Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Relevanta dokument
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Dulqaaxumo Intolerans

Ku soo dhawaadda shaqada

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Transportyrken på sju språk

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Sida loo dhiso jaaliyad

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Somaliska. Barn älskar böcker

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Hagidda kala soocidda

SOMALISK a AF-SOOMAALI

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Wakiilka takooridda DO

Översatt av Sahro Aden Dulle

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Ku soo dhowow Laholm

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

HAGAHA KALA SOOCIDDA

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Madax xanuunka (huvudvärk).

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Transkript:

Ka kaluumeysiga Iswiidhan Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Ka kaluumeysiga Iswiidhan Kaluumeysiga waa madadaalo iyo farxad waqtiisdhaafin ah oo loogu raaxeysan karo sannadka oo dhan. Gudaha Iswiidhan, qof walba wuxuu leeyahay xaquuqaha banaanka, waxaana banaanka kajira waxa looyaqaano allemansrätten (Xaqa Bulshadu Uleedahay inay Galaan). Xaquuqahaan waa in loo dhawraa si masuuliyad kujirto. Inkastoo xaquuqda gelitaanka aysan kordhin kaluumeysiga, way kuu fududeeyaan si aad adiga u gaartid kaluumeysiga biyaha iyo helida barta ku haboon. Xaquuqahaaga iyo masuuliyadaha halkaan ayaa lagula sharaxay tallooyinka qaar ee wax ku oolka ah ee ka kaluumeysiga Iswiidhan oo kucad dastuurka dalka. Xaquuqda Gelitaanka Bulshada waxay siisaa fursado wanaagsan ee masuuliyada madadaalada iyo dalxiiska hawada furan. 2

Xaquuqda Gelitaanka Bulshada Gudaha Iswiidhan, Xaquuqda Gelitaanka Bulshada waxaa lagu diyaariyay sharciga. Waxaad ku isticmaali kartaa inta badan ee waqti ah ee aad ku jeceshahay banaanka haddiiba aadan carqaladeyn, waxyeeleyn ama baabi'in. Xasuusnoow in aad marwalba ka tagtid aaga sida aad u aragtid, ee ujeedada deegaanka dabiiciga ah iyo sida kuwa kale ay ugu raaxeysan karaan sidoo kale. Gudaha Iswiidhan, waa xadgudub in laga tago qashin. Marka aad ka tagtid goobta, horay u qaad dhammaan leenka qashinka kaluumeysiga iyo qashinka kale. Sidoo kale sida carqalad la'aanta shimbiraha, xayawaanada duurjoogta iyo dhirta, waa muhiim in laga fakero dadka kale ee kugu haraareysan. Ku dhaqan ixtiraam iyo tixgelinta markii aad u dhowdahay guriga oo ha gelin beerta qof walba. Marnaba ha qaadin wadada haddii ay jirto halista ku sababida waxyeelada dhulka, sida halka miraha ay ku korayaan ama loogu daray. Tani waa xadgudub, taas oo ah xadgudub dambi sida waafaqsan sharciga Iswiidhish. Waad ku dhawaan kartaa dagayga ama xeebta oo waqti gaaban, dagayga lagu siiyay ma isku darto dhulalka guriga qofkale oo aadan ku jirin wadada milkiilaha dhulka. Haddii aysan jirin qol ku fillan oo dhoor idinka mid ah inay kaluumeystaan isla aaga, qofka tagay halkaas ayuu ka kaluumeysan karaa marka koowaad. Ixtiraam kaluumeysatada kale oo ka fogow baaxad ku haboon ee ka baxsan midba midka kale. Haddii aad rabtid inaad dagtid dhinaca biyaha kaluumeysiga, halkaas ayaad ka taagan kartaa teendhadaada. Haddii aad tahay koox dad ah ama aad rabtid inaad halkaas joogtid wax ka badan hal habeen, weydii milkiilaha dhulka ogolaanshaha. 3

Xaquuqaha gelitaanka bulshadu wuxuu kordhiyaa isticmaalka doomaha sidoo kale. Xasuuso inaadan carqaladeyn dadka kale iyada la sameynayo qeylo aan muhiim aheyn ama hirar sareeyo. Markii aad isticmaaleysid doon, waxaa lagaa filanayaa inaad ogaatid sharciyada iyo xeerarka quseeyo wadada biyaha ee aad saarantahay. Ka duwan taraafika doonta, xaquuqda gelitaanka waxay ku xadidantahay baabuurta dhulka. Xaquuqda Gelitaanka Bulshada ee caadi ahaan siiyaa xaquuqda gelitaanka cagaha. Marwalba ixtiraam inaadan laheyn xaquuqda loogu ka xeynayo wadooyinka gaarka ah oo xasuuso in nooc walba ee kaxeynta wadada ka baxsan lama ogolo. Ku ka xeynta haraha barafka ku daboolan waa la ogolyahay, laakin xaquuqda sidaas lagu sameynayo waa la xadeyn karaa haddii aaga ay caan ku tahay ciyaaraha barafka, kaluumeysiga barafka iyo howlaha kale ee banaanka. Xeerarka taraafikada ee wadooyinka dhulka sidoo kale way quseeyaan markii aad ku kaxeyneysid wadooyinka qaboobaha ee barafka. Biyaha kaluumeysiga Haddii aad tahay Iswiidhish ama aadan aheyn, waa laguu ogolyahay inaad lakaluumeysatid, tusaale ahaan. kaluumeysiga usha, xariga iyo makaadinta, ee xeebta Iswiidhan iyo haraha Vättern, Vänern, Mälaren, Hjälmaren iyo Storsjön ee gobolka Jämtland (ee aad ku aragtid qariirada). Haddii aad rabtid inaad ka kaluumeysatid meel kale, ee loo yaqaan biyaha gaarka ah, waa inaad hubisaa haddii kaluumeysiga la ogolyahay oo kadib weydii milkiilaha xaquuqaha kaluumeysiga oo ogolaansho ah. Waxaad u iibsan kartaa shatiga kaluumeysiga haro badan oo kala duwan iyo wadooyinka biyaha www. fiskekort.se iyo www.ifiske.se. 4

Xariga kaluumeysiga sahlan Qaababka kaluumeysiga Qaab walboo kluumeysiga aad isticmaashid, waa muhiim in la xasuusto in aan la qaadan kaluun ka badan inta aad u baahantahay! Haddii aad rabtid inaad haysatid kaluunka, isla markiiba dil oo ku hay meel qabow illaa aad ka karisid. Warbixinta ku saabsan cabirada ugu yar iyo qabashada xadeynada waxaa laga heli karaa www.svenskafiskeregler.se. Kaluumeysiga makaadinta Marwalba xasuuso markii aad isku dayeysid in usha qoyso xarigaaga ka hor inta aadan u jiidin si dhuuqsan! Kaluumeysiga makaadinta way sahlanaan kartaa ama waxay noqon kartaa caqabada sida aad rabtid. Qalabka kaluumeysiga muhiimka ah waa ul, xarig, quusiye iyo makaadin. Saar quusiyaha si markaas shabaagtu hoos u aado illaa dusha laga arki karo korka sagxada biyaha. Markii aad aragtid sabeeyaha inuu ku lumo hoosta sagxada, usoo jiid xariga dhinaca kore si aad ugu saxdid makaadinta afka kaluunka. Waxaad isticmaali kartaa gooryaan, tixiri, tixsi buul, galey macaan, bur, aragoosto, rooti ama gabal kaluun ah sida dabinka. 5

Kaluumeysiga Spin Kaluumeysiga Spin wuxuu ku lugleeyahay hilibka caaga iyo gilgilida si sidaas awgeed kaluunku way weeraraan dadka. Kaluumeysiga spin waa qaab lagu xisaabtamo ee ku dhawaantii dhammaan harooyinka. Waad isticmaali kartaa noocyo badan ee caarooyinka ee kaluumeysiga spin, sida wareejiyayaasha, gooryaanka qaadada, wareejiayayaasha iyo caaga hilibka. Spinners wuu sahlanyahay in ay tuuraan oo waa caaro wanaagsan oo noocyo badan ee kaluun ah. Kaluunka ee qoto dheeri kala duwan iyo iskudayida gilgilida ee xawaaraha kala duwan. Kaluumeysiga barafka Kaluumeysiga barafka waxaa lagu sameeyaa haraha barafeysan, caadi ahaan iyada oo la isticmaalayo bir culus ama makaadinta caaga hilibka. Qodida godka ee barafka, xariga haka baxo illaa aad ka dareentid hilibka caaga uu dhufto hoosta oo kadib gigilo qiyaastii shan sentimiitir. Kadib xariga si tartiib ah u jiid qiyaastii shan ilbiriqsi oo walba illaa aad heshid kaluun. Haddii aysan jirin wax howsha oo waqti ah, hilibka caaga hatago hoosta dhoor jeer, ama waxyar si sahlan u qod god cusub oo iskuday nasiibkaaga halkaas. Barafka waa inuu ahaadaa ugu yaraan toban sentimiitar qaraweyn si ay u noqoto badbaado oo lagu lugeeyo. Marnaba ha aadin barafka kaligaa. Marwalba xiro qalabka barafka, oo qaado baraf qaadaha iyo xarig dheer. Marwalba ku haay mobeelkaaga gudaha shandada biyaha celiyo. 6

Afar ka mid ah kaluunkeena ugu caansan Perch Waxaad ka kaluumeysan kartaa perch labadaba kuleelaha iyo qaboobaha adiga oo isticmaalayo qaab walba oo kaluumeysi ah. Waxaad inta badan ka heleysaa meesha u dhow qulqulka iyo cowska, dalagyada ka baxsan iyo afafka dooxooyinka. Perch waxaa lagu qaban karaa iyada oo la isticmaali karo gooryaanada, wareejiyayaasha, kaluunka caaga, caaga hilibka iyo birta culus. Roach Kaluunka u dhow xeebta, doorbiday halka ay ka jiraan qulqulka iyo cowska. U isticmaal gooryaan, rooti, tixiri, galey macaan ee makaadinta yar. Roach dhadhan ayuu leeyahay markii la qiiqiyo ama laga sameeyo kuuskuuska kaluunka. Pike Waqtiga ugu wanaagsan ee la kaluumeysto pike waa deyrta, qaboobaha, iyo gu'ga. Ka kaluumeyso meel u dhow shore cowska xeebta, ama meesha kabaxsan dalaga iyo dhagaxaanta ku soo dhacaa biyaha hoose. Isticmaal qadooyin, kaluunka caaga, wareejiyayaasha iyo birta culus. Marwalba ku celi pikes weyn biyaha oo hubi haddii ay jiraan sharciyo walboo gaar ah ee biyaha halka aad ka kaluumeysaneysid. Brown Trout Brown Trout wuxuu ku yimaadaa qaabab badan waxay ku xirantahay deegaanka ay ku noolyihiin. Noocyada kaladuwan waxay kalayihiin sea trout, lake trout iyo river trout. Qoyska trout waxaa ku jiro trout-ka badda, trout-ka haraha iyo trout-ka baroonka ah. Qaabka ugu sahlan ee lagu qabto brown trout-ka waa isticmaalida goryaanka qaadooyinka, caagaga kaluunka ama daqsiyada. Waa suurtogal in la kaluumeysto trout-ka badda inta lagu jiro gu'ga, deyrta iyo qaboobaha oo illaa xeebta. River Trout-ka waa madadaalo ku qabashadiisa gooryaanada.

Xaquuqda Gelitaanka Bulshada www.allemansratten.se Shatiyada kaluumeysiga www.fiskekort.se www.ifiske.se Xeerarka www.svenskafiskeregler.se Xayawaanada marmarka oo illaalsan www.havochvatten.se Sharaxaadaha xiriirka ee dhammaan guddiyada maamulka www.lansstyrelsen.se Tallooyinka kaluumeysiga makaadinta www.sportfiskarna.se Badbaadada barafka www.issakerhet.se Finansierat av Naturvårdsverket