Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.
Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad qabaa wuxuu muhiim u yahay nolol wanaagsan.
Kac oo samee baadhitaanka ilkaha Dhammaan dadku waxay qabaan afaf iyo ilko kala duwan.sidaa darteed bey u kala duwan tahay waqtiyada dadku ay booqanayaan Rukta daryelka ilkaha ee dadweynaha. Adiga iyo dhakhtarkaaga ilkaha ayaa go aaminaya waxa adiga kuu wanaagsan. Waxaad codsan kartaa in laguu soo diro Dacwada (yeeritaan, wicitaan) ee Folktandvården. Markaa waxaa warqad laguugu soo dirayaa guriga oo ay ku qoran tahay ballanta laguu qabtay. Waxaad taasi ku ogaaneysaa in ilkahaagu si joogto ah loo baadhayo. Duleelada yar yar ee ilkaha lama dareemo. Markaa waxaa wanaagsan in dhakhtarka ilkaha uu baaro ilkahaaga. Rukta daryelka Ilkaha u aad baadhitaan. Ha sugin ilaa inta uu xanuun kugu dhacayo. Haddii aad ilkahaaga cadeysato subax walba iyo habeen walba oo aad si joogto ah u aado Rukta daryelka Ilkaha, markaa lacag baad kaydsan kartaa. In la daaweeyo duleelada yaryar ee ilkaha ayaa ka raqiisisan duleelada waaweyn. Ilkaha caruurta Waa lacag la aan in caruurta iyo dhallinyarada ay soo booqdaan Folktandvården. Dhallinyarada waxay bilaabayaan iney lacag bixiyaan markay sanadka ay gaaraan da da 20jir. Waa muhiim in si joogto ah Rukta daryelka ilkaha loo geeyo caruurta. Booqo rukta marka ugu horeysa ee cunuggu gaaro 2-3 sanno. Ku bilow u cadaynta ilmaha marka ay helaan iligta ugu horeysa.subax waliba iyo habeen walba ku caday dawada ilkaha (foloraydh).iligta koowaad ee ilmaha waxaa loo yaqaan ilig caanood. Dhammaaan caruurta wey ka dhacaan ilkacaanoodka,laakiinse waxaa muhiim ah in la cadeeyo(la rumeeyo) ilkacaanoodka. Xitaa ilkaha caruurtu waxay ku wacnaadaan in ay ka nastaan cuntada iyo cabitaanka. Sug markaa 2 saacadood oo u dhexeysa waqtiyada cuntada. Waa maxay kharashka dhakhtarka ilkaha? Waa kharash kala duwan oo loogu talo galay dad kala duwan. Waxaan kugula talin karnaa nooca daaweyn ee aad u baahan tahay marka aan baadhitaan ku sameyno ilkahaaga. Markaana waxaan kaloo kuu sheegi karnaa kharashka ku bixi doona intuu le eg yahay. Kaalmada daryeelka ilkaha Adigaaga ah qof weyn ayaa waxaad heli kartaa kaalmada daryeelka ilkaha. Taasoo mecnaheedu tahay in Försäkringskassan uu bixinayo qayb ka mid ah kharashka marka aad booqato Rukta Daryelka Ilkaha. Marka xiga ee aad nasoo booqato ayaa wax badan kaaga sheegi doonaa faahfaahin ku saabsan kaalmada aad heli karto. 3
Waa immisa kaalmada dhaqaale? Kaalmada daryeelka ilkaha waa ay ku kala duwan tahay hadba da da qofku jiro. Inta lacag ee aad heleyso waxay ku xiran tahay da da aad jirto. 300 karoon sanadkii ayaad heleysaa adigaaga jira da da 20 29 sanno. 150 karoon sanadkii ayaad heleysaa adigaaga jira da da 30 74 sanno. 300 karoon sanadkii ayaad heleysaa adigaaga jira da da 75 sanno iyo wixii ka weyn. Kaalmada waxaa la kaydsan karaa laba sanno. Markaana waxaad heleysaa labalaab lacagtaa. Frisktandvård Waad la socotaa kharashka ku baxaya Waxaad naga heli kartaa Frisktandvård. Marka xiga ee aad soo booqan doonto Folktandvården naga wareyso arrintaa. Frisktandvård waa heshiis u dhexeeya adiga iyo anaga. Heshiiska waxaa ku xusan kharashka uu joogo daryeelkaaga ilkaha. Frisktandvård waxaa ku jira baaritaano, sameynta ilkaha iyo daryeelka ilkaha ee degdegga ah. Heshiiska Frisktandvård wuxuu soconayaa 3 sanno. Adiga ayaa dooran kara haddii aad rabto inaad bixiso kharashka bil walba ama kharashka saddexda sanno oo idil hal mar. Talo waxyaabaha ah inaad ka fekerto Si fiican isaga caday ilkaha subax walba iyo habeen walba. Isticmaal dawada ilkaha ee leh foloraydh. Wax yar ka dib tuf candhuufta laakiinse biyo ha ku luqluqanin. Nadiifi ilkaha dhexdooda maalin walba adigoo isticmaalaya dunta ilkaha ama findhicil. Ilkaha ha ka nasteen cunto iyo cabitaan ilaa 2 saacadood inta u dhexeeysa waqtiyada cuntada. Marka aad ooman tahay biyo cab. Xasuusnow in tubaakada u wanaagsaneyn afka iyo ilkaha. 4
Daryeelka ilkaha ee Iswiidhan Sidee buu u shaqeeyaa? 1. Ka hor booqashada Waxaad soo wici kartaa oo ballan ka sameysan kartaa Folktandvården. Waxaad kaloo ballanta ka sameysan kartaa bogga internetka ee www.folktandvardenstockholm.se. Fadlan waqti dheer ka hor maalinta aad rabto inaad timaado sameyso balanta waayo waxaa laga yaabaa inaad todobaadyo sugto inta aad balanta ka heleyso dhakhtarka ilkaha.dadka qaba dhibaato degdeg ah,sida xanuunka ilkaha waxaynu mar walba siineynaa balanta isla maalintaa. Waxaa jira dad waaweyn oo ka baqa iney u aadaan dhakhtarka ilkaha. Marka aad na soo wacdo oo aad balanta sameysaneysid noo sheeg haddii adiga xitaa aad ka baqdo booqashada dhakhtarka ilkaha. Markaa waan ku caawineynaa markaad noo timaado. Haddii aad rabto inaad iska joojiso ballan ama aad qaadato ballan cusub waxaad sameyn kartaa ka hor ugu yaraan 24 saacadood. Haddii kale waa inaad lacag bixisaa. Waxaan soo direynaa fariinta sms! Haddii aad noo sheegto lambarkaaga moobeelka markaa waxaan kuu soo diri doonaa fariin sms ah kadibna ku xasuusin doonaa balantaada maalin ka hor maalinta balanta. 2. Inta lagu jiro booqashada Waxaa muhiim ah inaad waqtiga ku timaado Folktandvården. Marka hore waxaad iska diiwaan gelineysaa xafiiska soo dhaweynta inaad timiday kadibna waxaad la kulmeysaa dhakhtarka ilkaha ama khabiirka caafimaadka ilkaha. Ayada ama isaga ayaa wuxuu qaadayaa sawirka raajada ee ilkaha si loo ogaado in ilkuhu caafimaad qabo. Waxaad ka jawaabeysaa su aalo qaarkood ee ku saabsan caafimaadkaaga,tusaale ahaan haddii aad wax cudur ah qabto iyo haddii aad qaadato wax daawo ah. Dhakhtarka ilkaha iyo khabiirka caafimaadka ilkaha labadaba ayaa baaraya oo raajo saaraya ilkaha laakiinse waa keliya dhakhtarka ilkaha qofka sameynaya ilkaha. Khabiirka caafimaadka ilkaha wuxuu baarayaa ilkaha oo sii nadiifinayaa. Tusaale ahaan wuxuu ka saarayaa dhagaxyada ilkaha. Haddii qofku uu qabo dulduleelo badan ama dhibaato kaloo weyn uu ilkaha ka qabo markaa waxaa mararka qaarkood loo baahan yahay in booqasho dhowr ah lagu yimaado inta aan ilkaha la daaweyn. 3. Booqashada kadib Rukta daryelka Ilkaha ee dadweynaha wuxuu kaa cawinayaa inaad hesho ilko fayow oo caafimaad qaba laakiinse waa adiga qofka la rabo inuu ilkaha ogaado oo ka shaqeeyo subax walba iyo habeen walba. 5
Cusbitaalka daryeelka ilkaha dadweynaha wuxuu ka dhexeeyaa dadkoo dhan Waxaynu shacabka reer iswiidhan ka caawinay caafimaad wanaagsan ee ilkaha muddo ka badan 75 sanno. Anageena ka shaqeyna cusbitaalka daryeelka ilkaha ee dadweynaha waxaynu gaareenaa 2000 shaqaale, dhakhaatiirteena ilkaha, dhakhaatiirteena takhasuska ilkaha, kalkaaliyeyaasha caafimaadka ilkaha iyo khabiiradeena caafimaadka ilkaha waxay leeyihiin aqoon iyo dadaal badan. In ka badan milyan booqasho Gobolka Stockholm ayaa waxaa deggan shacab gaaraya in ka badan laba milyan. Anageena ka shaqeyna cusbitaalka daryeelka ilkaha ee dadweynaha ayaa waxaynu daaweynaa sanad walba in ka badan 500 000 dadyow macmiil noo ah, waxaanuna qaabilnaa booqashooyin gaaraya 1,3 milyan. Waxaan daaweynaa ku dhawaad boqolkiiba 80 dhammaan caruurta ku nool gobolka iyo in ka badan shakhsi walboo saddexaad. Laga bilaabo Norrtälje ilaa Nynäshamn In ka badan 80 xarumaheena caafimaad waxay ku yaalliin ku dhawaad 60 goobo juqraafiyeed ee gobolka. Laga bilaabo Norrtälje ee waqooyiga ilaa Nynäshamn ee koofurta. Waxaynu si firfircoon uga shaqeynaa goobaha caafimaadka ilkaha ee ah daryeelka ilkaha guud, daryeelka ilkaha ee daawada iyo daryeelka ilkaha takhasuska ah. Kusoo dhawaada cusbitaalka daryeelka ilkaha ee dadweynaha! 6
Folktandvården finns till för alla I över 75 år har vi hjälpt svenska folket att få en bättre munhälsa. Vi på Folktandvården är nära 2 000 medarbetare och våra tandläkare, specialisttandläkare, tandsköterskor och tandhygienister har mycket kunskap och stort engagemang. Över en miljon besök I Stockholms län bor över två miljoner människor. Vi på Folktandvården behandlar varje år över 500 000 kunder och tar emot 1,3 miljoner besök. Vi behandlar omkring 80 procent av alla barn i länet och över var tredje vuxen. Från Norrtälje till Nynäshamn Våra över 80 kliniker finns på drygt 60 geografiska platser i länet. Från Norrtälje i norr till Nynäshamn i söder. Vi är verksamma inom områdena allmäntandvård, medicinsk tandvård och specialisttandvård. Välkommen till Folktandvården! 6
Tandvården i Sverige hur går det till? 1. Före besöket Du kan ringa och boka en tid hos Folktandvården. Du kan också boka via www.folktandvardenstockholm.se. Boka gärna lång tid innan du vill komma. Ibland kanske du måste vänta i flera veckor innan du får en tid hos tandläkaren. För personer med akuta problem, som tandvärk, har vi alltid tid samma dag. Det finns vuxna som är rädda för att gå till tandläkaren. Tala om för oss när du ringer och bokar tid om du också är rädd för att besöka tandläkaren. Då hjälper vi dig när du kommer. Om du vill avboka din tid eller få en ny tid, så ska du göra det minst 24 timmar i förväg. Annars får du betala. Vi skickar sms! Om du meddelar oss ditt mobilnummer, så skickar vi ett sms och påminner dig dagen före din bokade tid. 2. Vid besöket Det är viktigt att du kommer i tid till Folktandvården. Först får du anmäla dig i receptionen. Sedan får du träffa en tandläkare eller tandhygienist. Han eller hon tar röntgenbilder på dina tänder för att se om tänderna är friska. Du får svara på några frågor om din hälsa, till exempel om du har någon sjukdom och om du äter någon medicin. Både tandläkare och tandhygienister undersöker och röntgar tänder, men det är bara tandläkare som lagar tänder. Tandhygienister undersöker tänderna och gör dem extra rena. De kan till exempel ta bort tandsten. Om någon har många hål eller andra stora problem med tänderna så behövs det ibland flera besök innan tänderna är lagade. 3. Efter besöket Folktandvården hjälper dig att få hela och friska tänder, men det är du som måste sköta dina tänder varje morgon och kväll. 5
Hur mycket är bidraget? Tandvårdsbidraget är olika för olika åldrar. Hur mycket pengar du får beror på hur gammal du är. 300 kronor per år får du som är 20 29 år. 150 kronor per år får du som är 30 74 år. 300 kronor per år får du som är 75 år och äldre. Bidraget kan sparas i två år. Då får du dubbelt så mycket. Frisktandvård du vet vad det kostar Hos oss kan du få Frisktandvård. Fråga oss om det nästa gång du besöker Folktandvården. Frisktandvård är ett avtal mellan dig och oss. I avtalet står hur mycket din tandvård kommer att kosta. Undersökningar, lagningar och akuttandvård ingår i Frisktandvården. Avtalet om Frisktandvård gäller för 3 år. Du kan själv välja om du vill betala varje månad eller för hela treårsperioden direkt. Råd vad du bör tänka på Borsta tänderna noga varje morgon och varje kväll. Använd tandkräm med fluor. Spotta efteråt, men du ska inte skölja munnen med vatten. Gör rent mellan tänderna varje dag med tandtråd eller tandstickor. Låt tänderna vila från mat och dryck i 2 timmar mellan måltiderna. Drick vatten när du är törstig. Tänk på att tobak inte är bra för munnen och tänderna. 4
Gå på kontroll Alla har olika munnar och olika tänder. Därför är det olika hur ofta man behöver besöka Folktandvården. Du och din tandläkare bestämmer vad som är bäst för dig. Du kan be att få kallelse till Folktandvården. Då får du ett brev hem med en tid bokad för dig. Det gör att du vet att dina tänder blir kontrollerade regelbundet. Små hål i tänderna känns inte. Därför är det bra att en tandläkare får undersöka dina tänder. Gå till Folktandvården på kontroll. Vänta inte tills du har ont. Om du borstar tänderna varje morgon och kväll och kommer till Folktandvården regelbundet, så kan du spara pengar. Det är billigare att laga små hål i tänderna än stora hål. Barnens tänder Det är gratis för barn och ungdomar att gå till tandläkaren. Ungdomar börjar betala det året de fyller 20 år. Det är viktigt att gå regelbundet till tandläkaren med sitt barn. Gå första gången när barnet är 2 3 år. Börja borsta barnets tänder när de fått sin första tand. Borsta varje morgon och varje kväll med lite fluortandkräm. Barnets första tänder kallas mjölktänder. Alla barn tappar sina mjölktänder, men det är viktigt att borsta mjölktänderna. Även barnens tänder mår bra av att vila från mat och dryck. Vänta därför 2 timmar mellan måltiderna. Vad kostar det hos tandläkaren? Det kostar olika mycket för olika personer. Vi kan berätta för dig vilken behandling vi tycker att du behöver när vi har undersökt dina tänder. Då kan vi också tala om hur mycket det kommer att kosta. Tandvårdsbidrag Du som är vuxen kan få ett tandvårdsbidrag. Det betyder att Försäkringskassan betalar en del av vad det kostar när du besöker Folktandvården. Vi berättar mer om vilka bidrag du kan få nästa gång du besöker oss. 3
Dina tänder är viktiga Du behöver dina tänder varje dag när du äter, skrattar och pratar. Hela tänder och en frisk mun är viktigt för ett bra liv.
Dina tänder är viktiga. Du behöver dem varje dag.