FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Relevanta dokument
FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Dulqaaxumo Intolerans

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Ku soo dhawaadda shaqada

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Somaliska. Barn älskar böcker

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Min skola - dugsigayga

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Transportyrken på sju språk

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

GÖTEBORGS UNIVERSITET INSTITUTIONEN FÖR SPRÅK OCH LITTERATURER BOX GÖTEBORG I SOMALISKA. Morgan Nilsson. Uppdaterad 1 december 2015

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Översatt av Sahro Aden Dulle

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Sida loo dhiso jaaliyad

Carruurteenna, som betyder våra barn, (c uttalas

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Wakiilka takooridda DO

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Ku soo dhowow Laholm

Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Madax xanuunka (huvudvärk).

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

CARRUURTEENNA VÅRA BARN. Asli Sayid-Axmed Mustaqbalka waxa aan rabaa in aan dhakhtarad noqdo oo aan carruurta caawiyo. Bogga.

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Hagidda kala soocidda

Utbildning och forskning i somaliska

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Somaliskan i jämföresle med svenskan

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Språkliga kommentarer till texterna i. Af Soomaali Fasalka 1aad 2001

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

GÖTEBORGS UNIVERSITET INSTITUTIONEN FÖR SPRÅK OCH LITTERATURER BOX GÖTEBORG SOMALISK GRAMMATIK FÖR MODERSMÅLSTALARE.

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

KAN SJÄLV! EN UPPLEVELSE AV NATUR FÖR DE ALLRA minsta. Kultur för barn i åldern 0 2 år.

Vilka regler finns för somalisk grammatik, stavning & ordförråd? Vem bestämmer?

Transkript:

FARBARASHO 3 FARBARASHADA AF-SOOMAALIGA ALFABETISERING PÅ SOMALISKA Abdulkhadir Mohamed Future

Introduktion Alfabetiseringsboken Farbarasho 3 är avsedd för vuxna, ungdomar och barn som vill lära sig läsa och skriva på somaliska. Boken främjar elevers läs- och skrivutveckling i somaliska. Med boken kan eleven lära sig läsa och skriva enkla meningar och kort texter på somaliska. Efter att ha arbetat igenom boken, ska eleven kunna läsa och enkla meningar och korta texter på somaliska. Med Farbarasho 3 inleder vi några enkla texter som introducerades i Farbarasho 2. Tanken är att eleven ska känna igen de här texterna och kunna läsa innan den får nya utmaningar, såsom texter och meningar. Annars är risken att eleven upplever, att hen inte kan lära sig läsa och skriva enkla meningar och korta texter. Bandhig Buugga farbarashada ee Farbarasho 3, waxaa loogu talagalay dadka waaweyn, dhalinyarada iyo carruurta doonaysa in ay bartaan akhriska iyo qorista af-soomaaliga. Buuggan waxa ay ardaydu ka baran karaan akhrinta iyo qorista weero fudud iyo qoraalo gaaban oo af-soomaali ah. Kaddib marka uu ardaygu dhigto buuggan, wuxuu awood u yeelan karaa, akhriska iyo qorista weero fudud iyo qoraalo gaagaaban oo ku qoran afka-soomaaliga. Buugga Farbarasho3 waxaa ku jira oo aan dib u adeegsannay qoraalo ku jiray buugga Farbarasho 2. Fikradda ka dambaysana waxa ay tahay, in uu ardaygu ka dhex garto qoraalada kale, awoodna u yeesho in uu akhriyo, inta uusan u gudbin weeraha iyo qoraalada ku cusub. Haddii kale waxaa dhici karta in uu ardaygu dareemo, in uusan akhriska iyo qoraalka baran karin. Stort tack till NBV Skåne Malmö som bidragit tillkomsten av boken. Hanna Larsson på NBV Skåne som uppmuntrade mig till att färdigställa boken. Jan Gyllenbok och Abdirahman Hassan som redigerade och korrekturläste boken. Kasia Syty som bidrog med de tecknade bilderna. Ahmed Weli Dirie som gav mig många goda råd och introducerade mig för NBV och Hanna Larsson. Föreningarna SIMAN och AFRO-EUROPEAN som gav mig ett arbetsrum där jag kunde arbete med boken. Författaren Malmö, maj 2015 2

Tusmada Buugga Qoys 3 12 Tani waa Sagal 13 21 Kani waa Sahal 22 30 Maxay Xiran tahay? 32 38 Muxuu Xiran Yahay? 39 455 Dukaan-dhar 46-51 Dhar-dumar 52 68 Shaqada Sugaal 70-73 Shaqada Suuban 74-78 Adeeg 79-83 Cunto karis 84-866 Akhri qoraalada 87-106 3

Qoys Aabbo Sugaal iyo hooyo Suuban Kuwani waa Sugaal iyo Suuban. Sugaal iyo Suuban waa xaas. Waxa ay isguursadeen iyaga oo da yar ah. Waxa ayna dhaleen laba carruur ah, hal gabar iyo hal wiil. 4

Akhri! ku wa ni waa su gaa i yo suu ba su gaa i yo suu ba su gaa i yo suu ba waa xaa wa xa ay is guu sa dee i ya ga oo da ya ah wa xa ay na dha lee la ba ca ruu ah ha ga ba i yo ha ga ba 5

Akhri oo qor erayada! Kuwani waa Sugaal Suuban 6

waxa ay isguursadeen iyaga dáyar 7

ayna dhaleen labo carruur 8

gabar Wiil 9

Akhri oo qor weeraha! Kuwani waa Sugaal iyo Suuban. Sugaal iyo Suuban waa xaas. 10

Waxa ay isguursadeen iyaga oo da yar ah. Waxa ayna dhaleen labo carruur ah, hal gabar iyo hal wiil. 11

Ku guuri erayada ay qoristoodu kuugu adag tahay! 12

Tani waa Sagal Gabadhan waxaa la yiraahdaa Sagal. Waxaa dhalay Suuban iyo Sugaal. Sagal waa sagaal jir. Waxa ay dhigataa fasalka labaad ee dugsi-hoose. Sagal walaalkeed waxaa la dhahaa Sahal. Sagal waxa ay Sahal ka weyn tahay 4 sano. 13

Akhri! ga ba dha wa xa la yi raa daa sa ga wa xaa dha la suu ba i yo su gaa sa ga waa sa gaa ji wa xa ay dhi ga taa fa sa ka la baa ee du si hoo se sa ga wa laa kee wa xaa la dha haa sa ha sa ga ka ta ha 14

Akhri oo qor! gabadhan waxaa la yiraahdaa Sagal 15

Waxaa dhalay sagaal jir 16

dhigataa fasalka labaad walaalkeed 17

Akhri oo qor weeraha! Gabadhan waxaa la yiraahdaa Sagal. Waxaa dhalay Suuban iyo Sugaal. 18

Sagal waa sagaal jir. Waxa ay dhigataa fasalka labaad ee dugsi-hoose. 19

Sagal walaalkeed waxaa la dhahaa Sahal. Sagal waxa ay Sahal ka weyn tahay afar sano. 20

Ku guuri erayada ay qoristoodu kuugu adag tahay! 21

Kani waa Sahal wiil Wiilkan waxaa la yiraahdaa Sahal. Waxaa dhalay Suuban iyo Sugaal. Sahal waa shan jir. Waxa uu tagaa xannaanada carruurta iyo dugsi-quraan. Walaashiis waxaa la dhahaa Sagal. Sahal waxa uu Sagal ka yar yahay 4 sano. 22

Akhri! wii ka wa xaa la yi raa daa sa ha waa sha ji wa xa uu ta gaa xa naa na da ca ruu ta du si qu raa wa laa shii wa xaa la dha haa sa ga sa ha wa xa uu sa ga ka ya ya ha a fa sa no 23

Akhri oo qor! Wiilkan waxaa la yiraahdaa Sahal 24

dhalay shan jir waxa uu tagaa 25

xannaanada dugsi quraan walaashiis 26

Akhri oo qor! Wiilkan waxaa la yiraahdaa Sahal. Waxaa dhalay Suuban iyo Sugaal. 27

Sahal waa shan jir. Waxa uu tagaa xannaanada carruurta iyo dugsiquraan. 28

Sahal walaashiis waxaa la dhahaa Sahal. Sahal waxa uu Sagal ka yar yahay afar sano. 29

Akhri oo qor! Ku guuri erayada ay qoristoodu kuugu adag tahay! 30

Qeybta 2aad 31

Maxay xiran tahay? muraayado indho funaanad buluug ah qamaar midabbo badan Goonno jaalle ah kabo guri ku joog 32

Maxay xiran tahay Suuban? Hooyo Suuban waxa ay xiran tahay goonno jaalle ah, funaanad gacmadheer oo buluug ah, iyo qamaar midabbo kala duwan leh. Waxa ayna gashan tahay muraayadaha indhaha iyo kabo guri-kujoog ah. 33

Akhri oo qor! Hooyo Suuban waxa ay xiran tahay 34

Akhri oo qor weeraha! goonno jaalle ah funaanad gacmadheer oo buluug ah, 35

iyo qamaar midabbo kala duwan leh. Waxa ayna gashan tahay 36

muraayadaha indhaha iyo kabo guri-kujoog ah. 37

Ku guuri weeraha kuugu adag! 38

Akhri! funaanad cagaaran shaati surwaal madoow kabo guri ku joog 39

Muxuu xiran yahay Sugaal? Aabbo Sugaal waxa uu xiran yahay surwaal madoow iyo funaanad cagaaran. Funaanadda waxa uu ka hoos qabaa shaati. Waxaa kale oo uu qabaa kabo guri ku joog oo akhtar ah. 40

Akhri oo qor! Aabbo Sugaal waxa uu xiran yahay 41

surwaal madoow iyo funaanad cagaaran 42

funaanadda waxa uu ka hoos qabaa shaati. 43

Waxaa kale oo uu qabaa kabo guri ku joog oo akhtar ah. 44

Ku guuri weeraha kuugu adag! 45

Dukaan-dhar Qoyska Suuban iyo Sugaal oo dukaan-dhar ku jira. Dh A R Suuban iyosugaal waxa ay ku jiraan dukaan dhar. Waxa ayna rabaan in ay Sagal iyo Sahal u soo gadaan dhar iyo kabo. Sagal wey daashay. Sugaal ayaa ku sida garbihiisa. Balse Sahal weli, ma uusan daalin, oo keligii ayaa socda. Sagal waxa ay gacanta ku haysataa bac dhar ah, oo loo soo iibshay. Balse Sahal weli looma iibin wax dhar ah. Qoysku, waxa uu hadda ku jiraa qaybta dharka ee wiilasha. 46

Akhri oo qor! Suuban iyosugaal waxa ay ku jiraan dukaan dhar. Waxa ayna rabaan in ay Sagal iyo Sahal u soo gadaan dhar iyo kabo. 47

Sagal wey daashay. Sugaal ayaa ku sida garbihiisa. 48

Balse Sahal weli, ma uusan daalin, oo keligii ayaa socda. Sagal waxa ay gacanta ku haysataa bac dhar ah, oo loo soo iibshay. 49

Balse Sahal weli looma iibin wax dhar ah. Qoysku, waxa uu hadda ku jiraa qaybta dharka ee wiilasha. 50

Ku guuri weeraha kuugu adag! 51

Dhar dumar! 700 shilin 200 shilin dirac shiit / baati Diraca waxaa la iibshaa toddobo boqol oo shilin soomaali ah. Baatiga ama shiitka waxaa la gadaa labo boqol oo shilin soomaali ah. Weydiin iyo warcelin! Immisaa la iibshaa diraca? Waxaa la iibshaa toddobo boqol oo shilin. Meeqaa la gadaa shiitka? Waxaa la gadaa toddobo boqol oo shilin. 52

Akhri oo qor! Diraca waxaa la iibshaa toddobo boqol oo shilin soomaali ah. 53

Akhri oo qor! Baatiga ama shiitka waxaa la gadaa labo boqol oo shilin soomaali ah. 54

Akhri oo qor! Immisaa la iibshaa diraca? Waxaa la iibshaa toddobo boqol oo shilin. 55

Akhri oo qor! Meeqaa la gadaa shiitka? Waxaa la gadaa toddobo boqol oo shilin. 56

Ku guuri weeraha kuugu adag! 57

250 shilin 150 shilin Garbasaar goorgorad Garbasaarta waxaa la iibshaa labo boqol iyo konton shilin. Goorgoradda waxaa la gadaa boqol iyo konton shilin. Weydiin iyo warcelin! Immisaa la iibshaa garbasaarta? Waxaa la iibshaa labo boqol iyo konton shilin. Meeqaa la gadaa goorgoradda? Waxaa la gadaa boqol iyo konton shilin. 58

Akhri oo qor! Garbasaarta waxaa la iibshaa labo boqol iyo konton shilin. 59

Akhri oo qor! Goorgoradda waxaa la gadaa boqol iyo konton shilin. 60

Akhri oo qor! Immisaa la iibshaa garbasaarta? Waxaa la iibshaa labo boqol iyo konton shilin. 61

Akhri oo qor! Meeqaa la gadaa goorgoradda? Waxaa la gadaa boqol iyo konton shilin. 62

Ku guuri weeraha kuugu adag! 63

Beeca dharka! Kani waa dirac. Waa dirac qurux badan. Waxaa la gadaa 700 oo shilin. Kani waa baati. Waa baati qurux badan oo bara-bara leh. Waxaa la gadaa 200 oo shilin soomaali ah. 64

Akhri oo qor! Tani waa garbasaar qurux badan. Garbasaartan waxaa lagu soo sameeyay dalka Hindiya. Garbasaartu, waxa ay suuqa ka joogtaa 250 shilin. Tani waa goorgorad. Waxaa loo xirtaa duruucda. Waxa ay suuqa ka joogtaa 150 shilin. 65

Ku guuri weeraha kuugu adag! 66

Qaybta 3aad 67

Shaqada Sugaal Sugaal waa dhaye ama dhakhtar. Waxa uu ka shaqeeyaa rug caafimaad. Bukaan aad ubadan ayuu maalin kasta la kulmaa. Su gaal waa dha ye a ma dhakh tar. Wa xa uu ka sha qee yaa rug caa fi maad. Bu kaan aad u ba dan ayuu maa lin kas ta la kul maa. 68

Akhri oo qor! Sugaal waa dhaye ama dhakhtar. Waxa uu ka shaqeeyaa rug caafimaad. 69

Bukaan aad ubadan ayuu maalin kasta la kulmaa. 70

Ku guuri weeraha kuugu adag! 71

Shaqada Suuban Suuban waxa ay dharaar kasta toostaa waaberiga. Dabadeedna waxa ay u jarmaaddaa shaqo. Iyadu waxa ay ka shaqeysaa iskuul. Raashin ayeey u karisaa ardayda iskuulka dhigata. Suuban aad bay ooga heshaa shaqadeeda. Marka ay shaqada dhammayso waxa ay u carrawdaa gurigeeda. 72

Raashin cayriin ah! qamadi digir bariis-cad bariis-bunni galley-huruud galley-cad hilib lo oo saafi ah. hilib lo oo laf leh. 73

Akhri oo qor! Suuban waxa ay dharaar kasta toostaa waaberiga. Dabadeedna waxa ay u jarmaaddaa shaqo. 74

Iyadu waxa ay ka shaqeysaa iskuul. Raashin ayeey u karisaa ardayda iskuulka dhigata. 75

Suuban aad bay ooga heshaa shaqadeeda. Marka ay shaqada dhammayso waxa ay u carrawdaa gurigeeda. 76

Adeeg! Suuban, Sugaal, Sagal iyo Sahal waxa ay ku sugan yihiin suuqa raashinka. Wey soo adeeganayaan. Waxa ay suuqa ka soo iibsanayaan mirgeed iyo khudaar. Waxaa mirgeedka ka mid ah canaanaas, moos, liinmacaan, canab, cambaruud, beedaan, babaay iyo tufaax. 77

Mirgeed beedaan moos / muus canab babaay cambe cambaruud tufaax liin-macaan mircas cananaas 78

Khudaar barbarooni gaduud barbarooni-jaalle barbarooni-cagaar basal-gaduud ansalaato yaanyo 79

Akhri oo guuri qoraalka! Suuban, Sugaal, Sagal iyo Sahal waxa ay ku sugan yihiin suuqa raashinka. Wey soo adeeganayaan. Waxa ay suuqa ka soo iibsanayaan mirgeed iyo khudaar. 80

Waxaa mirgeedka ka mid ah cananaas, moos, liinmacaan, canab, cambaruud, beedaan, babaay iyo tufaax. 81

Cunto karis Sugaal iyo Suuban waxa ay hadda ku jiraan jikada ama kushiinka. Waxa ayna diyaarinayaan khudaarta. Sugaal ayaa jarjaraya, Suubanna waa ay aktaagan tahay. Markasta oo uu midkood cunto karinayo, wey iscaawiyaan. 82

Akhri oo guuri qoraalka! Sugaal iyo Suuban waxa ay hadda ku jiraan jikada ama kushiinka. Waxa ayna diyaarinayaan khudaarta. Sugaal ayaa jarjaraya, Suubanna wey aktaagan tahay. 83

Markasta oo uu midkood cunto karinayo wey iscaawiyaan. 84

Akhri qoraalada! 85

Qoys Aabbo Sugaal iyo hooyo Suuban Kuwani waa Sugaal iyo Suuban. Sugaal iyo Suuban waa xaas. Waxa ay isguursadeen iyaga oo da yar ah. Waxa ayna dhaleen laba carruur ah, hal gabar iyo hal wiil. 86

Tani waa Sagal Gabadhan waxaa la yiraahdaa Sagal. Waxaa dhalay Suuban iyo Sugaal. Sagal waa sagaal jir. Waxa ay dhigataa fasalka labaad ee dugsi-hoose. Sagal walaalkeed waxaa la dhahaa Sahal. Sagal waxa ay Sahal ka weyn tahay 4 sano. 87

Kani waa Sahal wiil Wiilkan waxaa la yiraahdaa Sahal. Waxaa dhalay Suuban iyo Sugaal. Sahal waa shan jir. Waxa uu tagaa xannaanada carruurta iyo dugsi-quraan. Walaashiis waxaa la dhahaa Sagal. Sahal waxa uu Sagal ka yar yahay 4 sano. 88

Maxay xiran tahay Suuban? muraayado indho fanaanad buluug ah qamaar midabbo badan Goonno jaalle ah kabo guri ku joog 89

Maxay xiran tahay Suuban? Hooyo Suuban waxa ay xiran tahay goonno jaalle ah, funaanad gacmadheer oo buluug ah, iyo qamaar midabbo kala duwan leh. Waxa ayna gashan tahay muraayadaha indhaha iyo kabo guri-kujoog ah. 90

Akhri! funaanad cagaaran shaati surwaal madoow kabo guri ku joog 91

Muxuu xiran yahay Sugaal? Aabbo Sugaal waxa uu xiran yahay surwaal madoow iyo funaanad cagaaran. Funaanadda waxa uu ka hoos qabaa shaati. Waxaa kale oo uu qabaa kabo guri kujoog oo akhtar ah. 92

Qoyska Suuban iyo Sugaal oo dukaan-dhar ku jira! Dh A R Suuban iyosugaal waxa ay ku jiraan dukaan dhar. Waxa ayna rabaan in ay Sagal iyo Sahal u soo gadaan dhar iyo kabo. Sagal wey daashay. Sugaal ayaa ku sida garbihiisa. Balse Sahal weli, ma uusan daalin, oo keligii ayaa socda. Sagal waxa ay gacanta ku haysataa bac dhar ah, oo loo soo iibshay. Balse Sahal weli looma iibin wax dhar ah. Qoysku, waxa uu hadda ku jiraa qaybta dharka ee wiilasha. 93

Dhar dumar! 700 shilin 200 shilin dirac shiit / baati Diraca waxaa la iibshaa toddobo boqol oo shilin soomaali ah. Baatiga ama shiitka waxaa la gadaa labo boqol oo shilin soomaali ah. Weydiin iyo warcelin! Immisaa la iibshaa diraca? Waxaa la iibshaa toddobo boqol oo shilin. Meeqaa la gadaa shiitka? Waxaa la gadaa toddobo boqol oo shilin. 94

Dhar dumar! 250 shilin 150 shilin Garbasaar goorgorad Garbasaarta waxaa la iibshaa labo boqol iyo konton shilin. Goorgoradda waxaa la gadaa boqol iyo konton shilin. Weydiin iyo warcelin! Immisaa la iibshaa garbasaarta? Waxaa la iibshaa labo boqol iyo konton shilin. Meeqaa la gadaa goorgoradda? Waxaa la gadaa boqol iyo konton shilin. 95

Beeca dharka Kani waa dirac. Waa dirac qurux badan. Waxaa la gadaa 700 oo shilin. Kani waa baati. Waa baati qurux badan oo bara-bara leh. Waxaa la gadaa 200 oo shilin soomaali ah. Tani waa garbasaar qurux badan. Garbasaartan waxaa lagu soo sameeyay dalka Hindiya. Garbasaartu, waxay suuqa ka joogtaa 250 shilin. Tani waa goorgorad. Waxaa loo xirtaa duruucda. Waxay suuqa ka joogtaa 150 shilin. 96

Shaqada Sugaal Sugaal waa dhaye ama dhakhtar. Waxa uu ka shaqeeyaa rug caafimaad. Bukaan aad ubadan ayuu maalin kasta la kulmaa. 97

Shaqada Suuban Suuban waxa ay dharaar kasta toostaa waaberiga. Dabadeedna waxa ay u jarmaaddaa shaqo. Iyadu waxa ay ka shaqeysaa iskuul. Waxa ay raashin u karisaa ardayda iskuulka dhigata. Suuban aad bay ooga heshaa shaqadeeda. Marka ay shaqada dhammayso, waxa ay u carrawdaa gurigeeda. 98

Raashin cayriin ah! qamadi digir bariis-cad bariis-bunni galley-huruud galley-cad hilib lo oo saafi ah. hilib lo oo laf leh. 99

Akhri oo qor! Adeeg! Suuban, Sugaal, Sagal iyo Sahal waxa ay ku sugan yihiin suuqa raashinka. Wey soo adeeganayaan. Waxa ay suuqa ka soo iibsanayaan mirgeed iyo khudaar. Waxaa mirgeedka ka mid ah cananaas, moos, liinmacaan, canab, cambaruud, beedaan, babaay iyo tufaax. 100

Mirgeed beedaan moos / muus canab babaay cambe cambaruud tufaax liin-macaan casaawe cananaas 101

Cunto karis Sugaal iyo Suuban waxa ay hadda ku jiraan jikada ama kushiinka. Waxa ayna diyaarinayaan khudaarta. Sugaal ayaa jarjaraya, suubanna waa ay aktaagan tahay. Markasta oo uu midkood cunto karinayo, wey iscaawiyaan. 102

Khudaar Barbarooni gaduud barbarooni-cagaar barbarooni-jaalle Barbaroonigu waa midabbo badan yahay. Waxaa jira barbaroonicagaar, barbarooni-jaalle, iyo weliba barbarooni-gaduud ama casaan. Barbaroonigu waxa uu ka baxaa waddamo badan oo uu kamid yahay dalka Soomaaliya. basal-gaduud ansalaato yaanyo basasha, ansalaatada iyo yaanyada waxa ay ka baxaan dalal aad u badan. Waxaana dalalkaas kamida Soomaaliya. Waxaa jira noocyo badan oo basal, ansalaato iyo yaanyo ah. 103

Ha moogaan buugga xiga ee Farbarasho 4! www.svensom.se www.waxbarasho.org future@live.se 104

105