahan siddii aad u caddayn laheyd awood xirfadeedkaga: 1: Wax waayoaragnimo ah uma lihi Waxaa dhici karta inaad cilmi u leedahay laakiin aadan waayoaragnimo howleed u lahayn 2: Waayoaragnimo yar Waxaad ku soo shaqeeysay xirfaddan muddo sannad ka yar Waxaad tijaabisay xirfaddan muddadii aad waxbaraneysay 3: Waayoaragnimo wanaagsan Waxaad u haysataa markhaatiyo iyo warqad caddayn shaqo oo quseeysa inaad ku shaqeeysay xirfaddan muddo ka yar hal sanno Waxaad ka soo shaqeysay goobo kala duwan oo xirfaddan la xiriira 4: Waayoaragnimo wayn Waxaad u leedahay xirfaddan waayoaragnimo ugu yaraan hal sano

Sida: 2 av 6 Waxaad u leedahay xirfaddan waayoaragnimo aad si dhakhsi oo taageero la aan ah aad ug howl geli kartid 5: Waayoaragnimo aad u ballaaran Waxaa dhici karta in si toos ah laguugu tijaabiyo sidii hor-jooge, madax ama khabiir Waxaad waayoaragnimo u leedahay inaad isku duwid iyo horumar ku sameeyso howsha iyo sidoo kale waayoaragnimo dhanka howlaha iyo hoggaanka Waxaad waayoaragnimo u leedahay xiriirka isku xirka sidii howsha loo horumarin lahaa iyo inaad dhiirigelin iyo rabitaan shaqo gelin karto shaqaalaha Waxaad xirfad u leedahay isku duwidda xoogagga oo aad ku hagto mashruucyo/kooxo/dhinacyo kala duwan ee howlaha/shaqaalaha Kan du styrka dina kunskaper och erfarenheter på något sätt, till exempel genom intyg eller betyg? Om du har intyg eller betyg kan Arbetsförmedlingen hjälpa dig med att översätta och validera dem via UHR (Universitets- och högskolerådet). Isticmaal qaybta bannaan ee su aal waydiinta ee foomka halka hoose oo loogu talagalay qoraalka, haddii aad doonayso inaad sii balballaariso waayoaragnimadaada xirfadeed. Waxay ku saabsanaan kartaa haddii aad waayoaragnimo nooc ah u leedahay xirfaddan, hase yeeshee aaney ku qorneyn foomka su aalaha qaarkood. Miyaad si uun u caddayn kartaa aqoonta iyo waayoaragnimadaada, tusaale ahaan warqad markhaati ama shahaado?. Haddii aad heysato shahaado ama warqad ka marag kaceeysa ayuu Xafiiska shaqadu kaa caawini karaa siddii laguugu turjumi ama qiimayn lahaa, iyada oo loo dirayo UHR (Universitets- och högskolerådet - Guddiga Jaamacadaha- iyo waxbarashada sare).

Sida: 3 av 6 Foomka is-qiimaynta karti-xirfadeedka Hotel Sifooyinka 1-5 (Khibrad u ma lihi Khibrad wayn ayaan u lee yahay in aan) 1. Waxaan ku fiican nahay qaabilaadda martida 2. Waxaan muujiyaa xasilooni markii xaalad adag ay jirto 3. Waxaan ku hawlgeli karaa xaalad karkabo ku salaysan 4. Waan garanayaa macnaha iyo ujeedada deegaanka shaqada 5. Waxaan tixgelin karaa nidaamka goobta shaqada u degsan 6. Waxaan ilaaliyaa nadaafada goobta shaqada Khibrad 7. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan in aan keligay shaqeeyo iyo awood aan go aan ku gaaro 8. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan in aan dad kale la wada shaqeeyo 9. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan in aan u shaqeeyo horjooge ahaan 10. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan khadka taleefanka ku qabto ballamada 11. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan caabashada martida wax ka qabto 12. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan miiska soo-dhoweenta hotelada ka shaqeeyo 13. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan aan miiska soo-dhoweenta hotelada loo yaqaanno Guri goglan oo si kumeelgaar ah loodago (vandrarhem) ka shaqeeyo 14. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan habeenadii hotellada ka shaqeeyo 15. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan qabto hawl-maamuleed, kuwaasoo ka tirsan markii qofku u ka shaqaynaayo miiska soo-

Sida: 4 av 6 dhoweeynta hotelada 16. Anigu waxaan khibrad u lee yahay qorsheynta dhaqdhaqaaqa miiska soo-dhoweeynta 17. Anigu waxaan khibrad u lee yahay lacag ka qabashada martida markii ay hotelka ka baxayaan 18. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka hawlgalo hab-dhiska ballamada hotelada oo kala duwan. Hoos ku qor kuwa ay yihiin kaddib qiimeey khibradahaaga: 19. Anigu waxaan khibrad u lee yahay qabashada dalbashada adeegyada, sida kuwa loo yaqaanno SPA 20. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan xisaabinta iyo soo bandhigida lacagaha laga qabtay miiska soo-dhoweeynta ka hor intii aan shaqada ka bixin 21. Waxaan ku hadla oona aan wax ku qori karaa luqado kala duwan. Hoos ku qor kuwa ay yihiin kaddib qiimeey khibradahaaga: Ku hadla Ku hadla kuna qora Ku hadla Ku hadla Ku hadla kuna qora Ku hadla kuna qora 22. Anigu waxaan khibrad u lee yahay ka shaqaynta nadaafadda qolalka hotelada 23. Anigu waxaan khibrad u lee yahay ka shaqaynta nadaafadda musqulaha hotelada 24. Anigu waxaan khibrad u lee yahay goglida sariiraha hotelada 25. Anigu waxaan khibrad u lee yahay nadiifinta goobta soo-dhoweeynta hotelka 26. Anigu waxaan khibrad u lee yahay nadiifinta makhaayadaha kaddib markii martida ay Ku hadla Ku hadla kuna qora

Sida: 5 av 6 quraacdeen qureecdaan 27. Anigu waxaan khibrad u lee yahay nadiifinta goobaha hotelka 28. Anigu waxaan khibrad u lee yahay nadiifinta wiishashka hotellada 29. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan hawl nadiifin ku dhaqaaqo inkastoo xaalad kadeedis ku salaysan ay jirto 30. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo goobta hotelka ee dharka lagu dhaqo 31. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in ku hawlgalo mashiinada hotelada ee dharka lagu dhaqo 32. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo goobta martida hotelka ay ku quraacdaan 33. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo mashiinka maacuunta lagu dhaqo 34. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo soo bandhigida raashinka kala duwan ee lagu quraacdo 35. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo jikada baarka hotelka 36. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo barka hotelka 37. Anigu waxaan khibrad u lee yahay ka shaqeeyo adeega martida hotelka 38. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan ka shaqeeyo adeegga qolalka

Sida: 6 av 6 Halkaan ku qor khibradaha aad laanta ganacsiga u leedahay, oo aan ku xusnayn foomka, kuwaasoo aad xariif ku tahay: