Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Relevanta dokument
Välkommen till Sverige! Din väg till jobbet

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Kursnamn Kurstid Datum och starttid Ort Brandskyddsutbildning 3 timmar :00:00 Alingsås Brandskyddsutbildning 3 timmar

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhawaadda shaqada

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Kompletterande uppgifter / rättelser? Kontakta Magnus Lindell eller limag@bredband.net

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Andel behöriga lärare

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet B (personbil), på Trafikverket Förarprov

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Tingsrätt Jan-09 Feb-09 Mar-09 Apr-09 May-09

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

HKI - Holmbergs kommunindex och KPNI - kommunpolitiskt nöjdhetsindex Sören Holmberg

Anpassning Betyg/ poäng. upplägg och genomförande Betyg/ poäng

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Så mycket har bostadsrättspriserna ökat kommun för kommun

Sida 1 av 8. Barn berörda av verkställd avhysning, jan-mars 2013 Källa: Kronofogden

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

, Dnr 2018: Beslutsbilaga 1 sid. 1 (5) Erbjudna platser jan-dec

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Riktad Indragning. Utsändes till: Distributör (även pdf) Apoteket AB (även pdf) Läkemedelsverket (även pdf) I övrigt se sändlista sid 2

Transportyrken på sju språk

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Dulqaaxumo Intolerans

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Pizzafavoriter i Sverige 2011, fem-i-topp

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Sida loo dhiso jaaliyad

Deltagande enheter BORIS

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov utökad B (kod 96), på Trafikverket Förarprov

Ett gemensamt höjdsystem

Comenius fortbildning januari 2012

SVERIGES STÖRSTA FÖRENINGAR! BRF-RESPONS ST LOKALA KARTLÄGGNINGAR FÖR ÖKAD FÖRSÄLJNING

Resultatrapport. Referensnummer: Organisationsnr.: Totalpoäng

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Ny kartläggning visar: Något lugnare tempo och små prisförändringar under årets första kvartal

Namn URL adress adress Alingsås Judoklubb Arboga Judoklubb

HSBs BOSTADSINDEX 2015

Upphandling Organisation Organisationsnummer Postadress Pris Slutpoäng Område 1 Stockholm AcadeMedia Eductus AB GÖTEBORG ,875 Område

ABF, Studieförbundet Bilda, Studiefrämjandet Medborgarskolan, Studiefrämjandet, Studieförbundet Vuxenskolan

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Kiruna. Gällivare. Piteå Storuman. Skellefteå Lycksele. Tåsjö Vännäs Umeå. Örnsköldsvik. Östersund Sollefteå. Härnösand

Landsting/region Andel avlidna, % Hjärnblödning Hjärninfarkt Alla

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Skyltade stråk. Detaljkartor. Sevärdheter. Turförslag. Turistleder. Trafikinfo

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Bokningsstatus - lediga provtider, körprov behörighet A (motorcykel), på Trafikverket Förarprov

Här steg bostadspriserna mest under 2016 kommun för kommun

I Tabell 10 anges för varje sjukhus medianvärde med 25%-75% percentiler för HbA 1c.

Ku soo dhowow Laholm

Unik kartläggning visar: Här har bostadspriserna i Sverige stigit minst de senaste tio åren

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Lunarstorm Del 1 Del 1 Del 2 Del 2

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Blekinge län * Karlshamn Karlskrona Ronneby Sölvesborg

Medelålder och andel patienter som inte var medvetandesänkta vid ankomst till sjukhus.

Lönejämförelse från till

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Andel beh. inom 3 tim. %

Blekinge län , , ,5 Karlshamn Karlskrona Ronneby Sölvesborg Dalarnas län

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Fordonsgas Sveriges klimatsmartaste drivmedel. Roland Nilsson E.ON Gas Sverige AB

BRF-RESPONS ST LOKALA KARTLÄGGNINGAR FÖR ÖKAD FÖRSÄLJNING

Wakiilka takooridda DO

Blodtrycksmätning. D Danderyd Apotek Hjärtat Enebyängen

Andel avlidna bland de som insjuknat i hjärnblödning, %

Nedlagda myndighetsarbetsplatser 2010-

Vad är Cityindex? alla Sveriges städer

Comenius fortbildning, april 2013

Transkript:

Våra medarbetare pratar över 40 språk. Många har själva gjort den resan du gör nu. Waxanu ku hadalnaa luqado badan Qaar badan oo ka mid ah shaqaalahayaga, waxay qudhoodu ka yimaaddeen waddamo kale, waxaanay soo mareen safarkan aad adigu hadda ku jirto. Marka laysku daro waxanu ku hadalnaa wax ka badan 40 luqadood!

Waxanu kaa caawinaynaa adigaaga ku cusub Iswiidhan in aad shaqo dhakhso u hesho Waxa noo shaqeeya tababarayaal-shaqo iyo la qabsasho-hageyaal ka kala yimid adduunka oo dhan. Qaar badan oo ka mid ah shaqaalahayaga, waxay soo mareen halkaa aad hadda marayso: ku cusbaanta Iswiidhan. Xaggayaga waxad kula kulmaysaa dad xiiso badan haya oo toos kuugu hagaya bulshada Iswiidhan iyo suuqa shaqada. Hadafkayagu waa in aad kalsooni ku dareento Iswiidhan iyo in aad dhakhso u hesho shaqo ama waxbarasho kugu habboon. Ama in aad hesho caawimo ah in aad bilawdo shirkad aad gaar u leedahay. Eductus waxay soo jirtay 20 sano, waxayna ka jirtaa Iswiidhan oo dhan. Waxanu ka tirsannahay AcadeMedia oo ah isutagga waxbarasho ee Iswiidhan ugu weyn. Eductus finns till för att hjälpa människor hitta jobb, utbildning eller starta eget så fort som möjligt. Vi ingår i AcadeMedia, som är Sveriges största utbildningskoncern. www.eductus.se

Somaliska Ku soo dhawoow Iswiidhan! Välkommen till Sverige! Waa Dariiqaaga shaqada

Här berättar vi att vi finns på 41 orter i Sverige. Överallt hjälper vi människor att få jobb. Waxanu kaa caawinaynaa in aad hesho jidkaaga shaqada Eductus waxay ka caawisaa dadka inay helaan shaqo, shirkaduhuna inay helaan shaqaale. Haddii aanad waxbarasho lahayn waanu kaa caawinaynaa taas. Waxanu ka jirnaa dacallada Iswiidhan, waxananu nahay isku dubbaridaha SFI-ga (Af Iswiidhishka soo galootiga) ee ugu weyn Iswiidhan, iyo waxbarashooyin kale oo badanba.

Halkan waxad ku arkaysaa qaar ka mid ah adeegyada lagaa caawin karo Waxanu degmooyinka kala duwan ku haynnaa adeegyo kala duwan. Boggayaga internetka ee www.eductus.se waxad ka akhriyi kartaa waxyaalaha aanu ku soo bandhigaynno meesha aad degentahay. La qabsasho hage waddada ugu dhakhsaha badan ee suuqa shaqada Adigaaga ku cusub Iswiidhan waxad heli kartaa la qabsasho-hage. Waxa aanu raacaynnaa qorshaha la qabsiga ee aad isla dejiseen xafiiska shaqada. Waxanu toos kuugu hagaynnaa bulshada Iswiidhan, sidoo kalena waxanu ku siinaynaa taageero inta aad jidka ku jirto. Waxanu ku shaqaynaa Af Iswiidhish fudud iyo luqado kale oo fara badan. Sfi Af Iswiidhishka soo galootiga Waxanu nahay isku dubbaridaha Iswiidhan ugu weyn ee Af Iswiidhishka soo galootiga. Waxanu haynnaa waxbarashooyin heer walba ah, laga bilaabo Af Iswiidhishka bilawga ah ilaa heerarka adag ee jaamiciyiinta. Waxanu gacan ka geysannaa in aanu habaynno goobo baraagtiig shaqo, adiguna waxad waxabarashada waafajin kartaa wakhtiyadaada shaqo haddii loo baahdo. Shirkad khaas ah Bilaabid Ma rabtaa in aad bilawdo shirkad? Waxanu kaa caawin karnaa wixii farsamo ah iyo xiriirada aad u baahantahay. Shaqo-bixiyaha Waxanu gacan ka geysan karnaa in aad hesho shaqaale habboon marka aad shaqaale cusub qaadanayso. Mararka qaarkood waxa dhacda is duqaynta dhaqamda, marka ay wada shaqaynayaan dad waddamo kala duwan ka kala yimid. Waxanu gacan ka geysanaynaa sidii looga fogaan lahaa is faham darro. Af Iswiidhish xirfadeed Af Iswiidhish xirfadeed waa in aad barato Af Iswiidhishka aad u baahantahay in aad taqaanno si aad ugu shaqaysato xirfaddaada. Badiyaa waxanu isku ladhnaa Af Iswiidhish xirfadeedka iyo baraagtiig shaqo. Här berättar vi om alla de tjänster vi kan hjälpa till med, från etableringslots och SFI till jobbcoacher.

Waxbarasho xirfadeed Degmooyinka kala duwan waxanu ka wadnaa waxbarashooyin xirfadeed oo kala duwan. La xiriir xafiiska degmadaada, markaas waxad ogaanaysaa waxyaalaha ka jira agtaada. Qiimayn xirfadeed Ma waxa aad leedahay waayo-aragnimo shaqo oo aan wadan waxbarasho xirfadeed? Mise waxbarasho waad leedahaye wax caddayn ah ayaanad haysan. Waxanu kaa caawinaynaa in aad sahamiso oo aad qiimayso aqoontaada iyo waayo-aragnimadaada, si loo waafajiyo suuqa shaqada ee Iswiidhan. Waxbarashada dadka waaweyn ee aasaasi ah Degmooyin badan waxanu ka bixinnaa waxbarashada dadka waaweyn ee aasaasiga ah. Taas macneheedu waxa weeye in aad dhiganayso aqoonta iskuulka aasaasiga ah, yacnii sanad dugsiyeedyada 7-9. Waxbarashada dadka waaweyn ee aasaasiga ahi waxay kuu furantahay haddii aad u baahantay in aad dhigato aqoomahaas ama aad nakhtiinto labada. Raadso shaqo Ma bilaa shaqo ayaad tahay? Waxad naga helaysaa tababare shaqo oo khaas ah. Waxad isla samaynaysaan qorshe ku salaysan baahidaada. Hadafku waa in laga dhigo jidka shaqada lagu gaarayo ama shirkad samaysiga, sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah. Xiriirka shaqo-bixiyaha Furaha shaqada Waxanu xiriiro badan la leenahay shaqobixiyeyaal, ka jira dhammaan laamaha kala duwan iyo Iswiidhan oo dhan. Waxanu raadinaa shaqo, tababarasho iyo goobo baraagtiig shaqo. Dad badani waxay rabaan in ay shaqo ku laraan barashadooda Af Swiidhishka, waxana arrinkaas ka jira fursado waaweyn. Baraagtiig ahaan u tijaabi Goobaha baraagtiigu waxay noqon karaa hab lagu tijaabiyo shaqo. Badiyaa waxa adiga iyo shaqo-bixiyahaba idiin fiican baraagtiig gaaban, si loo fiiriyo in la isku habboon yahay. Hadafku waa in ay sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah, shaqo kuugu sababto. Boorsada khibradda Boorsada khibraddu waa mashruuc ku saabsan in la qeexo xirfadaha aad karto ee aad rabto inaad ka shaqayso. Waxa aanu kaa caawinaynaa in aad isu ururiso oo aad ka warbixiso caddaymaha, shahaadooyinka iyo sharrixiddaada gaarka ah si aad u muujiso aqoonahaagaa iyo awoodahaaga. Haddii ay aqoonahaagu ku qoranyihiin warqad, waxay kuu sahlayaan in aad hesho shaqo.

Vi besöker ofta invandrar-, kvinno- och idrottsföreningar för att berätta om rättigheter och möjligheter. Waxanu u imanaynaa ururkaaga Waxanu badiyaaba soo booqannaa ururada qaxootiga, kuwa haweenka iyo kuwa isboortiga ee kala duwan si aanu uga sheekaynno fursadaha jira. Ma rabtaa in aanu u nimaadno ururkaaga, nala soo xiriir!

Xafiisyada-yada Alvesta Borlänge Borås Eskilstuna Eslöv Falun Filipstad Flen Göteborg Halmstad Helsingborg Hudiksvall Hässleholm Höganäs Jönköping Kalmar Karlskoga Karlstad Katrineholm Kristianstad Kristinehamn Kungsbacka Köping Landskrona Leksand Lindesberg Linköping Lund Malmö Mölndal Norrköping Nybro Nässjö Sala Skövde Stockholm Medborgarplatsen Stockholm Liljeholmen Stockholm Danderyd Stockholm Nacka Stockholm Sollentuna Stockholm Solna Stockholm Täby Sundsvall Trelleborg Trollhättan Uddevalla Umeå Varberg Vänersborg Västerås Växjö Örebro Östersund Waxad naga helaysaa lambarka gudbinta ee 031-704 80 00 Ma rabtaa in aad qof kula hadasho Af Soomaali? 0771-31 00 44 Buug-yarahani wuxu ku qoranyahay Af Iswiidhish (PDF dhijitaal ah), Af Eeraani, Af Carabi, Af Soomaali, Af Ingiriisi, Af Suraani iyo Af Tigree.