Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Relevanta dokument
Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, Göteborg

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhawaadda shaqada

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Transportyrken på sju språk

Inledning. Hordhac. svenska. somali

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

Dulqaaxumo Intolerans

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Sida loo dhiso jaaliyad

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Hagidda kala soocidda

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

SOMALISK a AF-SOOMAALI

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

LIFFAQA 2 Taariikhda Somaliska

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

Somaliska. Goorma samaynayaa mammogramka. RG_Mammografi_A5_SV_somal.indd :17:38

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsiga. Warbixin ku socota qofka lagu daryeelayo sharciga khuseeya daryeelka khasabka ah ee cilmi-nafsig

in qof ilkaha. Västmanlandd qoran xiriir laa leh takhtarrada xulan karto. Guud ahaan hagaajin kale u baahan. hoqidda ka bogsanayaa.

Tabobarka farsamada dayactirka baabuurta

Madax xanuunka (huvudvärk).

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Wakiilka takooridda DO

Somaliska. Barn älskar böcker

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Goorma samaynayaa mammogramka

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

Warbixin ku saabsan bulshada dalka Iswiidan ee loogu talagalay dadyoowga dhowaan gobolka Östergötland u soo guuray

Waxanu ku hadalnaa luqado badan

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Barnaamujka carruurta- iyo xilliga firaaqada

Talo iyo warbixinta sameynta qalabka ilkaha la geliyo

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

KHUSEYSAA ADIGA OO DIIDMO LA SIIYAY OO DOWLADA KA DHUUMAN. Photo credit: Chris de Bode/Save the Children MALMÖ HELSINGBORG

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Senast uppdaterad Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Välkommen till Tingsryds kommun! Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Ku soo dhowow Laholm

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Öppna svar Jobbtorg Stockholm

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

VÄL Vänersborgs kommuns lärplattform

Välkommen till fritids Ku soo dhowoow dugsiga firaaqada ee

Ka kaluumeysiga. Iswiidhan. Waxaa maalgeliyay Hay'ada Illaalada Deegaanka Iswiidhan (Naturvårdsverket)

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

-Haddii aad qabto su aalo kale oo dheeraad ah, waydii dhakhtarkaaga ama shaqaalaha farmasiiga

Transkript:

Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka heli kartaa waxyaalaha la isga baahan yahay xirfaddaa. Xirfad qiimaynta ayaad ku sameeyn kartaa adiga oo buuxinaya foom la xiriira xirafadaha laga helo dalka. Jawaabtaada ayaa loogu talagalay in loo isticmaalo sidii laguu tageeri lahaa, isla markana loo isticmaali lahaa kolka aad la kulanto xidhiidhiyaha xafiiska shaqadda. Jawaabtu waxaay u fududeyneysaa Xafiiska Shaqadda iyo adigaba sidii aad u kala dooran lahay noocyadda kala duwan ee taageerada Xafiiska shaqadu aad ka heli karto. Laga yaaba in aad u baahan tahay kaalo siddii aad u isticmaali lahay awood xirfadeedkaga waddankan Sweedhen, u heli laheyd warbixin khuseeysa sidii aad horey ugu sii socon laheyd, u dhamesytiri laheyd waxbarashaddada, waayo aragnimo u korodhsan lahayd ama u sameyn laheyd qiimeyn waxbarasho ama xirfad. Su aalaha is-qiimaaynta shaqsiga waxay cuskanayan sharuuddaha la isaga baahan yahay shaqooyinka kala duwan ee Sweedhan. Jawaabtana waxay ku salaysan tahay adiga aqoontada iyo waayoaragnimadaadadaada shaqada. Gebi ahaan waayoaragnimadaadadada iyo cilmigaaga oo dhan waa lagu xisaabinaya. Waa adiga qofka qiimeynaya awood xirfadeedkaaga. Waxaad ka ambaqaadi kartaa su aalahan siddii aad u caddayn laheyd awood xirfadeedkaga: 1: Wax waayoaragnimo ah uma lihi Waxaa dhici karta inaad cilmi u leedahay laakiin aadan waayoaragnimo howleed u lahayn 2: Waayoaragnimo yar Waxaad ku soo shaqeeysay xirfaddan muddo sannad ka yar Waxaad tijaabisay xirfaddan muddadii aad waxbaraneysay 3: Waayoaragnimo wanaagsan Waxaad u haysataa markhaatiyo iyo warqad caddayn shaqo oo quseeysa inaad ku shaqeeysay xirfaddan muddo ka yar hal sanno Waxaad ka soo shaqeysay goobo kala duwan oo xirfaddan la xiriira 4: Waayoaragnimo wayn Waxaad u leedahay xirfaddan waayoaragnimo ugu yaraan hal sano

Sida: 2 av 5 Waxaad u leedahay xirfaddan waayoaragnimo aad si dhakhsi oo taageero la aan ah aad ug howl geli kartid 5: Waayoaragnimo aad u ballaaran Waxaa dhici karta in si toos ah laguugu tijaabiyo sidii hor-jooge, madax ama khabiir Waxaad waayoaragnimo u leedahay inaad isku duwid iyo horumar ku sameeyso howsha iyo sidoo kale waayoaragnimo dhanka howlaha iyo hoggaanka Waxaad waayoaragnimo u leedahay xiriirka isku xirka sidii howsha loo horumarin lahaa iyo inaad dhiirigelin iyo rabitaan shaqo gelin karto shaqaalaha Waxaad xirfad u leedahay isku duwidda xoogagga oo aad ku hagto mashruucyo/kooxo/dhinacyo kala duwan ee howlaha/shaqaalaha Kan du styrka dina kunskaper och erfarenheter på något sätt, till exempel genom intyg eller betyg? Om du har intyg eller betyg kan Arbetsförmedlingen hjälpa dig med att översätta och validera dem via UHR (Universitets- och högskolerådet). Isticmaal qaybta bannaan ee su aal waydiinta ee foomka halka hoose oo loogu talagalay qoraalka, haddii aad doonayso inaad sii balballaariso waayoaragnimadaada xirfadeed. Waxay ku saabsanaan kartaa haddii aad waayoaragnimo nooc ah u leedahay xirfaddan, hase yeeshee aaney ku qorneyn foomka su aalaha qaarkood. Miyaad si uun u caddayn kartaa aqoonta iyo waayoaragnimadaada, tusaale ahaan warqad markhaati ama shahaado?. Haddii aad heysato shahaado ama warqad ka marag kaceeysa ayuu Xafiiska shaqadu kaa caawini karaa siddii laguugu turjumi ama qiimayn lahaa, iyada oo loo dirayo UHR (Universitets- och högskolerådet - Guddiga Jaamacadaha- iyo waxbarashada sare).

Sida: 3 av 5 Foomka is-qiimaynta karti-xirfadeedka Alxanle Sifooyinka 1. Waxaan ku fiican nahay qaabilaadda macaamiisha 2. Waxaan muujiyaa xasilooni markii xaalad adag ay jirto 3. Waxaan ku hawlgeli karaa xaalad karkabo ku salaysan 4. Waan garanayaa macnaha iyo ujeedada deegaanka shaqada 5. Waxaan tixgelin karaa nidaamka goobta shaqada u degsan 1-5 (Khibrad u ma lihi Khibrad wayn ayaan u lee yahay) 6. Waxaan daacad u ahay loo shaqeeyeha Khibrad 7. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan keligay shaqeeysto iyo awood aan go aan ku gaaro 8. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan wadajir la shaqeeyo dadyoow kale 9. Anigu waxaan khibrad u lee yahay in aan u shaqeeyo horjooge ahaan 10. Anigu waxaan kala jeexay wax bir ka samaysan sida hadba kharidad ku qornayd 11. Anigu waxaan goyay jeexa birta culus iyo tiir dhismo haya oo ka samaysan bir 12. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay aqriska qariidada 13. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay soo saarida gubiye, qiiqeye loogu talagalay marawaxadaha gaaska iyo uumiga. 14. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay caawinaada guud ee daryeelka dusha biraha iwm. 15. Anigu waxaan ku soo shaqeeyay mashiinada wax goya 16. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay dabka wax goya

Sida: 4 av 5 17. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay qalabka blaastikada goya 18. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay sida dab wax loogu farsameeyo 19. Anigu waxaan ku shaqayn jiray alxanle si birta jidka tareenka 20. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay dhismaha buundada 21. Anigu waxaan waxaan ka soo qaybqaatay dhisida guryaha 22. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay rakibaada habdhiska tuubada ee warshadaha 23. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay rakibaada farsamaynta biraha 24. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay hababka cadaadiska alxanka 25. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay farsamooyinka alxan dhalalinta 26. Anigu waxaan ka soo shaqeeyay alxanka iska caabin ah 27. Anigu waxaan khibrad u lee yahay ku shaqaynta hababka hoos ku xusan: Qaabka loo yaqaanno Manual Metal Arc Qaabka loo yaqaanno Gas Metal Arc Welding Qaabka loo yaqaanno Tungsten Inert Gas Alxamida caadiga ah ee gaaska la isticmaalo

Sida: 5 av 5 Halkaan ku qor khibradaha aad laanta ganacsiga u leedahay, oo aan ku xusnayn foomka, kuwaasoo aad xariif ku tahay: