KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Relevanta dokument
Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

TILL DIG SOM LEVER GÖMD ELLER PAPPERSLÖS. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ku soo dhawaadda shaqada

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Sida loo dhiso jaaliyad

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Dulqaaxumo Intolerans

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Wakiilka takooridda DO

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

Transportyrken på sju språk

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Somaliska. Barn älskar böcker

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Caymis bukaan oo loogu talogalay dadka oo dhan HADDII DHAAWAC KAA SOO GAADHO DARYEELKA CAAFIMAADKA

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Ku soo dhowow Laholm

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Goorma samaynayaa mammogramka

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Warbixinta ka qaybqaatayaasha

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Öppna svar Jobbtorg Stockholm

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

JURIDIK FÖR TOLKAR (upplaga 4:1) ORDLISTA

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Hagidda kala soocidda

Transkript:

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY HADDII AAD 18 SANO KA YARTAHAY 3 WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY HADDII AAD 18 SANO KA WEEYNTAHAY 3 ADIGA WAXAAD XAQ U LEEDAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA OO DEGDEGA AH/LAGA MAARMAANKA OO TAASNA SIDA 4 TALO BIXIN OO ARRIMAHA SHARCIYADA 5 KAALMEYNTA DIB UGU NOQOSHADA WADANKAADA 6 QOF LALA TASHADO 7 GURI, CUNTO, DHAR DHAQASHO 7 DARYEEL DAAWEYN IYO CAAFIMAADKA 8 SHAQOOYINKA KA WARDOONIDA 9 MIYAA ADIGA LAGUGU SUUBIYAY FICIL DEMBI? 9

Photo credit: Chris de Bode/Save the Children WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY HADDII AAD 18 SANO KA YARTAHAY Maamulka degmada waxaa mas uul ka saaran iney caawiyaan iyo kaalmeeyaan carruurta degmadaas joogo. Mas uuliyadaas waa mid saaran degmada markasto oo kuma xirna sababta canuga meesha u joogo. Xuquuqda carruurta oo UN:k warkiisa waa cadyahay. Dhammaan carruurta isku wada xuquuq. Taasna micnaheeda waxeey tahay in canuga aan haysan ruqsadda deggenaanshada wadanka iyo canuga haysto ruqsadda deggenaanshada isku xuquuq leeyahiin. Taasna micnaheeda tahay in xitaa carruurta warqado aqoonsi la aan wadanka joogo xaq u leeyahiin daryeelka caafimaadka iyo iskuul oo sida carruurta kale oo Iswiidhan ku nool. Carruurta waxeey xitaa xaq u leeyahiin in xafiiska u adeegida bulshada oo degmada ey ka helaan meel ey seexdaan. Waxaa isla markaasna muhiim ah in adiga aad fahansantahay in xafiiska u adeegida bulshada qasab ku tahay, haddii la soo weeydiiyo, iney u sheekaan boliiska, Hay adda socdaalka, maxkamada hay adda socdaalka, Maxkamada sare oo hay adda socdaalka ama dowlada meesha aad ku nooshahay. WAXYAABAHA ADIGA XAQA U LEEDAHAY HADDII AAD 18 SANO KA WEEYNTAHAY Adiga waxaad xaq u leedahay inaa magangelyo codsatid, waa haddii aad wali codsan. Intey Hay adda socdaalka arrintaada ku mashquulsantahay adiga waxaad xaq u leedahay meel aad ku noolaatid iyo lacagta nolol maalmeedka. Haddii adiga lagu siiyay go aan diidmo/ tarxiilin adiga caadiyan xaq ma u lahid inaa waxbarashada iskuulka sii dhigatid. 1 juun 2017 waxaa hirgalay isbadal oo khuseeyo carruurta magangelyodoonka oo waalid la aan wadanka imaadeen iyo bilaabeen waxbarashada dugsiga sare. Sharcigaas ma ahan mid fudud in la fahmo. Sidaas daraadeed waxaa wanaagsan in adiga aad la xiriirtid iskuulkaada ama ururada bixiyaan talooyinka sharciyada sidaa u heshid warbixin khuseyso xaaladaada. Haddii wakhtiga ey kuu qabteen Hay adda socdaalka dhammaato iyo la doonaayo in adiga wadankaada ku noqotid adiga xaq ma u lahid in lagu siiyo meel aad seexatid ama lacagta nolol maalmeedka. Degmooyinka qaarkood adiga waxaad ka codsankartaa caawinaada degdega, oo tusaale ahaan lacag kaalmo ka codsatid xafiiska u adeegida bulshada.

ADIGA WAXAAD XAQ U LEEDAHAY DARYEELKA CAAFIMAADKA OO DEGDEGA AH/LAGA MAARMAANKA OO TAASNA SIDA: Arrimaha caafimaadka oo deg dega Daryeelid iyo daaweyn oo cudurada/dhaawacyada halista noqon haddii isla markaas wax laga qaban Daryeelid oo ka hortagid ahaan iney xaalada cudurka halis isku badalin Daryeel caafimaad sidii looga hortago inuusan qofka ubaahan daryeelid iyo daaweyn aad u weeyn Qalabka curyaamiinta caawiyo Daryeel caafimaad cudurada cilmi nafsiga Daryeelida caafimaadka hooyooyinka Talo bixinta arrimaha uur ka hortagida Daryeelida caafimaadka oo uur joojinta Caafimaadka oo ka hortagida cudurada la kala qaado Baaritaanka caafimaadka guud (haddii adiga aadan horey usoo suubin) Adiga waxaad xaq u leedahay turjum iyo isbitaal tagida haddii loo baahdo. Daryeelida caafimaadka oo dadka baahida qaaska u qabo, oo la soo kulmay jir dil oo silcin, aad loogu xad gudbay ama wax ey ka shoogan la soo kulmay, waa in si qaas loo qiimeeyaa iyo baahidooda loogu fiirshaa. Photo credit: Jonathan Hyams/Save the Children

Photo credit: Tatjana Ristic/Save the Children KAALMO TALO BIXIN OO ARRIMAHA SHARCIYADA Haddii adiga codsigaada magangelyada diidmo lagaa siiyo iyo go aankaas hirgalo waa mid dhaceyso haddii adiga iyo qareenkaada aadan rafcaan ka qaadan go aan diidmo ah ama ey diidmo ku siiyeen Hay adda socdaalka, maxkamada hay adda socdaalka, maxkamada sare oo hay adda socdaalka markaas dowlada waxeey rabaan in adiga wadankaadi hooyo ku noqotid. Hay adda socdaalka weey kaa caawinkartaa qorsheynta safarka oo dib ugu noqoshada wadanka. Haddii adiga aad dareemeysid in marnaba eysan suurtagaleyn inaad wadankaadi dib ugu noqotid waxaa kaliya kuu furan hal fursad inaad codsatid joojinta go aanka tarxiilida. Waxaa suurtagal ahaan karo in arrintada wax iska badaleen laakiin Hay adda socdaalka eysan la socon. Hoostan waxaa ku qoran magacyada oo dhowr urur oo adiga kaa caawinkaro qorida codsi dacwo waa haddii sababo ey jiran. Stadsmissionen Rådgivningsbyrån Arbaco saacada 9.00-12.00 Xafiiska talo bixinta Talo bixinta telefoonka isniin-arbaco saacada 9.00-11.00 0200-88 00 66 info@sweref.org Malmgatan 3, Malmö 0732-04 03 43 barnpaflykt@skanestadsmission.se Kontrapunkt Asylgruppen Västanforsgatan 21, Malmö www.kontrapunktmalmo.net/asylstod/ asylgruppenimalmo@gmail.com Haddii arrintaada wali Hay adda socdaalka ku mashquulsantahay, oo adiga kala shaqeynoosid qorsheynta dib ugu noqoshada wadankaada oo ku dadaaleeysid sidaa ku heli laheed warqado aad ku safartid, ka soo qeybgashid kulanada aad ballansantahay iyo siisid cinwaankaada saxda xaaladaha qaarkood waxeey sabab u noqon kartaa in lagu siiyo lacag iyo meel aad ku noolaatid. Qiimeyntaas waxaa mas uul ka ah Hay adda socdaalka.

Photo credit: Francesca Leonardi/Save the Children KAALMEYNTA DIB UGU NOQOSHADA WADANKAADA Bisha cas (Röda Korset) talo bixin telefoon iyo caawinaad markey noqoto dib ugu noqoshada wadankaada. Talaadooyinka, arbacooyinka iyo khamiisyada saacada 9.30-12.00, telefoonka 020-415 000. Caawinaadooda waa mid ku salisan sidaa adiga dooneysid in wax loo suubiyo. Hay adda socdaalka: Adiga waxaad soo codsankartaa lacagta kaalmada oo dib ugu noqoshada wadankaada haddii mid adiga shaqsiyan aad dooneysid oo wadamadan midkood dib ugu noqoneysid Afgaanistaan, Central African Republic, Kongo, Ivory Coast, Eriteria, Iraaq, Jemen, Liiberia, Liibyen, Mali, Sierra Leone, Somalia, Falestiin, Sudan, Koonfurta sudan, Syrien ama Tchad. Haddii adiga tahay muwaadin Afgaanistaan, Iraaq, Nigeria, Marooko, Bakistaan ama Ruush waxaad haysataa fursad ku codsankartid kaalmo oo ka codsaneysid mashruuca yurubiyaanka oo la dhaho ERIN oo waxaad heli kartaa waxbarasho, lacag shirkad ku furatid, qof lala tashado iyo inkale. Qiimo gaari 2500 oo lacagta euro. Haddii arrintaada loo gudbiyay boliiska waxaad heli kartaa kaalmo qiimaheeda gaari 2000 oo lacagta euro.! Waa inaa kaalmadaas soo codsataa intaadan Iswiidhan ka tagin. La soo xiriir qeybta qaabilaada oo Hay adda socdaalka sidaa warbixin kale u heshid.

QOF LALA TASHADO Rädda Barnen Ururka baadbaadinta carruurta: Waxeey leeyahiin telefoon lambar carruurta walwalsan ama doonii qof ey su aalahooda weeydiistan ey wici karan. Waxaad heli shaqaalo kugu caawinkaro luqadaada hooyo sida luqadaha carabi, dari, bashto, soomaali, tigriini, iswiidhish iyo ingiriis. Isniin-axad saacada 15.00-18.00 0200 77 88 20 Första linjen / BUP Qadka koowad/qeybta caafimaadka oo arrimaha cilmi nafsiga oo carruurta iyo dhallinyarada Talo bixin telefoon khuseyso adiga jiro ilaa 18 sano oo caafimaad daro hayso cilmi nafsi ahaan oo ku nool gobalka Skåne. Ayaga waxeey ku siin tilmaam iyo talo, iyo haddii aad baahi u qabtid ku siin ballan wakhti. Isniin-jimco saacada 8.00 16.30 020 51 20 20 Mötesplats Otto Goobta wada kulmida oo la dhaho Otto Ururka carruurta walid la aan wadanka imaadan goobta ey ku wada kulmaan iyo dhaq-dhaqaaqyo ku suubiyaan iyo talo bixin. Östra Förstadsgatan 27 RådRum Qolka talada Waxaad ka heli kaalmo iyo talo markey noqoto la xiriirida xafiisyada u adeego bulshada. Ayaga ma badali karan go aan, soo da dajinkaran ama go aanka saameyn kuma yeelan karan wuxuu noqon doono oo codsigaada magangelyodoonida. Malmö Garaget Lönngatan 30 Arbacooyinka saacada 12.00 18.00 Malmö Stadsbiblioteket Kung Oscars väg 11 Isniinaha saacada 15.30 17.30 Folkets Hus, Rosengård Goob lagu kulmo oo u furan hawlaha carruurta iyo dhallinyarada, Wachtmeisters Väg 1, Malmö GURI, CUNTO, DHAR DHAQASHO Unga Forum Goobta dhallinyarada Qubeysasho iyo fursad dhar dhaqasho. Malmgatan 3, Malmö Svenska kyrkan Kaniisada Swedishka Adiga markaa dooneysid waad la soo xiriirikartaa kaniisada kugu dhow iyo waa weeydiinkartaa ayaga haddii ey ku caawinkaran. Stadsmissionen Skåne Qubeysasho, cunto o lacag yar iyo dhar dhaqasho oo Malmgatan 14 i Malmö. Skåne Stadsmission waxeey qeybisaa cunto khamiisaha oo lokaalkooda ku yaal Grönegatan 36, Malmö saacada 9.00-12.00. Röda Korset Bisha cas Cunto axada labaad bilkasto saacada 12.00-15.00 oo Folkets Park i Malmö.

Photo credit: Guilhem Alandry DARYEEL DAAWEYN IYO CAAFIMAADKA Röda Korset Bisha cas Kaalmo iyo daryeelid caafimaad dadka warqado aqoonsi la aan wadanka joogo. Talo bixin 020 21 10 00 (Bilaash) 0709 40 67 23 (sms usoo dirid kaliya) Isniin-khamiis saacada 9.30-11.30 papperslos@redcross.se Stadsmissionshälsan Kooxda caafimaadka oo Stadsmissionen Iska imaaw saacadaha meesha ey furantahay oo ma u baahnid inaa wakhti ballansatid. Ka heli xitaa daryeelka caafimaadka ilkaha oo deg dega. Korsgatan 14 Wakhtiyada ey furanyahiin waxaad ka heli: http://www.skanestadsmission.se/ verksamheter/stadsmissionshalsan/ Läkare i världen Dhaqtarada aduunka Daryeel caafimaad, wareysi xaalada caafimaad iyo warbixin xuquuqda aad u leedahay daryeel caafimaad iyo isbitaal. Adeega daaweynta wareego oo kaniisada S:ta Maria kyrka oo ku taal Södervärnsgatan 8 oo Malmö, khamiis saacada 18.00-20.00. Folktandvården Skåne Daryeelka ilkaha oo gobalka Skåne Daryeelka deg dega ilkaha waxaa loogu talagalay dadka aan xiriir la laheen dhakhtarka ilkaha. Koow waa in telefoonka soo wacdaa oo wakhti ballan suubsataa intaadan imaan, saacada 7.30-14.00, telefoon lambarka 0771-55 88 00 https://folktandvardenskane.se/ rad--behandling/akut-tandvard/ Flyktinghälsan Caafimaadka qoxootiga Isniin-jimco saacada 8.30-11.00 Ahlmansgatan 12 oo Malmö Ring 112 Ring 1177 Soo wac 112 haddii xaalado ey deg deg tahay oo qof noloshiisa, hanti ama deegaanka halis ku jiro. Xaalad deg dega waa marka adiga caawinaad deg dega u baahantahay oo ambulans, dab daminta, boliiska, diyaarad, bada, dhul baadiyo, wadaada heegaanka ama warbixin ku saabsan sunta. Soo wac 1177 oo wixii su aalo ku saabsan daryeel iyo caafimaad. Ayaga waxeey kaa caawinkaran meesha aad la xiriiri laheed iyo ku siin talo haddii adiga ama qof ehel uu jiranyahay.

SHAQOOYINKA KA WARDOONIDA Socialarbetare för ungdomar Shaqaalaha bulshada u adeego oo qaasatan dhallinyarada Shaqadooda baa ah kordhinta ammaanka iyo nusqaaminta ficilada dembiyada dhallinyarada Malmö suubiso. Telefoonka 070-600 35 36 socialarbetare@malmo.se. Mobila teamet Kooxda wareegto Waxaad ka heli wadooyinka Helsingborg oo shaqadooda waa sugida ammaanka. Haddii aad dooneysid qof weey aad la hadashid iyo ka yartahay 18 sano soo wac, 042-10 75 32. Ensamma barn på flykt Carruurta kaligood qoxootiga ah Waxaad ka heli wadooyinka Malmö oo waxeey kaalmeeyaan carruurta iyo dhallinyarada warqad aqoonsi la aanta ah. Shaqaalaha waxeey ku hadli dari iyo carabi. Telefoonka 0732-04 03 43 Social jour U adeegida bulshada heegaanka oo Malmö waxaad ka heli saacada 8.00-3.00 oo xaaladaha deg dega oo u adeegida bulshada lambarka telefoonkooda waa 040-34 56 78. Degmada Helsingborg saacadaha shaqada oo isniin-jimco waxaad soo wici xafiiska qaabilsan u adeegida bulshada telefoon lambarkooda 042-10 64 56 ama booqasho ugu imaan Bredgatan 17. Xilliyada fiidka iyo maalmaha fasaxa adiga waxaad la soo xiriiri kooxda heegaanka oo u adeegida bulshada oo Berga allé 25. Photo credit: Louis Leeson/Save the Children MIYAA ADIGA LAGUGU SUUBIYAY FICIL DEMBI? Iswiidhan kama ahan dembi qofka inuu iibsho galmo laakiin waa dembi qof inuu qofkale galmo suubin ka iibsado. Haddii adiga lagugu qasbay inaa iibisid galmo ama suubisid ficil dembi, la soo xiriir shaqaalaha isku xiriiriyaha oo gobalka sidey talo iyo kaalmo kuu siiyaan, telefoonka 020-35 40 40. Shaqaalahaas adigoo magacaada u sheegin waxaad xitaa kala xiriiri kartaa bogga internetkooda: http://malmo.se/social---familjefragor/personligt-stod/ Kompetenscentrum-sexuella-tjanster-KST.html Photo credit: Farzana Hossen/Save The Children Haddii adiga lagugu suubiyay ficil dembi waxaa wanaagsan koow inaa la xiriirtid boliiska oo wac 11414 ama xafiiska u adeegida bulshada, oo waxeey kaa caawin iyo kaa kaalmeyn la xiriirida boliiska iyo suubinta ashkood dembi. Waxaa wanaagsan inaad warbixin ka haysatid iney dhicikarto markaa boliiska la kulantid in boliiska kugu xiran meesha dadka laga gaaray go aanka tarxiilid/wadan ka saarida. Haddii adiga ka yartahay 18 sano halistaas aad bey u yartahay. Haddii aad la kulantid xaalad deg deg ah, markaa adiga caawinaad deg deg ah u baahatid, adiga waxaad markasto soo wici 112.