HAGAHA KALA SOOCIDDA

Relevanta dokument
Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Hagidda kala soocidda

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Ku soo dhawaadda shaqada

Avfallsinfo Bromölla kommun Våren 2017

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Dulqaaxumo Intolerans

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Transportyrken på sju språk

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Somaliska. Barn älskar böcker

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Sida loo dhiso jaaliyad

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Vi behöver din hjälp för ett renare vatten

Mjölkfritt för ammande mammor, SOMALISKA. Bilaa caano loogu talogalay hooyooyinka wax nuujinya

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Sortera ditt avfall rätt

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Wakiilka takooridda DO

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp

Översatt av Sahro Aden Dulle

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Uppgifter B Textpaket Litteracitet

Ku soo dhowow Laholm

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Fasaxa xilliga xagaaga & deegaanka xagaaga 2018

Madax xanuunka (huvudvärk).

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Transkript:

HAGAHA KALA SOOCIDDA 1

TUSMO GOGOL DHIDH...3 WAX YAALAGA GUBTA...4 CUNTADA HARAAGGA AH...5 SALIIDDA CUNTA IYO DUFANKA CUNTADA...6 ELEKTAROONIG...7 SALKA NALKA...8 BATARIYADA...9 GUDAAFADDA HALISTA AH... 10 BAAKADAHA BIRTA AH... 11 BAAKADAHA DHALADA AH... 12 WARGAYSYADA IYO WIXII LA DAABACO... 13 BAAKADAHA WARQADAHA AH... 14 BAAKADAHA CAAGGA AH EE JILEEC IYO ADAYG... 15 TALOOYIN... 16 XARUMAHA GUDAAFAHA... 17 XARUN GUDAAFAD OO WAREEGTA/ MAALINTA KONTEENERKA... 18 XARUNTA GUDAAFADAHA EE FÅGELMYRA... 19 2

GOGOL DHIG SOO DHOWOOW! Waa caawimaad kala soocid oo ku socota qofkaagan gurga ka deggan Tunabyggen. Magaalada Borlänge waxaannu qashinkeenna kala soocaynay taniyo martamihii 1900 leeyadii. Danta laga leeyahay in qashinka loo kala qaybiyo baco oo deedna lagu rido haamo kala duwan waxay ahayd in hadba dhan ugu fiican loo qashin celiyo. Gudaafaddaadu iskama ahan nooc kastoo qashin kastoo jira. Waa wax qiimo badan ku fadhiya oo noqon karaa wax soo saar cusub, carro, diiriye iyo koranto. Markaad kala soocdid oo shay kastaa meel ku habboon aad dhigtid waxaad ka qayb qaadanaysaa in la tashiisho tamarta iyo keydadka dabiiciga ah iyo in aysan maaddo halis ah aan loogu shubin daciicadda. Tunabyggen waxay kaa rabtaa adigan guryaha ka deggan in aad awoodid in qashinkaaga aad si sahlan ugu shubi kartid meel gurigaag u dhow. Waxaad caawinaad u qaadataa tabeelayaasha ku dheggan meesha qashin qubka si aad bac kastaa meel sax ah ugu shubtid. Marka aad masuuliyadda iskaa ah ka qaadid qaybtaada ah sida qashin gudaafadda dib loogu celinayo waxaad ixsaan u samaysay naftaada iyo tan deriskaagaba. Tunabyggan iyaduna dib bay ka arkaysaa in wax kastaa ay ku dhacaan gacan habboon. Dhowr xaafadaha ka mid ah waxaa ka maqan meel lagu uruuuriyo qashinka noocyo ka mid ah haddaba waxaad isticmaashaan xarumaha gudaafadaha iyo Fågelmyra. NAGALA SOO XIRIIR HADDAA SU AAL QABTID Masuulka xaafaddaada ee Tunabyggen ama Borlänge Energi 0243-73060 3

WAX YAALAHA GUBTA Wax yaalaha gubta ee gudaafadda ah waxaa dhammaan wixii kuu soo haray markii aad kala soocdau qashinkii adigoo raacaya warqadaha tusaalaha ah ee la daabacay. Wax yaalaha gubta waxaa lagu ridayaa xaashida wayn ee kafeega ah meesha aad qashinka gurigaaga ku shubto. Xafaayadaha Baqshadaha Dharka Kabaha Istaraashooyinka Warqadda bus dhuuqaha Haashka sigaarka Xanjada la cuno Wax yaanyuurta loo dhigo Weelka dhoobada ah Galalka Waxyaalaha lagu cayaare ee caagga ah een korantada ku shaqayn Waxaa lagu gubaa pannan Bäckelund markaasna wuxuu noqdaa diiriye iyo koranto. 4

HARAAGA CUNTADA Waxaad u isticmaashaa warqadaha baaba aya ama bacaha oo aad ka soo qaadan kartid goobta qashin qubka ama goobta dhar dhaqaalka. U daa haraaga qoyan ha dareeree inta aadan ku ridin bacda. Ha ka buuxin bacda wax ka badan oo aan lagu laabi karin. U isticmaal saabka marawaxadaysan ee ay Tunabyggen kuu qaybisay si urtu u yaraato. Cuntada haraaga ah waxaad ku ridaysaa haanta maarriinka ah Diirka khudaarta iyo badhileyda Qolofta ukunta Rootiga Hilibka iyo lafaha Lafaha kalluunka Gufarka qaxwaha iyo shaandhadiisa Caleenta shaaha Ubaxyada Warqadaha mandiika ee qoska Mandiilada Marna ha ku dhex daran caag haraaga cuntada. Haraaga cuntada waxaa laga dhigaa carro qani ku ah nafaqo oo loo isticmaalo cowska khadiifadda ah, ubaxyada beerta iyo abuurka quutul daruuriga. 5

SALIIDDA CUNTADA IYO DUFANKA Ku shub saliidda cuntada ama dufanka cuntada baakad caag ah, dhalo caag ah, baakad caano ama casiir ah. Si fiican u xidh oo deedna waxaad dhigtaa meesha xarunta qashinka laguugu tilmaamay ama wax yaalaha gubanaya ku dar. Saliidda cuntada Dufanka cuntada Saliidda wax lagu shiilay Ha raacin saliida cuntada meesha weelasha. Waxay mar labaad xidhi kartaa bullaacadda waxayna sababi kartaa istaag. Saliidda cuntada iyo dufanka cuntadu waxay noqon karaan diiriye iyo koranto. Waxaa xitaa laga dhigi karaa wax soo saar cusub. 6

ELEKTAROONIGGA Elegtarooniggu waa wax kastoo ay wadaan fiilo koranto ama batariye. Waxaana la dhigayaa meesha laguu tilmaamay xaraunta qashin qubka, maalinta konteenarka ama Fågelmyra. MIYAAD OGTAHAY ADIGU......haraaga korantada inay ku jiri karaan sun iyo waxa qiime ku fadhiya labadoodaba....iswiidhen inay ugu badantahay adduunka in uu qofkastaa gudaafadda geeyo haraaga korantada Raadiyoow Taleefishin Mobiil MP3 shide Qaxwae kariye Kululeeyaha cuntada Kaawiyadaha ama feerada Nol xajiye Elegtaroonigga waa la kala fujiyaa, oo la kala soocaa oo deedna gudaafadda dib loogu celiyaa ama wixii sunta ah ayaa gacan fiican lagu qabtaa. 7

SALKA NALKA Waxaa loo hagaajiyaa si feejigan waxaana la dhigayaa meesha laguu tilmaamay ee qashin qubka, maalinta konteenerka ama Fågelmyra. Nalka dab cunka yar waxaa ku jira maaddo qalin bir ah oo dhaawici karta dadka, xayawaanka iyo dhirtaba. Nalka guluubka Nalka dab cunka yar MIYAAD ADIGU OGTAHAY......nalka gluubka ah inuu ku sii socdo inuu ka dhammaado gacmaha ganacsiga oo laguna beddali doono nalka dhalaaha saamaynta ku leh baddalkiisa. Wixii ka danbeeya 1 da semteeber 2012 cidna lagama iibin doono nalka galuubka....in nalka dab cunka yar uu dhaqaaleeyeo 78-80% inta uu isticmaalo galuubka caadiga ah. Waxaa gacanta loogu qabanayaa si amaan leh wixii bir ahna gudaafadda la gayn. 8

BATARIYADA Waxaad batariyada yar yar dhigtaa meesha laguu tilmaamay ee qashin qubka. Batariga dhuudhuuban Batariga yar yar ee bagafsan Bataraiga la cabbeeyo Ku rid batariga maalinta konteenerka ama Fågelmyra MA OGTAHAY ADIGU......in batarigu uu ku jiri karo maadddo bir qalimeed ah, kaadhmiyuum iyo balii maaddo dhaawacaysa dadka, xoolaha iyo dhirtaba. Waxaa lagu celiyaa am al adhigaa meel ammaan ah. 9

GUDAAFAD HALIS AH Gudaafadda halista ah waxaa ku guda jira maaddo dhaawacaysa dadka, xayaawnka iyo dhirtaba. Gudaafadda halista ah waxaa dhigtaa maalinta konteenerka ama Fågelmyra. Ku baakadee oo si fiican u calaamadee gudaafadda, waliba waxaad fiican inaad galiso baakaddii asalka ahayd. Marnaba ha ku dhex darin gudaafadda halista ah gudaafadaha kale. Marna ha ku dhex darin nooc ka mid ah gudaafadda halista ah gudaafad kale. Kiimikooyinka Saliidda Rinjiga Xabagta Xabagta kartoonada Daawaccad rinjiyada lagu dhaqo Daawooyinka waxaa lagu celinayaa farmashiyaha Dib u celin, aan la dhaawicin ama meel ammaana la dhigo. 10

BAAKADDAHA BIRTA AH Waxaad dhibtaa baakadaha madhan meesha laguu tilmaamay ee qashin qubka ama xarunta gudaafadaha. Koobooyinak birta ah ee lacagta leh ku celi dukaanka ADIGU MA OGTAHAY......In birta intii la doono dib loo isticmaali karo. Qasacadaha laxaamadan Dhalooyinka lasyku buufiyo Maroorada Kaabsolada Furka Shumar kulley ka celiyaha Aluumiyumka warqadiisa Qaabeeyaha Qalimaanta wax lagu rinjiyeeyo Waxaa dib looga soo shigaa koobooyin cusub, qaybaha matoorka, qaybaha baabuurka iyo biraha luga shaagga baabuurka la galiyo. 11

QURAARADAHA WAX LAGU SHUBTO Waxaad quraadaha madhan dhigtaa meesha laguu tilmaamay ee qqshin qubka ama xarunta gudaafadaha. Quraaradaha midabaysan iyo kuwa aan midabaysnayn waa la kala soocayaa. Furarkana gaar u kala sooc. Dhalooyinka Koobooyinka Dhalooyinka khamrida iyo isbiirtada Quraadaha lacagaysan ku celi dukaanka. MA OGTAHAY ADIGU......In quraaradaha dib loo isticmaali karo hadba intii la doono iyadoo tayadeedu aysan is dhimin. Waxaa laga dhigayaa dhalooyin cusub iyo quraarado loo isticmaalo fongoridda. 12

WARGAYSYADA IYO WIXII LA DAABACO Waxada dhigtaa meesha laguu tilmaamay ee qashin qubka ama xarunta gudaafadda. Wargayska Warsidaha Warqadaha xafiisyada Xaashiyaha xayeeysiiska Warqadaha ii dhehda Buuga cinwaanada Buuggaagta gacan qabsiga Baqshadaha waxaa ku riddaa meesha wax gubta. Waxaa dib looga soo dhigaa warqad cusub. 13

BAAKADAHA WARQADAHA Waxaad waradaha madhan dhigtaa xarunta gudaafadaha. Kala fid oo ka dhig wax yar inta aadan ku darin qashinka si ay boos yar u qaataan. ADIGU MA OGTAHAY......in gufarka warqadda in dib loo soo samayn karo ugu yaraan 7 jeer. Kaantoonka baastada Baadaha caanaha Baakadaha casiirka Bacda burka ama daqiiqda Warqadaha musqusha Warqadaha galka ah Warqadaha derbiga Waxaa dib looga soo dhigaa warqado cusub. 14

BAAKADAHA CAAGGA AH EE JILICSAN AMA ADAG. Baahadaha madhan waxaad gaysaa xarunta gudaafadaha. MA OGTAHAY ADIGU......in halkii kiilo ee bac ah ee dib loo samaynayo inay ka yaraynayso qiiqa kooldhaay ogsiidhka 2 kiilo. Taasoo u fiican jawaiga iyo bii adaba. Baakadaha caagagga ah waxaa dib looga soo dhigaa waxda qashinka, bacda wax lagu qaato iyo caagga fiilooyinka lagu ilaaliyo. Daasadaha Caagadaha Dhalooyinka Qasacadaha Furarka Baxda wax lagu qaato Bacda caagga ah Bacda cuntada lagu daboolo Buushka alaabta lagu dhowro 15

TALOOYIN Ka fikir dadka adduunka ku nool haddii ay haysan lahaayeen alaabaha aannu annagu Iswiidhan ku haysano. Markaas waxaannu u baahnaan lahayn 4 adduun. Macmiilka caqliga bii ada wataa waxa weeye qofkii nolosha ku buuxiyaa waxaan ahayn alaab maaddi ah. Wixii la soo gataa waa in la daryeelaa oo muddo dheerna la isticmaalaa. In la soo gatto ama la iibiyo alaab gacan labaad ah, la soo kiraysto ama la soo ergaysto waxay u fiicantahay deegaanka. TALO Haddii aad haysatid dhar fiican oo nadiif ah oo aadan u baahnayn waxada siisaa saaxiibkaa ama ururada samo falka ah ee gacan labaadka ama iska iibi. Bogga Tunabyggen waxaad ka helaysaa looxa xayeeysiiska oo aad si bilaash ah ugu gadan kartid ama ugu iibin kartid. ISKU XIDH www.tunabyggen.se www.borlange-energi.se www.dalaavfall.se www.sorteramera.nu www.sopor.nu www. ftiab.se www.minplanet.se www.miljomal.se 16

XARUNTA GUDAAFADAHA Waxaa Borlänge ku yaalla ugu yaraan 30 xarumood oo qashinka iyo gudaafadaha ah. Waadna kala dooran kartaa hadba tii aad rabtid inaad kusoo riddid baakadaha iyo wargaysyada. Waxa aad gaysid xarumaha gudaafaha waxaa dib looga soo dhigaa wax soo saar cusub. Xarunta gudaafadaha waxaa iska leh oo ka shaqeeya soo uruuriyeyaasha wargaysyada iyo baakadaha. Haddaa wax aragti ah ahysid oo ku saabsan xarumaha gudaafadaha soow ac 0200-88 03 11 www.ftiab.se KUWAN WAXAD GAYN KARTAA XARUMAHA GUDAAFADAHA: Baakadaha birta ah Baakadaha quraaradda ah Wargaysyada iyo wixii la daabaco Baakadaha warqadaha ah Baakadaha caagagga jilicsan iyo kuwa adag MA OGTAHAY ADIGU......in Saddexdii xabbo mid kamida baakdaha dukaanka cuntada yaalla inay tahay baakad dib loo soo sameeyay. 17

XARUNTA GUDAAFAHADA EE WAREEGTA/KONTEENAR Labo jeer sannadkiiba waxaa xafaddaada la soo dhigaa konteenarada qashinka. Marka waxaad ku soo ridi kartaa qashinka waa wayn sida kuraasta iyo miisaska iyo furaashyada, wixii bir ka samysan sida baaskiilka iyo digsiyada. Waxada xitaa keeni kartaa qashinka halista ah iyo wixii elektraoonig ah. Marka iyo goorta ay taasi dhacaysana waxaad ka akhrisan kartaa boggeena internetka, wargayskeenna macaamiisha ee Tapenten iyo oagysiisyada xaafadda ama waxaag gashaa www.fagelmyra.se Ka faa iidayso inaad inta ka horraysaa qorshaysatid ndaafin wayn. 18

XARUNTA GUDAAFADAHA EE FÅGELMYRA Xarunta gudaafadaha ee Borlänge waxaad sannadkoo dhan gayn kartaa wixii qashin ah. WAQTIYADA AY FURANTAHAY Isniin-jimce 07.00 19.00 Sabtiyada-Axadaha 09.00 15.00 Alaabta guryaha Geedaha Qashinka beerta dhirta Birta xumaatay Qashinka halista ah Elegtaroonigga Baakadaha Fågelmyra Xarunta gudaafadaha Fågelmyra återvinningscentral 3 km RV 50 mot Falun Ornäs Gamla faluvägen RV 50 mot Falun 19

SOO BOOQO Utanforsgränd 2, 784 44 Borlänge TALEEFAN 0243-733 00 FAKIS 0243-733 70 E-MAIL info@tunabyggen.se www.tunabyggen.se Stora Tunabyggen AB. Maj 2016. Somaliska.