Qaabbilaad ka qaybgelineed Partnerskap Skåne

Storlek: px
Starta visningen från sidan:

Download "Qaabbilaad ka qaybgelineed Partnerskap Skåne"

Transkript

1 Qaabbilaad ka qaybgelineed Partnerskap Skåne

2 Soo dhawow! Mashruuca Partnerskap Skåne waa matoor isu keenaya awoodaha Skåne oo dhan waan mid abuuraya sidii loo heli nidaam habaysan oo ah qaabbilaadda dadka cusub. Hadafku waa qaabbilaaddadadkacusubtaasookaimanaysa, hayádaha, kommuunnada, bulshadarayidkaah, ganacsatada iyo hayádaha cilmibaadhista si ay uga qayb geliyaan dadka cusub ee Skåne imanaya nidaamkaqaabbilaaddadadkacusub. Dadkaasiwaainaydareemaaninayyihiinqaybkamidah mustaqbalka Skåne isla markaana ka qayb qaataan waxa ka dhacaya gobolka. Hadafku waxa weeyein laga tagonidaamkasooqaabbilaaddaeehaddaeebaasifkaah amma aanhagaagu shaqaynayn, Katarina Carlzén, masúulka mashruuca Partnerskap Skåne, Länsstyrelsen i Skåne Län Markaan run ahaantii si fiican u isticmaallo aqoonteenna iyo khibraddeenna, xilkeennana gudanno oon wada shaqayno innaga oo ka gudbaya xuduudaha u dhexeeya hayádaha, waxa kordhaya fursadda sidii dadka cusubi ay degdeg ugu noqon lahaayeen awood ku soo biirtay Sweden iyo Skåne.

3 Kulammokusuurogelayadhowr luqadood Haddaanluqadla fahmaynsuurogalmaaha in suáalola keenolagana qaybqaatowadohadal. Mashruucanwaxakashaqeeyadhawrqofooah xidhiidhiyeyaal bulshada iyo caafimmadka kuwaas oo u dhexeeya iskuna xidha dadka cusub iyo dalka la yimid. Dhammaantood mar uun bay cusbaayeenwaxanaayfahamsanyihiinin haddiiaanuqofkugaranaynsida bulshadauuu yimidiu nooshahayaanusuáalohabboonsoojeedinkarayn. Nidaamkan qaabilaadda ka qaybgelinta, luqadda Swedishka oo aanad garanayninimaah mushkilad. Ziad Jomaa waxa uu ka yimi Falastiin, wuxuu bartay cilmiga taxliilka biomedisinka wuxuna hadda ku shaqeeyaa xidhiidhiye bulsho iyo caafimaad Marka dadka cusubi macluumaad ku helaan afkooda hooyo, waxay ku dhiirradaan inay suáalo keenaan halkaasna waxa ka buurma niqaash xoog leh. Waxa ay dareemaan in aragtidooda la tixgelinayo, annaga oo isla markaana sugayna kuwaalatiga macluumaadka ku saabsan mujtamaca ee la siinayo.

4 Jidad badan oo loo maro dhaqanka cusub Way adag tahay in laga qayb qaato dhaqan cusub. Mararka qaarkood looma helo kelmedo luqadaha kale waxyaabo ay iska tahay caddaan sida vabba*. Waxa fudud in la rumaystoin sida waxlooqabanayaaaytahaysida ugufiicandadkaoodhan. Gitte Forstenberg waxa ay ka shaqayn jirtey integrashoonka tan iyo 1969:kii waxana ay aragtayhababkala duwan. Waxaay ogaateyin aanayjirinjidadgaagaabanoola maraa. Waxa muhiim ah in la dhegaysto dadka cusub. Ka dib markaad dhegaysato iyagaayuunbaadsiinkartaataageeradaayu baahanyihiin. *vabba = vård av sjukt barn, från VAB (Försäkringskassan) Gitte Forstenberg, isuduwaha integrashoonka ee kommunka Eslöv Imaatinka Swedan macneheedu waxa weeye in sida wax loo qabtaa halkan ay ka duwan tahay sidii dalalki hore wax looga qaban jirey waqti dheer ayaanay qaadataa sidii loo fahmi lahaa. Haddii dadka cusub la dhegaysto ayuun baa la fahmi karaa waxa loo baahan yahay si loogu sharxo faraqa. Ma jiro jid keliya oo loo maro integrashoonka.

5 Caafimaadkamaskaxdaiyojidhka Dadbadanookamidah dadkacusubiwaxaywataan tarawma, calaamado sikosomaatis ah, xasuus dagaal iyo waxayaabo kale oo aan Sweden laguba fikirin. Waalid khasaaraywaxalla wixiiuulahaawaykuadagtahayinay caawiyaan carruurtooda. Qofna ma sharxi karo dhibta baaxaddeeda qofka ku habsata marka uu isaga soo tago wax kasta oou lahaa, oodabadeednaiskudayoinuukadhisto nolol cusub dal aanu garanayn. Qaabbilaadda ka qaybgelinta macneheedu waxa weeye in la fahamsan yahay wax kasta oo saameeya awoodda qofka, caafimaadkiisa iyo degganaanshihiisa.. Leif Nilsson, agaasimaha hoggaanka sare ee Skåne Region Waa inaan qirannaa in aynaan garanayn wax kasta oo qofka cusubi u baahan yahay inuu qabto. Laakiin waxan heegan u nahay fududyan, degganaansho iyo rajo.

6 Qaybkamidah suuqashaqada Tamarbadanayayu baahantahaysidiilooguqaxi/guurilahaadal cusub. Aadayayu adkaan kartaa sidii loo fahmi lahaa qawaaniinta iyo nidaamka dalka cusub. Sidaas daraadeed ayay u adag tahayin qofkuahmiyaddasiiyosidiiuushaqou raadsanlahaaxataahaddiiuudoonayoinuu shaqaysto, iyada oo hadda loo oggol yahay inuu shaqo bilaabo maalinta ugu horraysa ee uu yimaaddosweden. Nidaamka qaabbilaadda ka qaybgelinta, waxa la og yahay qiimaha ay u leedahay inuu qofku haysto hawiyaddiisa amma aydhantitigiisa. Sidaas daraadeed ma aha hadafku in dadka cusub oo dhammi dib waxbarasho u bilaabaan, balse waxa fiican in loo oggolaado inay iyagu hore u mariyaan shaqadoodii hore. Waxa laga yaabaa inay woxoogaamuddoah qaadatoin qofkaloohelobaraaktiigmarka qiimayntuayatahayqofqof, laakiinsidanidadkaoodhanayayu fiicantahay.. Patrik Sumner, waa isuduwaha integrashoonka ee kommuunka Båstad Shirkaduhu way nala soo xidhiidhi karaan, annaga oo ah isuduwayaasha integrashoonka. Haddaannaan heli karayn qof baraaktiig sameeya oo haysta waxbarashada saxda ah ee ay u baahan yihiin, waxa laga yaabaa in kommuunka jaarka ihi heli karo. Waxa soo dega Skåne dad badan oo haysta kuwaalifikaashoon sare

7 Qiyamkaasalkaah In badanookamidah hijradaduninda waxau sababah laáantaisu dheellitirnaan xagga dhaqaalaha iyo bulshada ah. Qaabbilaadda ka qaybgelinta macneheedu waxa weeyi in la aqoonsado khibradaha dadka iyo sida aywaxu arkaanba. Lagama hadlayo in dadka loo naxo laakiin waxa laga hadlayaa xuquuqda aadamaha ee ay dadku leeyihiin Jignasa Patel waxay ka timid India, waxayna dhaqaalaha ku barataa jaamacadda Lund Nolosha ururnimo ee Sweden waa hab fiican oo wax lagu baran karo waxana xidhiidh lala yeeshaa dad badan oo hore u sii degganaa Sweden. Aniga waxa Internationell kvinnoföreing uu ii noqday meel muhiim ah niqaash ahaan iyo ka qaybgal ahaanba.

8 Cilmibaadhisiyoaqoon Qaabbilaadda ka qaybqelintu waxa ay ku dhisan tahay hababiyonadariyaatkuwaasooah kuwocilmiahaanla aqbalay. Xidhiidh lala sameeyo cilmibaadhista ugu dambeysey iyo dalalka kale oo lala wadaago khibradahooguwaaqaybaadu muhiimah ookamidah waxqabadka. Wadashaqaynta ka dhexaysa mujtamaca cilmibaadhistaiyobulshaduguudahaanwaxaayu noqonaysaa macaash dadka oo dhan maadaama aqoon muhiim ahi ay u kala gudbeyso labada dhanba. Per-Olof Östergren, waa professor dawada bulshada Sooo saaridda khidmad ku salaysan aqooni waxa ay ula qiimo tahay bulshada maanta sida soo saaridda alaabta ku salaysan aqoonta.

9 Göran Tunhammar, Maamulaha gobolka Skåne Horumarka dhaqaale ee Sweden waxa uu ku tiirsan yahay dadka u soo haajira. Hadda dalkeenna waxa ka jira70000 ooshirkadoodooaymaamulaandad dibaddakasoohaajirey, kuwaasooshaqosiiyain ku dhow ooqof. Dhankakale dadkuwuusii gaboobayaa. Imaatinka dad kale oo ka yimaadda dalal kale waxa ay innaga caawinaysaa sidii aan u heli lahayn awoodshaqo taas oo hadda sugaysa wixii ka dambeeya konjaktuurka hoose ee hadda jira.

10 MasruucahorumarintaeePartnerskap Skåne wuxuuabuurayaasaldhigsidiiloosamaynlahaaqaabbilaadhabaysanoola qaabbiloqaxootigaiyodadkakale ee dhawaan yimid Skåne waaqaybkamidah heshiisgoboleedka (RÖK) kaasooah hawlgoboleedkuaaddansidiiloohorumarinlahaa barnaamujka introdhakshanka ee loogu talo galay nabadgelyo dalbayaasha, dadka dhawaan dalka yimi iyo qaxootiga waxa maal geliya ka qaybqaatayaasha mashruuca iyo taageo ka timaad Sanduuqa Yurub ee Qaxootiga (Europeiska Flyktingfonden) Kala soo xidhiidh wixii macluumaad ah Partnerskap Skåne: Katarina Carlzén RÖK: Åsa Stenbäck Holmér

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg

Kulturstöd, Göteborgs Stads kulturförvaltning, Norra Hamngatan 8, 411 14 Göteborg GARGAAR DHAQAN Nolol-dhaqameedka Göteborg waa iney leedahay wajiyo kala duwan lahaataanaa taye sare, waxa sheegay taa gudiga dhaqanka ee Göteborg. Sidaa darteed waxa jira gargaar dhaqaale ee howlaha iyo

Läs mer

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi)

Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Qorshe cusub oo koors waxbarasho oo loogu talo galay dhigista af iswidhishka ee dadka soo galeytiga ah (sfi) Ujeeddeda waxbrashada Luqaddu waxay furtaa daqaad adduunka ah. Luqaddu waxay ka turjuntaa kala

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee...

Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Välkommen till förskolan. Ku soo dhowoow dugsiga Xannaanada ee... Telefonnummer Lambarka teleefanka Vad är svensk förskola? Waa maxay dugsiga xannaanada ee Iswidhan? Förskolan är till för barn mellan 1

Läs mer

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad

Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad AF SOOMAALI Shuruudaha waxbarasho ee darajada E, ee fasalka 6 aad Ardaygu si yara fiican ayuu u akhrin karaa qoraallada loogu talagalay dhallaanka iyo dhallinyarada, isagoo si habsami ah u dooranaya una

Läs mer

Ku soo dhawaadda shaqada

Ku soo dhawaadda shaqada Ku soo dhawaadda shaqada Fasaxa ardayda 2015 Grattis till din ferieplats i Växjö kommun sommaren 2015! Ku soo dhawadda shaqada fasaxa ardayda Kommunka Växjö 2015 I denna broschyr hittar du den information

Läs mer

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta

Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta Qoraal ku saabsan qaraarka xuquuqda carruurta För mitt bästa För mitt bästa Halkaan waxaad ka heleysaa qoraalka wakiilka gaarka ah ee carruurta oo ku saabsan Qaraarka xuquuqda carruurta oo loogu talagalay

Läs mer

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman

Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 20 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga sare oo ardeyada caqliga dhiman Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16

Läs mer

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo?

Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Miyaa garaneysaa xuquuqyada adiga ku quseeyo? Xuquuqyadaada quseeyso adiga ku nool guryaha daryeelka ama dhallinyarada (HVB) Dhammaan carruurta waxey leeyahiin isku qiimo. Adiga iyo dhammaan carruurta

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla HAY ADDA WAXBARASHADA IYO MACHADKA RINKEBY EE CILMI-BAARISTA AFAFKA SKOLVERKET

Läs mer

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker!

Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Omslag Somaliska Vingåker.docx Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Information om Vingåkers kommun på somaliska - 2012 Ku soo dhawaada Degmada Vingåker! Ku soo dhawaada degmada Vingåker. Dadka ku nool qiyaastii

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada Bräcke ka shaqaysato? Somaliska Sannooyinka soo socda waxaa degmada Bräcke iyo degmooyinka agagaarkeeda ku yaalaan looga baahnaan doonaa xirfad-yaqaanno tiro badan sida, takhtarro, macallimiinta dugsiyada xannaanadda, shaqaalaha

Läs mer

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012

Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Information om Katrineholms kommun på Somaliska - 2012 Ku soo dhawaada degmada Katrineholm Ku soo dhawaada degmada Katrineholm. Dadka degen qiyaastii waa 33000 qofood.

Läs mer

Inkluderande mottagande Partnerskap Skåne

Inkluderande mottagande Partnerskap Skåne Inkluderande mottagande Partnerskap Skåne Välkommen! Projektet Partnerskap Skåne är en motor som samlar alla de goda krafterna i Skåne för ett så inkluderande mottagande av nyanlända som möjligt. Målet

Läs mer

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska

LIFFAQA 2 Taariikhda 2015-08-11. Somaliska LIFFAQA 2 Taariikhda 1 (5) Somaliska Heshiiska iyo shuruudda amaahashada kombiyuutarada ardayda ee 2015 Ururka dugsiga sare ee Kalmarsund wuxuu ku soo dhaweynayaa ardayda iney amaahdaan kombiyuutarada

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. Sverige en introduktion I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras. Dalka Iswiidan warbixin kooban Qaybtaan

Läs mer

Dulqaaxumo Intolerans

Dulqaaxumo Intolerans Golaha ka hortagga dembiyada BROTTSFÖREBYGGANDE RÅDET Xarunta Taariikhda Maguuraanka ah FORUM FÖR LEVANDE HISTORIA Dulqaaxumo Intolerans Yuhuudnacayb, argagax ka qabidda dadka khaniiska ah, diinta Islaamka

Läs mer

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda

Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Diarienr 2013/2394-BaUN 2013/813-UAN nternati Nidaamka isticmaalka kombutarrada ee ardayda Xafiiska waxbarashada magaalada Västerås Waxaa go,aankan gaadhay guddiga carruurta iyo dhallinyarada 131001 iyo

Läs mer

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska.

Sverige en introduktion. Dalka Iswiidan warbixin kooban. del 1 kort om sverige. qaybta 1 warbixin gaaban oo iswiidhan ka hadlaysa. svenska. svenska Sverige en introduktion Dalka Iswiidan warbixin kooban I det här avsnittet ges korta fakta om Sverige. Det är också en introduktion till välfärdssamhället, varför det uppstod och hur det finansieras.

Läs mer

Transportyrken på sju språk

Transportyrken på sju språk Lastbilsförare Truckförare/terminalarbetare Taxiförare Däckmontör/däck- och hjulmekaniker Transportyrken på sju språk Truck driver Forklift operator/terminal worker Taxi driver Tyre installer/tyre and

Läs mer

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka

Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka Warbixin loogu talagalay dhibbaneyasha denbi-falka HEY ADDA AMMUURAHA DHIBBANEYAASHA DENBI-FALKA (BROTTSOFFERMYNDIGHETEN) TUSAMADA DULMAR FUDUD...2 HORDHAC...2 WARGELINTA BOLIISKA...3 FAL DENBI-BAARISKA

Läs mer

Sida loo dhiso jaaliyad

Sida loo dhiso jaaliyad Sida loo dhiso jaaliyad Maxaa loo dhisaa jaaliyad Sababta loo dhiso jaaliyad waa inay ugu horeyn ahaato baahi guud oo si wada jir ah la iskugu kaashado arin la wada xiiseynaayo. Inaad daneynayso deeg lagu

Läs mer

Inledning. Hordhac. svenska. somali

Inledning. Hordhac. svenska. somali 1 Inledning Hordhac Ny i Stockholm vänder sig till dig som nyligen har fått uppehållstillstånd och vill veta mer om hur det svenska samhället fungerar. Boken ska fungera som en kort introduktion till

Läs mer

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool.

sundsvall Geedi socodka taariikh xiiso leh oo ku biyo shubatay dhaxal dhaqan nool. sundsvall Magaca meel kasta waxaa uu ka soo jeedaa dhaxal hore. Halkan waxaanu kaga hadlaynaa sababta ay wax sidan ay u noqdeen. Akhri oo baro. Kuna soo dhawoow halkan! Geedi socodka taariikh xiiso leh

Läs mer

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha?

Ku soo-dhowaada goobta internetka ee ciidanka booliska ku saabsan dambifalka sokeeyaha Falalkee la oran kara wa dambifalka sokeeyaha? Fiiro gar ah. Waxaa halkan ka muuqda badhan aad gujin karto si aad u ogaato habka aad u raad-tiri lahayd inaad kombiyuutekan ka gashay boggaan. Sidaa ayaad ku raad-qadi kartaa bogagga aad booqatay. Waxaa

Läs mer

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare

Somaliska. Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Somaliska Quseeyso dhallinyarada da dooda tahay 16 ilaa 20 sano: Dugsiga sare Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano, ma ahan qasab Dugsiga aasaasiga

Läs mer

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale

Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada. Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad dooneyso in la qiimeeyo waxbarashadaada Buug ka hadlaya qiimeynta tacliinta sare iyo waaya-aragnimada xirfadeed ee dalalka kale Haddaad haysato waxbarasho jaamacadeed oo shisheeye? Akhriso halkaan!

Läs mer

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid

När du hyr din/familjens lägenhet. Markaad guri ijaaratid 2) När du hyr din lägenhet 5) Städning av lägenhet 7) När du ska flytta 9) Flyttstädning 10) El och värme 12) Grannar och hänsyn 13) Sopsortering 15) Tvättstugan 16) Brandvarnare 17) Omsorg av din lägenhet

Läs mer

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla

TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? LABA AF AMA KA BADAN? Råd till flerspråkiga familjer. Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla TVÅ SPRÅK ELLER FLERA? Råd till flerspråkiga familjer LABA AF AMA KA BADAN? Talooyin ku socda qoysaska afaf badan ku hadla Somalisk version MYNDIGHETEN FÖR SKOLUTVECKLING och SPRÅKFORSKNINGSINSTITUTET

Läs mer

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska) 1(8) Informationsenheten Broschyren "Vi ger råd, stöd och behandling" på andra språk 2009-01-08 Waxaannu ku siinaynaa talo, taageero iyo daryeel ama daaweyn ( Vi ger råd, stöd och behandling på somaliska)

Läs mer

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun.

BARNENS SKIDSPEL INBJUDAN TILL: Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun. INBJUDAN TILL: BARNENS SKIDSPEL 2014 Lördag 8 mars, kl 10-13, Riksskidstadion Lugnet Falun INFORMATION IN ARABIC AND SOMALI. Ulaha barafka lagu ciyaaro ee caruurta. www.falun.se/barnensskidspel VÄLKOMMEN

Läs mer

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY

Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY SOMALISKA AF-SOOMAALI Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada ENBREL WARBIXIN BUKAANKA LOOGU TALAGALAY S TÖD I VARDAGEN Tusmada buugga Qofka adigoo kale ah ee lagu daaweeyo daawada Enbrel 5 Ku saabsan

Läs mer

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta

Wasaaradda Waxbarashada. Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Wasaaradda Waxbarashada Jiheeyayaasha dadka cusub iyo luqad badnaanta Waa maxay jiheeye? Jiheeyuhu wuxuu dhigayaa waxyaabaha khuseeya degmada Växjö ee garab socda waxyaabaha u baahan sharciyada iyo xeerarka.

Läs mer

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada

Somaliska. Dexter. Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Somaliska Dexter Gelinta jadwalka iyo warbixinta daqliyada ee loo gudbiyo dugsiga xannaanadda iyo goobaha wakhtiyda firaaqada Tusmada Gudagal Dexter 4-6 Registrera jadwal 7-11 Waxkabedelka daqliyada -

Läs mer

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM.

Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Wadajir Stockholm WAXQABADYADA URURADA EE LOOGU TALO GALAY QOFKA KU CUSUB STOCKHOLM. Qoraalkan waxaa soo diyaariyay Forum ururada afgaarta ku saleysan ee arimaha bulshada qabta. Forum waa urur waxyaalaha

Läs mer

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION

IT ikapp. Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT ikapp Handbok i dator- och internetanvändning SOMALISK VERSION IT-ikapp är ett handledningsmaterial för utbildning av nybörjare inom dator och internet. IT-ikapp Handbok i dator- och internetanvändning

Läs mer

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska

Amaanka gaariga. sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga. Information på somaliska Amaanka gaariga sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga Information på somaliska Amaanadaada awgeed Qoraalkan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan sidi aad kor ugu qaadi laheyd amaanada gudaha

Läs mer

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn

Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Iswiidhan iskoolladeeda loogu tala galay dadka soo galootiga ah Somaliska Oo loogu tala galay dhalinyarada waaweyn Waxbarasho dadka waaweyn Kani waa iskoolka iswiidhishka Dugsiga sare Da da 16-20 sano

Läs mer

Somaliska. Barn älskar böcker

Somaliska. Barn älskar böcker Somaliska Barn älskar böcker Ku soo dhowow BOKSTART Bokstart waxay haddaad waalid tahay kugu dhiirrigelineysaa inaad cunuggaaga kor wax ugu akhriso oo u heesto waxna u higgaadiso, waraysatana. In goor

Läs mer

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray Fiiro gaar ah: Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/2010/06/22/flykten-fran-mangkulturen/

Läs mer

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow.

Sonkor/Sonkorow. Waxa jira saddex nooc oo ah sonkor/sonkorow. Sonkor/Sonkorow Dhamaan cuntada aynu cuno waxa isticmaala jidhkeena si uu uga soo saaro tamar. Mid ka mid ah saddexda nooc cunto ee jidhkeenu isticmaalo waa sonkorta. Haddii aad caafimaad qabtid, sonkorta

Läs mer

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee dhalinyarada aan carruurta lahayn [Bostadsbidrag till unga utan barn] Haddii aad tahay dhallinyaro, dakhligaaguna hooseeyo waxa aad heli kartaa kaalmada kirada

Läs mer

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm

Inaga Stockholm-teena Oo ay la socoto khariirada Stockholm Inaga Stockholm-teena 2018 Oo ay la socoto khariirada Stockholm Stockholm la wada leeyahay Stockholm waxay u koreysaa dhakhso. Dhowr sanno gudahood ayaynu ku gaadhaynaa hal miljan oo qof. Maadaama oo aan

Läs mer

Madax xanuunka (huvudvärk).

Madax xanuunka (huvudvärk). Madax xanuunka (huvudvärk). Sobobo badan oo kale duwen ayuu qofka madaxu u xanuuni karaa. Waxa kale oo weliba jira noocya badan oo madax xanuunka ka mid ah. Inta badan kuwa la yaqaannaa waxa weeyi: Madax

Läs mer

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4

Delaktighet. för integration. att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige 1999:4 INTEGRATIONSVERKET Delaktighet för integration att stimulera integrationsprocessen för somalisktalande i Sverige Rapport till regeringen av Integrationsverkets regeringsuppdrag Integrationsverkets rapportserie

Läs mer

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt

Provnummer , skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt. Godkänt = 61% = 68 rätt Tentamen på kurs SOL110, del 1 Max = 100% = 112 rätt 2016 10 15, skrivtid max 1,5 timme Väl godkänt = 86% = 96 rätt Godkänt = 61% = 68 rätt 1. Hur testar man lättast om ett ord är ett substantiv? (1 p.)

Läs mer

Wakiilka takooridda DO

Wakiilka takooridda DO Wakiilka takooridda DO Wakiilka xagga takoorku (DO) waa hey ad dowladeed oo ka shaqeysa sidii loo heli lahaa bulsho aan takooridi ka dhex jirin. Waxaannu qabannaa hawl ay xukuumadda iyo baarlamaanka Swiidhan

Läs mer

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto?

Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Somaliska Funderar du på att bo i Kramfors kommun? Somaliska Ma ku fekersan tahay inaad degmada degmada Kramfors degto? Kaddib markii ruqsadda degenaanshada dalka Iswiidan lagu siiyo, waxaa muhim ah inaad

Läs mer

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet

Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Litteracitet 1 Steg 2 3 SOMALISKA Elever i tidigt skede av sin läs- och skrivutveckling Litteracitet Uppgifter A Tecken, ord, meningar Uppgifter A Tecken, ord, meningar

Läs mer

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka

Veckonytt Hagagymnasiet Vecka Veckonytt Hagagymnasiet Vecka 10-2018 Måndag 5 mars Information för åk 1 på SA om inriktningarna kl. 9.30 i A140. Tisdag 6 mars Åk 3 Besöker Dramaten i Stockholm, gäller Ek3, Ha3, S3m, S3r, S3s Onsdag

Läs mer

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18

sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Utbildningsförvaltningen Codsiga dugsiyada sannad dugsiyeedka bilaabmaya ee 2017/18 Fasalada 7aad Qofka loo soo diray warqaddan wuxu u leeyahay ilmo bilaabaya fasalka 7aad xilliga dayrta ee 2017. Waxa

Läs mer

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa

Diiwaangelinta waxaa lagugu weydiin doonaa WAA MAXAY SABABTA LOOGU BAAHAN YAHAY IN AAD AQOONTAADA DIIWAANGELISO? Norway waxaa ka jira xafiisyo dawladeed oo badan kuwaas oo ka shaqeeya in ay dadka ka hagaan waxbarsahda iyo shaqada. Waxay u baahan

Läs mer

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o

DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska. 4 stycken: yaal, ooyin, reduplikation, o Tentamen på kurs SOL110, del 3 Väl godkänt = 85 % rätt 2016 01 16, skrivtid max 3 timmar Godkänt = 60 % rätt DEL 1 Svara på svenska, men med exempel på somaliska 1. (4 p.) Hur många regelbundna pluraländelser

Läs mer

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub

Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Xiliga ugu horeeya eed kulantaan waxa loogu talo galay waalidka cusub Macluumaadkan waxa wada jir u soo saarey waaxda caafimaadka bulshada iyo cisbitaalka dhalmada (BB)/umusha, daryeelka carruurta iyo

Läs mer

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno

somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno somaliska / Soomaali Calool istaaga wakhti dheer jiray ee caruurta ka wayn da'da 1 sanno Maxaa u sabab ah calool istaaga? Calool istaagu waa wax caadi ku ah caruurta yar yar iyo kuwa waaweyn labadaba taas

Läs mer

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan

Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Warbixin kooban ku saabsan dugsiyada sare ee dalka Iswiidan Dhammaan dhallinyarada dalka Iswiidan oo dhameeyay waxbarashada dugsiga billoowga-hoose-dhexe, waxay xaq ku leeyihiin waxbarashada dugsiga sare

Läs mer

Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista

Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista Senast uppdaterad 2010-12-16 Svenska-engelska-somaliska arbetsmarknadsordlista Denna ordlista uppdateras fortlöpande. Listan är uppdelad i ord som är speciella för arbetsmarknaden samt ord som är speciella

Läs mer

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta

Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Waalidku waa ilaha carruurtu ka hesho aqoonta Qoraalkani wuxuu kuu sheegayaa sida aad u caawin karto carruurta markay akhrinta ku adkaato Somaliska Tusmada Qoraalka Hordhac 3 Waa maxay dhibaatooyinka la

Läs mer

SOMALISK a AF-SOOMAALI

SOMALISK a AF-SOOMAALI OMVÅRDNAD GÄVLE SOMALISK a AF-SOOMAALI Värdighetsgarantin Balanqaad daryeel qiimo leh Balanqaad daryeel qiimo leh Waxaa go àansaday waaxda daryeelka, degmada Gävle 2012-12-19. Waxaa ay shaqayneysaa laga

Läs mer

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga

Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga För- och grundskoleförvaltningen Version: 2008-01-09 Warbixin guud oo waalidiinta loogu talagalay Ereybixinta dugsiga Hawlwadeneyada dugsiga Agaasimaha dugsiga (Rektor) Agaasimaha waa xilhaayeha dugsiga

Läs mer

In shirkad. laga furto. Iswiidhen

In shirkad. laga furto. Iswiidhen In shirkad laga furto Iswiidhen Qoraallada wakaaladda kobcinta dhaqaalaha oo pdf ah laga dalban karaa ama laga soo degsan karaa barta tillväxtverket.se/publikationer. Waxaa jira qoraallo ay soo saarto

Läs mer

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY

QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY QORAALKA BUKAAN SOCODKA OO MACLUUMAAD KU SABSAN STRATTERA KU DHIGAN YAHAY Strattera broschyr SOMALISKA Denna broschyr är inte avsedd att innehålla uttömmande information om ditt läkemedel. För ytterligare

Läs mer

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD)

Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD) Cudurka Daran ee Ku Dhaca Xididka Loo Yaqaano Pulmonary (oo marka magaciisa la soo gaabsho afka qalaad loogu yeero COPD) Tilmaame dag dag ah oo fudud oo ku saabsan cudurka sambabada ee COPD looguna tala

Läs mer

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer]

Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Kaalmada kirada guriga [Bostadsbidrag] ee qoysaska carruurta leh [Bostadsbidrag till barnfamiljer] Qoysaska carruurta leh ee dakhligoodu hooseeyo waxa ay heli karaan kirada guriga. Inta aad helayso kirada

Läs mer

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska

Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada. Somaliska Quseeyso carruurta da dooda tahay 7 ilaa 15 sano: Dugsiga aasaasiga iyo dugsiga xilliga firaaqada Somaliska Sidaan buu yahay nidaamka dugsiyada iswiidhishka. Dugsiga sare dhallinyarada 16 ilaa 20 sano,

Läs mer

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet

Små barns mat - goda matvanor tidigt i livet Texterna i denna skrift återges på följande språk: Svenska och Somaliska Qoraalka halkan ku dhigan waxa dib loogu sharaxayaa sidan luqada: Swiidhish iyo luqada kale Små barns mat - goda matvanor tidigt

Läs mer

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska

Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka. Somaliska Ilmahaagu ma leeyahay qandho, qufac, dhuun- ama dhega-xanuun? Warbixin loogu talagalay waalidka Somaliska Hordhac Maxaa ilmahayga antibiyootig loo siin waayey? Marka ilmahaagu uu xanuunsan yahay waxaad

Läs mer

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano

Bra mat för barn mellan ett och två år. u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano S Bra mat för barn mellan ett och två år u dhaxeeyo hal sano iyo labo sano Cuntada u wanaagsan carruurta jirta sannad ilaa labo sano (ha siin cabbitaanka bariiska laga sameeyey, eeg bogga 13) Waxaa ka

Läs mer

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA

Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Dugsiga xannaanada iyo barbaarinta ilmahaaga WAA QORAAL KU SAABSAN MANHAJKA DUGSIYADA BARBAARINTA Aad ayaad muhiim u tahay Waxaad tahay qofka ilmahaaga ugu dhow. Sidaas awgeed, ayey ra yiyadaadu iyo talooyinkaaga

Läs mer

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed

In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed In tababarte laga ahaado hey ad dowladeed Hordhac Översatt till somaliska 4 Hordhac 6 Sweeden waxaa lagu hogaamiyaa nadaam dimuqoraadi oo ah baarlamaani ah 8 Sidaan ayuu u egyahay qaabka nadaamka dimuqoraadiga

Läs mer

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii

Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Su aalo iyo jawaab ku saabsan sariir ku kaadinta Soomaali somaliska Buugan yar waxa soo saaray Maxadka Iswiidhishka ee isku kaadinta habeenkii Intee in leeg ayay caadi tahay sariir ku kaadintu? Caruurta

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel

Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Aaan midabayno Gothenburg waa qorshe ay iska kaashanayaan Måleriföretagen i Sverige, Framtiden, Gothenburg 2021, AkzoNobel Da`yarta Loogu talo galay da`yarta, lana samaynayo da`yarta Sätt färg på Göteborg

Läs mer

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden!

Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd. Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Ku soo dhowow Degmadda Tingsryd Välkommen! Welcome!!بيحرت soo dhawow! khosh maden! Tusmada buugga Degmada Tingsryd s. 1 Guddiga talobixinta muwaadiniinta s. 1 Meelaha lagu kulmo s. 2 Waxbarashada iyo

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro

Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Somaliska - Rörelseträning för överbelastad käkmuskulatur Tababarka dhaq-dhaqaaq ee murqaha afka ee culeyska weyn koro Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq Ujeedada tababarka dhaq-dhaqaaq ayaa ah nasasho murqaha

Läs mer

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen)

Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Xanuunka jidiinka (Ont i halsen) Infekshada jidiinka ku dhaca badankood iyagaa iskood ugu bogsada toddobaad gudihiis, xanuunkaas fiirus ama bakteeriya ha sababtee. Adiga iyo ilmahaaga ma idinku dhacay

Läs mer

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub

Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Sida: 1 av 5 Etableringsersättning - för dig som är ny i Sverige Somaliska Gunnada shaqo meelaynta ee khuseeysa adiga waddanka Iswiidhan ku cusub Warbixintaan waxay ku socota adiga uu khuseeyo qaanuunka

Läs mer

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin]

Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Sida: 1 av 5 Somaliska Faktablad för arbetssökande Jobb- och utvecklingsgarantin 2015-03 Dammaanadda shaqada iyo horumarka [Jobb- iyo utvecklingsgarantin] Qofka adigoo kale ah oo mudo dheer shaqo la aan

Läs mer

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah

Ku saabsan Iswiidhan. Barashada bulshada oo Soomaali ah Ku saabsan Iswiidhan Barashada bulshada oo Soomaali ah Ku saabsan Iswiidhan waa buug ku saabsan jiheeyn-bulshadeed oo loogu talagalay dadyoowga dhowaan dalka yimid. Ula jeedada laga leeyahay buugga waxa

Läs mer

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr)

Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Frågor och svar om ekonomiskt bistånd översättning till somaliska Artikelnummer 2006-114-8 Su aalo iyo jawaabo ku saabsan kaalmo dhaqaale (cayr) Jawaabo kooban ee su aalaha ugu caansan Haddaad dooneyso

Läs mer

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan

Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda. -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan Caafimaad dareen Ramadaan dhexdeeda -Xaqiiqooyin iyo talooyin wanaagsan Tusmada qoraalka Hordhac 4 Iimaanka iyo cuntada 6 Maxaad ku gaadhi kartaa soomitaanka? 8 Isbeddellada ku dhaca jidhka soonka dhexdiisa

Läs mer

Lacagta jirrada [Sjukpenning]

Lacagta jirrada [Sjukpenning] Lacagta jirrada [Sjukpenning] Xaq ayaad u leedahay lacagta jirrada in aad ka hesho Qasnadda caymiska [Försäkringskassan] marka aanad shaqayn karayn xannuun awgiis. Lacagta jirrada waxa aad heli kartaa

Läs mer

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik.

SOL110. Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik. SOL110 Somaliska språket i ett kontrastivt perspektiv. Somaliskans grammatik i jämförelse med svenskans grammatik. Grammatisk terminologi Inom varje yrkesområde behöver man ett specialordförråd För att

Läs mer

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?]

Qofkee heli kara kirokab? [Vem kan få bostadstillägg?] Warbixin ka socota Qasnadda caymiska 2010-01-01 Kirokab [Bostadstillägg] ku socota Qofka qaata gunnada hawlqabadka [aktivitetsersättning] ama gunnada bukaanka [sjukersättning] [Bostadstillägg till dig

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]!

Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Välkommen till Arbetsförmedlingen! Information till dig som är arbetssökande Somaliska Ku soo-dhowoow Xarunta Shaqada [Arbetsförmedlingen]! Information till dig waa shaqo-dooneyaasha Warbixin loogu talagalay

Läs mer

Macluumaad ku socda qoyska cusub

Macluumaad ku socda qoyska cusub Macluumaad ku socda qoyska cusub Översatt till: somaliska WAXAY KA KOOBAN TAHAY: Hambalyo, waxaad noqotey waalid!... 3 UMUSHA KA DIB Xanuunka ka danbeeya umusha...4 Ka soo daadanaaya...4 Dilaaca iyo go

Läs mer

Ku soo dhowow Laholm

Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Ku soo dhowow Laholm Välkommen till Laholm Ku soo dhowow Laholm Guuritaanku waa tallaabo aad u weyn. Ku fekerka oo qura ayaa su aalo badan ka dhashaan. Sidee ayey noloshaydu ku noqoneysaa

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan

Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Senast uppdaterad: 2015-09-28 Swedish Migration Agency Qofka doonaya inuu magangelyo waydiisto Iswiidhan Till dig som söker asyl i Sverige Somaliska www.migrationsverket.se 1 Qofka doonaya inuu magangelyo

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 6 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada

Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Ku soo-dhowoow Xafiiska Shaqada Välkommen till Arbetsförmedlingen Somaliska Kani waa Xafiiska Shaqada Shaqo-doone miyaad tahay? Warbixin dheeraad oo ku saabsan suuqa shaqada miyaad u baahan tahay? Ma u

Läs mer

Buugeyga caafimaadka ee gaarka

Buugeyga caafimaadka ee gaarka Buugeyga caafimaadka ee gaarka Översatt till Somaliska BUUGEYGA CAAFIMAADKA EE GAARKA Ka dib nooca uu sameeyey: Dr A Macfarlane, Oxford District Health Authority, England. Turjumaad iyo isku habeyn: Gisela

Läs mer

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga

Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Sida: 1 av 5 Xaqiiji awood xirfadeedkaaga Waayoaragnimo ma u leedahay xirfad aad rabto inaad wax ka ogaato sidii aad ugu howlgeli lahayad Sweden? Adigoo isticmaalaya habka is qiimeeynta ayaad sawir ka

Läs mer

Hagidda kala soocidda

Hagidda kala soocidda Somaliska Hagidda kala soocidda Warbixin ku socota qoysaska oo ku saabsan sida loo maareyo qashinka iyo kala soocidiisa. Poseidonka cagaaran Yoolkeenu waan inaan sida ugu macquulsan ugu jilcino dadka guryaha

Läs mer

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij

Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada. Lacagta gunnada ah marka aad ka qaadaneyso barnaamij Sida: 1 av 12 Somaliska Informationsblad för arbetssökande Ersättning vid program och resor 2018-01 Gunnada marka barnaamijka laga qaybgalo iyo safarada Marka aad ka qaybqaadaneyso barnaamijyada mid ka

Läs mer

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay.

Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim. Maalin walbaad u baahan tahay. Ilkahaagu waa muhiim Waxaad ilkahaaga u baahan tahay maalin walba markaad wax cuneyso, qosleyso iyo markaad hadleyso. Ilkaha oo wada dhan iyo af caafimaad

Läs mer

Öppna svar Jobbtorg Stockholm

Öppna svar Jobbtorg Stockholm Öppna svar Jobbtorg Stockholm F7. Stöd från Jobbtorget. Vad har du fått hjälp med av Jobbtorget? JS Farsta centrum CV, personligt brev. Fått hjälp med förbättring av CV och fått hjälp vid en jobbansökan.

Läs mer

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad:

1 (7) Faktablad: FK 4070_Fa somaliska. Uppdaterad: Lacagta gunnada waalidka la siiyo waa lacag loogu talogalay in waalidka la siiyo si aanu u shaqo tegin uu ilmihiisa guriga ugu hayo. Waxa isugeyn lacagtaas la bixiyaa 480 maalmood ilmo kastaba. Lacagta

Läs mer

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp

Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp Akitiifiteetyada ka dhacaya Skäggetorp HBK United V23-28 Waa meel la deggidoono oo kubadda cagtana lagu ciyaaridoono Fotbollskollo Lycketorp Waxa lagala xiriirayaa: alessndro.giovanni.torres@gmailiug waa

Läs mer