Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Transportyrken på sju språk

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Dulqaaxumo Intolerans

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Ku soo dhawaadda shaqada

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Inledning. Hordhac. svenska. somali

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Sida loo dhiso jaaliyad

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Goorma samaynayaa mammogramka

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Till dig som behandlas med ENBREL PATIENTINFORMATION

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

När är det dags att ta behandlingen till nästa nivå?

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Somaliska. Barn älskar böcker

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Madax xanuunka (huvudvärk).

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Wakiilka takooridda DO

PATIENTINFORMATION Till dig som fått originalläkemedlet Enbrel förskrivet.

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Ett personligt stödprogram

Till dig som behandlas med EnbrEL

Hagidda kala soocidda

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Översatt av Sahro Aden Dulle

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Transkript:

SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN

Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan cudurrrada fasaska ku salaysan 6 Maxay tahay daawada Enbrel? 8 Diyaarinta iyo isku-durida daawada Enbrel 10 Tilmaan-bixin ku saabsan daawada Enbrel ee irbadda ku jirta 14 Keydinta iyo burburinta daawada Enbrel 16 Su aallo iyo jawaabtooda 17 Goobtaan internetka ayaa caawinaad ka heli kartaa 21 Xasuus-qor 22

-4-

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel Wuxuu dhakhtarku ku soo qoray daawo magaceeda la yiraahdo Enbrel (etanercept), taasoo lagu daaweeyo cudurka maqaarka ee loo yaqaanno psoriasis, isla cudurka ee carruurta ku dhaca, iyo cudurrada lafa-xannuunka keena reumatoid artrit (RA), ankyloserande spondylit (AS), psoriasisartrit (PsA) iyo isla kuwa lafa-xannuunka sababa ee carruurta ku dhaca (JIA). Waxaa dhici karto in loola yaabo in cudurro kala duwan lagu daaweeyo isla daawo. Ma dhici kartaa in tusaale xannuunka isgoysyada jilibka ama faraha iyo finnanka maqaarka ku ballaaran ay xirrir wada leeyihiin? Jawaabtu waxay tahay in cudurka maqaarka ku dhaca ee loo yaqaanno psoriasis iyo cudurro badan ee lafa-xannunka keena ay isku koox ka tirsan yihiin, cudurrada fasaska. Kuwaasoo soo ifbaxaan markii difaaca jirka u korniinka firfircoonaanshada awgeed weerar ku qaado jirka. Fasaska siyaabo kala duwan ayay jirka saamayn ugu yeeshaan. Buugani yar waxaad ka aqrisan kartaa dhacdoondada jirka markii qofku u ku dhaco cudurrada fasaska ee noocyadaan oo kale ah. Waxaad kaloo aqrisan kartaa sida daawada Enbrel loogu daaweeyo, sida daawada loo qaato iyo waxyaalaha habboon inaad ka fekerto. Kahor intii daawaynta daawada Enbrel aysan bilaaban aqriso qoraalka baakada ku dhex jira iyo/ama patientfass. Waxaa kaloo lagula talinayaa inaad booqato bogga www.psoriasisguiden.se iyo www.rorelse.se. Labada bog waxaa laga hela aqoon iyo adeegyo ku fududayn doono noolol-maalmeedkaaga. -5-

Ku saabsan cudurrrada fasaska ku salaysan Difaaca jirka wuxuu jirka ka ilaaliyaa maadooyinka shisheeyeha ah, sida bakteeriyaasha iyo fayruusyada. Laakinse waxaa dhici karto in difaaca jirka u weerar ku qaado jirkiisa. Taasi ayaa dhacdo markii qofku u ku dhaco cudurka maqaarka ee loo yaqaanno psoriasis iyo cudurrada lafa-xannuunka keena. Lama garanaayo sababta u difaaca jirka sidatan u dhaqmaayo ama waxa weerarka kiciyay. Qaabka u difaaca jirka ula dagaalammo waxyaalaha shisheeyaha ah, ayaa wuxuu yahay hirgelinta fasas, kuwaasoo ciribtira waxyaalaha shisheeyaha ah. Qofka qaba cudurka psoriasis iyo cudurrada lafa-xannuunka keenaa waxaa jirkooda ka bilaawdaan fasaskaas inkastoo aysan jirin sabab loola daqaalammo waxyaalaha shisheeyaha. Wa fasas joogto ah kuwaasoo goor dambe dhawaac u geysta jirka jirroleha. Dhaxaltooyo iyo deegaanka Weli lama shaacbixin sababta u difaaca jirka u jirkiisa weeraro ugu qaadayo. Dhaxaltoyada door ayay ka ciyaarta cudurrada fasaska badidooda. Sababaha kale ee keeni kara waxay noqon karaan infeekshanno iyo hab-noololxummo sida sigaar-cabbida ama khamri-cabbida badan. Fasaska waxay ka soo ifbixi karaan dhowr meelood Fasaska waxay ka soo ifbixi karaan dhowr meelood oo jirka ku yaallo. Waxaa sababaha kamid ah cytokiner oo ah brootiin u difaaca jirka soo saaro. Nooc cytokin waxaa loo yaqaanno TNF (waa maado brootiin u difaac jirka soo saaro) wuxuu hogaamiyaa hawlaha fasaska psoriasis iyo cudurrada lafa-xannuunka keena. -6-

Daawaynta fasaska hoos u dhigi karo Markii qofku u qabo psoriasis iyo cudurrada lafa-xannuunka keena waxaa jirka laga shaacbixiyay sare u kaca heerka TNF. Weli lama helin daawo suurtagelin karto ka bogsashada cudurrada, laakinse aqoonta habka TNF u jirka saamayn ugu yeesho waxay suurtagelisay helida daawayn cusub. Ujeedada ku daawaynta daawada ee waayahaaan dambe waxay tahay in, hab firfircoon hoos loo dhigo tirada TNF ee jirka sidaasna hoos loogu dhigo calaamadahiisa sida fasaska. -7-

Maxay tahay daawada Enbrel? Daawada Enbrel waa daawo hoos u dhigta tirada TNF ee jirka ku jiraan. Waxaa la yiraahda daawada Enbrel waa daawo noole/dabiici ah. Waxaa loola jeeda in daawada laga sameeyay koobiga DNA:ga maadoo caadi ahaan jirka ku jirta. Dalka Iswiidan waxaa daawada Enbrel lagu daawaynaayay cudurrada lafa-xannuunka keena tan iyo 2000 iyo cudurka psoriasis tan iyo 2004. Waxyaalaha fiican in laga fekero xilliga daawaynta Waxaa jiro dhowr qodobo oo habboon ogaanshadooda, kuwaasoo xiriir la leh daawaynta. Daawada Enbrel waxaa loo qaataa irbad ahaan, waxaana la heli karaa qalabyo badan oo sahlinaayaan daawaynta. Qalabyada la adeegsado ee aad rugta ka heli karto waxaa kamid ah: Qaboojyeyaal [Kylklampar] iyo shandada qaboojieha ah, kuwaasoo daawada Enbrel lagu keydsan karo markii qofku u socdaal gelaayo (Warbixin ku saabsan keydinta ka aqriso bogga 16:aad iyo 20:aad). Kaarka socdaalka loogu talagalay [fygkort], kaasoo shaqaalaha shirkadda dayuuradaha lagu wargelinaayo inaad daawada Enbrel u baahan tahay inaad shanadada gacanta ku qaadato markii aad socdaal galayso. Qalabka lagu siibo daboolka irbadda. Safety Clip (go yaha irbadda duritaanka). Kaarka bukaan-socodka, ku qoran tusmada buugga ku saabsan warbixin muhim xiriir la leh daawayntaada. Kaarkaas waa inaad mar kasta sidata, tusaale ku qaadata boorsada jeebka. -8-

Noolasha iyo daawada Enbrel Cudurka psoriasis iyo cudurrada lafa-xannuunka badi ahaan waa cudurro usan qofku marna ka bogsanayn oona daawayntooda lagamaarmaan ah. Sidaas awgeed helida aqoonta daawada Enbrel waa arrin faa iido leh hab-shaqaynta mudada dheer. Daawaynta hab fudud ayaa la hakin karaa haddii tusaale bukaha qalin lagu samayn doono ama u uur lee yahay. Waxyeellada daawada ee ugu caadiyeeysan waxaa weeyaan xajiinta halka irbadda maqaarka ka gashay. Xajinta waxay ciribtirmataa dhowr maalmood kaddib. Wixii su aallo ah ee daawada Enbrel ku saabsan kala xiriir dhakhtarkaaga ama kalkaalisada caafimaadka. -9-

Diyaarinta iyo irbad-durid daawada Enbrel Daawada Enbrel irbad ahaan ayaa laysku dura, qaar waxay isku duraan irbad daawada Enbrel ku jirta, kuwa kalena waxay isticmaalaan qalinka irbad-durida. Tixraac tilmaan-bixinta diyaarinta daawada ee u dhakhtarkaaga ku siiyay. Hab taxadarsan u aqriso tilmaan-bixinta kaddib qodob qodob u tixraac. Dhakhtarkaaga ama kalkaalisada caafimaadka ayaa ku bari doonto sida irbad isku-durida loo isticmaalo. Tilmaan-bixinta daawada Enbrel qalinka irbad-durida Hoos waxaa ku qoran tilmaan-bixin sida loogu isticmaalo qalinka irbad-durida ee daawada Enbrel iyo irbadda daawada ku jirta. Ku saabsan diyaarinta budada iyo hoorka irbad-durida, fadlan ka aqriso tilmaan-bixin gooni ah ee baakada ku dhex jirta ama qoraal-warbixineedka carruurta loogu talagalay. Tallaabo 1:aad Diyaarso irbad-durida Hal qalin irbad-durida soo baxso. Hubso in daawada qalinka irbad-durida ku dhexjirta aysan lahayn wax midab ah ama aysan ahayn huruud qafiif ah kuna dhex jirin waxyaallo. Haddii aysan sidaasi ahayn, ha isku durin daawada. Xaaladaas ku isticmaal daawada Enbrel qalinka irbad-durida kale, kaddib la xiriir farmashiyada oo kugu beddeli doonto qalinka irbad-durida cusub 15 ilaa 30 daqiiqo kuhay qalinka irbad-durida heer-kuleelka qolka. Si fiican gacmaha isaga dhaq! -10-

Tilaabada 2:aad Xulo kaddib diyaari halka irbad-durida Xulo halka irbad-durida, sida bowdada ama caloosha, ku tirtir faasho alkool leh, irbad-durida kahor ha taaban. Irbad-durid kasta xulo kaddib ku isticmaal goob cusub. Goobta irbad-durid cusub waa in ay ka fog tahay goobtii hore ugu yaraan 3 sm. Haddii aad cudurka psoriasis qabto, irbad-durida ka ilaali goobaha sare u kacsan, guduudan ama qolofta leh. Tallaabada 3:aad Isku dur daawada Enbrel ee qalinka irbad-durida ku jirta Ka saar daboolka irbadda ee cad adigoo hore u jiida. Kaddib markii daboolka irbadda aad ka saarto waxaa soo ifbaxaayo dabool kale oo midabka guduud-buluug isku qasan leh. Adigoo aan riixin badhanka ka shaqaysiinta ee cagaaraan ee ku yaallo madaxa qalinka irbaddurida, ku aadi qalinka irbad-durida hagasha goobta irbad-durida. Ku riix maqaarka daboolka yar ee leh midabka guduud-buluug isku qasan (qaybta qalinka u ka furan yahay) ilaa daboolka u gebi ahaan dhex galo qalinka. 90-11-

90 Suulkaaga dhaqsi hoos ugu riix badhanka ka shaqaysiinta ee cagaaran kaddib isla markiiba sii da badhanka adigoo suulkaaga badhanka ka dhaqaajiya. Shanqar ayaa la maqlayaa. Kaddib markii aad shanqarta ugu horeeyso maqasho kuhay qalinka irbad-durida maqaarka 10 ilbiririqsi. Markii aad shanqarta labaad maqasho, ama markii 10 ilbiririqsi ay ka soo wareegato way dhamaatay irbad-durida. Qalinka ka dhaqaaji maqaarka. Markii qallinka aad maqaarka ka dhaqaajiso waxaa soo durkaayo daboolka oo kaddib daboolaayo irbadda irbad-durida. 90 90-12-

Midabka dariishada qalinka irbad-durid waa in u gebi ahaan ahaada buluug-guduud, taasoo xaqiijinayso in qiyaas sax ah laysku duray. Haddii midabka dariishada qalinka irbad-durid usan gebi ahaan ahayn buluugguduud, talobixin awgeed la xiriir kalkaalisada caafimaadka ama farmashiyada. Maxaayeelay waxaa dhici karto in qalinka irbad-durida usan daawada Enbrel hab buuxda ugu durin. Ha isticmaalin qalinka irbad-durida hal mar ka badan, sidaasoo kale ha ku isticmaalin qalinka irbad-durida ee u qofka kale leeyahay adigoo kahor la tashan kalkaalisada caafimaadka ama farmashiyada. Haddii goobta irbad-durida dhiig ka soo ifbaxo, hab xasilan suuf ku riix goobta irbad-durida mudo 10 ilbiririqsi. Tallaabo 4:aad Tuurida qalinka irbad-durida daawada Enbrel ee la isticmaalay Qalinka irbad-durida hal mar ayaa la isticmaala. U tuur qalinka irbad-durida hab waafaqsan talabixintii kalkaalisada caafimaadka iyo farmashiyada ku siiyeen. -13-

Tilmaan-bixin daawada Enbrel irbadda daawada ku jirta Tallaabo 1:aad Diyaari irbad-duridda 25 mg ama 50 mg Baakada daawada Enbrel ka soo baxso hal irbad oo daawada ku jirta iyo faasho alkool leh. 15 ilaa 30 daqiiqo kuhay qalinka irbad-durida heer-kuleelka qolka. Silingada daawada ku jirto ha ka saarin daboolka irbadda kahor isticmaalkeeda. Hubso in daawada qalinka irbad-durida ku dhexjirta aysan lahayn wax midab ah ama ay tahay huruud qafiif ah kuna dhex jirin waxyaallo. Haddii aysan sidaasi ahayn, ha isku durin daawada. Xaaladaas ku isticmaal silingad kale, kaddib la xiriir farmashiyada oo kugu beddeli doonto silingad cusub. Si fiican gacmaha isaga dhaq! Tallaabo 2:aad Xulo kaddib diyaari halka aad irbadda isaga duri lahayd Xulo halka aad irbadda isaga duri lahayd, sida bowdada ama caloosha, ku tirtir faasho alkool leh, kaddib irbaddurida kahor ha taaban. Irbad-durid kasta xulo kaddib ku isticmaal goob cusub. Goobta irbad-duridda cusub waa in ay ka fog tahay goobtii hore ugu yaraan 3 sm. Haddii aad cudurka psoriasis qabto, irbad-durida ka ilaali goobaha sare u kacsan, gaduudan ama qolofta leh. -14-

Tallaabo 3:aad Isku-dur daawada Enbrel ee irbadda daawada ku jirta Ka saar daboolka irbadda adigoo kor u jiida. Hab xasilan daboolka irbadda ka saar adigoo aan qaloocinin ama wareejinin, maxaayeelay irbadda ayaa waxyeelmi karto. Markii daboolka irbadda aad ka sarayso waxaa ibta irbadda ka soo ifbixi karta dhibic dheecaan, taasoo caadi ah. Ha taaban irbadda ama ka ilaali in meel kale ay taabato. Hab taxadarsan u qanjaruufo halka maqaarka aad nadiifisay. Hab aan dhaqdhaqaaq lahayn u qabo. Sidii qalin oo kale gacanta kale ku qabo irbadda daawada. Adigoo adeegsanaayo dhaqdhaqaaq gaagaaban ku riix irbadda maqaarka hagasho u dhaxaysa 45-90. Qanjaruufka maqaarka sii dey markii irbadda ay gebi ahaan maqaarka dhex gasho kaddib hab xasilan u riix haniyihu, taasoo ku suurtagelin doonto inaad daawada Enbrel isku durto. Markii irbadda ay faaruq noqoto ka saar irbadda maqaarka. Hubso inaad uga soo saartay isla hagashada aad ku gelisay. Tallaabo 4:aad Tuurida qalabyada Silingeyaasha iyo irbaddaha daawada ku jiraan waa in marna dhowr jeer lagu isticmaalin. Tuur silingeyaasha iyo irbaddaha hab waafaqsan tilmaanbixinta ay ku siisay kalkaalisada caafimaadka iyo shaqaalaha farmashiyada. Ku saabsan tilmaan-bixinta budada daawada Enbrel iyo hoorka irbad-durida, fadlan ka aqriso tilmaan-bixinta goonida ah ee baakada ku dhex jirta ama booqo www.fass.se -15-

Keydinta iyo burburinta daawada Enbrel Daawada Enbrel waa in qaboojiye lagu keydsha 2 C 8 C. Waa in marna baraf laga dhigin. Qalinka irbad-durida/ silingeyaashana ee daawada ku jirta ku keydi kartoonka. U adkaysashada iftiinka. Ha ku isticmaalin daawada haddii la soo dhaafay taariikhda kartoonka ku qoran. Daawada Enbrel waxaa kaloo muddo afar toddobaad lagu keydin karaa heer kuleelka qolka, oo ugu badnaan ah 25 C muddo afar toddobaad, kaddib waa in qaboojiyeha aan lagu keydin. Daawada Enbrel waa in la tuura haddii aan lagu isticmaalin afar toddobaad kaddib markii qaboojiyeha laga soo bixiyay. Qalinka irbad-durida iyo irbadda buuxsan waxaa looga talagalay in hal mar oo qura la isticmaalo. Qalinka Irbad-durid, silingeyaasha iyo irbaddaha waa in marna dhowr jeer lagu isticmaalin. Marna ha ku celin daboolka irbadda. Ku keydso meel ka fog carruurta ama ishooda ku dhici karin. Tixraaca talo-bixinta dhakhtarkaaga, kalkaalisada caafimaadka ama farmashiyada laga siiyay ee ku saabsan sida loola dhaqmo qalinka irbad-durida, irbadda ama silingada la isticmaalay. -16-

Su aallo iyo jawaab Maxaa dhacaayo haddii aan iloowo in aan daawadayda is-duro? Waa inaad sida ugu dhaqsi badan isku durto. Kaddib isku dur daawada Enbrel hab waafaqsan tilmaantii berri hore lagu siiyay. Ma iska duri karaa meel aan lugta ku oolin? Haa, waxaad iska duri kartaa goobaha nudaha badan leh, tusaale badhida iyo aagga xudunta. Haddii aan socdaal gelaayo sidee baa daawada Enbrel ku keydsadaa? Daawada Enbrel waa in lagu keydsadaa qaboojiye ama shandada qaboojiyeha ah. Daawada Enbrel waxaa kaloo mudo ugu badnaantii ah afar todobaad lagu keydin karaa heer kuleelka qolka (ugu badnaantii 25 C). Haddii aad shandada qaboojiyeha u baahan tahay la xiriir rugta caafimaadka aad ka tirsan tahay. Baakadaha daawada Enbrel ka ilaali waxyaalaha qaboowga keenaa [kylklamparna] maxaayeelay daawada Enbrel uma adkaysan karto barafka ama qaboowga culus. Waxaa ugu ilaalin kartaa adigoo baakada daawada iyo qaboow keenaaha dhex geliyaa shukumaan. See wax yeelaa haddii aan diyaarad raacayo? Rugta daryeel-caafimaadeedka waxay ku siin kartaa kaarka socdaalka loogu talagalay [fygkort], kaasoo shaqaalaha shirkadda dayuuradaha lagu wargelinaayo inaad daawada Enbrel u baahan tahay inaad shanadada gacanta ku qaadato markii aad socdaal galayso. Haddii socdaal dheer aad geli doonto sida (mudo kabadan 4 toddobaad) ama socdaal musaafo dheer ah, waa inaad kahor shirkadda dayuuradaha la xiriirtaa oo aad hubsata in daawada Enbrel lagugu keydin karo qaboojiyeha dayuuradda. Waa inaad fiirogaar siisa inta dheecaan ee lagu oggol yahay inaad boorsada gacanta ku qaadato. -17-

Ilaa immisa ayaan daawada Enbrel ku keydin karaa qaboojiyeha dibadiisa? Daawada Enbrel waxaa lagu keydin karaa heer kululeed ugu badnaantii gaarayaa 25 C ilaa muddo aan ka badnayn afar toddobaad, markaas kaddib qaboojiyeha laguma celin karo. Daawada Enbrel waa in la tuura haddii aan la isticmaalin kaddib markii afar toddobaad ay ka soo wareegato markii qaboojiyeha laga soo bixiyay. Maxay yihiin waxyeelada daawada ee ugu caadiyeeysan? Daawada Enbrel waxay xaaladaha qaarkood sababta in goobta irbad-durida ay soo guduudato ama bararto. Soo guduudashada iyo bararka waxaa hoos loogu dhigi karaa, adigoo mar kasta beddela goobta irbad-durida, oona halkii maqaarka ee markii ugu dambaysay iska durtay mar kale iska durin. Ilaa intee ayaa daawada Enbrel ku isticmaalayaa? Waxaa dhici karto in dhakhtarkaaga u ku daawaynta daawada Enbrel u gaar ahaan adiga kula talagalay. Sidaas awgeed, tixraac talo-bixintii u dhakhtarkaaga ku siiyay. Maxaan fiirogaar ah siiyaa? Haddii aad u malayso in u infeekshan halis kugu dhacay waa inaad had iyo jeer la xiriirtaa dhakhtarkaaga ama kalkaalisada caafimaadka. Haddii u infeekshan halis kugu dhaco waa inaad durbadiiba joojiso isku daawaynta daawada Enbrel. Goorma daawaynta daawada Enbrel hakin karaa? Waa inaad mar kasta wargelisaa dhakhtarkaaga in daawada Enbrel lagugu daaweeyo. Hakinta daawaynta waxay suurtagal noqon kartaa oo keliyaa -18-

haddii kahor aad dhakhtarkaaga la tashato. Tusaalaha sababta hakashada waxay noqon kartaa jiritaanka infeekshan halis ah ama qallin kaddib. Haddii daryeel culus ilkahaaga laga qabanaayo waa inaad dhakhtarka ilkaha wargelisaa in daawada Enbrel lagugu daaweeyo. Daawada Enbrel iyo daawooyin kale ma laysla qaadan karaa? Waa inaad dhakhtarkaaga wargelisaa daawooyinka kale ee aad qaadato. Waxaa khibrad loo leeyahay in daawada Enbrel loola qaadan karo daawooyinka xannuunka loo qaato (tusaale kuwa loo yaqaanno NSAID), metotrexat iyo kortison. Adigoo dhakhtarkaaga la tashan ha la qaadan daawada Enbrel daawooyin kale. Waa maxay nidaamka uurleeyda khuseeya? Waa inaad uur-qaadida iska ilaalisa xilliga lagugu daawaynaayo daawada Enbrel. Iyadoo sidaasi tahay haddii aad uur qaado waa inaad dhakhtarkaaga la xiriirtaa. Waa maxay nidaamka naas-nuujinta? Weli lama xaqiijin in daawada Enbrel iyo caanaha naaska isku biiraan. Xilliga daawada Enbrel lagu daawaynaayo dhallankaaga ha naasnuujin. Maxaa ka fekera markii aan is-tallaalayo? Waxaa lagula talinayaa inaad isku tallaalin maado noole ah markii aad ku isticmaalayso daawada Enbrel. Dhakhtarkaaga ama shaqaalaha rugta caafimaadka laga tallaali doono ayaa aqoon u leh nooc tallaalka xaaladaada khuseeya. -19-

Sidee daawada Enbrel lagu keydshaa? Ku keydso meel ka fog carruurta ama ishooda ku dhici karin. Ku keydso heer-kuleel 2 C 8 C (qaboojiyeha). Daawada Enbrel waxaa lagu keydin karaa heer kululeedka qolka ee ugu badnaantii gaarayaa 25 C ilaa muddo aan ka badnayn afar toddobaad, markaas kaddib qaboojiyeha laguma celin karo. Daawada Enbrel waa in la tuura haddii aan lagu isticmaalin afar toddobaad kaddib markii qaboojiyeha laga soo bixiyo. Marna ha ku keydin qaboojiyeha culus. Qalinka irbad-durida/silingeyaasha ku keydi kartoonka. Aan iftiinka u adakaysan karin. Waxaa lagula talinayaa inaad durbadiiba isticmaasho daawada irbad-durida ee daawada Enbrel ku jirta kadib markii aad diyaariso. Haddii la soo dhaafay taariikhda kartoonka ku qoran, ha ku isticmaalin daawada. Dhamaan su aalaha waa in u ka jawaabo qof dhakhtar ah, kalkaalisada caafimaadka ama farmashiyada, kuwaasoo aqoon u leh daawada Enbrel. -20-

Halkaan ayaa caawinaad shabakadda internetka ku salaysan ka heli kartaa Shabakadda internetka www.rorelse.se iyo www.psoriasisguiden.se waxaad ka heli kartaa warbixin iyo talo-bixin wanaagsan ee ku saabsan cudurrada lafa-xannuunka keena iyo cudurka psoriasis. Labada shabakadda internetka waxaa soo diyaarisay shirkadda Pfizer, dhammaan warbixinta ku qoran waxaa soo kormeeray oona ansixiyay aqoonyahaanno aqoon gaar u leh cudurradaas. Dabcan waxaa warbixin ka heli kartaa oo kale qoraalka baakada ku dhexjira iyo/ama patientfass. www.rorelse.se Shabakadda internetka www.rorelse.se waxaad ka aqrisan kartaa cudurrada lafa-xannuunka keena ee kala duwan, tusaale lafa-xannuunka kalagoysyada, fasaska kalagoysyada ku dhaca dadyoowga qaba cudurka psoriasis, cudurka loo yaqaanno Bechterew iyo lafa-xannuunka carruurta ku dhaca. www.psoriasisguiden.se Waxaad psoriasisguiden ka aqrisan kartaa noocyaha cudurka psoriasis ee kala duwan waxaad su aal waydiin kartaa dhakhtar ku takhasusay cudurrada maqaarka. Together taageerada noolol-maalmeedka Together waa adeeg loogu talagalay dadyoowga da dooda 18 ka sarasyo ee lagu daaweeyo daawada Enbrel. Waa barnaamij oo gaar ahaan loo soo diyaariyay, sidii lagu caawinno qofka adigoo kale ah arrimaha cudurkaaga iyo daawayntaada. Warbixin dheeraad waxaad kala xiriiri kartaa khadka 020-52 0025 ama adigoo e:mail u dira enbrel@healthsolutions.se. Dadyoowga aan weli 18 sano buuxsan waxay warbixin loogu talagalay dhallinyarada qaba cudurrada lafa-xannuunka, ka heli karaan shabakadda internetka www. ungareumatiker.reumatikerforbundet.org/. Dhallinyarada qaba cudurka psoriasis waxay warbixin ka heli karaan shabakadda internetka www.psoriasisforbundet.se -21-

Xasuus-qor Enbrel (etanercept), injektionsvätska i förfylld injektionspenna, förfylld spruta, pulver och vätska till injektion. Ta noga del av informationen i bipacksedeln. Användningsområden: Hos vuxna (18 år och äldre) kan Enbrel användas för måttlig eller svår reumatoid artrit, psoriasisartrit, svår axial spondylartrit inklusive ankyloserande spondylit, och måttlig eller svår psoriasis. Enbrel används även för behandling av följande sjukdomar hos barn och ungdomar: För följande typer av barndomsreumatism (juvenil idiopatisk artrit), när behandling med metotrexat inte har gett tillräckliga resultat eller inte är lämpligt: Inflammation i många leder (polyartrit) (reumatoidfaktorpositiv eller -negativ) och inflammation som drabbar 5 eller fler leder (utvidgad oligoartrit) hos patienter från 2 års ålder. Ledinflammation som är kopplad till hudsjukdomen psoriasis (psoriasisartrit) hos patienter från 12 års ålder. För patienter från 12 års ålder med muskel-, senfästes- och ledinflammation (entesitrelaterad artrit) när andra vanliga behandlingar inte har gett tillräckliga resultat eller inte är lämpliga. Svår psoriasis hos barn och ungdomar från 6 års ålder som haft otillräcklig effekt av (eller som inte kan behandlas med) ljusbehandling eller andra systemiska behandlingar (läkemedel som påverkar hela kroppen). Använd inte Enbrel: om du eller ditt barn har, eller löper risk att utveckla en allvarlig infektion i blodet som kallas blodförgiftning. Varningar och försiktighet: Allvarliga infektioner, hjärtsvikt, demyeliniserande sjukdomar, återkommande kroniska infektioner. För ytterligare information se www.fass.se. Pfizer, Vetenskapsvägen 10, 191 90 Sollentuna. Produktresumé: 24 juni 2015 ENB20150911PSE01-22-

-23-

www.rorelse.se Pfizer 191 90 Sollentuna Tal 08-550 520 00 www.pfizer.se www.psoriasisguiden.se Ilustrime: Tomas Öhrling ENB20150929PSE13