Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Relevanta dokument
Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Dulqaaxumo Intolerans

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Transportyrken på sju språk

Ku soo dhawaadda shaqada

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Sida loo dhiso jaaliyad

Wakiilka takooridda DO

Barnaamujka carruurta- iyo xilliga firaaqada

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Somaliska. Barn älskar böcker

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Ku soo dhowow Laholm

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Ku soo-dhawaada degmada Umeåregionen. warbixin loogu talogalay magangelyodoonka. Bjurholm Nordmaling Robertsfors Vindeln Vännäs Umeå

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Hagidda kala soocidda

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Raadiska magangalyada habkaan ayuu uu ushaqeeyaa

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Transkript:

Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano (Tabarruc ah/ iskiis qofka inuu u sameeyo) Dugsiga xilli firaaqaha Da da 6-13 sano (Tabarruc ah/ iskiis qofka inuu u sameeyo) Dugsiga hoosedhexe Da da 7-15 sano (Khasab ah/ waajib ah) Waxbarashada dadka waaweyn Laga billaabo 16, 18 ama 20 sano (Tabarruc ah/ iskiis qofka inuu u sameeyo) Fasal dugsiga xanaanada carruurta ah Da da 6 sano (Tabarruc ah/ iskiis qofka inuu u sameeyo) Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee dadka maanka dhiman Carruurta iyo dhalinyarada korriinkooda wax ka dhiman yihiin Da da 7-15 sano (Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee dadka maanka dhiman waa waajib) Dugsiga xannaanada carruurta Da da 1-6 sano (Tabarruc ah/ iskiis qofka inuu u sameeyo)

Waddooyin badan oo waxbarasho ayaa kuu furan oo ah dhalinyaro qaan gaar ah Haddii aad soo galooti ku tahay Iswiidhan waxaa kuu bannaan fursado badan uu ku siinaayo sistemka iskoollada iswiidhan. Ilmaha da'doodu eey tahay illaa 15 sano waxaa saaran waajib ah ineey dhigtaan dugsiga hoose dhexe ee Iswiidhan. Haddii eey qofka da'diisu tahay 16 sano ama eey ka weyntahay waxuu u baahan yahay xal qofka shaqsi ahaantiisa ku habboon iyadoo saldhig looga dhigaao waxa uu hore usoo bartay ama waxa uu rabo inuu barto ama uu ka shaqeeyo mustaqbalka. Waxaa jira fursado lagu dhameystiran karo maaddooyinka iyo koorsooyinka uu qofka heysan si uu u helo shahaaddada dugsiyada hoose dhexe iyo sare Waxeey fursad kuu siineysaa inaad shaqo ama waxbarasho xirfadeed heshid, waxeey kaloo ku siineysaa fursado ah inaad sii wadatid waxbarashada heerka jaamacadeed. Baahidda weey kala duwan tahay waxaadna isku geynkartaa waxbarasho iyo koorsooyin kala duwan oo ka mid ah heerarka waxbarashada dadka waaweyn ee Iswiidhan. Iskoollada iyo degmooyinka waxeey leeyihiin jiheeye xagga waxbarashada ah oo dhiiba warbixin ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka suuqa. Jiheeyaha waxbarashada waxuu kaa caawinayaa inaad sameeysatid qorshe waxbarasho oo adiga kuu gaar ah. Heerka koowaad waa inaad baratid luqadda iswiidhishka ah adigoo dhiganaya dugsiga sare qeybtiisa barashada luqadda ama iswiidhishka loogu tala galay ajnabiga (sfi). Taas dabadeed waxaa jira fursado waxbarasho oo aad dooran kartid. Guud ahaan kulligood waa lacag la'aan.

Barnaamijka horudhaca, oo loogu tala galay arday da'doodu eey tahay illaa 20 sano. Barnaamijka horudhacaee dugsiga sare waxaa loogu tala galay qofka eey da'diisu u dhaxeeyso 16 sano illaa 20 sano isla markaana u baahan ineey dhameystir ku sameeyo aqoontiisa si uu ugu sii gudbo waxbarasho heer dugsi sare ah. Degmada aad dagantahay ayaa mas'uul ka ah ineey ku geeyaan barnaamijka horudhaca. Horudhac luqad/ barasho luqad Qofka ku cusub wadanka Iswiidhan waxuu wax ka billaabaa barashada luqada. Waxbarashada waxeey marka laga reebo luqadda iswiidhishka ka koobnaan kartaa maaddooyin iyo koorsooyin kale oo uu qofka u baahan yahay si uu usii wato waxbarashadiisa. Barnaamijka luqadda waxaa loo habeeyay qaab shaqsi ahaaneed, laakiin arday badan oo isku wax u baahan weey isla dhigan karaan waxbarahada. Waxbarashada diyaargaroowga ah. Waxbarashada diyaargaroowga ah waxaa loogu tala galay qofka aan natiijooyin badan ka heysan dugsiga hoose dhexe. Waxaad dhiganeysaa maaddooyinka aadan ku baasin oo aad u baahan tahay si aad u billoowdid barnaamij qarameed heer dugsi sare ah. Doorasho shaqsiyeed barnaamij gaara quseeya. Ma jirtaa inaad rabtid inaad dhigatid barnaamij xirfadeed, laakiin aadan heysan natiijada hal maaddo ama kuwo badan. Haddeey saas tahay waxaa dhiganeysaa maaddooyinka dugsiga hoose dhexe ee aad u baahan tahay si aad u dalbatid barnaamijka xirfadaha ee dugsiga sare. Barnaamijyada horudhaca ah ee dheeraadka ah Waxaad dalban kartaa barnaamij xirfadeed horudhac ah. Ujeedada laga leeyahay waa inaad shaqo heshaa ama inaad ogolaansho u leedahay inaad dhigatid barnaamij xirfadeedka caadiga ah. La xiriir jiheeyaha waxbarasho ee waxbarashada dadka waaweyn. Macluumaadka lagala xiriiro waxeey ku jiraan degmada boggeeda internetka.

Iswiidhishka loogu tala galay ajnabiga, sfi Iswiidhishka loogu tala galay ajnabiga (sfi) waxuu ku siinayaa aqoonta aasaasiga ah ee luqadda iswiidhishka. Waxaad baraneysaa luqadda iswiidhishka si aad wada xiriir maaalinle ah ugu sameeysid hadalka iyo qoraalka, bulshada iyo goobaha shaqadaba. Qofka aan baran karin ama aanan qori karin luqaddiisa hooyo waxaa jira fursad uu ku barto. Sfi waxuu u furanyahay da'ooyinka oo dhan laga billaabo sanadka aad buuxineysid 16 sano. Sfi waxaa qabanqaabiya degmada, laakiin waxaa kaloo iyagana qabanqaabiyo machadyada dadka waaweyn. Sidaan ayaa waxbarashada loo habeeyay Waxbarashada waxaa loo qorsheeeyaa loona habeeyaa qaab ku habboon baahida qofka iyo hammiga uu tiirsanayo. Waxaad ugu yaraan waxbaraneysaa 15 saac isbuucii. Sfi waxaa lala socodsiin karaa shaqo, tababar ama waxbashada dadka waaweyn ee degmada. Sfi waxuu leeyahay saddax waddo oo waxbarasho. Jidka waxbarasho ee 1 dadka aan waxba akhrin karin waxbana qori karin ama heysta waxbarasho aad u gaaban, marka laga hadlo wadada waxbarasho ee 3 waa mid loogu tala galay dadka waxbarashada caadeystay. Natiijada aad heleysid koorso kasta dhamaadkeeda waa A-F. A ayaa ugu sarreeyso F na waa marka lagu dhaco. La xiriir jiheeyaha waxbarasho ee waxbarashada dadka waaweyn. Macluumaadka lagala xiriiro waxeey ku jiraan degmada boggeeda internetka.

Waxbarashada dadka waaweyn ee degmada, komvux Haddii aad u baahan tahay inaad baratid waxbarasho heer dugsiga hoose dhexe ama dugsiga sare laakiin isla markaana eey da'daadu weyntahay waxaad dhigan kartaa iskoolka waxbarashada dadka waaweyn (komvux). Komvux waxaa koorso ama koorsooyin ka dhigan kara qofkii buuxshaa 20 sano, si uu qofka tusaale ahaan markaas ka dib uu u billabaa waxbarasho heer jaamacadeed, heer xirfadeed ama u shaqeeyo. Aqoontaada hore waa la qiimeynayaa, si aad waxbarashadaada uga sii wadatid meesha u qalanta iyadoo saldhig looga dhigaayo qorshaha waxbarasho ee shaqsiyadeed. Waxaa komvux laga helaa fursado Aad ku dhigatid sfi, koorsooyin isugu jira kuwo dugsiga hoose dhexe ah iyo kuwo dugsi sare Inaad qaadatid shahaado dugsi sare oo u qalanta dugsiga sare Inaad dhameystiratid koorsooyin si aad u heshid ogolaansho Inaad heshid waxbarasho xirfadeed Sidaan ayaa waxbarashada loo habeeyay Waxaa wax baran kartaa waqti buuxa ama waqti haafkiis. Waxaa leesku wadi karaa waxbarasho iyo iskoollo heerar kala duwan ah. La xiriir jiheeyaha waxbarasho ee degmadaada si uu kaaga caawiyo qorsheynta waxbarashadaada. Natiijada aad heleysid koorso kasta dhamaadkeeda waa A-F. A ayaa ugu sarreeyso F na waa marka lagu dhaco. Haddii aad dhigatid waxbarasho heer dugsi hoose dhexe ah laakiin aadan heysan aqoon luqadda iswiidhishka ah oo kugu filan waxaa jira fursado aad koorsooyinka qaarkood ku qaadan kartid luqaddaada hooyo. La xiriir jiheeyaha waxbarasho ee waxbarashada dadka waaweyn. Macluumaadka lagala xiriiro waxeey ku jiraan degmada boggeeda internetka.

Waxbarasho u khaas ah dadka waaweyn Haddii eey maskaxdaada wax si ka yihiin ama uu dhaawac kaa soo gaaray maskaxda waxaad xaq u leedahay waxbarasho gaar kuu ah oo logu tala galay dadka waaweyn laga billaabo markaad buuxisid 20 sano. Waxbarashada waxaa lala barbardhigaa aqoontaada iyo awooddaada iyadoo laga duulayo qorshe waxbarasho oo khaas ah. Waxbarasho u khaas ah dadka waaweyn waxeey fursad u siineysaa In la barto waxbarasho heer dugsi hoose dhexe iyo dugsi sare Kala dooro koorsooyin kala duwan Ka barbar akhriso iswiidhishka loogu tala galay ajnabiga Waxaad dhigataa waxbarasho khuseeysa xirfad Sidaan ayaa waxbarashada loo habeeyay Ardayda waxeey koorso kasta oo ka tirsan dugsiga hoose dhexe iyo sare dhamaadkeeda heleyaan natiijo. A ayaa ugu sarreeysa waxaana ugu hooseysa natiijada E. La xiriir jiheeyaha waxbarasho ee waxbarashada dadka waaweyn. Macluumaadka lagala xiriiro waxeey ku jiraan degmada boggeeda internetka.

Machadka dadka waaweyn Machadka dadka waaweyn waa baddelka dugsiga sare iyo waxbarashada degmada ee dadka waaweyn (komvux) oo loogu tala galay qofkii buuxiyaa 18 sano. Halkaan waxaad ka baran kartaa koorsooyin u qalma kuwa dugsiga hoose dhexe iyo sare si aad ogolaansho uga heshid jaamacadda, machad jaamacadeedka ama machadka farsamada. Qofkii u baahan kaalmo dheeraad ah oo xagga luqadda iswiidhishka ah. Machadyada dadka waaweyn qaarkood waxaa la dhigtaa koorsooyin loogu tala galay dadka mardhow ka hor yimid wadanka Iswiidhan. Koorsooyin taabbo galin oo loogu tala galay ajnabiga soo galootiga ah, sidoo kale waxbarashada luqadda iswiidhishka ee loogu tala galay ajnabiga, sfi. Machadka dadka waaweyn waxaa laga bartaa waxbarasho xirfadeed. La xiriir jiheeyaha waxbarasho ee waxbarashada dadka waaweyn. Macluumaadka lagala xiriiro waxeey ku jiraan degmada boggeeda internetka.

Machadka farsamada Machadka farsamada waxaad ka baran kartaa xirfad. Waxaa jira boqollaal xirfado oo lakala dooran karo. Waxbarashooyinka waa kuwo la akhristo dugsiga sare kadib waxuuna dhirirkoodu u dhaxeeyaa hal iyo saddax sano waxeeyna isugu jiraan kuwo buugaagta laga akhristo iyo kuwo goobaha shaqada lagu sameeyo. Iskoollada qaar waxeey dhiibaan caawimaad dheeraad ah oo xagga luqadda iswiidhishka ah oo khuseeya waxbarashada xirfadaha. Ma jiraan xuduud da'eed si loo dalbado machadka farsamada. Waad dalban kartaa machadka farsamada hadii aad heysatid: Shahaaddo dugsi sare ama waxbarashada dadka waaweyn ee degmada (komvux) Waxbarasho Iswiidhish ah ama waxbarasho dibadda lagu soo bartay oo u qalanta shahaaddada dugsiga sare. Shuruudaha leeskaga baahan yahahy si looga baxo waxbarashada waa tusaale ahaan haddii aad kusoo gashay shahaaddooyin dibedda ah ama kuwo iswiidhish ah Inaad heysatid aqoon kugu filan oo xagga luqadda iswiidhishka ah si aad ugu najaxdid waxbarashada Siyaabo kale oo ogolaansho lagu helo Iskoollada mararka qaar waxeey sameeyaan fududeyn ah ineey ogolaadaan ardayga aanan buuxin karin shuruudaha leeskaga baahan yahay haddii eey u arkaan inuu ka bixin karo waxbarashada. La xiriir iskoolka aad xiiseyneysid si aad u weeydiisid waxa leeskaga baahan yahay. La xiriir jiheeyaha waxbarasho ee Machadka farsamada aad xiiseyneysid.

Jaamacad iyo machad jaamacadeed Jaamacadda ama machad jaamacadeedka waxaad ka baran kartaa barnaamijyo ama koorsooyin gaar ah dugsiga sare ka dib. Si aad usoo gashid koorso ama barnaamij waxbarasho waxaa lagaa rabaa shahaaddo dugsi sare oo ogolaansho kuu siineysa. Waxaa jira ogolaansho asaasi ah iyo ogolaansho khaas ah. Barnaamijyada waxbarasho qaarkood waxaa qofka ku filan inuu heysto ogolaanshaha asaasiga ah, laakin barnamijyo badan waxeey shardi ka dhigayaan inuu qofka heysto ogolaansho khaas ah. Sanadka asaasiga ah waa hal sano oo loogu tala galay qofka aanan heysan ogolaanshaha leeskaga baahan yahay si uu u dhigto barnaamij waxbarasho oo heer machad jaamacadeed ah. Siyaabo kale oo ogolaansho lagu helo Xattaa qof aanan dhiganin dugsi sare ayaa dalban karo Jaamacad iyo machad jaamacadeed. Markaas waxaa qiimeyn lagu sameynayaa aqoonta aad kasoo kasbatay koorsooyin, shaqo, kasoo shaqeyn jaaliyad ama dibadda wadanka oo aad waqti dheer ku nooleed. La xiriir jiheeyaha waxbarasho ee Jaamacadda iyo machad jaamacadeedka.

Den svenska skolan för nyanlända Beställningsuppgifter: Wolters Kluwers kundservice 106 47 Stockholm Telefon: 08-690 95 76 Telefax: 08-690 95 50 E-post: skolverket@wolterskluwer.se www.skolverket.se/publikationer Beställningsnr: 16:1520 ISBN: 978-91-7559-238-1 Bilder: Folio, Michael McClain, Matton, Johnér, istock Illustratör: Helena Halvarsson Grafisk form: Jupiter Reklam Grafisk produktion: Space360 Översättning: Space360 Tryck: Elanders Sverige AB skolverket.se/nyanlanda