Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Relevanta dokument
Frågor och svar om. sängvätning. Broschyren är utgiven av Svenska EnuresAkademin

Frågor och svar om sängvätning

Frågor och svar om. sängvätning. Broschyren är utgiven av Svenska Enureskademien

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Frågor och svar om. sängvätning. Broschyren är utgiven av Svenska Enures Akademien

Frågor och svar om. sängvätning. Broschyren är utgiven av Svenska Enures Akademien

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Dulqaaxumo Intolerans

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Sida loo dhiso jaaliyad

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Ku soo dhawaadda shaqada

Inledning. Hordhac. svenska. somali

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Frågor och svar om. sängvätning. Broschyren är utgiven av Svenska EnuresAkademin

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Questions and Answers about Bed-wetting English engelska This brochure is published by the Swedish Enuresis Academy

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Transportyrken på sju språk

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Somaliska. Barn älskar böcker

Madax xanuunka (huvudvärk).

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Wakiilka takooridda DO

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Översatt av Sahro Aden Dulle

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Avfallsinfo Bromölla kommun Våren 2017

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Hagidda kala soocidda

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Ku soo dhowow Laholm

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Uppgifter B Textpaket Litteracitet

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.

Transkript:

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta badankooda waxay qallayl noqdaan inta da da 2-3 sanno, caadi ahaana ka hor xilliga maalinti marka la barbardhigo xilliga habeenkii. Marka ilmo ka dib da da 5 sanno jirka weli ku kaajayo hurdada, waxa lagu magacaabaa sariir ku kaadinta ama kaadinta habeenkii. Qiyaastii shantiiba mid ka mid ah 5-sanno jirka iyo toddobadiiba mid ka mid ah 7-sanno jirka waa sariir ku kaadiyayaal. Tirada wiilasha ee dhibaatadan leh waa labanlaab marka loo eego gabdhaha. Gudaha da da u dhaxeysa 13-19 sanno waxay sariir ku kaadintu ku dhacdaa boqolkiiba 1-2.

Maxaa sababa sariir ku kaadinta? Weli ma cadda sababta qayb ka mid ah caruurta iyo dadka waaweyn ee leh isku kaadintu aanay u kicin marka ay qabato kaadi. Laakiin baaritaanku wuu sii horumarayaa oo sanadihi ugu dambeeyay aqoontayadu aad ayay kor ugu kacday. In waxyaabo lagala dhaxlo ay qayb ka yihiin waa arrin si aad ah loo ogyahay. Qiyaasti boqolkiiba 75 ka mid ah caruuurta sariirta ku kaadida waxa dhinacooda ka jira sariir ku kaadiyayaal qoyska ah. Sariir ku kaadintu qiyaasti marnaba maaha wax ku xidhan dhinac maskaxiyan ah. Caruurta ku kaadida sariirta dhab ahaanti waa sida caruurta kale, laakiin dhibaato ayaa soo bixi karta ay sabab u tahay sariir ku kaadintu. Caruurtu waxay ka wel-welaan inay u sheegaan saaxiibada oo ma ku dhiiradaan tusaale ahaan inay la soo seexdaan, waxay ka caga-jiidaan inay raacaan safarada dugsiga ee meel kale la soo seexanayo, i.w.m. Tani waxay keeni kartaa isku kalsooni liidata. Waa caadi in waalidiintu ay u arkaan in caruurtooda sariirta ku kaadidaa ay si qoto dheer u seexdaan marka la barbardhigo kuwa kale. Baaritaanku wuxu muujiyay inay yihiin kuwo kicintoodu ay aad u adagtahay, laakiin hurdadu ay sideeda kale tahay caadi. Waxa kale oo la arkay inay badanaaba iyagu leeyihiin kaadi mareeno caafimaad qaba oo qiyaasta kaadi haysta iyo faaruqinta kaadi haystuba caadi tahay. Balse qayb ka mid ah caruurta ku kaadida sariirta waxay sameeyaan kaadi dheeraad ah habeenkii marka loo eego caruurta kale ee ay isku da da yihiin iyo weliba mararka qaarkood in ka badan marka loo eego waxay iyagu sameeyaan xilliga maalinti oo dhan. Sabab dheeraad u ah sariir ku kaadinta waxay ahaan kartaa in kaadi-haystu ay u shaqaynayso qaab khalad ah. Ilmuhu wuxu markaasi lahaan karaa dhibaato kaadineed xitaa maalinti iyo mararka qaarkood xitaa infekshano kaadi mareenka ah oo soo noq-noqda.

Waa kuwee baaritaanada dhakhtarku sameeyo? Caruurta sariirta ku kaadidaa waa inay la kulmaan dhakhtar ama dhakhtarka kaadi mareenada/ kalkaaliso caafimaad takhasus ah ka hor intaan la bilaabin daaweynta. Dhakhtarka ama kalkaalisada caafimaad ayaa wax ka ogaanaya xaqiiqda ku saabsan horumarka ilmaha iyo wixi xanuuno ah ee jiri kara, haddii ilmaha calooshu taagantahay, haddii ay jiraan wax dhibaatooyin ah dhinaca kaadinta ee maalinti ama arrimo kale kuwaas oo sabab u noqon kara isku kaadinta habeenkii. Intaas ka dib waxa la samaynayaa baaritaanka jirka oo caadi ah waxaana la hubinayaa shay-baarka kaadida. Maxaa qofku iskii u samayn karaa? Ka hor da da lix jirka badanaaba ma la daweeyo sariir ku kaadinta sababtoo ah qaar badan ayaa si kadis ah u noqda kuwo aan isku kaajin. Waxa kale oo jirta in isku kaadintu ay dhif iyo naadir tahay dhibaato gudaha da dan. Waxa muhiim ah in la cadeeyo in ilmaha khaladkiisa aanay ahan in isaga/iyadu isku kaadiyaan. Furaash aan jilicsanayn kaas oo fudud in la maydho ayaa hawsha u sahli kara qoyska ama waxa la heli in loo qoro karaa go a ilaalinta oo leh awood nuugitaan oo weyn. In la kiciyo ilmaha hal mar xilliga habeenki, tusaale ahaan marka waalidiintu ay sii seexanayaan waxay keenki kartaa in ilmuhu qallayl ahaado. In ilmaha laga joojiyo cabitaanka ma daweyso sariir ku kaadinta, laakiin waxa caqli wanaag ah in hoos loo dhigo tirada cabitaanka ee habeenkii, gaar ahaan ka hor xilliga seexashada. Xilliyo cunto oo joogto ah, caadooyin kaadi iyo saxaro oo xilliga maalinti ah waxay ilmaha u sahlaan inuu noqdo qallayl xilliga habeenkii.

Waa kuwee qaababka daaweyn ee jiraa? Waxa jira oo ugu muhiimsan laba qaab oo loogu talogalay daaweynta sariir ku kaadinta qaylodhaan iyo dawo. Daryeelida qaylo-dhaanta Qaylo-dhaanta isku kaadinta waa daryeelid lahaan karta wax-tarid fiican dhinaca sariir ku kaadinta. Balse waxaa shuruud ah muujinta xiise iyo adkaysi labadaba oo ka timaada caruurta, qoyska iyo daryeelayaasha dhakhtar/kalkaaliso caafimaad/dhaktarka kaadi mareenka. Qaabkan waxa la rumaysanyahay inuu maskaxda ka caawiyo inay xitaa xilliga hurdada ay fahanto dhambaalada kaadi-haysta si ilmuhu hurdada uga kaco una kaco soo kaadinta ama isu hayo ilaa iyo aroortii. Qaylo-dhantu waxa kaga shaqaysiisa dhibicda kaadida ee ugu horeysa. Markaasi micnaheedu waa in ilmuhu joojiyo kaadinta, kaco/la kiciyo, istaago, tago musqusha oo halkaasi ku soo dhammaysto kaadinta. Bilowga daaweyntan waxa ilmaha ku adkaan karta in la kaco oo qalabkan wuxu kiciyaa qoyska intiisa kale, laakiin marka wax kastaaba shaqeeyaan habeenada qallaylka ah ayaa noqda kuwo caadi ah. Qalabkan waxa la haysanayaa ilaa ilmuhu lahaanayo laba toddobaad oo dhan oo qallalnaan ah. Markay dhacdo inay arrintani soo noqoto waxa lagu talinayaa wareeg daaweyn oo cusub.

Daawo Tiro sannado ah gudahood ayaa tiro badan oo daryeelid daawo ah la tijaabiyay. Maanta waxa jira dawooyin lagu iibsado warqad uu dhakhtar qoray oo loo isticmaalo dhinaca sariir ku kaadinta. Mid ka mid ah kuwaas waxay aad ula mid tahay dheecaanka jirka ee "vasopressin" oo si la mid ah ayay awood ugu leedahay joojinta soo saarka kaadida ee xilliga habeenkii. Daawada iyo qaylo-dhaanta waa la isku dari karaa haddii wax-tarid ku filan aan laga gaadhin mid ka mid ah doorashooyinkan. Daaweynta waxa loo siin karaa si joogto ah habeen kasta ama waxa la siin karaa oo keliya xilliyo gaar ah sida marka ilmuhu la soo seexanayo saaxiibo ama u baxayo joogitaan safarada dugsiga ee meel kale la soo seexanayo.

Soo koobid Caruur badan ayaa leh dhibaatada sariir ku kaadinta xilliga da da dugsiga. Badanaaba waxa jirta dhibaato kaadi gudaha qaraabada. Sariir ku kaadinta habeenki waa la daweyn karaa waana in la daweeyo. Waxa jirta caawimaad la helayo oo loogu talogalay dhamaan. Daryeelida caadi ahaan waa qayl-dhaanta iyo daawo. Da da ugu haboon ee la bilaabi karaa waa qiyaasti 6 jirka. Ilmaha iyo qoyska ayaa si wada-jir ah ula dooranaya dhakhtarka daaweynta ugu haboon ee arrin kasta oo gaar ah. Haddii tani aan laga gaadhin guul, u baddel qaabka kale ama isku dar labadaba. Ha is-dhiibin haddii qaylo-dhaanta ama daawadu midnaba aanay yeelan wax-tarid: Qiyaasti boqolkiiba 15 ka mid ah sariir ku kaadiyayaasha ayaa kuwo qallalan noqda sannad kasta. Wareeg daaweyn mar dambe ah ayaa si fiican u yeelan kara wax-tarid. Gudaha xilligan waxa kalkaalisada caafimaad ee degmada laga heli karaa qalab la adeegsado iyo sidoo kale go a ilaalinta. Qaabiladaha takhasuska ah ayaa soo bandhiga daaweynyo dheeraad ah. Waxa muhiim ah in aan marnaba la ciqaabin ama la dhaleecayn ilmo ku kaaja sariirta. Taas baddelkeeda waa in ilmaha lagu ammaano ka qayb qaadashadiisa daaweynta. In la isku dayo xoojinta isku kalsoonida ilmaha waxay ilmaha u sahlaysaa in la noqdo qallayl. Booqo xitaa: www.torrnatt.nu och www.svenskaenures.se

www.torrnatt.nu www.svenskaenures.se Su aalo iyo jawaabo ku saabsan sariir ku kaadinta waxay ku jiraan gudaha taxanaha qoraalka Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii (SEA). Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii waxa la aasaasay 1993 kaas oo ah koox khabiir iyo warbixinba oo loogu talogalay su aalaha ku saabsan isku kaadinta iyo dhibaatooyinka isku kaadinta ee dhinaca caruurta iyo dhallinyarada. Xildhibaanadu waxay si guud u matalaan dhakhtarka caruurta, daryeelka caafimaadka dugsiga, baxnaaninta/neerfayaasha caruurta, dhakhtarka takhasuska keliyaha, bdi, cilmiga xubnaha taranka caruurta, cilmi-nafsiga caruurta, cilmiga xubnaha taranka dadka waaweyn, cilmiga neerfayaasha iyo keliyaha, daaweynta isku kaadinta iyo cilmiga sida ay daawooyinku u shaqeeyaan. Ledamöter i SEA, maj 2014 Bruno Hägglöf, Barn- och ungdomspsykatri, Umeå Universitet, Umeå Sven Mattsson, Barn- och ungdomssjukhuset, Universitetssjukhuset, Linköping Tryggve Nevéus, Njur- och urinvägsenheten, Akademiska Barnsjukhuset, Uppsala Anders Arner, Avd för fysiologi och farmakologi, Karolinska Institutet, Stockholm Anna-Lena Hellström, Uroterapiavdelningen, Drottning Silvias Barn- och ungdomssjukhus, Göteborg Gunilla Glad Mattsson, Barn- och ungdomssjukhuset, Universitetssjukhuset, Linköping Maria Herthelius, Nefrosektionen, Barnens sjukhus, Karolinska Universitetssjukhuset Huddinge, Stockholm Annika Lindgren, Skolhälsovården, Utbildningsförvaltningen, Malmö Sivert Lindström, Institutionen för klinisk och experimentiell medicin, Hälsouniversitetet, Linköping Göran Läckgren, Barnkirurgiska kliniken, Barnurologiska sektionen, Akademiska Barnsjukhuset, Uppsala Lars Malmberg, Urologkliniken, Universitetssjukhuset, Lund Lars Engstrand, Institutionen för MTC, Karolinska Institutet, Stockholm Erik Persson, Avdelningen för fysiologi, Institutionen för medicinsk cellbiologi, Uppsala Universitet, Uppsala Ulla Sillén, Barnkirurgiska kliniken, Barnurologiska sektionen, Drottning Silvias Barn- och ungdomssjukhus, Göteborg Hans Smedje, BUP-verksamheten, Stockholms Läns Landsting, Stockholm Arne Stenberg, Barnkirurgiska kliniken, Barnurologiska sektionen, Akademiska barnsjukhuset, Uppsala Damien Brackman (adjungerad), Barneklinikken, Haukelands Universitetssykehus, Bergen, Norge Søren Rittig (adjungerad), Børneafdelning A, Århus Universitetshospital, Skejby, Danmark Jens Peter Nørgaard (hedersmedlem), Urologkliniken, Universitetssjukhuset, Lund Buugan yar waxa lagu daabacay caawimaad kaalmo dhaqaale oo ka timid Ferring Läkemedel AB, Box 4041, 203 11 Malmö Tel: 040-691 69 00. info@ferring.se, www.ferring.se Art. nr. 755015. IDnr: MINPNE: 201409 Upplaga: 10.000