Sida loo dhiso jaaliyad



Relevanta dokument
Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Ku soo dhawaadda shaqada

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Dulqaaxumo Intolerans

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Transportyrken på sju språk

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Wakiilka takooridda DO

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Översatt av Sahro Aden Dulle

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

En röst att räkna med. Bankunionen. möjlighet? Bankföreningens vd Thomas Östros vill göra Sveriges röst hörd när nya regelverk skapas.

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Sweden waxay yeelanaysaa lacag cusub oo waraaqo iyo qadaadiic/sanuud ah

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Instuderingsfrågor till Tema demokrati

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Öppna svar Jobbtorg Stockholm

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Somaliska. Barn älskar böcker

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Madax xanuunka (huvudvärk).

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

QAWAANIINTA. dugsiga xanaanada, xilli firaaqaha iyo hawlaha wax-barida ee degmada Alingsås

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Sidaan ayee uu ushaqeeyaa dalabka magangalyada

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Transkript:

Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu siiyo ama lookaal raqiis ah waa inaanay ahaan sababta ugu muhiimsan. Waxa fiican in marka hore la eego inay jirto jaaliyad kuu dhow oo waxaad xiiseynayso ka shaqeynaaya. Waa maxay jaaliyadu Jaaliyadu waa waxa loo yaqaan qof sharci ah, iyadoo markaa ah sida ugu yar ee habka saameynta sharciga, taas oo dhowr daqiiqo lagu dhisi karo iyadoon faro galin dawlada iyo sharci yaqaan loo baahneyn. Jaaliyada qof sharci ah mataleysa waxay masuul ka tahay dhaqaalaha, heshiisyada la galaayo iyo waxyaale kale oo badan. Waxa xaqiiqdii taas sal u ah in jaaliyada loo maareeyo had la qaadan karo. Guud ahaan xubnaha jaaliyada iyo maamulka jaaliyada waa inay lahaadaan aqoonta aasaasiga ee maareynta jaaliyadaha. Jaaliyadu waa inaanay ahaan mid arin ganacsi lagu qarsanaayo. Maamulka ayaa masuul ka ah ku dhaqanka shuruucda iyo hawsha waxqabadka jaaliyada. Tiro intee leeg ayaa loo baahan yahay Tirada waxa ugu yar lama go aamin, laakiin waxa caadiyan la isticmaalaa sida u dhiganta ururuada dhaqaalaha taas oo saddex qof ku filan yihiin inay dhisaan urur. Laakiin dhismaha jaaliyad ka kooban saddex qof maaha malaha mid saxsan hadii aan la rajeynayn xubni kale oo dheeraad ah. Da da Waxa shuruud ah ma jirto laakiin waxay sida badan la rabaa in maamulka intiisa badan ay ahaato dad qaan gaadh ah. Sidee ayaa loo sameeyaa? Dadka ku heshiiya dhisida jaaliyada ayaa taas sameeya. Sida ugu saxsan ee taas loo maraayo waa in la iskugu yeedho shir dadka xiiseynaaya. Waxa casuumad loo fidin karaa dadka la is leeyahay way xiiseynayaan ama, hadii la doonaayo in la balaadhiyo lagu iclaamiyo joornaalka ku haboon. Casuumada/iclaaminta waa inay ku dhignaadaan waxqabadka la filaayo si dadka xiiseynayaa shirka dhisida u yimaadaan. Ajendaha shirka iyo wixii shuruuc hordhac ah ayaa la sii qeybin karaa si wakhtiga shirka looga faa iideysto. Shirka dhisitaanka waxa maamula cida soo qaben qaabisey ee xiiseynaysa, kuwaas oo marka ugu horeysa dadka ka soo qeyb galaaya magacyadooda qoraaya kaas oo codeynta loo isticmaali karo iyadoo wadajir shuruucda hordhaca ah lagu lifaaqi doono brotokoolka kulanka.

Shirka dhisitaanka Ajendaha hordhaca ah: 1. Sugida liistada ka weyb qaateyaasha. 2. Doorashada hogaamiyaha shirka 3. Doorashada xoghayaha shirka 4. Doorashada laba saxayaal ah oo shirka ah 5. Go aaminta ajendaha shirka 6. Su aasha dhismaha jaaliyada (miyaa la dhisaa haa, iyo maya) 7. Go aaminta shuruucda jaaliyada 8. Go aaminta magaca jaaliyada 9. Go aaminta fiiga jaaliyada 10. Su aasha ku sabsan astaanta kooxda, midabada kooxda iyo koodhka xubnaha 11. Doorashada gudi hoosaad (gudoomiyaha iyo 2 ama wax ka badan oo xubnaha ka mid ah) oo wakhtiga ilaa iyo shirka rasmiga ah ee ugu horeeya 12. Doorashada laba xisaabiyeval av två revisorer 13. Doorashada gudoomiyaha iyo laba shir gudoon oo gudida doorashada. 14. Wakhtiga shirka rasmiga ah ee ugu horeeya 15. Wixii kale ee su aalaha Brotokoolka ah waa la qorayaa iyadoo la tusaayo wixii la go aamiyey, iyo cida joogtey, cida loo doortey gudi hoosaadka. Marka dhamaan qodob kasta la dhameeyey ayaa jeeliyadii la dhisey. Shuruucda hada la taagey ayaa loo yaqaan shuruucda asalka ah iyadoo meel sugan lagu keydinaayo kuwaas iyo brotokoolka asalka ee shirka dhisitaanka. Meel ku haboon oo lagu keydiyo shuruucda asalka ah waa Keydinta arkiifiyada (Föreningsarkivet) ee kamuunka (telefoon 0320-21 70 27). Shuruucda Waxa shuruucda laga soo qaadan karaa jaaliyed la mid ah, oo dalada guud ama dalad gaar ah. Xidhiidhka ciyaaraha fudud waxay leeyihiin faylal ay ku dhigan yihiin shuruucda caadiga ah iyo faalooyin. Hadii ururka ka mid noqonaayo dalada guud ama dalada gaarka waa in qeyb ka mid ah shuruucda jeeliyada taasi ku jirto. Shuruucda waa inay ku jiraan: - Hadafka jaaliyada - Goobta iyo degaanka jaaliyada - Sida xubin looga noqonaayo - Sida fiiga xubnaha loo go aaminaayo - Tirada kulanada gudiga, kormeerayaasha, mudada - Sida gudoomiyaha loo cayimo - Habka go aaminta iyo go aamada gudiga - Waxqabadka jaaliyada- iyo waxsoo bandhigida sanadka - Kulamada jaaliyada, sida la isukugu yeedhaayo, sida go aanku u dhacaayo - Arinta shirka jaaliyada, kulanka sanadka - Habka loo sameynaayo baabiinta - Sababaha keenaaya in xubno laga eryo

Magaca jaaliyada Magaca jaaliyada waa inuu ku jiro kalmadaha sida ciyaaraha fudud, kubada, lagdinta, frankoboolada, iskaawdka iyo wixii la mid ah si loo tuso nooca wax qabadka, iyo kalmada jaaliyad, koox, firqad ama wixii la mid ahsi loo tuso inay tahay jaaliyad aan ganacsi sameyn. Magaca si dhib yar loogu qaldi karo magac kale ma ogolaan doonto ururuka guud ama ururka khaaski ahi. Sidaas daraadeed xafiiska wakhtiga firaaqada (fritidskontoret) ka hubi magaca la soo jeediyey iyo ururuka guud ama ururka khaaski ahi. Gudi hoosaad Gudi hoosaadka ayaa hada dusha ku qaadanaaya masuuliyada maareynta jaaliyada. Dadka fikirka la haa marka laga bilaaba wax shaqo ah ma qabanayaan. Gudi hoosaadku waxa uu shaqeynayaa ilaa kulan sanadeedka ugu horeeya. Masuuliyadaha kale ee gudi hoosaadku waa: - Hir galinta diiwaanka xubnaha - Diyaariya soo bandhigida dhaqaalaha. - Maxaa ay kharash galaysaa jaaliyadu? -Miyaa loo baahan yahay wax caymis ah? - Furitaanka koontada-/koontada giroda. - Dalabka ka mid noqoshada ururka guud. - Isku duba-ridka waxqabadka. - U diyaar garowga kulanka sanadka. - La xidhiidhaaya kamuunka iyo xidhiidhka degmada. Gudiga doorashada Waa shirka dhisitaanka waa in la doorto gudi doorashada. Shaqada gudiga doorashadu waa in la soo jeediyo cida la dooranaayo shirka sanadlaha ah ee soo socda cida loo dooranaayo xilalka jaaliyada, sida gudoomiyaha, gudiga iyo xisaabiyayaasha. Shirka dastuuriga ah Dhismaha ka dib ayay gudi hoosaadku qaban doonaan shirka dastuuriga ah si ay iskaga doortaan gudoomiye ku xigeen, xoghaye, kasnaji iyo xilalkii kale ee imaan kara. Qofku waxa uu qaban karaa hal xil wax ka badan. Shirka dastuuriga ah waxa inta badan la qabtaa marka gudi cusub la doorto. Gudi hoosaadku waa inuu sidoo kale cayimaa cida saxeexa leh. Cida saxeexa leh Waa inay shuruucda ku cadahay sida loo cayimaayo cid leh saxeexa jaaliyada. Qoraalada kala duwan sida wixii bangiga iyo boostada qaabilsen, dalabka deeqaha iwm. wixii jaaliyada magaceeda khuseeya oo kali ahaan ah ee qofka ama dadka loo cayimey cida saxeexa leh.

Miyaa jaaliyada la diiwaan galinayaa? Jaaliyad looma baahna in la diiwaan galiyo si ay u hesho aqoonsiga jaaliyad aan ganacsi sameyn. Umana baahna inay lahaato lambar urur. Hadii siba ay baahi timaado loo qabo lambar urur, tusaale ahaan hadii au jaaliyadu tahay mid cashuur ku hadhsan tahay, ayaa taas laga dalbadaa xafiiska cashuuraha ee degaanka. Dawladu waxay doonaysaa shuruucda iyo nuqul brotokolka ka mid ah kaas oo tusaaya cida masuulka ka ah. Waxa kale oo jaaliyada laga diiwaan galinayaa kamuunka. Dalabka iyo nuqul ka mid ah brotokoolka kulankii dhisitaanka iyo shuruucda ayaa loo soo dirayaa xafiiska dhaqanka iyo xiliga firaaqada kaas oo diiwaan galinta jaaliyadaha kamuunka sameynaaya. Waxa kale oo jaaliyada laga diiwaan galin iyadoo lagu xidhaayo urur qaran. Kulanka sanadka Kulanka sanadka ayaa ah golaha ugu sareeya ee jaaliyada go aankeeda leh. Shurrucda awaa inay ku cadaato marka la qabanaayo kulanka sanadka. Brotokoolka Kulan kasta waa in la qoro brotokoolkiisa. Brotokoolka waa inuu ku dhignaado magaca jaaliyada, wakhtiga iyo goobta kulanka cid joogaysa iyo go aamada la gaadhaayo. Masuuliyada Gudigu waxa ay xubnaha ka heleen aaminaada inay jaaliyada maamulaan oo ay wada jir u matalaan jaaliyada. Matalaada jaaliyada waxa loola jeedaa gudiga iyo cida kale ee ka masuulka ah bixinta cashuurta iyo wixii dheeraada ah ee kale. Xilku waa mid wada jir ah taas oo ay micnaheedu tahay in dhamaan kharashka laga dalban karo cid kasta oo jaaliyada ka mid ah ama gudiga. Xilka gudiga - Hubinaaya in jaaliyadu raacayso shuruucda iyo xeerarka jira. - Qorsheyaasha, hogaamiya oo kala qeybiya shaqada jaaliyada. - In masuuliyad la iska saaro oo la maareeyo maaliyada jaaliyada. - U saara xisaabiyayaal sameeya odhidka. - Diyaarinta kulanka sanadka. Gudiga iyo cida ay gudigu dooratey waxay masuuliyadoodu noqon kartaa: Magdhowga, imaan kara hadii kulanka sanadku uu gudiga siin waayo xoriyada, halka shakhsiyaad gudiga ka mid ah lagu qaadi karo masuuliyad daro ay maaliyada jaaliyada ku sameeyeen. Masuuliyada ciqaabta mudata ee saameyn karta masuuliyiinta jaaliyada ee danbiga cashurta iyo wixii la mid ah. Masuuliyada shakhsiga ee cashuur bixinta taas oo imaan karta marka danbi weyn oo inaan cashuurta la bixin ah iyo wixii la mid ah, ama cida bayl u qaadey deynta jaaliyada. Tan danbe shaqo kuma lahasida ku xidhan waxqabadka waxay shuruud ka dhigeysaa in la hirgaliyo shuruucda dhaqaalaha ee shaqeynaaya.

Xagee ayaa loo raadsenayaa? Ururuka qaranka ama midka gaarka ururka ee Degmada Xafiiska dhaqanka iyo xiliga firaaqada Rugta kutubta Internedka Buugaagta: Larsson, Uno, Lilla Förenings Handboken, LT:s Förlag Malmsten, Krister, Idrottens föreningsrätt, Norstedts Juridik AB Pedersson, Svante och Lasse, Förenings Boken, Bilda Förlag